Suaasha Sanadka


Suaasha Sanadka
Suaasha Sanadka

 

 Suaasha Sanadka waa Muhiiim inaad ka qeyb qaadato sauaashan …. fadlan soo dhawaaw ha is martiyeen.. Tabartaada banaanka keeen RIIX HALKAN

 

Suaasha waxa ay tahay imisa qofood aya ka muuqda sawirka …????

Marlabaad aan ku celiyo Imisa qofood ayaaa ka muuqda sawirka ??

Jawbtada Hoos ku qor soona dhawaaw

Imisa Qofood ayaa ka muuqda Sawirkan
Imisa Qofood ayaa ka muuqda Sawirkan

 

BY: Ahmed Abdalla Ahmed Kadiye
e-mail: Axmed_kadiye@hotmail.com

 Thanks Jawaabtaad awaa muhiim

150 comments

  1. kkkkkkk walaahi waa yaab waxaan ba is iri shabaab ay u tababaranayaa.. aad bay u dheeraynayaan lakin waa 21 qof baan u malaynayaa.

  2. walaal mas’aladaas jawabteedu waa 21 sawir qofeed dhinaca bidix (jaranjarada) waxaa maraya 6.02 sec 5 sawir, dhanka midig 8.13 sec waxaa maraya 5 dhanka hoose 6.03 sec waxaa maraya asna 5, inta dhexena haragaa ayaa maraya sidaas waxaa iigu soo baxday 21 sawir qofeed , waad mahadsantahay sida aad u dhaqdhaqaajisay maskaxda kkk

  3. SOOMALIYEEY WAAN IDIN SALAAMAYAA DHAMAAN MEEL KASTA OO AY JOOGAAN SALAAN KA DIB HORTA WAXAAD MEESHA NOO SOO DHIGTEEN WAX LAGU WAREERAYO OO AAN LA TIRIN KARAYN BALSE MARKAAN INDHAHA KU FIIQAY WAXAY ILA TAHAY 17 INAY YIHIIN BYEEEEEEEE WAAD IGA YAABISEENEE

  4. marka hore waa ini wadasalaamay marka xigta sawirkan waa kuwareeray ilaa aan indhihii ika la wareegsamy waa tirinayey waxaa umalaynayaa iney tahay 20qof by

  5. for me 14 qofood the left stars 5 person once
    and right side ka waa 2 b/t L/R wa 3
    downstarkane waa 4 ‘
    totalne waa

  6. sxb horta waxa lama fahmayo waayo lamawa dirin karo marki an igu dayey waxay i noqdeen sadex qof balse nin so saaray waxan ka codsanay in u ka jawaabo waayo anigu saacad ayan eegaya marki an fahmiwaayey am an ku daalay ayan sadex iska go.aansada

  7. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    aniga waan ku wareeray inta qofood ee meesha kamuuqatana ma,aqaano
    lkn hadii aan isku dayo waa 7 qofood ayey ilatahay hadii ay qalad tahayna ha ilayaabinaa indhahaa ikala wareegsameen saan ufiirinaayey indhahaygoo kadaba wareegaayo ayaan arkay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    marka jawaabta saxda ah waxaan kasugeenaa qofka soo geliyay sawirkan nooosoo salax hee jawaabta saxda ah adankaa sugoonaa

    • walaalayaal waan idin salaamay dhamaantiin salaan kadib waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo guurdoon ah hadii lahayo gabar diinleh aniga baa diyaar u ah .waad mahadsantihiin

      • asc waxaan salaamayaa dhaman. umaa somaliye hadii an isku dayo jawaabta su ashaan oo ah mi ad ufuudut sawiraan waa 18 sawiir gacmeet kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  8. Waxaan salamaaya dhamaan hawlwadeenada isku soo hawleey in ay inoo soo gudbiyaan suaasha sanaadka marka xigtaana waxan salamaaya dadka iyaguna fikirkooga ka soo dhiibtey bacda salaan niyoow anigu waan ku dawaakhey lakiin haday ka firsaani waydo ama ay ka baqsaani waydo in aan ka jawaabo waxa aan odhaanai lahaa waa Labaataneeyo qof 20 People and above.waay dhici karta in aan khaldaami karo. ee waxan mar labaad uu mahad ceelinaya dadka sida wanaagsan uu waada hawshaan waxan leeyahay sida ugu dhakhsaaha badan dadka ugu soo gudbiiya Jawaabahooda hadaad garataan.

  9. asc somaliyeey waan idin salamay meel kasta aa ka jogtaan dundida inteega badan teeda kale waxaan idin leeyahay su.aashaan jawaabteedu hadaan isku dayo waxy ila tahay 20 qof waadna ku mahadsantaan fikirkinan?

  10. hadii aan jawab ta soo gudbiyo waa 88 waxaa ku jira nin walan oo xisaab ta kaa qal dayo wuu ba is ka soo daba no qo nayaawaanaree ray run tii war nin kaan miyuu waa lan yahay is ka soo daba noqo nayo jawaab taan sidaan u raa dinaa aya waxay igu qaa datay 1 bil isaaan tey da xitaa ma la baa shaalin bye

  11. waaaaaaaaar niyoow waxba meesha kuma hayside dadka ha wareerin kaaagan wax na su aalayoow intaad malayacnigann ka shaqaynayso orodoo camal raadsoo waaaaaaaaaar dhalinyaro ninkan wax idin su aalayaa yuusan idin waalin kkkkkkkk waabu iga qosliyaye su aal xumaa waxu

  12. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    aniga hadaan isku dayo inaan kajawaabo su aasha hadii aan isku dayo waxaan dhihi
    lahaa waxaa meesha ku sawiran 10 qof waana
    run ee bal adinku isku daya inaad sifiicanufiirisaan kadib idinka ayaa aniga isoo raaci doona by janada ayaana inoo balan ah

  13. war waa 20 iyo badh weeyee meesha hanugu walina waa inii sidee looooooooooooooooool mid kale lakalayaa taa waan grtyeloooooooooooool

  14. waa jawaab wareer ah wakhtina u baahan ee maxaa jaa’izad lagu helayaa maskaxda aanu ka shaqeysiinee?????
    wax sheeg hee la helaayo

  15. ANAA IDIIN WAAD SHEEGAYA DADKA WAXAA KU JIRA NIN MARKA UU KASOO DHACAYO MEEHS ADUSHA BIDIXDA.1 LUG LEH KAAS KABILAW MAEKUU KUSOO GAARO EE LABAAD WAXAD MARAYSAA 17 QOF WANA TAAS JAWAABTU LACAGTA IIGU SOO DIR KONTO NUMBER 0_1245_001213_00121 ASC

  16. asc aqyaaray waad asalaaman tihiin su`aashaas jwb teeda waa 21qofood sxb keena qaaliga ah ahmad kadiye waxaan kacodsanayaa su`aal kale in uu noo sogud biyo wadamkeenanan nabad alaah hanoo ga dhigo wabilaahi altawfiiq guul wacan

  17. axmed waan ku salaamey hadaan u soo noqdo su,aashaada??

    dadka tiradooda waxaan ku qiyaasay

    4qof ok bbbbbbbbbbbbbyyyyyyyy

  18. cajiib oo cajiib axmadoow walee waxaad tahay nin ilaahay maskax u dhiiba suaashu jawaabteedu waa ilaa 23qof bbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbyyyyyyyy

    • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waab weeyaaan laaakiiin waxaaaan umalaynayaaaa in uu yahay hal qof oo boood boodaaayaa qiyaaas tayda waa saas

  19. kkkkk wxay iltahay in ay yihiin 15 qof waayo jarajarada ayaacayaan 5 ayay markiiba qaadaa kay qaadoo mooyee midbaa ku darsamaya!

  20. kkkkkkkk Akhyaary a 21 qof haad rabo inaad ogaato Right click then save as picture
    markaas sawika ka tiri inta qof ay yihiin

  21. kkkkkkkkkkkkkkkkk,, Ha liis waalo ahaa yaqeey see cml madaxa i xanuunay bee hal qof lee maanta dhan tirinooyaa loolz ma ku jiri cml abaah..lolz

  22. marka nore asc dhamn somaaalay marka xiga wll in kasta oo ay tahey su.aasho caadi indhahaga iska rid hadaba markii aan su.aasha ku wareerey waxaan ku qiyaasey 21qof kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk lkn jawaabta idinka yaan idiinka sogaynaa

  23. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waxan filayaaaa in suaashan laguwareeray marka 20 qof aan anigana umaleynaaa

  24. walaalayaal waan idiin salaamay salaan ka dib waxaan leeyahay dhamaan umda musliimiinta ah ramadaan kariim suaashana ani walaahi waan ku wareeray lkn waan iska qiyaasa waa,,,,,,,,25,,,,,,,,,,,,,,thanks,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,

    • baw waxaan umalaynayaa dee tani su al mahee dad kaa lawaalaya baribaa nin waalan jeel lagu xidhay markaa saa isoago labaadhayo inuu walan yahay ayaa laguyidhi foosto ama walax biyaha lagu shubto waa labada dhinac kago an dhaami markuu dhamiyaba ileen dhinacakalena waay kadoloo shaye mabuuxsamayso hodho buu yidhi miyaad nawaalaysaan bahashu waay daloo shaye kkkkkkkkkk markaa hana waalina inader ayal waa 5 qof oo ilaa man ta isku soo noq noonaya waxani

  25. Waxaad Mooodaa inay tahay Su’aashaasi jawabteeda mid Fudud hadana maxaad sheegtaa waxaad si fiican u arki karto ayaa laga jawabaa ee waxaad sidii Gaari ku soconaya Yaa sheegi kara Bal waxaan idka Oran lahaa 19 Qof

  26. waar waxay adhigana ma waxana tirin kari waydeen maad istaajiisanba maxay isu daba weerigii saxiib waanku istaajiyaay markasaan kuu tirshay waa 19 xaqiiqaha yaa ka doodii karo maqooqa ayaan soo cunoo xitaa iidan ku xiisabiinaya intay tahay maxaad soo eeg bye deeeeeeeeeeeeeeeee

  27. Waan idin salaamayaa somaliyooo dhan gaar intaa kadib anigu waan ku wareeray waxaan is iri jooji dhib iyo indha xanuun ayaa iga raacay waxaan isleeyanay mala awaalkeygu waa 27 qof ,, waxan karajeynaynaa inuu noo shegi doono qofka waxan meesha keenay

    • marka hore waa idin salamay walaalayaal marka xigtana hadii aan isku dayo waa 45 qofood waa su aal dhib badan lakin way fiican tahy isku dayida

  28. kkkkkkkkkkkkk Ninka ragga ah waxka libin jecel waxaana isku deyey inaa tiriyo lakiin waa 18 ayaan ku heystaa aniga sxb dadka kala saar hadaa wax heyso

  29. walaal hadii an is ku dayo in aan ka jawaaaba waxaa aan ka soo tiriyaya 21 qof in ay yihiiin bal ka warama dadwaynaaaaaaaaaaaw idinkana…………………?

      • asc mar kahore ar wllyal sual xayi ah dad ka wey diya mar ka xig tanah surada waaaaaaaaaaa 4 suradod okey wax la gu wa rera nah ma ahan dad ka walida kadaya maryoley good by

  30. waan idin salaamay salaan kadib waxa aan ku arkaa dad tiro badan oo ay madax uyihiin kooxihii sooomaaaliya xukunkeeda ku lagdamayey oo aakhirona jooga war mindhaa madhamaadaan waaana 7qof kkkkkkkkkkkkkk sxb lama garankaro ani jin baanba markii hore uqaaatay

  31. salaan ka gadaal ugu horeyntiiba su’aashu waxay ahayd imisa qof ama ruux ayaa kaaga muuqata sawirka, marka haddii aan u tixraacno su’aashu siday ay tahay, kuma khaldan inaan ku jawaabo hal qofna meeshaan kama muuqdo = 0 qofood waayo sawiro yar-yar uunbaa meeeshaan miriq shaanlaynaya. thanks guys

  32. weenu garanee umadee iskudayyidodu maxume adiguse inankaw maxad ugu jawaabi lagaa la> aye soo sheeeeeeeeek

  33. salaan sare waxay ila tahay su’aashu mahan mid sidaa u sii dhib badan kkkk hadii aan inbadan dhowray waxa dadmeesha yaacayo una fiirsaday in badan hadaba waa shacabkii aduunkoo meesha lagu soo firdhiyeee miyaan tira la gaarnaaaaaaaaa kkk dunidoo dhanbaa meesha boodayseeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee.

  34. asc dhaman dadka somaliyeed salaan kadib waxaan umahadcelinaya dadka kaso shaqeyay su ashaan o an dhihi karin wa hal qof balse aytahay mid mudo laga shaqeynayay teeda kale dadka kuso indha madoobaday habenta su ashan waxan umaleynaya in ay ogsonyihiin in dadkalane ku indho madobanayaan yaanan war idinku daaline run ahantii jawabta raadiskeeda indhaha wax bey u dhibatay balse markan ka daalay ayey ila noqotay in an mel fudud wax ka fahmay hadaba su’asha jawabtedu waa ///////26 muuqaal wcs

  35. waad salaamantihiin dhamaan su,aashaan macna badan ayaa ku duugan marka hore waxaan dhihi lahaa meeshaan qof maraayaaba ma jiro ee waa sawir gacmeed kaliya waan hal sawir gacmeed waanad mahadsantihiin

  36. ok waan idiin salaamayaa akhyaaray hadii aan iskudayo islamrkaana aan iska qiyaaso waa 4 qof,waa su aal fiican .

    mahadsanid.

  37. Marka hore waad salaaman tihiin dhamaan suaal diyaariyayaasha iyo jawaabayaashaba.
    Marka xigta hadaan fikradayda kadhiibto suaashan waxaan umalaynayaa 90% inay yihiin
    20 qofood

  38. Akhiyaarta iga raali ahaada su aashani waa wareer idinkoo jawabtan itixgalinaya waxaan oran lahaa waa 21 qofood

  39. Tirada dadkani waxay noqon karaan ilaa 15 qof, bal jawabta sada ahna waynu eegi koleyto.

  40. a.c. aniga jawaabta haddan isku dayo waa 20 qof oo kaliya, lkn su’aashu abaal marin ma leedahay? kkkk

  41. Asc wr wb marka xigana hadaan ka jawaabo meeqa qof ayaa ku aragtaa sawirkan aniga waxay tahay jawaabtayda meesha qofna ma aragno hadaan dhahno qof waa wax naf leh lolz

  42. s.c horta inta anana isku dayin su’aasha jawaabnteed anigu waxaan la yaabay qolyihiina waxan jawaab ka dhigay bal idinku dib iskugu noqda oo wax cilmiya dadka soo waydiina waxani maah su’aale qofkii comment ka dhiibanya qoralkaygan iyo qolyaha maamulkaba waxaan ka codsan la’ha aa inay by email iigu soo gudbiyaan because of wax laga yaab inaan soo galin web-kan inshaAlla {dr.cumar@hotmail.com} waad mahsan santihiin

  43. Waa c/naasir max’ed c/raxiim hadaan isku dayo su’aasha jawaabteed waa (5 qof ayaa saaran )..

  44. asc/ waxan dhihi lahaa su aasha meesha taala qofba meesha kama muuqda lkn waxa ka muuqda waa kardoon hadii ey kardoon tahay waa sax hadii qof tahayna waa 00

  45. Dhamaan,
    Waxan salaamayaa akhyaarta meeshan ku kulansan iyo bahweynta barnaamijka, waxay ila tahay jawaabtu shakhsiyan il meeshan ay ka muuq’daan 21 cartoon ama u eeke bani’aadam waana sida aad u jeedan ayaan filayaa dabcan jawaab dhakhso badan ayaa muhiim ah in laga helo admin’ka.
    Mahadsanid

    Salah-din Bihi, Ridwan.

  46. Asc Kakakakakakakaka walahi wa warer ma biro iska daba waregaya ba cidu xisabinkarta sawirku se xagu kujira ma xaga dabe

  47. rutiii waa su.aal aad u cajiib badan lakin aniga waxan jeclahay jawabtu in ay tahay 9 am 7 qofood waxan idinleeyahay nasiib wacan kuligiin

  48. run ahaantii su,aasha aad soo bandhigteen waa su,aal aad u adag misana marka dhan loo fiiriyo waa imtixaan lagu fiirinayo bal inta dadku dadaal ama imtixaan samayn karo
    anigoo bisinka allle cuskanaya waxaan ku qiyaasi lahaa dadkani in ay yihiin
    illaa 30 qof
    laakin aniga waxaa iga su,aal ah maxaa natiijada la helayo loosoo bandhigi waayey illaa dadaalaa deeqbaa lasiiyaaye maxaan idinka istaahilaa haddii aan jawaabtaydu sax tahay ?

  49. ma aqaan aniga waan ku wareeray maba latirin karo
    marka somali waxey tirahda { jini ninkii keenaa bixiyo }

  50. Aqyarta shrafta leh waa idin salmay saln kadib Magcaygu waa Abdullahi Ayk
    Hadii aan isku dayo jawaabtu waa 20

    thnks all

  51. asxaabeey suaashu wa mıd ad u wareer badan waxayna u banahty 2 qof o isla tırıya,anıga tyıradu waxay ii so baxday 21 qof ınkasto layla cawınayay o layla tırınayay lkn tasay u badatey jawaabtaydu !wadna mahadsantıhıın ..

Leave a reply to ASAD Cancel reply