Jaceylka Aduunka Hees macaan badan


Darine Hadchiti

Darine

From Qalbi wax jecel to dadka wax jecel dhamaanheeeeeeees aad iyo aad u macaanjaceylkaaga oo kaa maqan dhib waa gaaray hadii la dhaho waad naxeesaaheesaha aduunka ugu macaan mid kamid, hees jaceyl ah, oo carabi ah, music aad u macaan iyo fanaanadii darine hadchiti quruxleydii da’da yareed daawasho wacan

darine hadchiti

darine hadchiti

by: Ahmed Abdullahi Ahmed Kadiye

27 thoughts on “Jaceylka Aduunka Hees macaan badan

  1. Jacel waa wax an la’arki karin marku kugalayo lakin waxad daremeysa marku kugalo. Jacel wa wax jiro wana dab i believe in love n i hope all the lovers will be 2gether..

  2. noloshu waa jacayl jacaylkuna waa dareen dhab ah qoyska aabihiisu waa nasiib hooyadiisana waa calaf waxa uu la dhashay daacad nimo wuxuu la saaxiib yahay dooqa waxaa cadowgiisa ah qiyaamada wuxuu degen yahay qalbiga waxaa wehel u ah runta waxaa caawiya xusuusta waxaa aasaasa axdiga waxaa koriya balanta waxaa dila xaasidka waxaa fogeeya nacabka waxaa dhaawaca beenta waxaa dhowra dadnimada? my nik nem jacelow

  3. jacayl waxaa dareemi kara qofkii wax jeclaada wuxuu yahay iyo sida uu yahay wlh jacaylku waa mid jira aan ciyaar ciyaar iyo kaftanba ahayn horay ayaa loo yiri afka lagama sheekto adigoon jacayl arag…………………………

    • beeen taas maaha waa wax jira jaceylku soona jiro doono labadii dhab isku jecel ayey isugu fiican yihiin hagar la kulmaayo
      Hadaba ka bogosho wacan geeraarkani
      Haddaan hawada kaa arkey
      Hungurigii oo idil
      Hami waan u waayey
      Hilow caahaq baan higsadaa
      Ma hurdo habeenkii
      Hami jaceyl adigaa horey iigu abuurte
      Halbowlihii dhiigga wadey iyo
      Hagihii nafteydaa adi kuu hibeeyee
      Haddan adiga ku helin
      Hubaal waxaa ah
      Hambalyaan iska daayee
      Harsi waan ka sabrey
      Iyo hurd habeen oo idil

  4. jcyl jcyl jcyl wah wah run tii kale nasiib badan nin kii ku nool jcyl mid uu doona hanoqdee mar walba waa macan yahay hadii lagula wado waxaa qasaa say qofkii an haysan jcl maxa yeelay mid walba mid ka kale ayuu ka macan yahay waliba mid ayaa qatar ah midkaas na waa midka wata lamanaha mcnihii labo qof oo uu sameeyey hadaba aney iseemeyey jclka run ta ah gabr dhan jcladayna waxa iga xoogay calaf ALLA xumaa hadii ay arin tas ku qabsato GEERAR JCLY hadka samada duula hibashada gal gacalkan kaa heybinaayoo ma harsado dharartii ma hurdo habenkii hadal ku dhameeyo kuu horshay mirahee mahaysaa mcney by saacid cadde TEL +25290770352 emal cabdibileyare@hotmail.com

  5. hadaan kahadlo sunta jaceylka waa sun macaan xanuun dareen dhib ah aniga ahaan wiilkan jeclahay hadaan arko waan dhalala hadan maqlana waan qoslaa macaan & waxaan dareema raxmad ohh nafku jecel aduunyada ayaa u wacan waxa noole nabad lala wadaaga ohh inaankan jecelahay waa nin somaliyed illaah mahadiis weeye inaan nin kale qalbiga ku hayn wooooow viv inaan somaliyed hadal macaan qalbi macaan illahoow inoo badi wiilsha somaliyeed nabadne ka yeel meeshay jooganba ilove you my hani

  6. Waxan codsanaya in tixdan gaban lay aqbalo ano ah aqriste kutaxane gogle plz eccepti my writting plz

    Jecel dhawaqi fudud samaytii adag ruux garanayaa dhowr midan garanayn baa dhagra ruuxii dhab kuu jecel dhibta looma quure walal dhadhamiya dhaman mucashaqita ilasha xududa jecel

  7. Sahro, qofka iska indha tira jaceylka sidaada oo kale waa qofka ugu nugul,
    jaceyl waa jiraa waa qeys dilay leylana ag seexshay, garatay

  8. Ka bax kclka waa midka i helay ina dilay faceyna iga reerabay i miirtay ilaahow naag dambe yaana jclna SU’aaal JCLKA IYO LCGTA MIDKEEBA AWOOD LEH KKKKKK LCGTA AWOOD LEH? Yaaa dood ka qabo? No:252615386497

  9. Hello hello hello jclka waa mid jira dbcn wuu jiri doonaa jclka lagula sido iyo midka aana lagula wadin ka farqiya ayaa u dhaxeeyo waayo jclku waa dhab dhalanteed ma ahan yaa doood ka qabo minjo in uu yahay aftahan jcl
    SABARBAAN KUU WADAA GACAL WANAAAGSAN GACANTAADA II DHIIB AAN KU DAADIDIHIYEE DARAJADII JCLKAA U DIGTOONAHAY KUMA DAAYO WACANEY SIDA DIIRKA USHAAN KUGU DANAHAYDOONTII JCLKAA BADA SOO MARESEE DABEECADA WAA DAHAB MURAN AANA LAHAYN see you

  10. clka waa dareen ku daboolan farxad dagmadiisa ay tahay qalbigaaga dulucdiis damac gaar ah weeyaan naftu ay daneysoo hadba wixii dantiisaa dib u dhac hadduu yimaadana dabadeed naftaaduu aakhiro u dirayaa haddii daa im uu dhaho anna aan ku doortaye daqarada jclke diiftoodu daran tahay iga dawee abbayoy
    by:Ex love Boss
    tell: 015625637

  11. Cishqigaan kuu qabo cawadii oo idil cindigaan ku hayaa caafimaad haddan helo cindigeyga wuxuu taba guri inaan wadaagno galabti alla kena garaadkan kugu haya gacan wacan ii fidi haddan garabka la i qaban god cawa inaan ku hoydaan go,aan ku gaaray galabti alla kena gabay ayan ku qora intas aye ku egtahay waxa qoray qoral sare mahamad abdi rahmaan omar mahada selanti kala soxirir email o eh mnaana@hotmail.com ama tel 062574270 dhalanta waxan ugu tagaya by asxabta

  12. wl jcl wa daren ku abuurmo qalbiga bina adamka ah wax so jireyn ah bilowgi adanaha aabo adan iyo abota xawa dadka wax ka qoran waxay ku micneye hadu jcl jirin jar lama ahaden 2ba qofna meel ku ma wada nolaten …. Give me as upinion

  13. Asc aqyarta aniga waxan ahay mucashaq waxa qalbigeyga ku cayaray kal gaceyl horta jaceyl wa wax jiro wana wax lawada ogson yahay oo dunida ay ku dhisan tahay jaceyl la,antisana wax soconayo majiro maxa yelay jaceyl macn kisa iyo qaraarkisaba wan so arkay lkn markan ra,yigayga ka dhibto wilki hada wuxu dhahay jceylka lacagta ka awod badan tasi wu ku qaldan yahay wayo jceylkisa aya ah mid ciyara.

  14. sxbyaal horta tayda hadaan kahadlo waan taageeraa arimaha jvylka waana qoraa halka mareen internat soo fadhiisto waxan eegaa inay ku jiraaan arimo jcyl ahi waxaana qoraa arimaha jcylka sxbyaaal anigaygani waxan jecelahay gabadh layiraahdo ANIISA

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s