Barnaamij Gaaban MSN


Hal qiyaano bes

Hal qiyaano bes

 Qaabka Msnka Display Name ka loo qariyo, waa Magaca soo baxaya qofka markaad la sheekeesaneeso iyo markii aad Online tahay…………..

Msnka markii aad furto waxaad tagtaa Tools, Options, Kadib meesha ugu koreesa ee magaca lau qoro kilik kusii waxaad riixdaa
Alt+ Caps Lock adigoo aanan farta ka qaadin labadaas Botton  waxad qortaa 0158 markaa farta ka qaad oo Enter riix

Sidaa ayuuna k qorsoomayaa magaca MSN ka ( Msn Display Name)

 

THANKS

 

BY: Ahmed Abdalla Ahmed Kadiye
info@somaliaction.tk
axmed_kadiye@hotmail.com

20 thoughts on “Barnaamij Gaaban MSN

  1. saaxiib marka hore waxan kugumahad naqaayaa samayinta waabkan oo aad ay ugubaaahnayiid dhalin yarada soomaliyeed walal waxaan kaa codsanayaa inan wax iiga sheegtid sidan usamayinlaa wabka adooraliya waxaad kaloo iisheegtaa wabka miyaa lakiireeyaa oofiibaa lagaqaada qofka samay sanayaa saxiib _salan by ahmed kadiye

  2. marka hore waan ini salaamayaa salaanta islaamka asc walaalayaal meelwalba oo aad joogtaan waxana inii rajaynayaa ilaahay in uu ini barakeeyo oo uu korkiina dhowro ilaahay waxaan inii waydiinayaa cimri dherer iyo caafimaad qab
    asc wrmh wbkt

  3. horta msnkan ma xuma lkn waxaa kaliyaata oo uu ku xumaaday waxa weeye dadka aad u ogolaateen anba aad usuurta galiseen in uu webkan wax ku soo qoro markuu su,aal idin waydiiyo anba uu wa idinka codsado kama soo jawaabtaan taasina waa cudur daarkayga

    waad mahadsantihiin

  4. waxaad sheegtay sxb ma dhici karto mana liskula qaban karo sxb waxaan ku weeydiinayaa yaa ku baray cilmigaan dabaalnimada ah!!!!!!!!!!!!!!!!!

  5. WAAD SALAAMAN TIHIIN AQYAARTA WAA AXMED KADIYE SXB YAAL SXB WAXAAN UJAWAABAYAA AQYAARTA QAAR EE LE MA DHICI KARTO BRO LAGAMA YAABO IN WAX AANAN JIRI AAN KUGU DAALIYO EE SI SAXAN URAAC INFORMATION WAXAAD MARKA HORE RIIXDAA ALT+CAPS LOCK ADIGOO FATAKUSII HAAYA RIIX 0158 KADIB GACANTA KAQAAD OO ENTER RIIX SI FIICAN ISUGU DAY THANKS ALL

  6. waa sameeyey lkn sxb wax siyaado ah ma ahan waxy la midtahay anigooo dhibic ku qara marka dadka hadaalin waxaaa kaga fudud in aad tiraahdo dot mesha ku qora Like This ( . ) , hada arinkaagan 0 ayaa mesha ku soo qorantay ………….. waad mahadsantahay waxaan kuu rajaynayaa in aad wax faiido leh ku soo qorto mesha macna samaynaya ,,,,, ralina iga noqo

  7. ila ark arinkan
    GIRLS ARE COMPLEX CREATURES
    ===========================
    If you kiss her, you are not a gentleman
    If you don’t, you are not a man
    If you praise her, she thinks you are lying
    If you don’t, you are good for nothing
    If you agree to all her likes, you are a wimp
    If you don’t, you are not understanding
    If you visit her often, she thinks it is boring
    If you don’t, she accuses you of double-crossing
    If you are well dressed, she says you are a playboy
    If you don’t, you are a dull boy
    If you are jealous, she says it’s bad
    If you don’t, she thinks you do not love her
    If you attempt a romance, she says you didn’t respect her
    If you don’t, she thinks you do not like her
    If you are a minute late, she complains it’s hard to wait
    If she is late, she says that’s a girl’s way
    If you visit another man, you’re not putting in “quality time”
    If she is visited by another woman, “oh it’s natural, we are girls”
    If you kiss her once in a while, she professes you are cold
    If you kiss her often, she yells that you are taking advantage
    If you fail to help her in crossing the street,you lack ethics
    If you do, she thinks it’s just one of men’s tactics for seduction
    If you stare at another woman, she accuses you of flirting
    If she is stared by other men, she says that they are just admiring
    If you talk, she wants you to listen
    If you listen, she wants you to talk
    In short:
    So simple, yet so complex
    So weak, yet so powerful
    So confusing, yet so desirable
    So damning, yet so wonderful…..

  8. kkkkkkkkkkkkkkkkkk
    thanks kadiye laakiin kaliya waxaan ubaanahay
    waxyaabo kale ee noocan oo kale ah
    sida tan iminka khiyaamada ah oo kale
    thanks byeee

  9. اسلام عليكم ورحمت الله وبركاته
    dhamaan asxaabta ‏sida joogtada ah ugu xiran wapka somaliaction.tk waxaan halkan ugu dirayaa salaan baaxada weyno qiima hedu weynyahay salaan kadib bro mr kadiye waxan ku weydiiyay sidee loo isticmaalaa ama loo galaa paltalkga aad ayaan u daneeyaa paltalkga iga caawi bro thanx

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s