Gabar guursatay eey


gabar eey guursatay
gabar eey guursatay

Gabar eeygeeda Guursatay dhacdo cajiib ah Sheeko iyo Sawiro Riix Halkan

Sheeko xaqiiq ah Gabar lagu magacaabo Linda ayaa guursatay eey ee leheed
Eeyga lagu magacaabo Max iyo xaaskiisa cusub Linda
Eeyga lagu magacaabo Max iyo xaaskiisa cusub Linda

Qisadan cajiib ka ah ayaa ka dhacday Wadanka Ameerika  markii gabar lagu magacaabo Linda ay guursatay eey geeda  oo lagu magacaabo max arooskan ayaa gabadha waxa ay gashay kadib markii ay ku fashilantay aroosyo hore oo ay soo martay

Xaflada arooskooda ayaa waxa ay ka dhacday meel beer ah waxaana isku imaaday qaraabo iyo asxaab badan

Bobkii isku mehrinaayay ayaa waxa uu ugu duceeyay nolol farxad leh oo aad u dheer ( waa tan aan la yaabsanahay aniga xataa )

Linda ayaa ku marsiyootay in ayga uu yahay xayawaan rag ah oo balan oofis badan, eena suura gal ka eheen in uu xiriir xaaraan ah la sameeyo gabdho kale

BY: Maxamed Ibraahim Warsame ( Hadraawi yare)
garoone2003@hotmail.com

65 thoughts on “Gabar guursatay eey

  1. walal axmed kadiye waan ku salaamay marka ku xigtana waad mahadsantahay walal webkaaga fiican ee aad waxkasta noosoo galiso lkn walal hindi afsomali ah noosoo gali plz walal wa codsi

  2. Waa wax layab leh sxb caqli xumadii galada ayaa sifiican noogu soo cadaatay sxb ilahey ayaan noosheegay galado waa xayawan oo kale. qurankiis ku shegay kal ancam.sxb wad ku mahadsan tahay ninka soo diyarshay sxb run ahan tii aad ayan uxiseeya wepkaan mahad sanid.

  3. sxb-yaal marka hore waad ku mahadsan tihiin sheekooyinka xiisaha badan ee aad noo soo gudbisaan, laakiin waxan ka cabsanayaa in gabdhaha Soomaalidu ay naagtaas ku deydaan.

      • walalayaal ika raali ahaada waayo ma jecli inaan idin dhibo waayo waxa aan haysataan waqti qaaliya laakiin waxaaan idin leeyahay PLZ marwalba waxa aad xasuusnaataa diinteena uslaamku waxa ay idin fartay iyo rasuulkeeni’muxamed (csm)

  4. Waaw wad salaman tihin bahdada dihiyasha somaliaction aad aya idinku mahad naqaya shekoyinka ad webka ku soqortan kuwi hore kuwi danbe iyo kuwi dhaxaba ad ayan ula dhacnay hadanahay bahda soboqoto webka somaliaction waxa kalo idinka codsanaya in ad ku sodartan hindi afsomali ah wa khalid yare o idinleh wsc wr wb

  5. a s c qoraayow wixi yab badan dhagaha faraha laga gashta ama indhaha laga qabsada lakin lama fafiyo walaga cudu bileysta tas lasoco galada wa laogyahay in ey yihin ku wa walan o ala an aqon maxey ogyihin lakin mahan in ad no sharaxdo folxumadoda tasna wa sharaf daro wana mahad santahay by fanax yare

  6. waaad salaaman tihiin bahda tan dhamaan tiin macaamiisha webkka daa dahisa kuwaxiiseeya dhamaan waad salaman tihiin salaan sare a/s/c/ dankahadal waxaad sooqor teen wax yaalaha aduunka kadhaca xuma hooda walal la yaal waxaa loo baahan yahay wanaga iyo diinta islaamka walala yaal marka markasta waxaan isfarnaah ha ahaato rabi geen cabsidiisa iyo kuxirnaata eebe sareeye wiil iyo gabdhaba waad mahad san tihiin

  7. inaan isfarno in aan kafogaano xumaanta eebe inoo sheegay oo ina kareebay oo aan qaadano wanaaga iyo dariiqa rasuulaka iyo asxaabtumar tay walala yaal taas baan ku bad baadi kar naah rabinah inna kuraali galin karaah walala yaal marka ilahay aan kacabsano meel aanjoogo jiif iyo joogba walala yaal umadii rasuulkaan nahay s/c/w/ walala yaal salaada baan idin faray yaah in aan laga caajisin walala yaal waad mahad san tihiin waxaan qalad uqoray waa aniga iyo aqoon laantayda waxaan wanaag idin faraynah ilaah baan uga mahad celinay yaah i waa fajiyay in aan wanaag idiin soo bandhigo

    • asc walale wan kusalaamay salaan kadib waad kumahadsantahay waxaan rabi lahaa in iidan kaxishoonin wax allaala wixi dhacdo ah aad noosoogudbisan saad hadaba noogausoogudbiseen mahadsanid

  8. asc/
    waad salaamntihiin akhyaarta waxaan halkaan kadoonayaa gabar aad uquruxbadan, fadlan gabadhaas aan doonayo haday webka soo booqato waxay igalasoo xiriir kartaa cinwaankan sh_faroole@hotmail.com, waxan ku noolahay norway gaar ahaan oslo fadlan ilasoo xiriir

    thankz………….

    • kkkkkkkkkkkkk war ma gabadh la aanbaa ku haysa wax yohow aan xishoonayn waxaay waxaasoo is baayaca maadaase norway oslo kunool ma hablaha ayaad isleedahay ku qalad c…………. kkkkkkkkkkk

    • hortaa walal marka aad dhahayso gabar quruxbadan ayaan raba adiga maa quruxbadantahay oo waaxa taas ku sii dher in aad tahay qof ahlu diin ah

  9. adinkoo igarali ah waxaan rabaa inaan group ku soo biiro
    bal ila talia see yahay groub kaan ma mid wanaag san baa mise waa mid xumaanta isku raacay kolba aniga waan arkey doodaha meesha lagu hayo

  10. waxaan markahore sallaamayaa bahda daadihisa soomaaliaction aad ayaa idiin kumahad naqayaa
    kkkkkkkkkkkkkkk waa arin layaab leh qisadan
    waa waxyaaba loobaahan yahay in la ogaado
    tilmaamayana gaalada xumaanteeda diciifsanideeda

    • waan kusalamaysxb mafiicantahay waxan doonayaa sxb inan garoba ah oo fiican aan guursado oo joogta waamad yurub mad kamida walalal ciwaan kaygu waa gaagaale571@hotmail.com face bookayguna waa fahadyare jama walal waxaan doonayaa inaataa garoobka ah

  11. asc wr wbr sxb yaal salaan kor iyo hoos ahba intaba ka gudub sxb yaal aad iyo aad iyo aad ayaan ula dhacnay anagga iyo asxaabteeyda kunool holanda qaarna waa kumarqaamaan qaarna waa ku haasaawaan qaarna weeyba ka oo yoon shookooyinka naxtinta leh ee qabsa umaddeeeena somaaliyeed mar walbo waxaan ku hami weeynahnay inaan hal mar aragno wadakeena oo wanaagsan weligeey kuma raaxeeysan wadankeeyga waligeeyna kuma arag nabad ilaahoo noo daryeel wadankeena sxb ka gudba sxb yaa codsi ayaan idinka wataa dadbadana waa idinka codsadeen codsigeeyga idinkoo inoo tixgilinaaya codsigeena noogu soo dara aflaanta hindiga sxb yaal sidaad ogtihiin yurub guriga oo kaliyaa lagu jiraa banaankuna waa qaboow waxaan isku mooti leheen haddaba waa hindiga iyo sheekooyinkiina sxb yaal qaas ahaan agaasimaha webga waxaan kaacodsanayaa inaad codsigeeyga aqbasho thnxz xxdd

  12. to all thanks asxaabta fikradihiina qiimaha badan
    @ali … Bro thanks somaliaction.tk waa web dhamaan ka dhaxeeya dhalin yarada da’da yar marka bro waad ku soo biiri gacmo furan kusoo dhawaaw
    @aslaaj bro thnx balan waaye aflaan hindi ah iyo nooc waliba inaan kusoo darno insha alah thanks bro

  13. Iimaanka ilaahay kaaqaad aarma waxay waydi mid gaala mise mid africana
    shaydaama
    nacladikuugusoodgatay
    waayaabe sidii buu ugu tagi habeenkii?????
    IIMAANKA ILAAHAY KAAQAAD

  14. WAAR BAL U DUCEEYAA INANTA HA HABAARINEE
    ILAAHAY WAAN SOOMANE TOWFIIQDA WAAFAJI IIMAAN ILAAAHAY SII
    HANUUNA ILAAHOW SII IYADA IYO INTA GAALDA AH EE LA JOOGTA IYO KUWAKLE BA
    WAA IIMAAN XUMO
    IYO BILAA DIIN
    ILAAHOW HANUUNSII
    AAMIN AAMINA AAMIBN
    WAAN SOOMANEE

  15. wa arin cajiba lakin waxa layab sii ah markay ledahay inanu gabadh kale doonan doonin ………caqliga laga qad ma nin bay moo day .
    wa ku darso wa ya arag nimadada .
    ilahay ha wafajiyo diinta islamka.
    wa bilahi towfiiq.

  16. marka hore anigu hadan figradayda ka dhiibto argtida eygan wallahay waxaan umalaynya nagtu inay ku qan ciwayday rag badan aylsamaysa gokol markaa waxaan umalaynya waxay rabtay waxaa usameeye e yga markaas aduunku wax walba waa ka dhacaa yanan layabin eygu waba nine lknse nin nin guursanaya waa maxay taas aniga ayaan layaba waa fikradayda yanan lalayabin laftikayga walla

  17. waar waa naag khatara marka hore waxay doonaysay in lagu daro wolrd gunies record ee wax ma hayaan baan umalaynayaa

  18. waa waxlayaableh waana waxlaga filayey galada waxaan wll axmed aniga icajabiyey qodobkii aad ka yaabtay oo ahaa bob ka isugu duceeyey taasina waxay intusinayaa diin la’aanta haysta madaama ay xaqa diideen

  19. Walale waxaas waa wax laga xishoodo sheegitankodu dadkana loma soo gudbiyo sababto ah waa wax ay sameeyen dad aan caqli lahayn oo xoolohoo kalaa marka dadka islamkaana waxaan uga digayaa in ay ku daydaan waxaas oo kale waad mahadsantihiin

  20. waar horta waad mahadsantihiin
    laakiin dee tanu way waalatay malaa ma
    fayooba yartu
    laakiin maanay tol lahayn
    kkkkkkkkkkkkkk

  21. asc all waxan idin shega dadka somalida odhahaya gabdhaha somalida an ubaqeyna ani waxan dhihi laha gabdha somalida way xishod badan yihin wa gabdho 100 boqol muslim ah

  22. a/c
    waa wax lala yaabo in warkaasi la maqlo laakiin si loo ogaado in gabadhu soomaali tahay maxaa loo soo sheegi weysay magaceeda iyo cidda ama gobolka ay kasoo jeedo waa yaab waa arin fool xumo leh oo aan loo dul qaadan karin
    mahadsanid

  23. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk NAAGTAAN markay nimankii ku fashilantay ayay eygii isku eegtay laakiin waxaa iigula qosol badan ducada boobka gaaladuna waa isma dhaanto iyo dhasheed caqliga waaka same

  24. gadhaan in ay guursato eey geeda wax ayaa ku kalifay ee waxa kukalifa halis way diiyo,,,,,,,,lakiinse mit ayaan idinka ilooba maxee sameene haduka raaco nag eey ah kkkkkk wayaab

  25. Eesh calaa is baayac waar maxay sidani qabadh qurux badan baan rabaa wiil qurux badan baan ahay xataa wax yar oo khajilaad ah malahan yaa rabi nina gabadh ma waayin quruxduna maaha tan ay indhuhu arkaan gabadhna waxaa ugu wacan gabadha agtaada joogto oo dabeecadeeda dadnimadeeda akhlaaqdeeda iyo diinteeda taqaanid taas weeyi ta lagu liibaano mid se aanad aqoon oo dheeheegu dhalaalayo netka iska barateen maaya anfac quruxduna waa dheeh oo kale waana dhamaataa laakiin dadnimada iyo ma dhamaato quruxda ragguna waa raganimo oo ma jiro nin qurux lagu qaato ragga qurux leh waa iska half intoo badani oo madhana caqliyan iyo jismiyanba markaa wax u sheega ciyaal tuulooyinka is baayacaya oo aan aqoon baratikoolka hadal asluubta comment yada waan la yaabee ma la yaabteen

  26. Woow sxb yaal waan idiin salaamayaa meel waliba oo aadjoogtan iyo wiliba maamulaha wabka lagadaba dhacay ee soomaali action mudane axmed_kadiye iyo dhamaan kuwa dhaxmaaxanaya our wap waa kaafi yare waan soodhawaynaa qufwaliba oodoonaya barashadayad waxaana la,iiga hilikaraa e.mail:muwaadin135@hotmail.co

  27. Akhiyarta wani slmy marka hore lkn websedkan aad ayo iso jitay maxa yelay shekoyinka aqriskoda ka hele wesedkan magacisa aarago

  28. asc dhaman dadka webkan kahela ani soo daahi webkan ma ogaayne hada ina ku soo biira fadoohaaye ani maroogne may ila so od siin waayteen ani hundurmo ila tgti

  29. waad salaamantihiin horta qof hadusan diin lahayn wax kasta waa ka surawda micnaha waa xayawan oo kale ma dama somalida aynunahay dad islam ah wax badan baa iinaga celinaya
    naag aan waayin nin u qalma maxaa kukelifay in ay eeygeedi guursato waa diinla aan wax kale oo qiil u noqon kara ma jirto nin iyo gbar kasta wiixii diin la aan ah waa lamid

  30. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waaba asal baan idin edhi haguursadan gabdhuhu ayda gaar ahaan reer haygaysa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  31. Salaan qaali ah iga gudooma aqyaarey ok k.k.k.k.k.k.k. Waxa aan la siiyaabanahay habeen kulanka koowaad see wax yeli doontaa waa arin cajiib!ah

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s