Somali Action Chat RooM


Welcome To SomaliAction.tk Chat ROOM


Get your own Chat Box! Go Large!

NO CAAY PLEASE

Mar walba ku sheekeeso SomaliAction.tk Chat

wixii Su’aalo ah: axmed_kadiye@hotmail.com

154 thoughts on “Somali Action Chat RooM

  1. scw walaalayaal dhamaantiina waan idiin salaamay salaanta islssmka asalaama caleekum gaar ahaan waxaan salaamayaa bahda somaaliaction gaar ahan axmad kadiye oo xil iska saaray in dhalin yarda hal meel isugu kulmiyo ioy waxan kaloo salaamayaa asxaabtiisa sahasom iyo soomaalida kasoo qeyb gasha barnaamijkaan mahadsanidiin

      • waxan ahay nin garoba waxana raba garob somaliyed on is fahamno waxan joga talyaniga wixi inta dher waxan diyar u ahay
        in an kala hadlo qofki idaneynayo dada waxan jira 1967

      • aslamu caleykum walaalayaal dhamaantii waxaan ahaye wiil somali ah oo jooga dalka nederland waxaan doonayaa gabar walalashaye ah oo aan is guursano hadii aan is af garano maamulka qolkana mahad baan u soo jeedinayaa

      • nina waxaan ahay gabar kusobirtay webkan waxaan ku noolahay sln waxaan dhigtaa jaamacada amoud university waxaan rajenaaya inaa la is baran dono

      • waxan ahay dhalinyada ku soo biirtey webka waan idin salaamey inta webkan isticmaasha intaa ka dib waxan rabaa gabadh waayo weli waxan ahay doob waxan rabaa inan weli wax arag by

    • dee sxb bayaal been ayaad noo sheeg teen oo waxaad tidhaah dee waa meel laysku arko lakiin mar walba waa cidlo xitaa waxaanu kawaynay mid carmal ah oo lasoo furayna ku majirto meesha soo camira dee aanu isku arag nee mese sxb axmed kadiye waanu kula soo camir naa meesha kkk kaftan

  2. waxan salamayaa dhaman akhrita yaasha sharata badan waxan sigaar ahna usalamayaa dhaman gashatimaha somaliyeed meel kasta hajogaane waxan siyaroo hoose usalamayaa hablaha reer somaliland waxan siwacan u salamayaa hablaha reer burco ee ilkaha cascas iyo hagaysa ubaxeeda iyo dhaman asxb ta welcom

  3. walaal ahmed kadiye waan fahmiwaayey wabkaaga sikasta oo aan isu diwaangaliyo marka adigoo mahadsan waxaan ku oran lahaa ,maxaan sameeyaa markaan mawduuc inaan akhristo rabo uu iina furmi waayo ,page waxkale ku qoranyihiin,, mahadsanid

  4. waxaan halkan kasamaya dhamaan akhayaarta halkan kugu lanta dhalinyarad soomaaliyed
    waxaan kuslamay salanta islaamka .
    hablaha iyo inamad halkan shukaanisgu uga socodo waxaan ku latalinayaa ina maykay ishelaan aanay guurka ku dagdagine hay iswacan isu bartaan iyo taydiina midhee ku jirto oo aan nan wali hayn

  5. dhamaan waan salaamay bahda reer somaliaction salaan kadib aad ayaan uxiiseeyaa hablaha somaliyeed ha,ahaadaan kuwo kasoo jeeda somaliland potland iyo koonfurta hadaba way idiin furan tahay inaad ilasoo xidhiidhaan

  6. waan idin salaamay dhamaan dadka soomalidaa meelkasta oo ay jooogan gaar ahaan dadka isticmaala websitka guurdoon waxaan idin waaydiiya su,aal gaaban oo hadana dheer (gabadhbaa bari waxay la joogtay reer faqiira oo ay la noolayd mudo dheer maalinti danbe ayay reerka hablahoodi is qabsadeen dabadeed waxay u timid odaygii reerka waxaanay ku tidhi adeer waxaan idin la soo joogay mudo aad u dheer abaalwayna waad ii gasheen adeero maanta waxaan dooonaya inan shaqo tago iyadoo ka qarinaysa inay u sheegto waxaa ku dhacay markaasay ku tidhi odaygii adeer iii ducee markaasu ku yidhi haye markaabuu u raaciyay) (lagu dhadhami oo lagaama dhargo waa ay yaabatay waanay garanwayday ducadii bal isku dayaa oo ka soo jawaaba?

  7. WALAAL ANIGU WAXAN AHAY GABAR SOMALIYEED WAXAN JOOGAA MUQDISHO WAXBA MA HAYSTO SCHOOL BAAN DHIGTAA WAX IGA BIXIYANA MA HAYO DAD BAAN U BARYAA TAGAA MARKA BISHU SOO DHOWDAHAY ILAHAY XAGIISA AYAAB KA ASTURANAYAH DADAYDU 17 JIR CIDII WAX IGU TARI KARTA EMALKAN IYO TELKAN 1608279762AMA XAWALADA DAHAB SHIIL ILAHAY HA IDIN GARAN SIIYO SADAQADA IYO XAQA ALLE

    • Asc waxa an slmya marka hore musliminta melkasta oo ay jogan gar ahan somalida ku nol jigjiga waxa an lahadlaya asxabta gur donka ah hada ka hor qiso aya dhacday qisadas oo layab ah waxa ayna ka dhacday somaliya wa nag gabdheda ku shaqeysan jirtay oo gabdheda ka sharmudaysanaysay cml dada u imana lacag ayey ka qadaysa gabdhedi aya la so fara xumayna marka hoyada maxan dhi karna

  8. a/s walal yaal dhaman tiin waan idin salamaya salanta islamka mida ugu qaymaha badan o ugu fican intaa kadib waxaan jeclan ha in an taladyda yar ka dhibto halkan 1 waxan leyahay madaba ab nahay dad badan o mel ku kulmaya an khyr iyo farxad kalafa i daysano 2 ixtiramka aan ku wada dadalno xata hadi la gar daran yahay ha laysku samro asa aya guul lagu garaye.anigana waad ila talin karta ila tina kama aan maarme.

    ok

  9. Dhamaan aadbaan idiin salaamayaa dhalinyartan halkan ku kulmay, salaanta islaamka ASALAAMU CALEYKUM, ka bacdi waxaan garan waayey this web ma shukaansi dhalinyaro baa mise waa mid baryo? I think this web is connecting both poverty people and rich people?. si kastanba ha ahaatee dhamaantiin aad iyo aad ayaad u mahadsantihii maadaama midkastaa uu sheeganaayo baahidiisa, mid jacayl sheegta iyo mid caawimo sheegtaba. I wish you all the best.

  10. ASX
    sxb kediye horta meesha wax cusub masoo gelisd miyaa wixii hore uunbaa ku jjiree part kasta oo kamida wax cusub soo geli hee haddii kale webka waa laga xiisa dhacayaay webku waa web qaali an somaliaction aad ayaannuna u xiisaynaaye

  11. waxaaan ahay wiil somaliyeed kuna nool dalka yeman gaar ahaan magaalada mukala
    waxaan ahay arday dhigta jaamacad waxaan doonayaa gabar somaliyed wana in ay wax ka
    taqaan diinta islaamka waana in ay soo dhameysay dugsi sare waana in ay wadataa shahaadada
    dugsiga sare waana in aysanwar badneyn waxii faah faahin ah fadlan iigu soo dir
    ciwaankaan shaam145@hotmail.com ama telka 0096773215381

  12. asc dhamaan aqyaarta somali action sxbyaal waxaan ahay wiil somaliyeed oo ku soo biiray webkan xiisaha badan waxaana aad iyo aad u salaamayaa dhalin yaradii isku keentay figradahan qaaliga ah

    • marka hore salaanta muslimka asalaamu caleeykum waraxmatulaahi wabarakaatu walaalahayga islaamka ahoow meelwalbo aad joogtaan waan idin salaamay walaalayaal waxaan jeclahay in aan idku soo biiro wabilaahi towfiiq byyy byyy

    • asc waxaan ahy gabdh soomaaliyeed oo ku nool mogadisho da,daydu waa 35 jir wali guur ma soo marin hadaba qofkii doonaya inuu ila xiriiro emailkiisa ha iisoo qoro ama telkiisa
      byyyyyyyyyyyyyyyyyy

  13. asc kuligiin kkkkkkkk ugaas cagaweyne alaaha ku sahlo nag aa ku nef nef sato markaa garto cimrigaas kkkkkkkkkkkkk kaftan.com

  14. Asc dhamaan bahada reer somaliweyn salan kadib waxan sugaya gabdh dacad ah ilaa iyo hada manan arak gabdh toosan wan ku wareray marka bahda reer somaliaction waxan idinka sugaya jawaab macquul ah emilkana waa kan {cade122@hotmail.com}

    • slan sare dhamaan reer somaliaction waxn ahy wiil somliyed waxn ku suganhy filand waxn rabaa gabdh qurux badan daacad ah jacylka iyo nolosha fican wax ka taqaan waan idin salami

  15. waxan ahay wiil somaliyed oo ku nool dalka ugandha gaar ahaan kambaala waxn ka baxay jamcada kiu master gaar ahaan finance and accounting ,waxn ahay single waxn rajeynayaa inan helo gabadh somaliyeed oo qurux badan daacadna ah waxna ka taqaan nolosha in sha allah

  16. asc walala yaal waxan ahay wiil saaid u qooqan oo donayo guur xalaal ah mana jecli dumarka an wadan xijaabka alle amray waxan ahay 23 jir xaga diinta wan kadhisanahay lkn xaga ingiriiska kama dhisani waxan jeclahay ina helo sowjo wanagsan o janada alle an isla galno insha allaah ciwaan aboowe00@hotmail.com mobil 0615932493

  17. wll waan salmay dhaman dadk ku jir webskan asc wll waxan aha inan somalilad oo jaamaca ku jirta markasa waaxan rab wiil somaliland oo dhaqan & dadnimo fiican dabeecad wacan diinta ku dheer waliidki u duceyeen

  18. asc all rer somaliaction sln kabib waxan ahay dhibane waxana igu dhacday qiso jacel o xanuunbadan waxaan kunola magalada muqdisho kar ahan waxan shibis waxana jecladay gabar aan isku shcool nahay gabadhasi waxay ahed mid aad uquruxbadan mana umalenayo inay iso maridonto gabar ka qurxon horaa loyiri nin waliba miduu dumar calmado ay ucudgontahay sigastaba ha ahaate waxaan kaso anbabaxay somaliya kadib xiriirkeni waa no socda kadib ayaa waxaa lagu daray yar ay ilma adeer yihiin way ila socod siyay aniga waan yaba sidii bay gu guursaday waxaan dhahay wll miyadan ijecleen maxaa u guursaday waxay igu tiri waan ku jeclahay lkn wax walbo hadalka walidka aa kawayn marka talo aa idinka rabaa aad aan ujeclahay gabadhaas

  19. dhamaan wxaan halkan ka zalaamaya akhiyaarta sharfta leh ee beejkan kuwada hadasho runti hadaan ka hadlo u jeedkayga .
    ugu hoeen wxaa laydhahaa magacayga. CALI WXAAAN KU NOOLAHAY PUNTLAND GAAR AHAAN MAGALADA BOSASO GURDOONA WAAN AHAY DA A DAYDUNA WAA 19 jir dumarka ooo dhana waan qan cin karaa fadlan hadaba igala soo xiiriir telkan 09719842 ama email c_lakyman@hotmail.com mahadsanidin ///

  20. asc wr wb sln ka dib waxaa haboon in la brt af somalika csb maxaa yeelle waa erayo la soo gaagaabiye si la isku fahmo dad ayaan ku dhahayo sxb waxaas xaa kawadaa sida lkn, laakiin ayaa laga soo gaabshe lkn cml waxaa laga soo gaabshe camal waxaas camal intaad dhihi leheed dheh cml asxbey yaan kadaal loo noqon ee hormar ha la’isku dayo

  21. waxaan halkaan ka salamayaa walalaha somaliyeed qaasatan dhalinyarada somaliyeed hecelna somali inay ahaato mid ama somali oo qora aniga oo ka dagaalamaya somaliland iyo wax yaabaha lagu kala koy koynayo dalkena somaliya somali somalibaa leh ayaan leyahay anigu waxaan ahay wiil somaliyed qasatan waxaan ah wiil reer muqdisho ah waxaana aad u jec lahay inay ahaato somaliya somaliwen fadlan magacaas dhowr waxaad kasoo qataan somaliland inay tahay somalia somali ugu fir fircoon kasoo qaada oo ah inay kaartay hor mar wanaagsan kana shaqeya reer muqdisho siday ayagana isku taagi lahaayen oo nabad kalyada aad yelateen siday u yeelan lahaayen waxaa tihiin gobol aad u yar dhulkinii waxow jiraa somaliya inteeda kale hanowonina somali hanyar somali hada inta aad tihiin in aadan ka badaneen noqda somaliween iska sara koni isku faquuqa kashaqeya somaliya sida ay kugu imaan laheed waxaana leyahay somaliya qaasatan reer hargesa iyo gobalada hoos imaada sida aad ugu baxsteen somali laan ilaah hanoleyo ilaahna hakuleyo ilaahna hala karankalo waa ku faraxsanahay 100% hormarka aasameseen walaalayaa wabilahi towfiiq wasalamu calekum warax matulaaaaaaaaaaaaaaah

  22. salaan qaliya waxaan halkaan uga dirayaa walasheyda qaligaa walasheyda aan aadka u jeclahay walasheyda aan iga dhicin walashey gabadha aan ka calmaday reer somalilan waa gabadha aan ku aaminay nafdeeda waa gabadha aan ifka iska fiirsano waa gabadha aan kuwalaalownay kalimatu laa ilaha ilalaah waa kabadha aan ku walaalownay somalinimada waa gabadha aan isku jeclaanay ilaah darsiid walashey macaan waxaan leyahay asalaamu calekum warax matullaaah ( KHADRA MAXAMAD GULAX BAARUUD) khadro waa
    ( SADAAM AHMED CABDI) (SADAAM YARE)
    oo kuled iga hano salaantan waxaa farxad ii ah in aan ka salaamoo walalaheyga reer somalian waxaa farxad ii ah inaan si qaas ah uga salaamo gacalisadeeda waxaa farxad ii ah inay reer muqdisho noqdaan sida rer somalilan hormarka ay sameyeen midlamid ah aan sameno insha alaah waqtiguna waa adagyahay lakin insha alaah waa karitona insha alaah waqti dhow ilaah idanki waxan leyahay somalilan hanolato hanoolato hanoolato

  23. wabseedkaan waa qabyaalidiiste akbar akbar kan ugu ween waa wabsed ciyaal suuq ma ahan wabseed bulsho wanaa arki doondiin dhalinyaro maxaa yelay waxow rabo iyo ninkii ama qofkii somaliland ah kaliya ayaa lagu bandhigayaa qoralkiisa ma qimesna mana tixkaliyo bulshada inteeda kale waa kaxumahay 100% waa kaxumahay waa kaxumahay waa kaxamahay

  24. Waan idiin salaamay dhamaan dhaliyarada soomaaliyed meel waliba oo aad joogtanba waa kaafi yare oo idiinleh ciid wanaagsan ciid mubaarak allaha inaga wada dhigo kuwii ciidaan ciideda kugaara bashbash iyo barwaaqo hakasaarin meesha in aan ahay wiil guurdoon ah e.mailka waa muwaadin135@hotmail.com

  25. asc somaliyeye shekada badiya oo is dhexgala oo qabyalada ka tega. oo waxsoorka badiya beraha beerta kalunka la soo baxa qabyallada ka taga roobku waa daye waxsoosarka badiya dagaalka joojiya waxbarshadana ku dadaal 10 sano gudahood waa in wadanku samyaa horumar la taban karo. qofkastoow ku kalsoonoow wax gacantada ku jira shulka somalia waxaa ka buuxa dahab macdan iyo batrool marka ……wadanku inaga badan inaguna filan qabyalada inagga daya walalyaal iyo xasdnimada…..waxii dhacey dhacee aan is dabo qabno somliyeeey dhamntiin

    bye mtosh

  26. A.s.c walalayal dhalinta somaliyed melkasta adjogta alle kacabsada haleyska dayo qabyalada wawixi dumiyey qarankena annoqono muminin dhab ah anla imano waxa u ilah naguwajibiyey o ah salada antukano inta an nalugutukan wacibado qadim ah walalayal ASC

  27. waan salamey dhalinyarada somaliyed wiilal iyo gabdhoba salaan baan hawada inoo soomarinayaan webcan waan kaheyly runti wali guur doon ma ihi mahdsanidiin

  28. Walaa layaal waxad tihin dad dhalin yaro somaliyed qawmiyad madin ficna dabcan hasawe waa ujirikara lakin dhalinyaradu kuhabona in ay shegtaa qowmiyad

  29. Waa sxbkina luqmaan oo idiin dhahaayo hambalyo hambalyo sanad cusub iyo waji cusub waxaan filaa sanadkaan cusub in khayr iyo nabad oo noqon doono welcome with somali new children . Maxaa ka taqaanaa somali new children

  30. waan idin wada salaamayaa dhamaan akhyaarta bogan ku kulanta waxaanan ahay walaalkiin oo idinku soo biiray waxaan soo dhawaynayaa dhaamtiin waxaan ahay wiil soomaliyeed oo jaamacada ku jira sanadkii sedexaad
    waxaan rabaa inaan bogan idiinku soo gudbiyo wixii aan idiku dhaamo idina aan idinka dhagayso waad mahad san tihiin laakiin aad idinla kaftamee waxaan idinka rabaa gabadh yar oo wanaagasan oo qurux iyo diinba lehkkkkkkkkkkkkkkintaasi waa faktani waxaad iiga warantaan armihiina

  31. aslaamu calaykum waraxma tulahi warakatuhu ,akhyaareey dhalin yarooy maxaad saaka ku soo toosteen ma ma nabad qabtaan walaal yaal
    intaa ka dib waxaan rabaa inaad idin waydiiyo bogan ma jirtaa cid iskale xadhiidhay oo iska guursatay ama uu jacayl aad u fiicani soo dhexmara? su’aasha kale waxay tahay xaqiiqo ma la isku sheegaa taasi ay dhaco waxaa la helayaa natiijo wanaagsan miyaanay ahay?

  32. Marka ugu horeysa mahadi alle ayay sugan tahay. marka xigana waad salaaman tihiin cida webkan ka doodaysaanba anigu waxaan ahay wil-somaliyed doonayay babadh somaliyed oo diin leh waayo rasulkena ayaa yidhi (ku gulayso ta diinta leh) waxaan kaga baxayaa gabadhii jecel ku dhaqa diinta islam la soo xidhiidh phone-ka 4067070 ama email-ka xayaf92@hotmail.com may allaah makes me who reach his goal insha alaah saalaama calaykum waraxmatulaahi wabara kaatuh

  33. Asc all inta musliminta ah 1 waxa mahad iskaleh allahi na aburay 2 waxa mahad is kaleh mr xasan kafi mahad haka gadhe 3 waxa mahad is kaleh inta barnamijkan ka qeybkasho ok fikirkeyga haddan ka hadlo waxan ahay wiil somaliyed ardayna ah marka waxa igu cuslade serveska horta tabarucad wey fican tahay walalka muctad u ah hadi wax gacanta u saro wlh miro beerato aye ku tahay malinta yooma aakhiro aya ku anface waxan u bahanahay qof walbo wuxu awodo inuu igu taba ruco waxad igala soo xidhidhin email c.qaadirsuni@hotmail.com ama telka 00252615486343 mugdisho samalia

  34. asalamu calaykum asxaabta wada guurdoonka aad ayaan uuwada salaamaya meelkaste dunida ka jogan waxaana leeyahay kusoo dhawaada weybseydka walaalha somaliyeed marka xigta soow dhawaada qalbi furan gacmo furan waji furan meel kaste dunida kaga nooshihiin siwanaagsan anigo magaceyga ah mustafe markaan isbaayaco waxaan ahay wiil guurdoon ah uu raadinaya mid uuqalanta oo isfahano daacadana isku noqono siwanaagsan waxaana laygal soo xidhiidhi kara imeelkeyga mustafe1990@hotmail.co.uk waa hadii dhab niga tahay daacadana niga tahay oo aad hiigsaneysiin guur xalaala ah

  35. hi dhaman shagaalaha somali action waan idin salaamay and kadiye have a nice year
    aniga somali action imikaaba iigu horaysa lakin cajabtanii shadiid yaa salaam
    and all somali peaple by by

  36. anigu waxan ka yaabanay dadka idhaahda nin ama inan ii soo daydaya dadka comantska ku jiraa ma shirkad baa xagay kaaga soo raadinayaan inan ama guys waxyow caqliga sabeen taleh
    mida kale aniga ceesaan baa iga dhimatay markaa ilaahay u soo barya in meel fiican ku danbayso insha alah micnaha intay reer wax kaxaday ilahay ka dhaafo iyo intay riyo ku booday micnaha dishay adhi kale salaam

  37. ASC DHAMAAN INTA KU TEXAN WABKAAN WAAN DIN SALAAMAY SUGOONI AH WAXAAN USALAMAYAA WAQOYI BARI KENYA IYO REER MUQDISHO
    NB: INTA JECEL WANAAGA GABAR AMA WIL AMA ODAY AMA cunug SOO DHAWAAADA IGALA SOO XARIIIRA MY EMAIL mercysom@hotmail.com

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s