Oday shirwac Soomaaliyeey Toosoo Funny



Fikradihiina Waa muhiim Asxaabta
Oday shirwac ma nin qaali ah baa mise sidee u aragtaa ugaas shirwacThanks by: Kadiye

 

 

29 thoughts on “Oday shirwac Soomaaliyeey Toosoo Funny

  1. shirwac waa nin murtad ah waa nin markasta u gefa diinta islaama, waa nin aan gareynin waxa uu ku hadlo iyo waxa kale hadii uu kasoo hanuuni waayo waxaa laga qaadayaa talaabo sharci ah ay waafaqdo diinta Islaamka

  2. waa dhiay afxumo iyo dhaqan xumo uhorseeday dhalinta soomaaliyyeed haday dawlad jirtana saas muuna uhadleen

  3. aniga waxay ila tahay hadiiba aan noqonayo qof soo shaac baxa inan noqdo innan waxii wanaga iyo majaajilo xadidan ku soo baxo, lakin cay, aflagaado iyo waxan loo baahnayn oo ilmaha iyo dhalintaba u daran ma haboona. wanan nin xun fikrad ahaanatayda.

  4. aqyarta hadi an fikirkayda ka dhiibto odi shirwac wa nin odi ah inkasto majajilisa an in badan an ka dhageysanin. Koley odi shirwac wa nin odi ah oo ah funy man hadi u ka hadlay wax diinta lid ku ah aniga arintaas ma maqal. apyarta waxan iin shegaya ninkasta diinta u gafa in u ilah la xisaabtamaya.****

  5. Ninyahow habrahaan ku mashquulayo oday shirwac la yabanahay ninkas waa rageedii caydisa dadba ku jecel ..waxuu diinta wax ka sheegay ayaba iska yar marka ha iska hadlina intadan wax hubsan

  6. anigu hadaan ka dhiibto fikirkayga oday shirwac waa nin fuuny ah run ahaantiina aniga in badan ayuu iga qosliyay markaa sida kale wuu fiicanyahay laakiin ha daayo hooyada uu caayayo ani intaas uun baan odhan lahgaa sxbayaal

  7. oday shirwac waa oday aad iyo aad u akhlaaq xun waa oday u baahan in ama lagaga dhameeyo ma uu soo hadaysmo hadii kale waxa uu tusaya caruurta akhlaaq xumo ma fiicna oday shirwac waxa uu ka hadlayaa maantaba naag iyo siilkeeda nin iyo guskiisav waxaasna ma fiicna diin ahaan iyo akhalaaq ahaanba waxaan jeclaa inan ogado ciwaanlkiisa ama halka laga helo oday shirwac si aan wax ugu sheego waxuu ku socdaa lkhalad wayn

  8. waxaan aaminsanahay hadii aan oday shirwac la helin nin dila ooo kaga dhameeya inuu galafanayo dad badan oo ah jiilka soo kacaya ooo hadaynu nahay soomaali inoo keenaya sharaf daro iyo sumcad daro taas waxa cadayn u ah hadaba waxa ku jira khadlka dad fara badan oo u doodaya waxay cadaynaysaa taasina cidii shirwac taageersan inay lamid yihiin

  9. horta waad mahad santihiin marka xiga hadii aan ka hadlo qofkan meesha lagu falan qaynaayo waxan ku dhihilaha inta aad dadka aad wajigaga ka qarinayso oo aad iskaga dhigayso nin qaali ah waxa ogaata in ilahey la iska qarin karin tan xigta intad isla yaabto qowsarow iska daa waxad dadka ku hogaminayso inta isga la safana waxan kula talin laha in ninkani yahay shaydan ka mid ah shayaadiinta ka jirta calamka maha nin lagu daydo tan xigtana waano abuuris ayaa ka horaysay ee ninkan hadii aay o qorantahey in oo soo islaamo waxanba dhihilaha waaba gaale ilahey waxba lama aha ilahwo xaga tus somalidan habowday

  10. Run ahantii odey shirwac wa qof xun o oqonin sida lo shactireyo marka waxan dhihi lahaa illah hakula kulmiyo Al-shabbab maxa yeeley ad ayay u rabaan qaniisyada shirwac o kale. moha from somalia-mgdsho

  11. war illahay halaga xishooda caaydanah iska daaya walalaayaal ninkastaa naftiisa haku dadaallo aqiiro waa qof iyo tiisa shirwacnah waxaan leeyahay adduunku wuu dhamanayaa walligeed use mala joogaayo ee xasuusnow taasnah!

  12. ani waxaan dhihi laha odaye shirwac cayda ha iska dhafo oo waa odaye soomaaliyeed waye kkkkkkkkkkkkkkkkk wayab qof soomaaliya oo waxa kasta ku hadlaya

  13. ani waxaan jclhay aduunka oo dhan in layga yaqano lkn nasiib xumo waa layaqan lkn waa laysaa oo waxaan haya wadan fiican kln dad mahayso ani magacga waa soomaaliya
    ee shirwac adi gana sidoo kale nin fiican badtahay lkn afka ka xuntahay ee ilahaya ka baqa

  14. aniga waxaan dhihi lahaa ha iska daayo ceyda haweenka somaliyeed uu ku faanayo iyo aqlaaq xumada waayo waxaa dhageysanayo jiilka hadda soo korayo weyna kudayanayaan markaa wax fiican mahan balse si kale ha u majaajileeyo waa caadi sida dadka kaleba ay u majaajileeyaan .

  15. Aha oday shirwac ha la iska dhaafo idinku tiina raacda dadoow kkkkkkkkk isna waxaan kula talin lahaa ilaahay ka baq afxumadana iskadaa oo ilaahay u tobadkeen

  16. Waxan oran laha ninkan lagu mgcawo oday shirwac war ilahay unoqo e u topad celi kana daa afxumada aad naga pareysid jilka noso kacayo wlh hadad sidas kusocoto wad ku dambi padsane

  17. ALLA AYA MAHAD LEH SOW RASUULKU SCW MADHIHIN “KU HADAL WAX WANAAAGSAN HADI KALE ISKA AAMUS TAAS AYA QEYR LEH”.MARKA SHIRWAC WA NIN SOMALIYED WAXANA HABOON WAXYABAHA AN WANAGSANANAYN INU ISKA DHAAFO UUNA NOQDO QOF WANAGASAN WABILLAHI TOWFIIQ

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s