MAGACYO SOOMAALI OO LAGU QOSLO


Big Smile

Big Smile

kkkkkkkkkkkk lolz
Somali waa dad dhaqan iyo dabeecado ugaar
taas oo jirto ayaa waxaa meesha ka marneen in ay leeyihiin magacyo khaas u ah oo somalinimadooda ka tarjumaaya marka halkan bal ka aqriso magacyo somali ah oo lagu qosli karo

 

Magacyadii Soomaliyeed ee aan maqlo kuwii iigu qosolka badnaa:

 

1) MADAXBUUR FARABADNE WAALOOW oo ku magac dheer WARAABE

2)CILMI DEEXOOW DEEFOOW DEEROOW oo ku magacdheer DHAFAAG-DHAFAAG (Waa sadex xarigle ka shaqeeynjiray Gaarshiraha)

3)ABDI BAALAYAX UKULI AKAAL (Macalin dugsiga Sare ee Beydhabo)

4)DHUNKAAL COLHAYE COLUJOOG (Nin rayad ah oo reer Gaalkacyood ah oo Saldhig Biliis u soo dacwooday laakiin magaciisoo laga shakiyay awgeed loo xiray inuu isaga gardarnaa colaadna bilaabay)

5)SALEEBAAN JACIIR JACUUR MULAC(Raadiyo Muqdisho ayaan ka maqlay 1982 markii la sheegayay ardadii dugsiga sare ka qalinjabineysay wixii dhacay iyo wixii baasay)

6) CALITUUR KALAJABAN XARYAN (waa maqlay)

7)SATEEY BAACULI KANIIN oo ku magacdheer SITIBIIBI (dariskeena eey aheeyd)

8)CUSLI CIIDAN KALAGUUR (waa maqlay)

9)BAASADIIQ MACAAN KACOOW MALAAQ (Xamarweyne aas dukaan ku lahaa)

10)HODAN ISTAKIIN YAABANE GUREEY

Aqyaarta qofkii maqlay magacyo cajiib ah ha soo qoro

Nabad iyo Roob,

qoraalkan waxaa iska leh somalinet.com

Ahmed Abdullahi Ahmed Kadiye
Madaxa Webka Somaliaction.tk

 

6 thoughts on “MAGACYO SOOMAALI OO LAGU QOSLO

  1. maax ilka boqole faqaatiir ilko xanaf bulxan bilcin cuna kar bilis bucurde balayax dabayeey magan dayr haytalin beergeeye bareera

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s