About


it is all about us

20 thoughts on “About

  1. Boowe waan ku salamay salaan kadib boowe waxan raba inaad ilaa shaqeyso ee maxa ka qabta waxan ahay maamulaha somalifans.net marka boowe macaan waxan raba inaad ilaa shaqeyso webkayga

    ok hadii aad ogoshahay waxa dhaci karta inaan xiriir wanaagsan yelaano webkana aan ka wada shaqeyno ok hadii aay tahay ii soo dir message fadlaan Bye Yusuf

  2. wann some information becouse wann tell me this free telephone how is the diylo numbers blease verycountry is free th e telephone how is the diylo the numbers ok please answer m y equastions i for waight yoou byyyyyyy

  3. wacan boowe waan wadashaaynaynaa alle idankiis soo dhawoow waan ku soo dhawaynayaa waana wada xiriiraynaa iyadoo isbarasho wali noo tahay wanaagsan thanks by mr Arashid good bye

  4. qaadirow allahayow calankaynii
    qaboobaay quruxdii usoo celi
    qaadirow allahayow dadkaynaan
    qaxootigaa qiiradii usoo celi
    qaadirow allahayow qiimihii
    dalkayna dib noogu soo celi
    aamiin allahayow aamiin

  5. qaadirow allahayow calankaynii qaboobaay quruxdii usoo celi
    qaadirow allahayow dadkaynaan
    qaxootigaa qiiradii usoo celi
    qaadirow allahayow qiimihii
    dalkayna dib noogu soo celi
    aamiin allahayow aamiin

    • abaayo waan kaa qaaday salaantaada iyo mida dadwaynaha oo dhan salaan ka dib waxaan rabaa inaan xiriir kula yeesho waxaan doonayaa guur xalaal ah abaayo mcnto waxaan kaa codsanyaa inaan igala soo xiriirtid ciwaan k
      aan cabdalle_3@hotmail.com

    • Wan idin salaamay dhamaanyiina, waxaa la yidhi; sir naageed lagama sal gaaro, gabadha guur doon ayaan ahay lehey dhalanyarada beenta ka daa. Hadii run kaa tahay e-mailada dhalanuarada mid ka mid ah la xiriir marka aniga la iga reebo, mahadsanid

  6. Asalamu Aliakum walaalayaal Xaalku so aboosto maaahan???

    Sxb yaal waxaan idiin sheegi Bog Diini ah http://www.sefullah.Tk

    Halkaan ayaan idinku sugu Gacmo furan,,,,, Caawinaadna waa iga helysaan oon idiin hagarbixi doona

    Sxb kadiye waad ku mahadsan tahay sameynta Websiyekaan iyo dhalinta oo aad isoo gudbiso Wax yaabaha Cusub ee Aduunka Maanta ka dhacaya

  7. ASC walaalayaal marka hore dhamaan shaqaalaha somali action waa idiin salamey iyo dhalinta soomaaliyeed meel walba oo ay joogaanba, mideeda kale walaalayaal aniga waxan ahay wiil soomaaliyeed oo jecel inuu guursado gabar soomaliyed oo caado u leh diin,qurux,dabeecad wanaag intaa ilaahow ii sahah gabadh isku wadata Ha noqdo calafkeyga kii jira oo sida aan rabo ilaaahow ka dhig

    waxad igala soo xiriiri kartaan Email-kan awgadiid@hotmail.com/ Tell 4093802 in Hargeysa

  8. Waxan ahay will somaliye oo guur xalal ah donayo waxn raba gabar sideyda oo kale guur don ah oo dacad ah oo dintana wax ka garani walala yal igala so xarira cinwanka kor ku qoran ama talefonka lambarkisa ah +27731241804 fadlan by

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s