Kadiye Zoom


Coming Soon…………. Insha Allah

54 thoughts on “Kadiye Zoom

  1. sxb aad iyo aad baad u mahadsantahay axmed kadiye sxb waxaad tahay nin aad u wanaagsan anigu waa markii iigu horaysay ee aan soo booqdo somaliaction waa websayid aaan aad iyo aad uga helay mar kaan aad u sii dhexgay waana wabsayid aan u jeclayistay in aan markasta soo booqdo sxb waanaad ku mahadsntahaay sxb barasho wanaagsan sxb wxaan is idhi sawirgali meel aan ka galiyo ayaan wayay sxb bal mar kaa sidaan ugalin lahaa ii soo tlmaam sxb waan ku slaamayaa sxb wxaan ku noolahay wanka qatar gaar ahaan doxa sxb adigu xagaad ku nooshaay byby

  2. salaan qaali ah dhamaan bahada xiiseysa webkan mid gaara ahna ownerka mudane Ahmed waxaan sidoo kale aad u daneynaayaa inaan idinla qeysado bishaarada maalmahaan farxadda xambaarsan ee rabbi nagu galadeystay haddii aan nahay kuwa yeelay yaboohiisa rumeeyayna

    sxbyaal maalmahan yar ee mudan inaan ku qaalibnaa niyad wanaag iyo cibaado wacan waxaan talo iyo xusuusin ahaan idiin soo laanjeynaayaa inaan rabbi uwada dirna fariin mid ah anaga oo ku lifaaqeyna khushuuc iyo alla kacabsi baaxad weyn leh walaalayaalayaal ma han wax kale ee waa inaan rabbi siwada jir ah u weydiisanaa inuu dadkeena iyo dalkeenaba siiyaa nabad waarta

    hubaal rabbi ma dayaco ajarka kuwa sameeya wanaaga mana soo celiya qofka sooman ducadiisa walaalkiin muslim sxbkiin jecel wanaagiina Mr Action

  3. salaan sare dhaman booqdayaasha webkan fadlan quruxda gabdhaheena meesha yaan lagu soo bandhigin waayo waxaa wanaagsan in la qariyo hableheena, waana lawada ogyahay in hableheena ay dunida ugu qurux badanyihiin
    best regards
    faysal maxamed
    baladweyne, somalia…

  4. salaan gaali ah oo kusaab san muslimiint meel ay joogaaba gar ahaan gabdha ha soomaaliyeed oo guurdoonka ah gabadhii guur daacad u ah xa igala soo xiriirto e-mail afdeer1@hotmail.com ama ka aabahajacelka@hotmail.com intaas kadi idiko iga raali ah wixii daacad ah ayaan rabaa gabdha gaar baa jira faduulis usoogaataa iimeelada raga guur doonk ah madoonayo kuwaas intaas kadib waxaan kunoolahay sucuud carabi—– intaas kadib waxaan leeyahay ilaahow iisahal mid guur diyaar uah aaamiiin ayaan leeya hay wasalaam caleeyku waraxamatulaahi wabarakaatuhu

  5. waan idin salaamay dhamaan gabdhaha ku jiro webkan sln kadib waxaan ahay wiil gurdoon ah waxaan rabaa gabar somaliyeed oo wax balwad leheen waayo aniga ma lihi wax balwad ah waxaan ahay wiil ku dhagan diinta iyo salaada marka anigana waxaan rabaa gabar saas camal ah waxaad igala soo xiriirtaan emailkaan aake764@hotmail.com

  6. walaalo waxaan ahyn wiil 21 jir ah waxaana dhigtaa jamacada ku tala adis ababa anga oo wiil reer somaliland ah waxaan dooyaa inan somaliyadeed oo wanaagsan ooakhlaq suban leh dhaqan keena islaam ah leh in sha allh diyaar ayaan uu ahay guur waayo nabigeeni maxamed ahaa (NNKH)
    AYAA waar dhinyaroow iska guursada hadaad naftii uga baqataan xaraan
    markaa walo waxaan uu diyaar ahay guur xalala
    in sh khayr ayaan rajayna
    iy o wabaab fiab

    every letters will be answered if say,………………..byeee………

  7. Guuleed aniga run ahaantii waxaa ahay asxaabta boggan ku xeran somail action, waxaa sidoo kale nin isticmaala bologga wordpress., nasiib uma yeelan in aan u dhiso si la mid ah sida webkan marka axmed kadiya waxaan ka codsanayaa sxb in aad gacan iga siiso qaasatan side bar waan dhisay waayay tag & cotogiras waa keenay qaab aan u dhiso fadlan sxb igala sow xarriir ilkaqalalax@hotmail.com. boggaygana waa http://www.ilkaqalaalx.wordpress.com thankssssss

  8. war saxiibow salaan sare kadib Ahmed walale barasho wanagsaan marka hoore marka xiigto walalo waxan ahay wiil somaliyed oo ka ganacsado cell phonada kuna nool wadan ka USA saxiibow waxan ka codsanaya ina isoo galiiso web kaga xiiyeysaan yar fadlan?Issa

  9. asc dhamaan asxaabta waan idiinsalamay waxna idinleyahay markasta illaah baa mahadaleh markka xigana waxa umahad celina walalkey kadiye abowe waxtahay mid sobar bariya dhalinta ee ilaah haku xaafido meel kasto jogtaba webka aad baan uladhacay waxyabaha u kahadla waa muhim waxana xiisee dhanka jecelka ee qiso yiinka xaqiida nosobadiya waad mahadsantihin dhaman tiin waxana idin leyahay soamaliya nadab iyo caano illaah hanoka yeelo

  10. waxaan dhamaan wallalyaasheyda soomaaliyed kulatalin lahaa inay iska dhaafan beentan aan dhamaadka leheyn waa hubaal indhamaan tiin gaar ahaan dhaliyarada kuwa qurbaha jooga aad dheel gheelaysaan markaa walaal iskadhaafa

  11. A.s.c walaalaha musliminta ah meel walba ay joogaan. salan kadib. Waxaan ahay wiil somaliyed waxan kunolahay dalka kenya waxan jeclahay inaan arooso gabar hindi ah waayo waa gabdhaha dunida ugu qiimaha badan uguna quruxda badan marka wixii waano ah igala soo xiriis suraj-111@hotmail.com mahadsanid

  12. asc walaalyal waan idin slm slnta islaamka midagale walaalkay libaan midba kaa qaldan markahore gabdhehan somaliyeed wax ka qurxon malah mardambe waxaas ookle hala so istagin meeshaan marka amaarosi lahede amiska day lahede aday kutaal walaakiis ku so dhawaaw xuural caynta somaliyed ilove somalia

  13. kkkkkkkkkkkkkkk marka hore wan idiin salaamaya dhamaantin wixii isticmala wixii akhrista bal aana aan kku soo biro webkan sikastaba ha ahaate intasan dad akhlaqad ah ka bartabe kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  14. asc mar hore dhamaan umada somaliyeed marka labaad wxa donayaa aniga gabra somaliyeed oo ad u wnagasan o dinteda dhoorta msne xasilan anigan wxan joga yurb gaar ahan cariga holand dhamanteen wxa no blan ah qeerka iyo wnaga in an is farna wdankena o nabad ah asc

  15. Awalan asc ok wana marki igo horoy say runahanti waa cajib web e somali in ka kasto an lasocon web sedkani waxan orana ya waa ino mar kale aan lasocon doono ok

  16. acs walaalaha mulimiinta ah wlh waa markii iiku horeeysay aan kala webka sudfa ayaana ku arkay run ahaantii aad ayaa uku helaywebkaab ma sha alaah wiilkaaan da dayar oo laku maka caaaba axmed kadiye aad ayuu uku shaqeya wabka wuuna kuguuleestay waa wiil aad u wanaagsan ilaah ha xafido aad ayaana uku helay anigoo ah magaceeyga noofa waxa aan ku noolahay sauudiga ahmad kadiye aad ayaa kaaga helay walaal ma sha alaah waxa aad tahay wiil karti lah waan kahelaa wiilasha sidaada oo kala ah

  17. hi all somali peaple somaliya jabuuti somaliland somali itoobiya ,and somali kenya and kadiye dhamantiin galab wanagsan habeen wanaagsan micnaha subax wanaagsan

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s