Maahmaahyo Somali ah oo qosol ah


Maahmaahyo Somali ah oo qosol badan

Maahmaahyo Somali ah oo qosol badan

Maahmaah waa wax ay somalidu iski daliilsato sida quranka camalna badanaa wa ay u xifdiyaan maahmaahyo waan maqli jirnee bal kuwa aan hada kuusoo bandhigeeno maxaad u maleen doontaa .
waxaa kamid ah
( Qorax kuleel ookiyaalo madow u gasho) kkkk Sii Aqri

 


Bisad yar iyo aabaheed ……

::::::::::::::::::::::::::::

Luuqluuq marow lazim laamigaas kusoo dhacaa.

Canjeero sii u kala koreeso aaloo kala qaataa.

Kabo kaa weyn dhiiqo ay kugu farjiyaan.

Khamro hadaas cabtid, marqaan aad noqohee

Jidka tartiib aaas loo maraa, hadiis kale baa buur asku dhecee.

Kastuumo kaa weyn jinkaa maahin.

Xanjo buufis ilmaha ma u roono.

TipTop badan hergeb aas lee yahay.

Qorax kuleel ookiyaalo madow u gasho.

Rafaad raaxo aaka dambeesaa.

Ibnu Adam is waayi arinaa kala geesi.

Been ha sheegin, haddii sheegeesid neh aniga ha iisheegin.

Wixii soo wadid iyo webiga yaa weyn.

Lama qaawan ma is xumbaarto.

Hiilis hilib aas u baahan yahay.

Af daboolan dahab waaye.

Far keligeed fool ma dhaqdo.

Xanfar haddii jiro samsamaaniko haku wareegin.

Maanyo meehii laga galo dhanaan waaye.

Muufadaada aa maraq kuugu jirtaa.

Banaankiisa maroow maradiisa bood ma qabsato.

Jini ninkii keeno aa bixiyaa.

Naarbo naar kale ay ka ashahaadataa.

Nin tuur leh sii u jiifto usaa yaqaanaa.

Wareer cawo waaloo waa’ bariistaa.

Ishiis laga arkaa ushiisa lagu tumaa.

God walaal ha qodin haddii qodeesid neh ha dheereenin, ku hoobatidaa Alla og.

Adeeg ma cabsado, ninkiisaa cabsado.

Af joogo maloo adeego.

Aabo kan yar iga celi kan weyn anaa iska celihaayo.

Dhalin foolka ay ku taalaa.

Haddii xanaaqdid funaanadaada maka badaheesid.

 
 
bajaq hadii aftka kuu tuurto  bilaash uma tuurin camal 
 
gabartii ahayd waa la koolkoolsha camal..nuunow camal..
 
nin kaa wayn horta oo xanaqa lolz
 
  nin  gaaban bilaash uma gaabna camal.lolz
 nin waalan bilaaash uma waalna
 
Aqoon la’aan waa iftiin la’aan!!!! asxaaabta maah maah daan is qosol sow kama dareemin hee hee…kakaka kakaka kkkkkkkkk…… ….
:::::::::::::::

74 thoughts on “Maahmaahyo Somali ah oo qosol ah

  1. Masha alaah walahi wax badan waaba ka helay webkaan waana jeclahay inaan mar walba furo sidii msnkeyga oo kale waana idinkaga mahad celinayaa siada aad inoogu soo bandhigtaan Wixii eey Bulshadu u baahi qabaan

    Arimaha Jacyeylka ,Madadaloyinka,Ila Qosolka,waxaan in badan ka Faa ideystaa AArimaha Jacyelka oo aan ka helay Baabaha Jaceylka Ahna Dr.ka Jacyelka Abdifitaah Jantalman
    sidoo kale Admin ka oo idil waana idinkaga mahad celinayaa sidaad baahida bulshada u aragtaan oo aad u dabooshaan ws…………..

    • anigoo ah sayid maxamed cabdulle xassan waxaan ku darsan lahaa maah maah dhaheesa ( nin aan qaaybin jirin haduu qaybiyo nimaan qadi jirin baa qada)

  2. anigu waxan k darayaa maah maah aaan anigu samyeeeyey waxan tahay

    Nin kacsadey kulay arag…..
    wataa maahmaahdaa aan anigu ku darayo meesha

    wasalam

  3. anigu waxan k darayaa maah maah aaan anigu samyeeeyey waxan tahay

    Nin kacsadey kulayl arag…..
    wataa maahmaahdaa aan anigu ku darayo meesha

    wasalam

  4. loooooooooooooooooool
    war cusub war maahmahyo qatar eh waaye walahi
    waxan ka helay (xanfar hado jiro sasamaniko haku bixin ) qatar loool iyo ( been hadii sheegeysid aniga ha ii sheegin) qatar waaye ayadana maahmaahyo kale ayna ku darsanaa anna ……..

    isha sidi loo xoqo korka maloo xoqo ..

    kuunto wixii loo kuusay oo kastuumo loo giliyay karaamo ey leedahay lee waaye …..

    wariiri meeshuu kaa qaniino waala iska xoqaaaaa….

  5. Alla idin dulee ma soomaaligii bay sidaas ugu ciyaareen Reer Xamar inkaari idin haleeshay, Haddii uu soomaaligu ahaan lahaa qof hadla dad badan ayuu The hege geyan lahaa.

    • somaligeena banaadir yaaka fiican masa gaw naw iyo digaag aana baree, jac somali ka fiican xamari ma jiro walalkiis cafis

  6. scw walaal maah maah cajiib ah ayaa meesha ku soo qorteen run ahaantii waa loo baahnaa waxaana soo xasuusanay xamar dad aan aqaano ayaan soo xasuustay oo aqyaartayda ah maah maah yada qaar markaan arkay
    waxaan idin ka codsanayaa in aad soo badisaan
    sc

    • asxaabta waan ka helay maah maahda balse ana waxaan ku darsanayaa 3 maahmaah
      1- malaay banaan ma yimaado makaa linaa keenynta
      2-yaxaas ma yeero wuu iska yaalaa ninkii taataabtana wuu yadaa
      3-dhuuso maro ma reebto

  7. aniguna w2axan ku darsanaya doqon maradeed og dulise shadhki laxad bisad qoyan bizo iskama dhawrto nin weyn tag lama dhahee wax ku taga latusa fanan fagaare tagay xishood laga qab se laga hel

  8. anigu waan ka helay maahmaahyadan aad iyo aad balse in yar oo aanan fahmaynmooyaane
    waxana loo soo habeeyey si aad iyo aad ah .waxa kale oo aan salamayaa qoraaga wayn [allaawayne] ee Kadiye

  9. anigu waan ka helay maahmaahyadan aad iyo aad balse in yar oo aanan fahmaynmooyaane
    waxana loo soo habeeyey si aad iyo aad ah .waxa kale oo aan salamayaa qoraaga wayn [allaawayne] ee Kadiye

    good by

  10. waxaan ugu horeen salaamayaa soomaalida kuhadasha afka qalaad oo ´halis ugu jirta in eey is fahmiwaayaan taana waxaan u arkaa nasiibdaro nin saxa iyo nin kuciyaara kolba waxaan u arkaa hadalku waa shirko ama shuraako waxaana meesha ugu rayigaaban reer waqooyi nuucaydoonaanba hanoqdeene waayo hadeey dhahaan waad kudheesheen yaa udhaafaya warna kateg waxna loomadayn hadaan kudaro halmaahmaah ?

    waxaa horay loogu maahmaahay sadax saddex udaran?

    nin qabwayn iyo nimaan uqabin?
    iyo nin quud jecel iyo nimaan uquurin?

    iyo nin qosol badan iyo nin qoosimaad dhow?

  11. Reer xamaroow ba war luuqada hanaga wasaqaynina soomaaliga dhabtaa waxaa looga hadlaa caabudwaaq markaan saas leeyahay hamoodina inaan si gaara u amaanayo ee sida dhabta ah marka reer xamar yara suga soomaalida kalaa idunku dhaantee yaan la iga xumaan pls

  12. nin is faashaa wa ri’isnuugtay
    kibir iyo quusi waxaa lagu ogyahay qofka cilmiga ku yar
    doqon wax sheeg waa calala buu ku waa shaa
    kibir meel buu kaa saaraa meelna maku geeyo
    maskiin xanaaqayna madaxaa daala
    qof alika ka wareersaday Albaqra kama tooso

  13. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ninka ugu maah maah macaan meeshan lagama helaayo waayo dadka dhan ee wada hadlaya waa reer xamar dadka kale maah maah yadooda wa alagu qoslaa

  14. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waryaadhe heen maxaad haysaan maxaase loodaayay maah maah yadii aad soogalinayseen meesha

  15. woooooooow! waa beelo
    aniga waxaan ku darsan lahaa

    1-shaatiga hoos malaga qaato!!
    2-ninkii baabuur fuulay saas uga soo degi lahaay asaa yaqaan
    3-nin aroosaayo in qarash galaayo waa ogyahay naag la aroosayane in la cunaa waa ogtahay kkkkkkkkkkkkkkk

  16. Sxbo yaalow ani horta wan ka hele mahmahyada been hadi shegesid ani ha i shegin cadi ma ahan tan kale mahmahyada wa af somali sax ah ee dadka wax ka shegaya ha jojiyen war af somaliga adag ee naw iyo qaw cml ah kan exprerka ah ee carabka saran ayan ka fican wuxuna la socda adunka viva heer xamar adinka ku leh loolz

  17. Kkkkkkk waan qoslay runtii maah maahdaan cajiib waaye (funy) waana kahelay waxaan ku qoslayba (been ha sheegin hadaad sheegtana aniga ha iga sheegin) loooolz waxaan udhigaba waligay ma arag waana mahadsantihiin dhamaan

  18. waxan anigu maba fahmine ma afsomaliba mise af eley agah hunoy kuwan afsomaliga maxay saas ugu galaya bistoolad aye la dhacen afsomaliga wale …. walaleyal afsomaligina ma fahmine tarjuban kensada noga tarjubana waxad so qorteen
    nimanku carab adka

    • asc ww akhii Axmad afsomaligaan jadii fahmoonin oo rabtid inii baratid welcome waalqgu baraa hadii kale mininka mininkaa waaye albaabkana wa furanyaay sii qulqulhee meeshaan dadka is jecel afsomaliga dadka iaku fahmana ku kulmaan aaloogu tala gale raalina ahaaw walaalkiis

  19. 1. Nin Ri’ Ma liso reer kiisana ma moogo
    2. meel hoo u baahan haddal wax kama taro
    3. libaax nin galayna og nin galadayna og
    4.Hal galgalatay labac ma qarsanin

  20. soomaaliweyn waa idin salaamay meelwaliba aad joogtaan salaan kadib maahmaahyadu
    nin waliba afkiisa ayaa ula fiican inuu ku sheego hadaan aniga ruuxeey katuurto waxaa horeey
    looyiri:
    1:Nin hadal si uyiri ninna si u qaaday.
    2:Nimaan talinjirin hadii uu taliyo nimaan tagijirinaa tagaayo.
    3:Dhalin dhafooreey kutalaa.

  21. wl marka hore wan idiin salaamaya salaan ta islaamka ooah asm wl waxaan idiin way dinaya
    de web ka ma lasku calaacala uun manay umadba uu dhalan calashan mana layka guursan aad ayaan uu tagera webkan

  22. wl wanidin salaamay akhyaarta somalida ah salaan ka bacdi boogani waba iga yabiyey sababto o ah jacayl iyo dad is raaddinayaoo aad moodo ianay aad uu dharsan yihiin oo ad moodo inay xalaal radiis yihiin ayu ka hadla markasta taasina wa lagu mahaad san yahay

    • iski daliilsato sida quranka camalna badanaa wa ay u xifdiyaan maahmaahyo waan maqli jirnee bal kuwa aan hada kuusoo bandhigeeno maxaad u maleen doontaa .
      waxaa kamid ah ( Qorax kuleel ookiya

  23. wl wan idiin salaamaya oo waxaan idinku salaamaya asm walaal waxaan idiin leyahay xuska 18may ee s/land haloo damashado oo ahaloo soo baxo waxaan ka rajaynaya ilaahay in la aqoonsado insha allaa

  24. mukulaal minankeeda joogto miciyo libaaxay leedahay
    geel indha kuul muxuu ka kasaaa kurtunkaa ku rugtaa
    ninkii soo joog laga waayo soo jiifaa laga helaaaa
    ninkii waaw dhaho asaalaga warsugaaa
    faqiir jaceel galay ma fududo
    afjoogo looma adeego

  25. Runahaanti waa maahmahyo aad u wanaagsan lkn waxan rabay maahmaahyo jabeyl madamo oon hada kahor aan arag

    • walaal waad ku mahadsan tihiin maahmaahyada aad noo soo xusheen aad ayaaan ula dhacnay waxana inileehay halkaa kasi wada dhamaantiin noqda kuwa laga faa idaysto laguna daydo salaam

  26. Walalayal iyo warabayal marka hore wan idinsalamay, bacdo salan, murti mahmaah uegtan iga hooya igana hanta:, walid wuu kudhalaa walalna wuu kula dhashaa lkn sxbtinimada waa lasamaystaa. Sidaa iyo badbado alle

  27. :kkkkkkkkkkkkkkkkkkk masha allah aniga hala ayba kahela mahmahyadi oo dhan wlhi waa cajiba aniga waxn leyah qofkis sodiyar thanks mara lawad thanks

    Luuqluuq marow lazim laamigaas kusoo dhacaa.

    Canjeero sii u kala koreeso aaloo kala qaataa.

    Kabo kaa weyn dhiiqo ay kugu farjiyaan.

    Khamro hadaas cabtid, marqaan aad noqohee

    Jidka tartiib aaas loo maraa, hadiis kale baa buur asku dhecee.

    Kastuumo kaa weyn jinkaa maahin.

    Xanjo buufis ilmaha ma u roono.

  28. Asxbta sharafta leh wa idin salamay salan kadib waxan rabaa inaan idin ku darsado dhowr maah maah,waxaan run aheyn run haka dhigin,qabri qori saar mooyee qori ka qaad maleh,ninkii arigtidisa ku deqin oontisana kuma deeqdo,haka wal walin waxii kusoo dhaafa…….Somali been way shegtaa lkn kuma maah maahdo

  29. ciise
    waar marka hore waad salaamantihiin reer xamar mar labaad waxan odhan lahaa hadaynu soomaalinahay waxba iskuma ogalin waar( walaalka oo wax dhoodhoobay waa loo dhalaaliyaa) walaalka maahmaahyaha soo qoray waxaan leeyahay waad dadaashee doqon ha ujoojin
    waxan kudarsanayaa

    1.walaalkaa oo wax dhoodhoobay waa loo dhalaaliyaa
    2.wadaad waalan & war xumaaday midna ma fiicna
    3.waanag waa la isku weheshadaa
    4.walaalnimana waa la iskugu ficiltamaa

  30. sc
    waar marka hore waad salaamantihiin reer xamar mar labaad waxan odhan lahaa hadaynu soomaalinahay waxba iskuma ogalin waar( walaalka oo wax dhoodhoobay waa loo dhalaaliyaa) walaalka maahmaahyaha soo qoray waxaan leeyahay waad dadaashee doqon ha ujoojin
    waxan kudarsanayaa

    1.walaalkaa oo wax dhoodhoobay waa loo dhalaaliyaa
    2.wadaad waalan & war xumaaday midna ma fiicna
    3.waanag waa la isku weheshadaa
    4.walaalnimana waa la iskugu ficiltamaa
    5.nin si ku dhawray waa loo sinqadaa

  31. Asc dhamaan bahda webka iyo aqristiyaasha kuli waan idin salamayaa kuwaan maah maahyo wey dhafeen murti eey maroyaan cml uyakana waxey kudarayaan xogaa/ maseeroow moos batiiq waayw/ naag wixii haayo xarig lee mahinoo iyo 2qaawan waa u toostay cml ninkii wax fahmaa aa faceey ahna waa ladhahaaye😉

  32. ana waa ku darshaa ee si fiican oola socda
    cayn xumaatay ninkedaa leh
    nin reer dhaqi jiray reer ma dhaqi waayo
    run iyo ilkaba waa la cadeeyaa
    af daboolan waa dahab

  33. ninkii kaa xoog badan dhaxal adoogass kaa xoogaa
    sabraa sad leh.
    Eebe yiri makhado
    muslin dhiwoow mukhrubaas dhintaa.
    waa la moodaa waxaan mawd eheen.
    Alle wixiis ku yeelo aadan waa kugu caahaa.
    iskaashato makufto.

  34. ilaahay idin dulle soomaaligii ayaad qalad ka gasheen si degdeg ah waan loo soo qabtaa dadka webkan wax ku qoray

  35. who’s ever responsible of this site would you please change the font colour because its hard to see and also its hard to read it as well.
    Thanks!!

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s