Su’aal Xanuun Badan WooW


Suaalo Xanuun ah

Suaalo Xanuun ah

Salaan Qaali ah aqyaarta, kusoo dhawaada barnaamijkeena maanta waa su’aalo xanuun badan welcome ha cabsan

Dhamaan aqyaarta ku xiran website ka dhalinta da’da yar ee Somaliaction aad ayaan oga mahad celinayaa sida ay isugu xil qaameen in ay ka jawaabaan su’aasha sanadka oo horey aan ugu soo bandhignay webka, codsi fara badan oo nooga imaaday in aan su’aal kale keeno ayaa waxaan maanta keenay barnaamijkaan la magac baxay su’aalo xanuun badan

Hadii aan idiin sharaxo qaabka waxa weeye, qof kasta waxa uu ka jawaabayaa su’aasha uu qofka kaa horeeyo ku weydiiyo, bes adigana waxaad soo bandhigeesaa ama weydiineesaa qofka kaa dambeeya su’aal xanuun badan

Tusaale hadii aan aniga bilaabo oo aan dadka weydiiyo Imisa sano jir ayaad tahay camal??? xoogaa waa su’aal xanuun badan, qofka igu xiga ee fikrad ka dhiibanaayo ayaa ka jawaabayo tusaale ahaan waxaan jiraa 37 ayuu dhahayaa cml, kadibna waxa uu asigana dadka weydiinayaa su’aal, tusaale gabar makula dhalatay camal?? , qofka ku xiga ayaa ka jawaabaya, haa waa ila dhalatay camal, asigana su’aal xanuun badan ayuu weydiinayaa dadka, marka qaabka barnaamijkeena maanta waa sidaas qof walba waxa uu ka jawaabayaa qofka ka horeeya su’aashiisa isla markaasna su’aal xanuun badan ayuu dadka weydiinayaa, thanks su’aal xanuun badan markaan dhahaayo kama wado su’aalaha aqoon kororsiga ama suaalo diimeedka , balse waa su’aalo kaftan iyo baashaal ah welcome thanks

Su’aasheyda waxa weeye :

Telfoonka aad wadatid lacag maku jirtaa micanaha rasiid maku jiraa mise waa eber ???

suaasha  jawabteeda waxa xaq u leh qofka igu xiga ee jawabta ugu horeesa nasiibka u hela, qofkaasna asiga su’aal ha keeno si ay oga jawaabaan dadka ku xiga

Thanks brothers and sister

Waa Ahmed kadiye oo idin leh, Nabad laguma keeno dagaal ee is fahan ayaa lagu keenaa

E-mail: axmed_kadiye@hotmail.com

112 thoughts on “Su’aal Xanuun Badan WooW

  1. kkkkkkkkk
    Waa Suaal Xanuun Badan hadii aan ka jawaabo aniga telfoonkeyga lacag badan kuma jirto waxaa ku jira $ 3.85 seddex dollar iyo 58 cent intaasna cawada ayaan shukaansi ku galaa cml ……….

    laakiin aniga su’aasha aan wato oo xanuunka ah waxa waaye

    kawaran hadii aad maqaayad gali leheed adigoo lacag wadan, adigana madaa ay kaaga jirto inaad lacag wadato, markii cuntada aad dhameesato oo lacagta keen lagu dhaho lacagtana jeebka aad ka weyn leheed maxaad sameen leheed, ma is marjin leheed, mise digsiyaasha ayaad dhaqi laheed mise waa carari lehee, su’aasheyda xanuunka badan halaga jawaabo hee thanks aboowe

    • taasi dhib malahan madama quf bili aadamka ah wax wa ilaabaa hadi aya suashas imaado waxaa jira waxa ad heyso ayaad reebeysa ka dibna wad u so labaneysa hadey daacad ka tahay hadi uu gal yahay wu ku aminaya lakin somalia maya😀

  2. woow aniga waxaan samayn lahaa ninka meesha leh ayaan dhihi lahaa waan soo qaadayaa isii sug cml markasne waan ka baxsan lahaa lkn ana suaal ayaan wataa waxaan weyndiina axmed kadiye wali maguursatay adiga ?kkkkkkkkkkkk

  3. kkk thanks muhiim suaasha inaad dadka dhan weeydiiso soo kuma fiicneen hadii aan kaaga jawaabo, maya aniga wali ma guursan, wadaadka dadka isku mehrinaayo ayaan ba ka cabsanaa, maalinta uu iga hor imaada waxaan ka cabsanaa inaan dhidido, thanks

    Marka su’aal kale ayaan wataa dadka dhan waaye ….
    su’aasheyda waxa weeye, kawaran adigoo taagan bus stop ka, lugta ay si xun kuu xanuuneeso, madaxana ku wareeraayo, kadibna baskii aad fuushay, xoogaa markii aad saarneed baska ay soo fuusho (korto ) habar 60 sano jir ah oo agtaada ay soo istaagto, kursiga ma oga kici leheed mise waad is moogeesiin leheed thanks that is my question ..

    • hadan ka jawaabo suashaas waxaa kuugu waajib ah inad ka istagto kursiga madama wa xishmad ad u wayn iyo ajir ayaad ka heleysa ilahay xagiisa wali aduunka waxa ugu fiican waxad jeceshahay sadaqeyso lakin tan wa adiga o dhib ku haya misana dooneysa ayaad ugu kacday sabab sabwabta o ah waa quf ka wayna ona ku dhali kara marka hadan aniga ahan laha wan uga kici laha ::D

    • ahmed ka diye aniga hadan suaal ku waydiyo ka waran suaasheyda wax waye hadan ku dhaho ninyahow qufta malmahan uma bagin cadi maha way shidantahay cml maxa igu jawaabi laheed maxaasa ku fakiri lahed :_D

  4. waa suaal muhiim ah inuu ka jawaabo gaf kastoo muslin ah hadaa isku dayo jawaabta waan oga kici lahaa kursiga waxaa wataa suaal ganacsiga ku saabsan waxey udhacey sida tan maxaa lagu kala saaraya hadii laba qof isku khilaafaan qiimaha wax ay kala iibsadeen markhaatina aysan haysan?

  5. wa su’aal xanunbadan hadan jwbta isku dayo waxa lagu kala sari laha wixi sharecada islamka kaqabto ana su’ashan wato waxey tahay mustaqbalka somaliya side u aragtan?

  6. mahadsanid abayo naciima wa su’al muhim ah runti ooooh mustaqbalka dalkena hoyo mugdi ayu ku jira lkn alle naxaristisa lagama qusto,anigana su’asheyda waxey u dhace sida tan waxad shegtan nin aya dabaq laga soturay marku dhax somarayey aya nin xabad ku dhuftay marku dhulka so dhacayne babur aya ladardarsiyey marka ninka ya dilay?

    • hadaan isku dayo jawaabtu waxay noqonaysaa marka aad la hurudo xaaskaag xalaasha ah ee wallibba aad kuun kuunta dheelaysaan
      su’aalka kalle yaan wataa oo xagayga xanuun badan ku leh
      hadii laba qof daraadaa isku dilaayan aykugunna waajibthay inaad labadda qof ba aad bad baadiso hasse ahate aad mid uun badbadin karto . maxad samayn lahyd
      kafikir adigo aan dagdagin waayo noloshayda ayay qusaysaa………….

  7. Waa su’aal xanun ah yacni adayg ah lakin ani kama jawaabi karo lakin aniga 2 su’aal ayaan wataa mid aan dadka soo dhex dhiga aiyo mid qofka igu xiga kaliya ka jawaabaa tan aan dadka soo dhex dhigaa waa muhiim yaana la fududaysan ka fekera jawaab waafi ah ahna ka soo dhiiba waxaana waaye sida tan ” Soomaaliya 20 sano kedib maxa au rajaynaa Manabad mise Colaada aya asii socee?? ”
    Qofka igu xika su’aasha aan waydiinaa ayaa ah waxaad sheegtaa qofka Indhoolka ah marka aw wax Arko?????

  8. kkkkkkkkkkkkkkk wll horta somaliya ilahey aya og xiliga waana danbi in laga hadlo waxa dhici doona 20 sano kadin hadii aan taada ka jawaabona waa xiliga riyada qofka iga danbeeyana waxaan weydiinaya waxaad sheegta waa su/aal diini ah waxaad sheegta albaabka janaba luuga yeero dadka sooma bisha ramadaan

  9. waa su’aal muhim ah runti hadan isku dayo jawabta waa baabu rayaan aya ladhaha albabka logutalagalay dadka soma bisha ramadan,anigana su’aashayda waxe udhace sida tan nin aya malin somana malinti ayu baasto iyo biyo feeeraha iska saaray sonkina kama burin islamarkana wu xasusna inu so manyahay marka sababte uga buri wayey sonka

  10. sc wad mahadsantahay nacimo wa su’al yara adag runti hadan jawabta isku dayo waxan ku qiyasay inu ninka somana u bastada iyo biyaha cunine uu feeraha xabadka yacni okaliya saartay kkk hadan su’asheyda so bandhigo waxey tahay bisha ramadan e fooda naguso haysa maxa kuso dhaweyn laheyd by sc

  11. wll hadii aan ka jawaabo waxa hilmamka la yiraahdo bini aadanka lagama qoro sbbta o ah wll nacima lahey aya in saanak ugu magacdarey ilowga oo ah insaanka qur.aankana waa lagu xusey hadii aan su.aal meesha kaga tago waa kuma saxaabiga markii oo dhintey carshigu gariiray umul muminiina rc caaishana tiri hadii oo rasuulka ka danbaynlaha waxaa uu noqonlaha amiirka islaamka jawaab wanagsan magaranaayo waa jawabta barkeeda

  12. Hada waxaa miiska saaran suaasha Ibtisaamah iyo tan maxamed cismaan cafish qofka ku xiga plz ha isku dayo in uu ka jawaabo thanks

    suaasha ibtisaamah waa tan : bisha ramadan e fooda naguso haysa maxa kuso dhaweyn laheyd ????

    Suaasha maxamed cisnaama waa tan : waa kuma saxaabiga markii oo dhintey carshigu gariiray umul muminiina rc caaishana tiri hadii oo rasuulka ka danbaynlaha waxaa uu noqonlaha amiirka islaamk ???

    Mahadsanidiin

  13. s\c waad mahad santihiin suashaas ibtisaamah aad ayaya walaal muhiim u tahay waxaa muhiim ah in aad loo fahmo su aashaa walaal runtii dee qof kastoo muslim ahi waan rajaynayaa in uu farxad iyo rayn rayn ku soo dhawaynayo waayo waa munaasabad sanadkiiba mar ku sooo maraysa waxa loogu diyaar garobayaana waa in la toobad keeno ilaahayna la waydiisto in uu naga aqbalo nana gaadhsiiyo caafim,aad
    su aasha kale jawaabteda waxay noqonaysaa saxaabigaasi waa sacad ibnu mucaad
    ana suaashaydu waxay noqonaysaa sidan waa maxay xukunka qofka soomaya hadana aan tukanayn?

  14. su’asha maxamad hadan isku dayo saxabigas waxalagu magcabi jiray sacad binu mucad rc ana waxan qofka igu xiga weydin laha meqo sano jir aya tahay

  15. Wa su’aal da’a weeyne dalka yaa iskaleh. Hadaan kajawabo su’aasha faatma, aniga waxaan jiraa 25. Su’aasheyda wa sidatan, ENGLISH, I’m the leader of 25 soldiers, am the strongest one without me CANADA AND PANAMA won’t survive and without me PARIS will be destroyed

  16. Ramaaz su’ashu way adagtahay wayo wa Halxidhaale balse waxan u maleeya inay tahay French language.
    su’aasha anigu aan maanta wato waxay tahay imisa jir aya shukaansiga ku biloowday??
    lolz

  17. kkkkkk waa su’aal xanuun badan runti jawabteduna kasi xanuun badantahay sisko aniga wali shukansi manan bilawin, su’asheyda waxey udhace sida tan dunidan guudkeda xageed kaga noshahay???

  18. marka hore waan idiin salamey akhyarta su.aal xanuun madan hadii aan isku dayo su.aasha ibtisaam wll anigu waxaan ku noolahey soomaliya gaar ahaan putland bosaaso qofka iga danbeeya waxaan weydiin lahaa lamparka waa imisa

  19. Wa sua’aal xanuun badan runtii balse hadaan isku dayo KENYA ayan kajoga anna taan wato waxay tahay “wiil & gabar mudo 10sano isku ke danbeysay aya is arken maalin wey wada shekeysten wiil aya gabadha wuxu su’aalay inay caruur dhashay haday dhashayna siduu ku dareemi lahaa gabadha waxay uso bixisay naaskeedii oo ay caano ka keentay tirina sidaan ayad ku ogaan karta ee adiga sideen kugu ogaadaa inaad caruur dhashay ee aqyaarta idinka jwbta laidinka rabaa?

  20. kk wa su’al yara adayg ah‏ runti ina yuusuf rabiyow cadeyn aya ubahantahay lkn wan kaxumahayoo maxan cadeyn kena horta wali caruur manan dhaline looolz,su’ashan wato waxey tahay waxad shegtan ducada la aqristo anfurka kadib??!

  21. kkkkkk waa su.aal la yab kuleh cid aan aqoonta u laheyn lkn anigu hadii aan isku dayo waa qofka doobka ah iyo ninka wax soo dhaley isku mid maha sida ay gabadho ay naaskeeda u tustey een waxa weeye jawaabto ninka ayaa waxaa uu ku kaadshaya meel ka bidna kaadida dhawaqeeda ama meesha ayaa la eegaya ma dibna dadka arinkas ku xeel dheer ayaa jawaab ka soo saaraya iga raali ahada hadii aysan dad badan jawaabta fahmin waxa jira waxyaalo aan afkeyga u quurin in aan ku hadlo su.aasheyda aya ah imisa muruq aya dhaqdhaqaaqa qofka marka uu qoslaayo jawaab wanagsan

  22. xaqiiqdii waa su,aal aan hada jawaabteeyda aan isku dayeen lkn
    su aasheeyda ayaa ah
    sheegtaa xiliga ay soomaaliya ku biirtay jaamacada carabta ?

  23. WAXAY KU BIIRTAY JAMACADA CARABTA SOMALIYA 1972
    SUAASHAYDA XIGTA WA
    SHEEGA XAYAWAN MARKA AY LUG KA GODO AY MID CUSUB U DHALATO

    • a|shakur sxb waa suaal adag rubtii xayawaankaasi waa xayawaanka looyaqaab dinosaur
      waa xayawaan cajiib ah wadankeena {somalia} waligis laguma arag.

      qofka igu xiga waxan waydinaya
      maxaad ka aminsan tahay raaxada guurka ?

  24. ismail runtii raaxada guurka waa mid aad ufiican waxaanan ka aaminsanahay raaxada guurka inaan halkan lagu soo koobi karin qofka guursada unbaana arki kara kk suaahayda waxaa waaye hadii ad adiga qof jeceshahay qofkaad jeclaydna ay sxbkaa is jecelyihiin ama sxbtaa maxaad samayn kartaa?

  25. marka hore waan idin salamey akhyaarta marka xiga hadii aan isku dato su.aasha wllshey mcn wll horta dadku isku mid maaha lkn anigu hadii aan fikirkeyga ka hadlo waan samri lahaa waa hadii aan sxbkey ku aaminikaro qofta aan jeclahey maxaa yeley sxbkey nafteyda waan siinkara waa hadii ay meel wanagsan ku baxeyso aniguna waan samri laha samirko waa sad eeeen hadii aan su.aal meesha kaga tago maxaad sameynlahey hadii aad qof jeceshahey qofkiina qof jecelyahey qofka uu jacelyaheyna uu qofkale jecelyahey jawaab wanagsan

  26. salaan sare dhamaan akhyaarta jawaabtu waa dad aan laysu qorin
    su aal
    Hadaad qof jeceshahay in aad aragto mooyee aadan joogi karin markaad u tag tana aad nacayso oo xitaa dadka aad oogu nacayso maxaad samayn lahayd?????

  27. asc su`aasjhaas jwb teda hadii aan isku dayo qoftaas wanaag ama khayr waa uun mid marka salda istikhaaro ayaan utukan lahaa wixii lagu wareerana salada istikhaaro ayaa loo tukadaa hadii aan halakaas uga baxo su`ashas jwteeda………. su`aalahyga waa 2 su`aal waxayna kala yihiin sidatan, sheeg goorma ayuu bilabatay soodagitaanka quraanka kariimka ??????????sheeg salaad aan aadan iyo aqin toona lahayn ????????????

  28. Salamo All Hadi An si Guda Galo Arinta su’aalaha 2 su’aalod Mid Inan ka jawabo Ayaan Xaq uleyahay, Ka soco hadi an tan Salada isku Dayo In An shego, waxa E Tahay Jawabteda wa Salada Janazada, ama Salada Qofka medka Lagu Dukado,
    An kaso socdo Ama su’asheda An dhibto haku dalin Ama ha kawal walin ha is wedinin wa maxay Su’ashan, hadi an ku tafa tiro mid sida u adag Ama madaxa dalineso ma ahan wa mid fudud Lakin jawabteda Ad la Cabsaneso..waxe Tahay Su’asha an wedinayo qofka iga hoseyo, …

    **** FG ***
    ( Sorry Qofkaan su’aashiisa oo eheed mid akhlaaq xumo ah sidaa darteed ayaan oga saarnay webka thanks )
    Hadii aniga kadiye ah aan isku sii dayo inaan sii wado su’aalaha waxaan weydiinayaa qofka igu xiga Sheeg sababta gabdhaha Aduunka maaha somalida oo kaliya ay u jeclaadeen Aflaanta musalsalada ah thnx

  29. waxaan filayaa walashey najmo su’aasheyda in u ugu jawaabay walaalkey ahmed kadiye marka sidaas darteed ayaa anigana su’aasheyda ayaan waxaan dhaxda ka dhigay qofka ah next kawarn hadii aad wadan aad ku cusubtahay oo aadan afkana aqoon eey meel bulsho aad joogto sida xaflad oo eey ka dhunto lacag ma waxaad sameyn laheed in aad iska dhaafto lacagtadi misa waad weydiin leheed

  30. asc wr wrb salan gadib su aashas ma ahan mid adag maxa yelay lacagta haday badan tahay wan raadina haday yar tahayna waan ka tagaa ,,,,inta aan su aasha guda galin su aal muhiim eheed oo hadaay aan arkay oo eheed sheeg ducada marka la afuro su aashaas si fiican ayay ii taabatay ,,,su asha aan weediinaayo qofka igu xigo .
    markaad seexaneeso maxaad sameesa ma iska seexataa ama waxaa aqrisa wardiga seexashada

  31. asc salaakadib hadii aan sii guda galo barnamijka walahi horta been waa xarane aniga marmar waan aqristaa marmarna waan kaseexdaa lakiin in ta aan aqristo ayaa badan, hadii aan sii guda galo su`aashayda waa googaaaaaaa , waxaad sheegtaa gooooogaaaaaaaaa?jwb tu cadale hada ba sheeg dhifir dhulyub? wabilaahi al tawfiiq?

  32. asc dhamaan dhalinyaro aniga su.aal ayaan wataa somaliya maxaay galabsatay oo caalamka oga hortay maadama aaynu nahay dad % muslim ah mase la oran karaa tan maanta nahaysata waa mid aaynu keensanay anaga

  33. hadaan isku dayo inaan ka jawaabo suaasha ,waxa weeye anuu markaan seexanayo salada cishe ayaan tukadaa ifan haday last time tahay , then waxan plangareeya holahayga berito.

    hadaan suaashayda waydiiyo qofka igu xiga ,
    sideed u aragtaa gooni isutaaga somaliland, ma aamin san tahay inay somaliya kala goikarto?
    hadii ay jawaabtaadu tahay may,why? hadii ay tahay jawaabtaadu haana why?

  34. asc salan kadib waxa ay ila tahay jwbta in aysan ka go`ikarin sabatoo ahan waxaa waye somali ya oodhan ayaa hormarka loo diidan yahay iyadana waa somali hadaba wakaa hadii an si guda kalo su`ashay da , somalia arimaha katagan maxaad kala soco taa hadi aad tahay muwadin somali ?

  35. Hadan ka jwbo somalia meshi udaray ay maraysa hadan sual dhafo qofta adunka u jeceshahay o nin garabka haysato hada magalada kaga so hor baxdo mala hadli lahayd misa wa ka amusi lahayd

  36. yo i wanna noe how i can get the facebook thingy loll salaan culus nd plus keep up the gud work ur a smart kid if u actually made a web site i swear i was surfin the web and i saw ur website and i could not belive wat i was seein loll mashalla

  37. asc dhamaan dhalinyaro kadib runtii waxaan ognahay in wadankeena xaallad adag ka taagan tahay marka maxad is leedahay collaada waa lagu damin karaa rajo se maka qabtaa future ka somalia????????

  38. waa su,aal fiican walal…soomalia waxaa xal u ah oo dhibka maanta taagan lagu xalin karaa xoog iyo awood dawladeed..dawladu haab iska xumaatee haddana waxaan wada ognahay in nin walba o madax ihi rabo inuu wax hagaajo marka hore…marka waa in awood lagu tir tiraa ciidamada alshabaab iyo waxa kale ee qaska wada oo dhan..ama iyaga laftoodu dawlada tir tiraan..marka hal mid usoo hadho ayuu is fahan imanaya halkaasi xisbi aya taladiisa lagu socon…deetana dawlada aya iman oo dal baa dhismi..markaasi danbe ayay wax kaste hagaagayaan !!!

    asc hadaan su,aal waydiiyo dad weynaha…matalan nin ayaad is jeceshihiin mase ogid in uu mustaqbal kugu yeelan doono…mid kale ayaa ku soo doontay oo jeceylkiisi guur kuugu cadeeyay oo kuu soo gole fadhiistay…haday nin kan guurka iyo mustaqbalka ka raba ee sida aan caadiga ahayn u jecel ay guursato kii hore nafsay ka galaysa…haday kan imika raba diidana nafsi ayay ka galaysa saw maahan……..haddaba labadaa nafsi midkee dhaba midkeesa fudu camal kkk?? asc

  39. A/w Salaan kadib Somaliya Rajo waan kaqabnaa waayo raxmada alle lagama quusto ..suaasha qofka igu xiga aan waydiinayo waa aqoontaada waa heerkee ,,,

  40. sxb Aqoonteeda waa heer dugsi sare 3 ayaan radinayaa jamacad i an facdo ,,
    su’aasha aan weydiinaayo qofka igu xigo waa midaan .. Hadaad baabuur wadatid oo nin ayad ka qaaday xamar da’diisu tahay 54 jir marka aad sii mareysid marko ayaad qaaday 3 nin midka hore wax uu jiraa 40 midka 2bad wax uu jira 35 midka sadaxaad wax uu jiraa 34,cabaar marka la sii socday ayaa la joojiye tuulo wax laga cuno ,,marka booska lagu soo laabtay oo in la baxo la rabay aayaa booska ninkii 40 jiray waxaa fariistay ninkii jiray 54 sano ,marka ninkaan waa ka weyn yahay ayaa la yiri iskadaa waa 54 jir lagu yiri kii afartanka jiray waana uu aqbalay..
    Marka qofka igu xigoo waxaa lagaa rabaa in aad sheegto da’da Darawalka inta uu jiro????Qofkasta wey u furan tahay su’aasheeda haduu Qaran waayo kan igu xigo…

  41. Kakakakakakaka madaxa ayaba igu xanuney sa u xisabinaye marka qofka igu xiga ha isku qato su’ashan iyo teyda hada ana su’asheyda so gudbiyo tusale waxa rabta ina gursato gabar ad aad u jeceshahay waxana tahay qof an waxba haysan micnaha lacag bdn kadib gabadhi waxa ku heshisen meherka ine wax yar dalbato kadib malinti meherka aye dalbatay inta ad ku heshisen in ka badan adna ma awodid waxa ay dalbatay ina ogolatid marka maxa samen lahed qoftana kama marantid?!! Jwb wacan

  42. suaashaan idin waydiinayo waxa weeye laba xubnood oo jidhka dadka ka mida oo marka la isku daro amaba la isku akhriyo inta la is daba dhigo noqonaya magaca gaadhi gaadhigaasoo ah gawaadhida dalkeena laga isticmaalo?

  43. suaasha kale ee aan idin waydiinayaa waxa weeye 1996 kuma ayuu ahaa ninkii u sitay kooxda manchester lambarka (9)? xaguuse u wareegay markuu ka tagaayay kooxdan?

  44. waaaaaaaaaw wa su aal xanun badan lakiin waxan udhafaya qofka igu xiga aniguna su ashayda ayan wata .ma waxad gursan lahayd qof ku jecel mise qof ad jeceshahay..

  45. waw waa su,aal macaan badan hadaan ka jawaabo waxaan guursanlahaa qof aan jecelay waayo waa dookhayga qoftaasi,,,,,,,,,imikana waa su,aashaydii gabadh ayaad mudo jeclayd waxaad daba waregtaba waad ku guulaysatay habeen sadexaad kaad istaqaanaan ayaa waxay kaa codsatay inaad hudheelada waawayn midka mida aad u wada casha tagtaan waanad ka aqbashay lakiin is maandhaaf ayaa dhacay waxaaad u haysataa inay ku macsuuntay balse iyada ujeedadeedu waa adiga inad macsuuntid waxaanad adigu kasii fikiraysaa waa lagu macsuumay adna waa inaad habneekaaga macsuuntaa lkiin nasiib darao markii aad wax walba isla dhacdeen aayaa laydin xisaabiyoo waa lacagbadan mana haysid markaa bixi ayaa lagu yidhi maxaad yeeli lahay waayaabe?

  46. Masha allah walal somali waxey tiri tiisa daryeele ayaa tu kale ku dara. Calashan tan an jeclahay an marka hore meeleyo kadib tan i jecel inan guursado waxan fasax uga so qaadaya ti an jeclaa e an guursaday. SU’AAL IGA GUDOOMA. hooyada waxeyku dhashay keliga hoyo n abe gaari aya la dhacay abe wa dhintay hoyo mel tuulo ayad dejisey oo waa beero ley
    Adigana magalada ayad iska degentahay. Nin cagaha go’an oo gacmana an laheyn hal wil oo uu carur ka lahaana wu ka dhintay marka hoyada aya bani aadantinio u so kaxeysay nin shiikh ah oo u so martiyey aya isku mehriyey hoyada & ninki curyarka aha gacmahana an kahayn. Goor maqrib ah ayad u timid waxad ku qasbanatay inad sexato ileyn gaari baxo tuulada ma lahan. Saqda dhexe habeenki ayey hooyada ku tiri hoyo aderka sidan isu
    Guursanay marti ayan kala aheyn bal inta so xanbaartid aderkaa korkeyga soo saar. An kuu duceeyee.. Hadaba maxad sameyn lahayd….fgacaliye@gmail.com

  47. runtii waa su aal adag lakin hadan isku dayo jawabta waxan gursan laha qof aan jeclahay kkk anigana waxan wata su aal su aashaydana waa kuma qofka adunka ugu nasibka badan

  48. Waaw wa su aal aad u xanun badan. lakin aniga shaqsi ahan waxan gursan laha qofka i jecel wayo qof ku jecel mar kasta wanagaga ayuu jecelyahay. Ana sual ayan u dhafaya qofka iga danbeeya. waa maxay sida ugu fican ee ad qof aad jeceshay ugu sheegan lahayd jaceylkaga?

  49. asc aaaaaa aaaaaaaa waa su aal adag hadii aan isku dayo su`asha ahmed hassan waxaa ugu nasiibka wanaagsan waa kheru khalkhillaah rasuulkeena salalaahu cali hi wasalam (nnkh). hadaan ka gud bo jawbtas hadii aan isku dayo jwbta warsan mahamed waxaan wax ugu sheegan laha waji waji anigoo cabsanaayo qof walbo waa cabsanaa lakiin raganimo ayaan muujin lahaa , hadii qof iga danbeeyo aan su aal udhaafo nasiibku waa cajiib hadii lacala qof indhoole ah dhagoolena ah aad gursato ama laguu guriyo sidee ula dhaqmi lahayd ama uhawlgali lahaydeen ?????????????????????????qofka iga danbeeyooow fadlanaka jwaab su ashayda {{{{{{{{{{{ mr axmed kadiye salaan sare bro asc}}}}}}}}}}}}}}}

  50. asc hadaa ka jawaabo su”aashaan horta hadii oo ilaah calaf kaga dhigo qof dhagool ama
    qof indhool horta dhagoolaha inkasto oo wax maqlenin hadana waa la dhaqmi kara
    oo hora waxaa loo dhahay 5faroodle isma fahmiwaayo. 2kan indhoolaha anaa indho unaqanaayo cml. Qofka iga danbeeyo su’aasha ugu tagaayo waxaa waayay meeqa jir aa aheed marka wax jeclaaseesay?

  51. www walaal mcn caaqil yare hadii aan isku dayo su’aashada muhiimka kuu ah inaan ka jawaabo saraaxa waa su’aal adag misa macquul ah inee soo marto qof walbo hadii uu rabi idmo lkin aniga ahaan waan qaadan lahaa anigo markaas fiirinayo ajar min CINDA’ALLAH waxaana ulla dhaqmi lahaa si bini aadanimada ay ku jirto waaba hadii uu rabi qadaro bro saraaxa waana jeclahay inaan guursado gawar muslimad ah misa u baahan musaacada aadaana u jeclahay saacidaada insanka mahadsanid,,,,aniga su’asheda ayee waxee tahay adigoo tahrib ah misa socday in ka badan hal haween & hal maalin in ka badan hadii ay dhacdo gawar kula socotay oo markaas kuso baratay jidka hadii ay kawihii ka go go’een misana adiga aad wadato kawo wanaagsan ama fiican maxaad sameen laheed ma siin laheed misa ogowse dhul dheer ayaa idin dhiman ama safar dheer ??? thank’s

  52. Waxaan sameeyn lahaa waxaan u galin lahaa gacanta ma naxaxa (Xarunta Taranka ee ragga)

    Qofka iga danbeeyo su’aal?

    Hadii gabar ad heshiidaan oo abtigeed wilkiisa uu u soo doono adna ad balan adag kala qaadateen maxaa samen lehed gabadha abtigeed iyo wilkisa ka soo carartay adna ad jeceshahay ma aroosi leheed misa abtigeed ayaad u dhaafi leheed ?????????????

  53. su’aashaan hadaan ka jawaabo abtigeed ma u dhaafi leheen ee isla markaas aa guursan lahaa maxaa u dhaafaa hilib aad rabtay hadii uu lugihiisa kugu soo raadsaday maa dhaafee jaawaabta waa maya.

    aniga su’aasheeda waxay tahay haadii gabadha aad dhabta isku jeceshihiin oo wiil kale daba dhigto oo micnaha jeclaado iyadana ay rabin oo uu qasbayo meeshana dalkaaga ma’aha mana ladagaali kartit wuu kaa weenyahay maxaa sameenleheed iyadana mar walba waykuu sheegtaa hebel aa isoo dhiba waa ku jeclahay uu idhahaa mana rabo wuu i qasbaa maaxaa sameen lahayd????????????????????????????????????????

  54. asc dhamaan muslimiinta salankadib waad mahad santihin sida aad ugu jwbteeen su ashayda ((((((((((qalanjo iyo osman said ali ))))))))))thnks aan idiin leyahay hadii an si guda galo su`asha jwbteeda , waan gursan lahaa maxaa yelay wax walbo jaceelka aa kaween hadii an halkaas uga baxo suashaydana wa tan , waxaad sheegtaa shayda dareere ah sida biyaha ama caanaha qabaw ama taljo aan ku adkanaynin ilaa kuleel lag adekeeyo mahine ??????? qabow kuma adkanayo sida barfka oklae lakiin kuleel ayaas ku adkana ????????????

  55. caaqil garan mayo jwbtaas, next member waxad ka jwbta su’aashaan: meeqa sano ayaad ku qaan gartay? Maxase darentay markad aragtay calaamada qangarnimada lolz? No xishood sidu walaalkey Kadiye u hore u shegay xishod mamnuc any way jwb wcn thnx

  56. jawaabtay dhib maleh gabadha ugu quruxda badan dumarku waa gabadha dheer cas jir qurxoon leh markasta labis fiican qaadato dabeecad wanaagsan taas weyaan

    su aashayda waxa weyaan
    hadii wiil saxiibkaa ah gabadh ay wada sheekaystaan uu damac kaa galo isna uu aad ujecelyahay uu kugu arko adoo gabadhii lasocda oo shukaansanaya uu xagaaga usoo dhaqaaqo cadhona iska muujiyo maxaad samaylahayd wiilkuna uu yahay saxiibkaga 1

  57. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    ASC akhyaarta web-kan waan idiin salaamy sxb waxaan su aashaasi uga jawaabayaa in ay yihiin kuwo aan la siku qorin in ay isku jawaabaan islamarkaana qofka qofkale isdhaafinayo ama uu sanogayn hadalkiisa.

    Mahadsanid.

  58. Waxan samen laha gabadha ayan weydin lahay waxandhihi lahay ani iyo saxibkey yad jeceshahay ayadan nakala sari lehed
    su,aasheyda ayaa eh sidatan hadi ad gabarku hishisan inad wad sinesatan markad dharka iska dhigtay ayadana iska dhigtay oo adigana dusheda ku kor fadhisid ayey dharka iska sibtay mesha adsugeysay mahane waxaad ku,aragtay xubinka taranka ee raga maxad samen lahed

  59. a/s w/ walaal mahadsanid awala markaan u dhaadhaco jawaabta ninka iga horeeyey waan ka kici lahaa alla bari ayaan sameyn lahaa awalkiiba danbi ayan ku jiray suaasheda waa dhaagta aad qabto ma wanaagsan tahay inaad la kaftanto iyo fara ka ciyaar sheekada kama wado iyaa sheeko waa caadi mac salama

  60. ha wad la kaftami karta wadna la ciyari karta maxa yelay wa wa xaaskaga ,,,,,,,,,,
    su asheydu wa su aal dini ah NBIGENA (CSL) IMISA CARUUR AYU DALEY IMISA XAAS AYUMA LAHA ,,,,, FADLAN,,,, HA IGA XUMANINA ONLY QUESTION WALALYAAL

  61. asc,walaal marka hore waan ku salaamay,horta wax laga xumado ma jirto waayo waa su’aal fiican marka huuno aniga haddii an ka jawabo, nabiga c.s.w wuxuu dalay 4 gabadhu iyo 3 wiil, prophet muhammad(s.a.w) had 12 wives 9 were alive at time of his death.laakiin intaa badan waxa la dhaha nabi muhammad wuxuu lahaa 9 xaas.

  62. Asc aqyarta ku xiran wap setkan qimaha badan sidan hubna na waa laga helay wap setkan qima ha badan waxan ugu mahad celina dadka sameyen wap setkan hal su.al ayan wata nibi gena suban naxaris iyo nabad galyo kor kisa ahate meqo ilmo ayu dhalay magacodna ilmahisa

  63. asc salanka kadib rahma aad ayad ugu mahdasantahay jwbta dabacsan aad kasiisay su ashaas intas kadib,,,, su al waxaad shegtaa cirigaaga wax kugu wajibaayo halmar oo qudha ?

  64. Marka hore iga hooda sln sare soo dhabeyn diiran qalbi idin nugul leh anigoo idin xiisoon wepka somaliaction aan u hamuun qabo, jwbta haddii aan isu dayo waxa cumrigaaga halka mar kugu waajiba waa inaad xajka aado.
    Su’aashaydana waxay udhaceysaa sida tan, sheeg xiliyada uu ragga ugu raaxeysiga bdn? Su’aasha oo aad fahantaa waa jwbta barkeeda.

  65. hadii dumar asluubiyo
    dabci fiican leeyahay
    dulqaad tii u dhalataay
    dadnimadiyo sharafta
    duco waalidkeyd
    tii loogu daraay
    daacadnimo waxaa hela
    danahooda taam noqon
    duulkii ilaah iyo
    diintiisa caabuda
    dariiqii rasuulkana
    aan dacalka dhaafine
    waxaa ugu danleeyhay
    waa maalmo duniduye
    dumar taan ka doortaay
    ila garo danteydoo

  66. asc all waan idhin salaamey salaan sare. hadaan ka jawaabo su,aasha waxa eetahay . marka oo guursado gacalisadiisa. aniga 2 su,aal ayaan wataa, su,aasha 1waxeetahay.maxaa sabab u ah dhibaatooyinka iyo duliga heysta muslimiinta maanta?
    2aad sheeg abuu bakar rc magaciisa oo seddexan? dadka oo dhan ayaa kajawaabi karaan🙂

  67. asc waxaan filayaa walaal in ay tahay aroortii hore ama xiliga waabariga eh waayo waxaan sheeko ku maqlay usha ragga wy taagan tahay subax kasta aroortii kkkkkkkkkkkkkkkk

  68. marka hore aan kaa qaado sln sxb sare nin ka ragga raaxadiisu waa inuu u tagaa xaaskiisa-balse aan idiin dhiibo suaal xanuun badan waxayna ka dhaxeysaa qof walbo oo ka jawaabi kara?waxaa is jeclaa gabar iyo wiil muddu markay wada socdeen ayaa gabadhii waxaa usoo baxay risbonsar oo ay ku safarto wiilkii ayaa wuxuu yiri ma iga tageysaa xitaa wax xasuus ah ma ii reebeysit ayuu yiri markaasay warqad soo qaadatay waxayn ugu qortay waxayna ku tiri warqadaan ha aqrinin ilaa aad ka yaabtit balan ayay kala galeen gabadhiina wey baxday maalmo kadib wiilkii warqada wuxuu ugeeyay hooyadiisu ku yiri hooyo ii aqri kadib hooyadaii markay kala furtay ayay ku tiri gurigeyga iiga bax waa uu soo baxay kadib wax uu u tagay aabihiis asagan tusiyay aabihii ayaa wuxuu ku yiri magacayga ha sheegan mar kale kadib ayuu u tagay habar yartiisa ayadana wey aqrisay ayay ku tiri maandhow wadankaan isaga bax wuu baxay wuxuu fuulay marka seddex maalmood kadib kabtankii markabka ayuu ku yiri ii aqri warqadaan kabtankii wuu aqriyay asagoon jawaab siin ayuu amray in badda lagu xooro wiilka kadib waa uu soo dabaashay oo uu badbaaday waxayna is arkeen gabadhii ?hadaba waxaad sheegtaaa warqadaas intaas dhib uu u maray waxa ku qoron?haday xiiso kugu qabto suaashan waxaad ila sooo xiriiri kataa email cabaasnaa120@hotmail.com

  69. Asc aniga hadan jawabta isku dayo waa marka uu isku filnaasho gaaro aqyaarta su’aasha aan watana waxey tahay raga iyo dumarka yaa kacsi badan yaana raaxada ku xiil dheereeya ??!

  70. Hadan jawabtayda ka dhibto waxa kacsi badan gabdho hadanahay anakana ku xiil dhereno su’aasheyda hadan ka dhibto raga iyo dumarka yaa damac badan kuwa ku noool qasatan wadanka suudaaan???:D

  71. Hadan jawabtayda ka dhibto waxa kacsi badan gabdho hadanahay anakana ku xiil dhereno su’aasheyda hadan ka dhibto raga iyo dumarka yaa damac badan kuwa ku noool qasatan wadanka suudaaan???

  72. Hadaan ra igega ka dhiibto raga iyo du marka waxaa damac badan raga sida aay aniga ila tahay lakin anigana su aal ayaan wata qsatan dumarka ku saabsan taa o ah dumarka buuran iyo tan catada ah tee ba raxa badan marka aay la raxesanesa nin keda oo macaaan

  73. Ok sahru ni wasax taa idinka aya ku aqoon badan su aasha hada u so laabo hadaan nahay raga anaga aya damac badan oo hadaan arko gabar adigo kalae oo qurux badan waan kac sana ragana wa sidaa lakin su aal ninka iyo naagta ayaa maseer kulul

  74. Ok aninagana su aal ayaan halkan ka so jedina dumarka raga keey ayee ugu jecel yihiin kan guska waay iyo kan gus ka yar gabar wal bo iyo naag waag walbo aragtideda ha ka so dhibato

  75. sxbkay kala foge jawaabta gabdhaha kaliyuu u daayay anigana wiil baan ahay waxaan filaa gabadh uun baa kaaga jawaabi . shu’aashaydani waa mid xoogaa yara dheer oo aad u adag qofki kajawaabaana waa Smart waxayn tahay sidan

    hooyadaa oo aad in badan ka maqnayd ayaad u tagtay si aan u soo booqato xaalkeedana lama socon markaad gurigii tagtay ayaad waxaad aragtay hooyadaa iyo nin lugaha iyo cagaba ka go’anyihiin oo hooyadaa la jooga markaas ayaad tiri hooyo qofkan muxuu ahaa waxay tiri hooyo maadan ogayn wuu i guursadaye markad salaanta dhamaysatay oo aad macasalamaysay ayay hooyadaa kutiri hooyo intaadan bixin ninka isaar ama fuuli karee?
    maxaad samaynlahayd hooyadaa oo wax kaa codsatay ?

  76. ilaa hada su aasha meesha ee mareeso lama oga ruux waliba waxuu dhibtay fikradiisa oo kaliyah marka wax su aal ma arko WAXAAN KA CODSAN LAHAA maamulka SOMALIACTION inee sameeyaan nidaam xaga webka waxii macquul aheen inee tir tiraan si loo fahmo warka muhiimka ah ok bye

    • ala mr kala foge su aa shaadu caadi maaha micnaha aamus ma kaala jeedin ee waxaan ka wadaa su aashaadu ma shidna ee waa ssssss waayo this is 2012 su,aalaha soo kale waa celis salaam

  77. waxaan waydiin lahaa axmed kadiye balwad maleeday micnaha jaad sigaar wax saasa ma isticmaashaa ok haday su aashaadu tahay haa meeqa saac yacni imissa saac ayaad ayaad seexataa the night

  78. wxn ahy xamse o idinle wadku mahadsan tihin balse markale ayeynu isku dayi donan su,alahas base tydu wxy thy mxdku faraxda yaseka farxiya

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s