Hadiyada ugu qaalisan iga aqbala plz


Sawirka Kilik kusii

Sawirka Kilik kusii

22 thoughts on “Hadiyada ugu qaalisan iga aqbala plz

  1. hi xabib iga hano salan qali ah oo qiimo iyo qayo ba leh abayo anigu waxaan ahay qalbi ku jecel weligeyna maku hi mamayo ileen waxaa tahay qalbigeyga waxaa tahay nafteyda waxaa tahay wadnaheyga iyo dhiigeyga abaayo war walba waan ku xisa macanto waan ku oo manahay gacaliso ifka idigan u jeclahay baby i miss you

    • waan ku salamay bro jimcale sidee tahay sxb waxaad tahay nin rag ah marka sxb qof aad net ka baratay sidee u leedahay wan ku aaminay ii soo jawab mida kale sxb waxaa loo bahan yahay qalbigaaga qofka aad u dhiibeysid in aad taqaano waxa ay tahay sxb just keep moving bro nafta adiga hadal lee wadaa wiilka wax la qabo ama meesha ka aamus

  2. wooooooooow marka hore waxaa salamaa masul sare AHMED ABDALLA AHMED KADIYE marka lamaar asxabta wabka soo booqato waxaan ku waa ninaa ogoow qurux waa diin dariiqaa mareysiyo lama diidi karo calaf hada ne dood kalee tiri damanihi hurdayaa dibi dhalay saciisa warsa waxaa ku deysaa darajada ilaahey ruux da daalo baa hela adinka ne sxbyal aan idin la dar darmee guurdoon hada tihin aan idin la dar darmee ha igu diidina wanada dab nimaa ku joogsan dabas kama fogaadeee

  3. Dhamaal waxaan salaamaya dadkamusliminta ah meelkasta ayjogabnba marka labad waxaansalamay dhalinta web ee sida fican uga soo qayb galay barmaamujkan nalosooxulay dhamaantin waad mahadsantihin

  4. Dhamaal waxaan salaamaya dadkamusliminta ah meelkasta ayjogabnba marka labad waxaansalamay dhalinta web ee sida fican uga soo qayb galay barmaamujkan nalosooxulay dhamaantin waad mahadsantihin goodlucky by maxud kosaar abdi

  5. Halkan waxan ka salamaya ahmed abdulah kadiye o barnamijkan isku so daba riday waxn leyahay daruraha hilac iyo dayax nur bad tahay somalida dadkediyo dulxarir bad tahay dawadii aqontiyo dooqena bad tahay marka ad na deqdee qoralkagu daawano qalbiga na dararo indhaha ku doogsada kadiye noolow sida kale i love aqyaarta lolz

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s