Dhalinta Soomaalida iyo Maandooriyaha


Khamri

Khamri

 

 Dood wadaag gaaban ooo aan umaleynayo inuu Muhiim noo yahay hadii an nahay Dhalinyarada Somalida meeel walba aan aduunka ka joognee
Dooda waxa ay ku saabsan tahay dhalinta Somalida iyo maandooriyaasha
Waxaad arkeysaa dhalinyaro somali ah oo isticmaala noocyada kala duwan ee Maandooriyaasha sida xashiishada iyo khamriga markii laga tago sigaarka iyo jaadka oo ayba agtooda wax aadi ah oo easy ay ka tahay marka sooo dhawaaw doodaana fikirkaaga ka dhiibo horey usii gal

Dalkii dhalinyaroooy dagaal miyaad ku jireesan, qurbihiin khamri miyaad ku cabeesaan Oh….oh

Welcome all Dooda waa ay furan tahay

dhalinyaro somali ah

dhalinyaro somali ah

Dalka markiii la joogo dagaaal

Qurbahana khamri miyaa lagu cabaa dhalinyaroooooy???

BY: AHMED ABDALLA AHMED KADIYE

10 thoughts on “Dhalinta Soomaalida iyo Maandooriyaha

  1. dooda wa mid muhiim ah xaqiiqdi lakin aniga ahan waxan qaba in khamriga la cabo intii dagaal iyo kufsi iyo dhac dhalinyarad ku lug lahaan laheyd

  2. Walxaha maanka dooroya ee dhaliyaradu ku soo badanayaan isticmaalkooda waxaa sabab weyn ku leh waalidka caruurtaa dhalay oo aan muhiimadda saarin tarbiyeynta ubadkooda islamarkaana intii waxqabashada lahaayeen kagaabiyay lasocodkooda ama raali uga noqday dooqooda oo waqtiga ah mid gaaban

  3. aniga oo ah wiil soomaliyeed waxaan ka qabaa doodan horta khamriga iyo waxyaabahan ay dhalinyarada ku foofayso waxa u dhaanta inay danahooda qabsadaan xashiisgda iyo waxan dhiiga la fal galayana markay iska dayn waayeen lama yaabin ee waxa arin ka taaganyahay waxa markii hore ku kalifay alxaasil waxay ila tahay inanay waxni fioicnayn

  4. Bro saa waaku khaldan tahy dadka dhan isku mid mahan dadka curbaha jooga oo waxaa jira kuwa dalda jooga ka wanagsan100%

  5. hadii aan iska joojoin lahayn mukhaadaraadka waxaa balwad noo noqon lahayd in aan u raadino dalkeena nabad lkn hada qof walba oo somaliya joga marka uu waayo niicdii wuxuu galaya wadada wax uu dhaco ayuuna goobaya asxaana way kala tageen kuwa joga qurbaha waxayba marayaan heer ay ilaawaan waridkii dhalay sorry

  6. Abdalla ninkey u qoran tahayoow ma waxaad ilaawday aayadi quraanka ahey: qamriga ha cabina qamaarkana ha dheelina, marka alla wuxuu xaaraantiniyeey adi ma baneyn kartide, is barqabo ayaan ku leeyahay, mida kale waxyabaha qaar lama fududeyso, ileen hada waxad ku hadleysay waa budco, bidcadana waxay kugu geyneysaa baadi ahansho, baadi ahanshuhu naar, taa illaah baan ka magan galeynaa,

  7. horta waxa khamri cabbaya waabila aadan
    waxaana lagayaabaa in uusa ogayn khamriga wax xaaraama………………..
    maraka anaga maxaa naloo kabaahan yahay???
    waa in aan daka waciyi galina oo wax usheeg naa oo mid mi ugu fahansiinaa
    ileen aakhirku waxaan wax usheegayno dhagax ma ahan ee waabilu’aadan
    waana uduceenaa ………………. bilow soonqoy

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s