Aabe kii ugu naxariista darnaa aduunka


aabe kii ugu xumaa aduunka
aabe kii ugu xumaa aduunka

Sheeko cajiib ah oo wadata sawiro sii aqri sheekadan….

Salaan sre asxaabta dhamaan

Aabaahan sheekadeena ku jira ayaa baaga muundanimo inteey kabadatay  waxa uu alifay in uu ku shaqeesto barnaamij ah in wiilkiisa gacantiisa baabuur la kormariyo

Aabahan waa aabe hindi ah kuna nool isla dalkaasi inida waxa uuna jabiyay iskoorka ah aabe kii ugu naxariista darnaa

waa sax wiilka xanuun gaarimaayo marka baabuurka la kormarinyaao gacantiisa, balse si qaldan hadii loo mariyo maxa dhici kara????

Arinkan waa arin aad looga naxo

Laakiin adinka yaan idii deyneenaa si aad u daawatan sawiradan oo fikradihiina aad oga dhiibataan

thanks

by: Ahmed Abdullahi Ahmed Kadiye
Madaxa webka Somaliaction.tk
axmed_kadiye@hotmail.com

36 thoughts on “Aabe kii ugu naxariista darnaa aduunka

  1. waa wax lagu yaqaano hindida inay lacagta jecelyihiin laakin hadaan fakradayda dhiibto sidan uu sameeyay ninkani waa naxariis daro maaha inaad ubadkaaga ku ciyaarto oo aad ku khamaarto

  2. aniga waaa arin indha sarcaad ah maaha wax runa
    laakin hooyo iyo aabe isku naxariismaaha
    aaawaya hooyadiis ….
    aad baan ugu naxay aniga oo aabe noqondoona

  3. aabahaan waa aabhii aduuunka ugu fiiicnaa waayo awladiisa ayuuu ku shaqaysanayaaa ilmihiisana markuu waynaado wuxuuuu unoqonayaa ilmo baari ah waayo koolkoolis iyo jiljilayc ma uusan tusin waa aabaha aduunka ugu fiican fikirkayga ayaana ka hadlay

  4. e e e e kanaa
    abbe
    maahan waa ey ey dhalay wacal ma caroor ayaa sidaa layeelaa ame bidaaadan kaas yaa utosu wasaq wasaq dhaly ofoffffffffffffffffffffffffffffffffffffffffff

  5. Marka hore wan idin salamay bahda webka iyo inta kuxiranba hadaan kahadlo fikir keyga waa wax lala yaabo waxaaba taas kasiidaran isagaa dhalay waxaan aamin sanahay anigu in dhibaatadu dhan ay sababtey diinta uu heysto hadduu nin islaam ah ahaan lahaa sidaan masameeyen waa fikirkeyga

  6. waa wax lagayaabo runtiina laga naxo aabe ilmihiisa sidan ugalaya

    lkn aniga wax dhihi laha asiga bab dhalin ayan umaleny wayo aabe sida uu calola adga majiro marka aabe ama ah kan ee waa xasida marka kan oo kalo in lag tulmamo aabe waqalda ee haku tul mamina aabe kan by

  7. Asc dhaman bahda websetka iyo inta la xarirta ka kadib hadan kahadlo fikradeyda wlh marka hore indida wa wax lagu yaqano falalka cenkas sida sida isdilka isgubka iyo wax yabaha cenkas waxana sababa dadka wadanka udhashay boqolal din ah kala wata marka layabi mayno arinka manta sida ah bbyy wa fikradeydi

  8. waxaan isleeyahay markaan naxay dabadeed waa arin laga murugoodo aabahanina markii horeba garaadka ayaa milqaaacad loo daray.markaa waa sidaasoo garac buu ahaa yoo naxaristaa ka tagtay hadii uu ilaahay naxariista dee wuxuu doono ayuunbuu samayni hadhawna kuwo kale ayuu iibgayni yaa yaa

  9. waxaa lagayaa baa in uu dhalay 11 wiil, oo ay u dhamaadeen gaajo, markaana kii kahadhay ayuu is yidhi gacant go dadka hako dararsadee,si ay ugo naxariistaa ilee waa gacal la yahee, i believe that is the season because hundred thousand million In India every year died stuffing hunger did n`t have a food

  10. marka hore dhamaan waa nii slmy mrka xigta arintan waa mid laga naxo wayo aabe naxariis bdn saan ma yeeli laheen fikrad ahaantey anigu qudhey waxan umaleenaa inuu asi dhalin. Waxaana la dhihi karaa in aya baahi ugeysay balse waa baahanahay baqti looma cuno sida uuyeelay ma ogola diinta by dhalan yarada itaqaano dhamaan wa salamantihin waxan ku suganahay briminghamcity by

  11. Waa

    waa kii ugu naxarista xumaa, wuxuuna istaahilaa in xukun adag la marsiiyo, waxaase ka siidara kuwa fiirsanayo oo asaga la mid ka ahi.

  12. asc dhamaan walaalayal mid aya jirto taaso ah waalid marwalbo wey saxanyihiin laga yaabo in u ubadkan barinimo darted aabahan ka dalbaday in u sidaan nolosha kula qasabtay marka wa abe fiican

  13. Wlh waa arin xun bls waa aabe naxaris laawa ah ‘waxayna kutisine qofka hadii baahida kabato in uu wax kasta sameen karo sorry{ waa xasan kulmiye}waadna mahadsantihiin.by All

  14. waa’laba’ay oo waan suuxi ilmahayga maan gaadhi u dhigila’haa laakiin in ninka la soo baadho ayay ahayd waayo ninku miyuu sidan caadi kuyay maya maya caadi daa wax caadiyi meesha laguma hayo so sorry

  15. Asc aqyaarta qiimaha leh ok alow walidkeena noga dhig bariyal oo imanan nogu yeel kan aabe ma,ahan waa bahal horar ah mana ku dhaqmo aabe muslin ah sidan.

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s