Sawiro ay ka fajacday America


American Flag

American Flag

Hey’adaha baaritaanka sameeya ee dalka mareykanka ayaa waxa aad ay ula yaabeen kana fajaceen sawiro lagu soo bandhigay internetka iyo muuqaalo farxad galinaaya qof walba oo islaam ah aqri dhacadadaan oo daawo sawiradan

 

Bismilaahi Raxmaani Raxiim

Meesha waa Magaalada Eskandariya ee Masar ku taala

Sheekha : waa  sheekh xaatim kana mid ah shuyuukhda quraanka aqrisa kana soo jeeda magaalada damanhuur oo ka mid ah magaalooyinka yar yar ee ku agyaala magaalada eskandariya

Waqtiga : Salaada taraawiixda Sanadkii hore

Tani waa masar sawirada ugu cajiibka badan ee aad ku arki karto Masar

Hal Malyan oo qofood oo hal meel ku tukanaaya

Sawirka ka yaabisay Maraakizta wax lagu baaro ee dalka mareekanka

 
By: Ahmed Abdullahi Ahmed Kadiye
Madaxa Webka Somaliaction.tk
E-mail: Axmed_kadiye@hotmail.com

30 thoughts on “Sawiro ay ka fajacday America

  1. asc dhaman umada muslimiinta gaar ahaan umada soomaaliyeed
    walahi waa arin muslimiinta dhan ay ku farxayaan halka gaaladana ay ka naxayaan
    umada ilaahay uhanuunsan oo niyada san qalbiyada qashuucsan oo ilaahay dartiis uqashuucsan masha,alaah illahow hanuunkaaga nasii adaa na hanuuni karee umadeenana colka iyo culeyska kaqaad adaa awoodee yaa rabi aaaaaaamiiin aaaaaaaaaamiiin

  2. ascwrwb allaahu akbar maasha allaah ilaahoow muslimiinta qalbigooda mid kadhig iimaankoodana quwad sii gaaladana rucub kurid umada soomaaliyeedna ilaahow colaada uga gargaar oo nabadgalyo aan nusqaan laheyn oo shareecada islaamka lagumaamulo ilaahoow si dhaqso ah usii allaahuma aamiiiiiiiiiiN

  3. waxaan jecelahay in talo leyga siiyo sida aan is badal u gaari lahaa maxaa yeelay waxaan ku dheeraaday iskaa bulanimada kkkk marke bah weynta meeshaan soo gasho waxaa laka yabaa in eey kujirto gabar doneysa in eey ka hesho wiil wanaagsan o mustaqbalkeeda ku wanaagsan

  4. waxaan salamayaa bahwayta ku kulanta websitkan aad baan ugu farax sanahay
    in aan isku barano dhalin fara badan kala jooga daafaha dunida waxan ahay wiil dhalin yaro ah aan wali helin lamane illa qaybsada nolosha dhabta ah waxan rajaynayaa in aan heli doon tii alle ii qoray kana heli doono dhalintan webka kkkkkk anoo ku farax san

  5. waxan ahay shaab soomaliyed waxan ku faraxsanahay inan ku so biro dhalinta ka qeyb qadata webkan balwadeyda waa waxbarasho waxan jeclahay inan mustaqbalka helo gabar diinta alle u hoganta quranka waxaba rajeynaya in la ii faa ideydono qaabka loo baaro webka waxan ahay arday ku cusub barnamijyadan bye

  6. waxa doonaya inan wanagsan ahlu diin ah oo ku nool kenya qas ahan islii oo iga kalmaysa diinteda gar ahan cibadada salada,soonka sunada ah,salatulel,iwm fadlan da dada waa inay noqota teen ege
    z_awarsame@hotmail.com

    • asc walal zakariye aniga gabar wanagsan ah waaxan kaa soo baxay jamaca umm Al-qura universtiy oo sacudiga waaxana rijenaya in aan noqoto wiilka radinayay

  7. MAASHA ALLAAHA ILAAHAY IDINKA IYO ANIGABA HA INAGA AQBALO
    AAAMIN AAMIN AAMIN
    DADKA GAALDA AHNA ILAAHAY HA SIYO IIMAAN IYO HANUUNA
    AAAMIN AAMIN AAAMIN
    WAARAMDAANE

  8. Mukulaasha lagu xardhay calanka maraykanka waxaa ay tusinaysaa sida america ay ugu talaxtagtay u dhabagalka dhacdooyinka aduunka iyo sida ugu kharashgarayso malaayiin doollar waxaana rajeynaa in umadda muslimiinta ah ay warka joojiyaan oo ay wax baaraan

  9. Gabar din leh hada donaysid hadaba mid ogow walalkayow
    ogow qalbigaga wali inu nol yahay o ficanyahay sas darted adiga maad noqoto wiil diin leh o Allah saxibka 1,ad ka dhigatid macnahayga ma ahan ina Allah col latahay waxan ula jeda mad ku xirantid Allah iyo cibadadisa markasa oganaysa macanka imanka u leyahay tankale gabar diin leh o u imankeda dhab yahay maba jecla nin ay dinta kabadiso wa marki an aniga iska hadlo, Allaha nawada hanuniyo amiiiiin, dhalinyaroy maam mar usn jesatin dinta markas imanka mcnkisa ad dhadhamisine

  10. ku fahmo asc wr wb abayo fahmo sifiican ayaad uhadashay waxanad wiilkaa hore usheegtay in gabadhu wiilka ay diinta kabadiso anay jeclayn wana suragal waa hadal runtii suragal noqonkara anna waxaan ahay wiil is huba oo xafidul qur.ana diinatana wax kayaqaan kuna camal fala 5waqtina safka hore kutugada anoo weliba kunool wadamada yurub meel kamida markaa saad kadhawajisay waxaad sheegtay in aad diinta wax kataqaan markaa inaad ilasoo xidhiidho ayaan rabaa haddii wiil ay idinka dhaxayso wada shekaysi marabo inan idinsoo dhexgalo waayo diintu ma ogola inaad gabadh nin ukhidbeyey inaad dhexgasho isisoo cadee abayo war ayaa kaa sugayaa ( mohamuud)

  11. Salaamullaahi caleykum salan kadib‏ ‏kalimada ilaahey kor allaa kadhigo islaamkana ilahey hacizeeyo intaa kadib waxan nafteyda iyo naftiina u dardaar mayaa alla kacabsi waxaana leyahay (sahay qaata sahay laqaato waxaa u qeyr badan alla kacabsi)allow islaamka kor kadhig aamiin aamiin aamin

  12. Asc wan adin salamay dhaman aqiyarata sln kadib anig waxan ahay gabr ku cusub web waxan filaya in la iso dhaweyn dono insha alaah

    mada in muda ah aan wax kuso qorqoray walaal

  13. asalaamu calaykum dhamaan ummada muslinka ah mayl waliba oo aduunka kajogan salaan kadib walaalayaal waxaan jclahay inaa fagirkayga aan idinku biirsado walaalayaal waayo muslimiinta waxa wanagsan in ay wadagan fagirkooda walaalayaayl waxaa idin leeyhay qof waliba waxuu cunaa waxii ilkahay u qoray marka walalayal waxaa noqotan ummad ilahay uhanuunsan sida walalahena masar iyo dhamaan ummada muslinka ah oo mayl waliba ilahay ugu nimacyay walaalayal somalida waxaa weeye dad jecl diinka ilahay balse aan fahansanayn diinka taasina cayb mahan walalayal waxaad haysataan waqti aad kubaratan qayrka ilahay ilaahayna waa idinku garab kalayaan walaalayaal marka saas ayaa inoo balana intii hadalkayga gaaray walaalayaal waana idin salaamayaa walaalayaal aduunka iyo aaqiraba anaga ayaa laraba inaa wax wangsan samaysano waayo aduunka waa camalkaada aaqiro marka camal fiican udiyaarsop ilahay xakiisa ilahayna waa kaa abaal marinayaye wlaalayaal asalaamu calaykum dhamaan muslimiinta

  14. Asc ramadanul karim umada muslinta waxan udardarmaya naftina iyo tedaba alle kacabsi kadib wax walbo o inku dhaco ha ahato alxamdulilah wey qorned marka sida udhaqanti waxadkubireda nolol qali ah allana karali yahay nolashas so faqir iyo tajirba farxad ugunolanayan kadibna waxan idin leyahay walalayal iso duceeya waxan donaya inu ilahey shahidnimo igu irsaqdo micnaheygana mahan muslim inan ladagalamyo e waxan jeclahay inan shahid noqdo hadana waxan barta dinta islamka xafidul quran inan noqdo ayan donaya mudo yar kadib illah ayan kamagan galnay shedan iyo inanbanesano lakin jihad wujira ejihada aya muslimiti kaluntay ilahey hanasiyo wada natusinedo jihadka xaqaj si ey uhelaan kuwajecel shahidnimo in lagu so saro malinta aqiro ane ilaah igu irsaqo intajecelna ugu irsaaqo asc

  15. waxaan ahay wiil soomaliyeed waxaan donaya inaan janada galo, waxaan aaminsnahay inan horey u galin wax khalad ah o iilamuqda, arin weyn, lkn khada wa u dhacaa markastaa, taana alla ayan uga toobad keenayaa, lkn tan adaniga waaan doonaya in ad i caFISAN INTA MAQALKEEGA IYO MUUQAYGA TAQAAN E-MAILKEEGANA WAA baliqurisalah@hotmail.com

  16. Mr Hussein
    waxaan kasalaamayaa halkan dhamaan asxabta sobaqata webkan salan kadib waxaan dhihi lahaa saxibayal somali hamidowdo meelkastoo ay joogtaba waayo waxan ogahay in lakal lumay sida aniga oo kunool mareykanka oo an somalia waxbadan ka ogeyn. walaalayal igana raali ahaada webkani waxan ku ahay martiye byeyyyyyyyyyyyy

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s