Qaabka ugu dambeeya ee Aduunka Camerada wax loogu duubo


Camera Duubis Riix Sawirka

Camera Duubis Riix Sawirka

__________________


BY: Ahmed Abdullahi Ahmed Kadiye
Madaxa webka Somaliaction.tk
info@somaliaction.tk

Axmed_kadiye@hotmail.com

17 thoughts on “Qaabka ugu dambeeya ee Aduunka Camerada wax loogu duubo

  1. asc marka hore waxa halkaan ka salaamayaa walaalahey muslimiinta ah meel walba ay joogaa dalka iyo dibadda waxa aan ahey gabar 22jir ah kuna nool dibadda waxa aan rawaa qof iguur sada qofkaasoo ah ninka aan iska helno daweecadiisa iyo dhaqankiiisa iyo diinta islaamka ku dhaqmaayo waa inuu ahaadaa wiil 20ilaa 25emailkeyga waa kan [sihaam-20011@hotmail.com]byyyyyyyyyyyyyyyyyyy

    • rihaam waad ku mahadsan tahay sida wanaagsan oona taxgalinta leh
      aa anaga inoogu sheegate in aad u baahan tahay wehel hadana waxaa u diyaar ah aniga oo magaceega la dhahu nuur bishaar kuna nool wadanka holland dahdeydana waa 22 jir ku soo dhawaaw gacmu furan iyo farxad emailkeyga waa kanaa waa ilidmagoowe@hotmail.com

  2. sihaam qaali anigah waan jeclaan lahaa in aan adi cml ku helo lkin anigah maogi in aan isheleeno iyo inakele ale ayaa og lkin dadaal uun baan heynaah sax sihamq alai markah anigah wax jeclaan lahaa nolsha in aan wadaagno qaali waxan ku noolahay saudi arbiya waxana jiraah 20 sano qali sihaaaaaaaaaam jawaab sihaam

  3. ugu horeenti salaan ayaan kuu soo marinayaa mr.kadiye
    marka xigto waxaan salaamaa aqayaarta daawata bogaan
    mr.kadiye waxaan ka codsan lahaa inuu xariir ila sameeyo waxaan ku caawin lahaa
    wax yaabo badan waxan rabaa inaan is fahano misane aan ka faaideesto asna aan u faaideeyo by waa’il

  4. waan idin salaamey bahda barnaamijka daadi iso
    waxaana idinku salaamey salaanta islaamka oo ah asc
    marka kale runtii waan ka hele sidaa wax u wadiin waxaana idin lee yahay dagaalka meeshiisa ka sii wada

  5. ok waa yaab camera sidan loo qaadayo waxaan filayaa in aan arag waligay ma arag camera sidan oo ale ah saaxib waxaan filayaa in aad usooo bandhigatay akhristayaashaada wa ay lu farxindoonaan.

  6. waryaadheheen waad camal waydeene heedhe anigu waxaan ku qoslay oo kaliya qolada dibiyadu daba cararayaan ee naftu hayso kowwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww

  7. Ugohorayn waxan salameya qofka so sameyey webkan waxan joga kenya waxan raba gawar wanagsan an mustaqbalka la wadago

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s