Waxaan ka cabsanayaa in ay Inetnetka ku faafiso sawiradeyda anigoo qaawan


dhacdo run ah oo layaab leh
dhacdo run ah oo layaab leh

Wiil sacuudiyaan ah oo ka cabanaaya gabar uu qadka ka bartay taasoo ugu hanjabtay in ay ku soo shaacin doonto sawiradiisa internetka hadii uusan u yeelin waxa ay rabto sheeko aan caadi eheen sii aqri

Wiilkan oo 23 sano jir ah ayaa waxa uu u tagay kooxo ka mid ah ciidan sacuudiga si ay u ilaaliyaan.

Sheekadiisa ayuu ku bilaabay sida tan;

Maalin ayaa si lama filaan ah anigoo internetka isticmalaaya waxaan isbaranay gabar da’deeda iigu sheegtay 25 sano kadib is fahan dher ayaa nadhex maray oo xiriir ayaan sameenay ilaa aan u diro sawirkeyga oo u eg in uu dhinac ka qaawan yahay

sidii ay sheekadu halkaa noogu socotay waxaa dhacday in aan u diro ilaa 12 sawir

laakiin waxaa ku soo boodo igu noqotay gabadha markii ay I dhahday in aan dibada aadno aniga iyo ayada qarash walbana aan aniga bixiyo hadii kalena ay sawiradeyda oo qaawan internetka ku soo bandhigeeso

Anigana lacag intaa ah ma heesto, waxaan isku dayay in an dajiyo oo wax fahansiiyo laakiin sorry wali waa ay ii hanjabeesaa

Wiilkan oo arday ah ayaa arinkiisa hada waxaa la wareegay booliska si ay wax oga qabtaan gabadhaas.

BY: Ahmed Abdullahi Ahmed Kadiye
madaxa webka Somaliaction.tk
info@somaliaction.tk

33 thoughts on “Waxaan ka cabsanayaa in ay Inetnetka ku faafiso sawiradeyda anigoo qaawan

  1. sheeko uuba keenay shaxaari dheh asaga udiray asagoo qaawan ma wuxu islaha xabadkaga haka hesho adigana waxa rabtida ka heleysaaye ilahow meyku soo faafiso webseydkaan somali actina waxan kaga yaabay wixi an macquul aheyn xita waa shegayan waxas wax boolis loo sheego miyaa adinakana marka waxas la soo shirtageysaan

    • asc walal dumarka qiyanoloshin maa ahan ee wiilka sacudiyanka asga qalaldka laaha sawir asgo qawaan in oo diro maahan ee wiilka iyo inta lamidka ilahay haa soo hanuniyo

  2. sxbyaal kaasi waa nin waalan waayo qof dhamays tiran maaha sababtoo ah maxuu intuu naagta sawirada qaawan ugu diray lacalaacalayaa waxaana orankarnaa waa maraan

  3. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    walaal wiilka isagoo qaawan sawir diray muxuu filayay
    ma in dumarku rabaan wiil qaawan
    walal wiilashoow ogaada dumar ku waxay qiimeeyaan akhlaqda raga kii diray sawirkiisa oo qaawan isagaa meel walbo in laga daawadu u diyaar noqday
    sxb waxba ha calaacalin

  4. asc dhamaan umada soomaaliyeed

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    wax caqliga galaayo maahataa waxaad rabtaan maad iska sheegeysaan
    hadii ay runtahay wiilka ayaa waalnaa oo madaxa looga jiray waa maraan ayan dhihi karnaa waayo siduu ku keenay sawir isagoo qawan in uu udiro gabar
    kaas waa walanyahay
    gabar hadad sawir udireyso waxaad udirtaa mid aqlaaq leh maaha adoo qaawan in aad udirto
    lkn ilamaha wiil soomaaliyeed sawir isagoo qaawan uu udiraayo gabar waayo wiilasheena waxan rajeynaa in ay caqli leeyihiin iyo weliba damiir
    maaha carabkan walan oo kale wiilashena carabkaan madaxoo dabkarabaaa ayan filaa kkkkkkkkkk

  5. walal ninkani ma waalo lkn waxaa ugeeyay inuu diro sawir qaawan waa jaahil nimo iyo aqoon laan diineed oo haysata markaa anu waxaan dhahi lahaa gabadhu hasoo baahiso sawiradiisa way ku macaan tahay gabdhaha somalina waxaan kodsan hayaa inaad ninkii sawir qaawan idiin soodira ku soo baahiya web yado oodhan dhibana hana unaxariisanina

  6. asalaamu calaykum!!!

    waxaan marka hore salaamayaa dhamaan Umada Soomaaliyed gaar ahaan Dhalinyarada,,,,

    markaan usoo laabto fikradayda ku aadan sheekadaan, waxaan wada og nahay in wiilkaan khalad galay sabab kasta haku xambaartee,, Caqli xumo haysa ama fudayd iyo dag dag qaaday,,

    laakiin waxaa fiican mar hadaad khalad gasho in wax kasta oo aad ku saxayso khaladkaaga inaad samayso, marka gabadha ha u sameeyo wax kasta oo ay ku qancayso,,

    laakiin maxay tahay askar ayaan inta u tago dhahayaa wax ha la ila qabto, warkaas caadi ma ahan..

    waxaan kala talinayaa dhalinyaradeena inay ku dhacdo musiibo noocaas oo kala ah, oo ay ka feejignaadaan, kii gala khalad noocaas ahna waa in la soo gasho sawirkiisa dhamaan wepsite-yada caalamiga ah,,

    waa walaalkiin jamaal oo idin leh (asc) nabad galyo!!!!!!!!

  7. asc dhamaantiin kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk mac ayee ku tahay kaas sawirkiiso qawam markuu dirayee gabadha muuna ka xishooneenin waxan rajeynaya in websit yada lagu wareejiyo

  8. waalalayaal marka hore salaan ka dib ninka qaladka malaha naagta ayaa ku dhiira galisay in uu asagoo qaawan uu usoo diro si ey jismigiisa u aragto hase ahaate waxee aheyd khiyaanoley lakin wiilka qaladka malaha lamaanihiisa ayuu mooday wuusa ku qaldamay Lakin naag walba waan iska ilaalinayaa adigase iska ilaalsha soomaali baa hore utiri (sir naaged lagama sargaaro )

  9. maxaa dhib ah ala jaceelka maxa tataqanin hee jaceel haduu kuoomaro wax kjasta waa samenee mtasina niyada kudara ala maxee jaceel kayaqnana

    • Pan-human and their heart is due to their revelation in culture. Italians say “Sei come la schiuma del mare: ti abbraccio e non ci sei, ti amo e sei sparito” – You are like the foam from the sea: I hug you and you aren’t there, I love you and you disappear. Marka hadda markee ayyada jeclaatay oo diwadda la damcday asiga xaggoo ka baxay…. xD

  10. Hahhaaah. Nin kaas waanags. Maxuma naag hakula sheekaysto network. Laakin saw u dir. Waliba adigoo qaawan. Aniga xageega. WALI. Ay I’ll thay. Waa in isga la xiro. ASHOLE. Kass

  11. asalamu caleykum walaa laheyga muslimiin ta ah meelkasoto aad joogtiin wiilkan arintas kudhacday asaga qaldan wayo inuu udiro ma ehen sawirkisa o qaban ayadana way qaldan tahay wayo lakato aad u culus ayay gelisay anigana waxan dhihi lahaa inkas to uuqalad kiisa qiray inay ka qado raka tadas anagana mahad ayan uaga celinenaa macsalama walaal yaal baye

  12. asw
    waa arin aad u qurxan ma xumo in gabar la tuso nin rag ah oo qaawan waxaa laga yabaa in uu oogu diray in ay ku istereexdo marka hadii xitaa netka galiso wax kama dhibeeyso gabdhana waa ku faa’iidi donaan

  13. walaalyaal dumarku waa khiyaamo badan yihiin lakiin inantani way ku saxnayd in ay sidaas u gasho kan is qaawinaya waa dhaqan xumo tii ugu xumayd han ogaado in aan dumarku qawanaan wax ku qiimayn ee dadnimo wax lagu qiimeeyo iska jir dheh waxaas xun ee aad ku kacday

  14. Aslamucaleykum Waraxmatullahi Wabarakaatu

    Allahu akbar waxaa uu sameeyay wiilku waa wax xun allahna laga magan galo waxaana wanagsan qofkasta oo khalad kudhaca inaanan la baafin oo loo qariyo ayaa fiican sabob too ah maalin wax ku asturaa anan jiri ayaa qof muslim ah oo malin asturtey dartiis allah ku qarin ceebkasta ood leedahay dhalinyarta muslimka meelkastooy joogaanba allah haka magan galaan al faaxisha!!!!!

  15. Sometimes we must be hurt in order to grow, Sometimes we must fail in order to know, Sometimes we must lose in order to gain Because some lessons in life are best learned through pain. Have a blessed day best food is hope, so give hope for those who want hope. The best love is reality so give ur reality for ur lover. The best gift is kindness, so be kind to every one. I want you to pray this prayer, Oh God My Father, I love u and I need u, come into my heart and bless me. Plz give ur reality freand :::::: set by ahmediini OR ket

  16. asc wacan oo wanagsan dhamatiin, sawirka udiray ninka qawani mahan wax kuwanagsan aqliga iyo aragaba lakiin weydhacdey oo hada sonoqonmeyso, waxase uwanagsan inusan shegeen ee uu gabadha maweliyo waqtigana sidaa kudhafiyo oo uukudedaalo inuu xojiyo si uusaxiib isgaga dhigo kadibna uu kuqanciyo inujecelyahay weydisto email, passward ka kolkasna uu sidaas uga delet gareyo masawiradisa waxa kaloo layableh hada shekadisu waxay mareysey sawir qawan lakiin police ku arinka waxay kadhigayaa qarxis.com filinku itaa wukasidheran karaa. xaga talada ninkan sawirka bixiyey maxakuqasbey waxaa gubeysay shahwaad iyo sheydaan oo uqurxinahayey arinkaas isagaa waxuna ahaa nin ama wiil an irahdee horey ugusofogadey kashekeynta macasida iyo xumaha shaqsiyada asc wr

  17. Saaxibyaal wax walbo aduunkaan waad ku argeesaa sawabtoo ah hadii uu ku haayo jacel dhab ah qofta aad jacishahay wax walbo waad u sameeyneeysaa lki wiilkaas qalad xun ayuu kalay lki gawartaa ayaaba ka sii daran sawabtoo ah ninkii aaminay uu sawirkiisa uu qaawan u soo diraa ineey ugu hajabto internetka ayaa kugu faa finaa waa qalad gawarta iyo wiilkaba wey waa lan yihiin saaxibyaaal naag dhabka ay shito ma damo ilaa ay ka dhimato

  18. mrkahoro waan kanaxay waxa kugu dhacay laakiin magaran maxaa keenay inaa udirto sawiro aad qaawantahay bisnka adaa xadkaag kabaxay dheh naag aad netka kabaratay miyaala aaminaa ileen nin ahayd rbulshada somaliyeed waxaan kala talin lahaa in aad ka waantowadaan netka iyo dhibkiisa .wiilka waxaan dhihilaha alle utoobad keen marak hore naag ajnabi kaa ah baad xariir dambi ah la smaysay marak kuwaano qaado oo markale ha samayn waxaan okale .macasalama

  19. ASC
    asaga khaladka laha marki hore muxu asigoo qawan isu sawiraryay xoolaha hadan uu nag uuna aqoon ugu diray sawirkiisa wa walanyahay midkas

  20. asc wr wb dhamaantiin ,,,,,, wiilkan is soo qawiye waxaan dhihi lahaa wuu qaldan yahay gabadhana waxaay sameesay ne wax wanaksan mahaa si hadii lo fiiriyo way ku suktay nacaska sas in oo sameeyo mesan ahay gabar adan si fiican u aqoon ma fiicno in at udirto sawiro nocas ah

  21. kkkk walahay si wayn baan u qoslay cawada naag baa lamaqli jiraye nina ma la maqlay
    nacasnimo shaxaari dhandhan maranimo wax walba kani wuu isku darsaday way ku fiican tahay
    nimanka carabta in saani ku dhacdo ee habeen wanaagsan all somali peaple

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s