Shukaansiga Ardayda Soomaaliyeed ea wax kabarata Dalka Sudan


Khartoum - Sudan

Khartoum - Sudan

Dalka Sudan waxaa wax ka barata arday Somali ah oo aad iyo aad u fara badan una badan arday jaamacado dhigta heerar keeda iyo kuliyaheeda kala gadisan, ayadoo ay jiraan arday school ka caadi ahna kabarata halkaa, marka waxaa diirada noo soo shukaansiga ardayda sudan wax kabarata maadaama halkaa ay joogaa arday baday wiilal iyo gabdho sii aqri

Shukaansi waa shukaansi…….. Dhalinyarada oo kaliya qaas uma aha waxaa jira odayaal iyo habro xariiftama oo bada shukaansiga si cad ugu dabaasha

shukaansiga meel walba iyo wadan walba waa uu yaalaa, inta ay joogaan laba jinsi oo kala duwan lab iyo dhadig

 

Somalidana badweynta shukaansiga meel istaraatiji ah ayay ka degan yihiin, balse arin aan caadi eheen ayaa ka jira dalka sudan

Somalia shukaansiga heer sare ayuu ka marayaa, dhinac fiican iyo dhinac xun ba ha yeeshee, wax qarsoon maaha

 

Sudan bal eeg………….

Sudan ardayda joogta oo aad u badan gabdho badan oo macaana leh waxaa dhib weyn ka kjiraa sidii shukaansiga looga dhigi lahaa mid caadi ah oo gabadha ama wiilka ayagoo dad kale aanan ka cabsaneen shukaansigooda six or ah u wadan lahaayeen

 

Sudan waxa ka jira gabadha aad shukaamineeso arkii ay noqoto in aad la kulanto in ay ku wada balantaan meel beer ah,  aadna iska ilaalisaan in ay dad kale idin ogaadaan, nambarkeeda mobile ka kuugu save gareesana ad magaca jam ka dhigto si aanan loo fahmin, dhinaca kalena gabadhana ay inkirto markii la weydiiyo hebel ma taqaan wiilkana uu inkiraad duhurka cad ah isku jeexo..

Markiii aan baaritaan dheer u galay waxa sababay arinkan ayaa waxa soo baxday cilado badan.. oo ka mid ah

1- gabadha ama wiilka oo sudan u jooga wax barasho sheeko guur ah hadii ay keenaana waalidkooda uusan ka yeeleen macquulna ay tahay in bilka laga jarto

 

2- Ardayda meesha ugu badan oo ka imaaday schoolo lakala saari jiray gabdhaha iyo wiilasha sida iskoolada, imaamu shaafici, axmed gureey, usaama bini zeyd iwm

3- Jawiga sudan oo shukaansiga sidaan u heer hooseeyo

 

Ayadoo taa jirto meesha shukaansiga kama bixin inkastoo heer xun oo laga murugooda uu gaaray, waxaa jira arday wiilal iyo gabdho ah oo si hoose wax u wataan ….

THANKS

By: Ahmed Abdullahi Ahmed Kadiye
info@somaliaction.tk
Madaxa webka Somaliaction.tk

50 thoughts on “Shukaansiga Ardayda Soomaaliyeed ea wax kabarata Dalka Sudan

  1. aniga aragtideyda ku aadan shukansiga,sudaan waxaan qabaa in waalidku ilgaara ifiiriyo gabdhohooda, hadii taasi dhiciweydo waxaa dhacaysa, arin mida hortaala markaas kasii murugobadan, waxaa laga yabaa gabadhu inay nin ajnebiya oo somaliba ahayni uraacdo, caro awygeed midaas oo aykaga jawaab bixinayso, diid mada awadeed willka gayankeeda hadii ayguursato ama lagumaqlo bilka looga goosanayo, inay kuxambarto arin waalidku ushalaayo sida mararbadanba kadhacda yurub iyo waqooyiga america, hadaba walidku waa inuugabadha aminaa, oo ogadaa in gabadhiisu, tahay mirayadii somali ga ahayd ee umada badinaysey waalidku waa inuu kafekeraa unadhaga nugladaa aragtida gabadhiisu ay donayso madama ayjoogto qurbaha sudan inay wanaagsantahay in gabadhisu shukansato wiil soomali.

    • waan idin salaamay waxaan ahay arday soomaliyaad oo jooga sudan kaar ahaan khartuum arin kaas ahaan eego run tii lama aron karo haday dhacdo shukaasi labo qaf waxaa lagoosanayaa biil
      waayo waalidkaa adiga arin kaagaan waa ku farxayaa waa hormar aad gaartay mida gale nin waxaa layiri habar mawti kalkaa shay mooradeeday ka arag tay nin kii halkaan gabar ku guursada maa iska arkay lkn maxaa diiday jacayl guurku hadan beeyee???????

  2. aniga ah gabar somalia waxna ka baratay dalka sudan walaahi walaalahey fikradooda koley waa wax ey ayaga aaminsanyihiin koley anaga lama qabno fikradaasi waa wax ey kaligood qabaaan

  3. wallalayaa anigu waxaan ahay nin soomaaliyeed oo dagan wadanka swedan magaalada stockholm, waxaana ahay nin horay usoo guursaday, gabadhaas waan kala soconay, hadda waxaan u baahanahay gabar aan nolasha wadaqaybsanoh, aniga dadaydu waa 43jir, waxaan ubaahanahay gabar u dhaxaysa 25jir ilaayo 30jir. aan idiin kahelo jawaab iqancisa. mahadsanidiin……by.

    • walaalayaal waxaan ahay wiil somaliyeed waxaan deganahay wadanka uk magalada London,
      waxaan raba gabadh somaliyeed oo diinta ku dhaqanta afcarbidana taqaan,madada dhaqalahana bartay kuna fekereysa inay nolol fiican ku nolaato.Aniga da`dayiidu waa 38 gabadha aan rabaana waa inay u dhaxaysa 20 ilaa 25.

      waa bilaahi towfiiq

  4. wallaalayaa waxaan u baahanahay gabdhoh soomaaliyeed, anigu waxaan joogaa wadanka swedan magaalada stockholm, aan idiinka helo jawaab dag dag ah. mahadsanidiin….by.

  5. wallaalyaal anigu waxaan ahay nin soomaaliyeed oo guurdoon ah, waxaana ku noolahay wadanka swedan magaalada stockholm, waxaana aad iyo aad u daneynayaa gabdhaha dadood ay u dhaxayso 25-30jir, anigu dadaydu waa 43jir. marka cidii jecel in ay dag dag iila soo xiriirtoh cinwaankaygu waa alishirecagey@hotmail.com. ama telefoonkaygu waa oo46735841878. mahadsanidiin…by.

    • walal adiga maa qarwaysa mid ku laa eeg ratso dee oo 43 sano jir dhalinyarada daa waax haa kaa bartane adiga hadad janiskada soo dhumisay dadka daa walal oo ahow nin ahlutaqwa oo dinta siifican uu yaqano

    • waraa khabaad kiina cunee nagadaaya calaacalka naad baan ubaahanahay joogta sudan uk baan joogaa fuck the bich naago way buxaan hana ceebay single nin wayn

  6. sxb ninki so qoray maku racsani warkaas adi fikirkada aad ka hadashay aniga sudan wax ku bartay marka shukansi wa caadi beer in la isku shukansado wa normal teeda kale walidka maxe ku didaayan shukansi guur taas wa iska waqtigisa iska sugayaan ma ahan in isla markaa la is guursado marka wa fikirkada sxb wana mahadsantihin..

  7. wallaalayaal waxaan ahay nin soomaaliyeed oo guurdoon ah, waxaana jeclahay gabdhaha jooga dalka suudaan, marka waxaan kasoo baxayaa swedan, qofna kama aqaan suudaan, marka waxaan rabaa in aan sanadkaan imaado, marka abaayooyin dag dag iilasoo xiriira. telefoonkagu waa 0046735841878 ama cinwaanka, alishirecagey@hotmail.com. mahadsaniid…..by.

  8. hhhhh ilahey amarkis maxaa leska shukaansanaa hadane kkkk..ke ama ti rabta lool meel aa jira meeey u gasho ahahahah wale shukaansi kuma so qoro dhhe ko foolxun hadu igu naqado kawarn? í hate nin fool xun hhhhh l,,,,,,,lz

  9. ali shire swedan gabar maka weeysay yaasataroow akakkakakakakakkakaka wad na cebeysay re swedan dhan gabar hada ka so weesay i imow aan gabar kugu drae jhhhhhh l,,,,lz kaftan ma bro hhhh lycka till.

    • hadaad isgadeeyso cv gada universal geey halagu dawadee emailkada inaad gabdhaha uqorta maa kentay ayadoo leeysku jeedo
      sweden barnamij kuxoga la dhahaa ayaa kajiro maku soo garin miyaaa ?

    • asc anigu waxan ahay gabar somaliyeed waxan ubahanahay wiil somaliyed oo diinta yaqano anigu waxan jiraa 30 welina magursan waxan kunolahay wadanka nedarlands

  10. kkk, walle maxaa meesha lagu haasaawayaa,..
    midka leh sweden jogaa
    waryaa gabdhaha soomaliyeed sharaf ayay leeyihiin haddii sweden gabar ka waysay waxay kugu naceen ayaa meesha ku jiraa lollll iska soco.

    Ta kale reer suudan waxaa leeyahay in gabdhaha iyo wiilasha inay is shukansadaan wa no problem ,… ee maaha in arinta shukaansiga ay saameyn ku yeelato waxbatshadiina
    wayo ALLAAh waxa uu lab iyo dhadig u sameyay waa inay is weheshaan,…
    @ wiilasha waxan idinleeyahay u guys keep going to your sisteres otherwise u see dhagax iska wado gabdh somaliyeed,.. (*taas waa run ) Lkn sudaan ahaan war kama hayo ,….

  11. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    yaabka yaabkiis ayaa meesha kasocdo ragan swedhan oo idil mey naaga kawaayeen waa ayagii ciwanadooda iyo numbaradooda meesha ku soo qoree
    gabdhaha swedhan waxey idinku diideen ayaa meesha ku jiro beerta maaku jirtiin walayaabee mise fool xumada aduunka ayey idinku diideen kkkkkkkkkkk
    kolee wax lee kajiro waxa ey idinkaga carareen gabdhaha swedhan joogo

  12. anigu waxaan odhan lahaa hablahan leh swedhan oo idil bay naago ka waayeen macnohoodu waxa weeye rag baanu weynay oo halkaa waxa jooga rag kiristaan ah

  13. asalaamu calay kum waraxmatullaahi wabarakaatu salaan ka dib dhamaan walaalaha ra,yigooda dhiib tay waan u mahadcelinayaa waxaanse wax yar ka oran lahaa raga leh waxaan joognaa swedan waxaa laga yaabaa inay suudaan joogaan oo ay leeyihiin gabdhuhu ha idin ku jecaadaan dibad jooga laa kiin waa fikrad qaladan oo ay iska dhaadhiciyeen ee ha iska daayaan oo ilaahay irsaaaqad ha weydiiistaan

  14. cabdilaahi

    asalaamu calaykum slaan kaidb yaan la is caayin ee labadii iska heshaa waa inay is af garadaa laakin in la is caayo meesha ma taal fool xumo iyo qurux midna walaalayaal guurku kuma xidhna ee wuxuu ku xidhan yahay wixii ilaahay isku qoro hablahana waxaan leeyahay idinku xishoodkii halkee ku tuurteen hadu ninku yidhi naag ayaan y baahanay ma ceeb ayuu sameeyay tii ka heshaa way la xidhiidhi kartaa tii kalana waa inay ka aamustaa mise xaasidnimo ayaa ku jirta oo yaan heblaayo la gursan ayaad ka cadhooteen waad salaamantihiiin

  15. Sxb AAAAD. Ayaad u khaldan tihiin. Lakkin waxaan is waydiin lahe halka gabdha. Qofka soo dhaya. Sweden ama norway. Maxaa loowayay. Qofdhaha somalia. Ama africa. 2. Qofka meeshas jooga ma ka waayay gabarkale. Meeshas. Gabdho markaas aad waxaas oo kale maqashiin. Waxkale hasameenina.

  16. As/wr/wr,bismillaah,ugu horeyntiiba waxaan nafsadayda iyo tan ardada soomaaliyeed ee Sudan wax ka barata xasuusinayaa cabsida Allaha noolasha iyo geeridaba iska leh,Ilaahayna ha idiin fududeeyo dadaalka dheer ee aad wadaan.
    Talo:Waxaan idiinkula talinayaa dhammaantiin rag iyo dumarba inaad joojisaan wax yaalaha aad soo qorteen oo ah Shukaansiga labada jinsiyadood ee aad ku qorteen halkaan, sabab:Adeerayaal,awoowayaal,walaalayaal,abtiyaal,saaxiibayaal sababta aad halkaan u timaadeen oo wadankiinii ay jajabiyeen aabayaashiin,walaalayaashiin,adeera-yaashiin,abtiyaashiin aad wax u baranaysaan,tihiina dad jihaad ku jira,oo dalkoodii iyo adkoodiiba aan la joogin ee ku nool dal ajnabi oo asxaan u sameeyey, qaabka aad u hadlaysaana waa mid naxdin iyo murugo leh,goorma weeye markaad shukaansi bilaabaysaan soo arday dalkoodii ka soo haajirtay,oo eheladoodii wax barasho u soo direen ma ahidin,inta lacag laydinku kharaj garaynayo ma garanaysaan,bal dal wax loo barto xaga iska dhig,qof walba ha xisaabtamo naftiisa,bal marka u horeysa wax barashadaada dhammee,oo meel sare ka gaar,master samee haddii ay kuu suuro gasho,markaas ka dib shaqo raadso meel kasta ha noqotee,markaas nafsadaada iyo waaridkaa ama eheladii kugu soo dhimatay iyo dalkaagiiba waxba tari kartaa,laakiin adigoo cirka iyo dhulka dhexdooda maraya ayaad waxaad rabtaa inaad araxda iska sii jabiso,qofku markuu wax baranayo ma aha inuu wax kale ku fekero,waa doqonimo,wiilashow gabdhaha ha dhibinina,iska daaya wax ha barteene,markay wax bartaan ha yiraahdeen waaridkood guur ayaan diyaar u nahaye igu gargaara,qofkaad guursanayso waa inay waaridku kuu raadiyaan diintiisa ama diinteeda,dadkeeda,dhaqankeeda,ama kiisa iyo ciduu ka soo jeedo ama ay ka soo jeedo,haddii aad aragta wiil qurux badan ama gabar qurux badan laakiin aadan aqoonin faamilkiisa ama keeda sidee iskuugu halaynaysa,bari muxuu noqon ama ay noqon waa ul mugdi ku tuur,ka fiirsada cidaad guursaneysaan,mideeda kale shardiga kowaad waa in qofku noqdaa ehelludiin dhab ah qofkuu doono ahaado,inaad isla dhuumataan oo xaaraan iskula baxdaan sidii caadadii xumeed ee gabdhaha lala fakan jiray iska jira,dalkeennu wuxuu la degi la’yahay waa xaaran laysku guursaday,nin ayaa la baxsanaya reero gabadhood oo shaydaan wadaad meel fadhiya isku xalaaleynaya,ha dhowna waxay iska dhallayaan awlaad qariban,mida kale markuu qofku wax barto meelkasta oo uu tago waa ka shaqeysanayaa,sharafna waa ku yeellanayaa,dadka wadamada gaallada joogana ha guursanina haddii aad ku nooshahay wadanka aad isku diinta tihiin, qofkii wadamada dibada ah wax ku soo bartay haddii ay yimaadaan wadamada reer galbeedka ah 99% xirfadoodii kuma shaqeyaan ee cayr ayey qaataan halkaas ayaa sharafkii uga dhacay,marka kuuma roonoo inad dalkaagii dib ugu laabato oo ka shaqeyso ama dalka aad joogtaan sida sudan ama qaliijka shaqo ka raadsada. walaalayaal haddii aan meelo xun jibaaxay raaliga noqda ina i cafiyo.
    waa bilaahi towfiiq.

  17. As/wr/wr,walaalayaal khayr Allaha idiin siiyo,runtii aad ayaan ugu farxayaa uguna duceynayaa sida ay iskuugu duuban yihiin,una wada tashanayaan ardada Ummadda soomaaliyeed ee meelkasta iskaaga timid kuna barata cilmiga kala gadisan Dalka aan jecellahay ee walaalaheen SUDAN,Ilaahayna dalkaas adduunkooda iyo aakhiradoodaba ha hagaajiyo,cadowgoodana ha jabiyo,waa walaalaheen na garab qabtay,oo aanan ka daalleen
    inay na garab qabtaan maadaama aan dalkaygii aan burburinay kana dooranay inaan qaxooti ka noqono adduunka,sharafkayagiina adduun iyo aakhiraba aan dhuminay,marka ku dadaala isku xirnaantiina soomaaliyeed,hana kala qaybinina Ummadda soomaaliyeed ee meelkasta ku nool,kuwa kala qaybinayana oo gobol gobol u kala goynaya sharaf ma laha,ummadda soomaaliyeedna waa isku mid meel kasta ha ku noolaadeene,wiilka iyo gabarta soomaaliyeed waa walaalo adduunka meel kasta ha uga noolaadeene,qofba qofka kale masuul ayuu ka yahay Ilaahayna waa kula xisaabtami doonaa ee dhallinyarooy rag iyo dumar kii aad ahaatanba wax barta dalkiiniina dib ugu laabta,qabyaaladana iska daaya Xariga Alle iskuugu imaada,haweenkana ha la xurmeeyo,ha la garab qabto,ha loo dadaalo gabar reerkoodii ka soo kacday oo wax barasho loo keenay wadan kale waa dhib marka ragow ixtiraama gabdhaha,walaal kale ma qabto oo aan adiga ahyn ee dalka aad ku nooshihiin Nabigeennu s.c.w wuxuu yiri iska jira labadda ilmadoow ku waas oo ah HAWEENKA IYO AGOONTA.

    KHAYR AYAAN IDIIN RAJEYNAYAA DHAMAANTIIN. XABAAL SUGE.

  18. WAXAAN FILAA WIILKA TAQRIIRKAAN SOO DIYAARSHAY IN MACLUUMAAD YARI HEYSO, TAN KOOWAAD, MEESHA LAGU TILMAAMAY INEY BEER TAHAY, WAXAA LA YIRAAHDAA SIDA MACRUUFKA AH ( XADIIQO ) AMA ( DARJIINO ), WAA MEEL LAAGU TALA GALAY, IN LAGU WADA SHEEKEESTO, LAGU NASTO , WAA MEEL DADKA OO IDIL ISUGU YIMAADAAN, HA NOQOTO QOYSKA AMA DAD WAX GAAR AH KA DHAXEEYO, SIDAAS OWGEED MA KULA TAHAY QOF DHUUMANAAYO INUU MEESHAAS TAGAAYO. TAN KALE RAGA IYO DUMARKA MEESHA WAX KA BARTO WAA DAD KA GUDBAY CABSI IYO IN LAGA GOOSTO BIIL, SUDAN BOQOL AROOS AYAA KA DHACDO, KUN XAFLAD AYAA KA DHACDO WAA LA WADA SOCDAA, WAA LA WADA SHEEKEESTAA, WAA LA WADA DHAQMAA EE KA JOOG WAR HOOY KA JOOG

  19. Anigu waxaan ahay wiil somaliyee ahna mid ka mid ah ardayda soomaliyeed ee sudan kulyada caafimadka fikradayda waxay tahay in aana dumar u baahnayn intaan hadafkayga ka gaarayo
    waxaan ka soo horjeeda courtship in education
    sabab: wax barashada kaa mashqulunaysa dhankaas jaanis shukansi ma helaysid
    by mohamed jafe
    naaji10@hotmail.com
    khartoum-sudan
    neelain university
    focult of optometry and visual

  20. waxaan ahay iyo waxaan ahay baa karaysa war niman kaan maxaytahay naago la aanta haysa sirta shukaasiga se mi yay wax uga bilaamnayn mise iskuma kal soona war waxaas soomaalida laguma aqoon ee naga daayay inan ragoow mida kale see u waayday gabar soomaliya oo aad is fahan taam mac quul ma ahan taas

  21. sck waxan leeyey dad is raba oo is shukaansaday cidi isuma diidayso
    waayo ayagaaba is raba aniga hada ka hor sidaas oo kaleeto ayaa dhacday
    waynoo hir gashay waxna waa baranaa sudana waa qurbe ee ogaada
    waa lays dugsanaa

  22. Asc walalayal waxan joogaaa wadan ka sacudi arabi walalyaaal waxa ku heesan nagadaaya walayaal ilaha ka cabsada waaa wila soomaliyeed qawar rii ilaaa soo xirataa waaan waniyaaa abyo ee ilaqeebsada. Slan usocotaaa tagira jelsea meel walbo eejogaan asc walalayaaa

  23. Walaal wanku salaamay marka hore marka xigta sideen ku kobciya jcylka gacalisadeyda maadaama aytahay qof qasab la’igu siiyey marki hore?

  24. walal waxan ahay inan khartoum joogta waxaan idiin sheegi lahaa saaxiibayaal guurku ka wayn wax sidaa sahlan la isku barto oo la isku guursado nafteena ka daayaa ciyaarta iyo waqti lumaska ninka ama gabadha sidaa doonaya in uu ku hele lamaanihiisa be aware that easy come easy go mana noqon doono qafka dariiqadan aad ku barataa qof mustaqbalka lagu aamini karo waa just entertaitment markaa saaxiibayaal iska daaya qaabka dhalanteedka ah ee lagu raadinayo lamaanaha

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s