Sedex ayay ku afduubteen kadibna waxa ay ku dhex kufsadeen beer dhexdeeda


Riix Dhabarkooda

Riix Dhabarkooda

 

Sheeko murugo leh oo ka dhacday Masar.. Sii Aqri

Saddexdan dambiile ayaa waxa ay degan yihiin Magaalada Dhandha – daanta galbeed ee dalka masar

Waxa ay ka tageen bini aadanimada xataa ayagoo hilmaameen in lagu jiro bil ramadaan ah.. Waxa ay gabadha ka afduubeen wadada dheer ee xaafada kufr casaam ayagoo ola soo baxeen hubka cad cad

Waxa ay u kaxeenyeen Meel beer ah, kadibna halkaa ayay ku kufsadeen, naxariis laawayaashaan ma aysan dhageesan xataa qeelada ka yeereesa gabadhan bikrada ah ee da’da yar.

sheekada intaa kuma dhamaanin ee waa la iska dabayimaaday

Gabadha Maamulka boliska ah deegaan kaas ayaa waxa ay eshtako ka heshay wiil gabadha saaxiibkeed ahaa laguna magacaabo maxamed dhigtana Kuliyada ganacsiga
kaasoo sheegay in saddex qof oo uusan garaneen in ay afduubeen gabadha saaxiibtiis ah ee saxar lagu magacaabo 19 sano jirka ah ayagoo wada socdaan aadaanka salaada maqrib kadib ayagoo wada socdaan kadib markii ay hub ula soo baxeen

Sida uu sheegayo wargeeska Alwafd waxaa la aasaasay koox bilos ah si ay u badbaadiyaan gabadha una soo qabtaan raga tuhanka la saaray

ugu danbeentiina waxaa lasoo qabtay saddexdii nin kuwaasoo ahaayeen niman fuundiyaan ah, Mahmoud 23, Brans 23, Abunnaja 24

nimankaan ayaa qirteen gabadha in ay kufsadeen, laakiinse waxa ay sheegeen in aysan waxba ka ogeen in wiilka iyo gabadha ay saaxiibo ahaayeen.

By: Ahmed Abdullahi Ahmed Kadiye
madaxa webka Somaliaction.tk
info@somaliaction.tk

38 thoughts on “Sedex ayay ku afduubteen kadibna waxa ay ku dhex kufsadeen beer dhexdeeda

    • salaan dhamaan akhiyaarta .mawduucayigu waxaa uu yahay ama oo aan kaga hadlayaa .marka sheeko la qoray ama ay soo bandhigayaa inamada maamula webka waa inay noqotaa sheeko macquula ama dadku ay ubogikaraan maha

    • runahaanti aniga waxan dhahaya waa macquula sheekadan lakiin ninmanka sedexda aha ma waxay wayeen gabdho kale oo ayaa guursadan maxay u gursan waye maxa u geeyaya kufsi iyo gabra cadrada in eey xogan waxasi waa ceeb

  1. aniga shekadaan waxaan ka dhihi Lahaa Waa wax iska caadi ah gabadha la kufsadey hadii ay somaali aheed somaalida kufsiga waa u qalantaa lkn gabar kale hadii ay ahaan laheed
    aad ban ugu xumahay gabdhaha somaalida waa gabdho xun aan ragoda xushmeen saas darteeda mid xoog wax ugu qaadanayo ayaa ku fiican sida hada asxabtan sameeysay ookale oh lol

    • asc walalayal meel kasda aad aduunka ka joogtan lkn walaal miyeey gabar kula dhalan maxaad u dhaheysa hadey gabar somaliyed tahay wey u qalanta kufsiga oo miyad diin laheyn ama aad soomaali aheyn walaal gabadha aad ka naxeyso iyo mida soomaalida waa isku mid walaalkey waxaane ku dhafey qeyr ilaaheyna haku soo hanunsho

  2. bil xaqiiqa waanka cagagubyooday qisadan xauunka badan ee halkan ku xusan waase hadii ay tahay mid hubaasha ku sa laysan isla markaana ayka madax badnaantahay gacan ku rimis. badanaa meelaha somalida ay isgu yimaadaan wixii meesha yaalaaba way daba rogaan oo hadba meel bay wajahaan ugu danbayn waxaan rabaa inaan ka hadlo ninkan leh hablaha somaaliyeed way mudanyihiin kufsiga iyo faraxumaynta taas gaashaanka ayan u daruurayaa waana canbaaraynayaa inan kan ku hadlaya majaajilada raqiiska ah looma baahna gabdhaha waa gabdheheenii mana mudna cay iyo aflagaado ka waantoow way kula dhalatay way ku dhashay waadna dhali doontaa hadii aad leedahay caqli iyo garaad meelkasta oo aad joogtana gabartu waa gabartaadii caawin iyo taakulayn way kugu leedahay

  3. Waxaan ka codsanayaa in aad ka deysaan caayda iyo aflagaadada webka dhexdisa, fikradihii xun xun uma ogalaaneno in ay webka ku jiraan, waxaana karaali galinayaa gabdhehena somaliyed wax walbo oo aflagado oo loo geesto thanks
    Ahmed kadiye
    Madaxa webka somaliaction.tk

  4. waan idin salaamayaa wiilal iyo gabdhaba
    salaan kadib waxaan rabaa inaan wax ka idhaahdo gabadha lafaraxumeeyey
    waa wax laga yaqyaqsado waa wax laga xumaado
    sadexnin oo isku raacay faraxumayan(kufsi)gabadh yar
    isla mar ahaantaana qaarkale leeyihiin waa sax
    anigu cadaani ahaan waxaan uga tacsiyadayayaa gabadhayar(inanta) iyo aabaheed iyo hooyadeed iyo ehelkeedba dhibaatada xun ee lasoo gaadhsiiyey
    ninka jooqle layidhaahdo ee leh hablaha somaliyed way istaahilaan kufsiga
    sxb adigu kuwa waxkufsaday miyaad ka mid ahayd eleyn waxaan arkay sida aad ugu faraxsantahaye
    hablaha somliyed ninka ula yimaada guur iyo dhaqankeena suuban ee ay diintu asalka u tahay madiidaane dooq ayay ciyaaran
    hadii ay ku diido midi guur xalaala
    midkale ayaa ogol
    laakiin kufsigu waa wax aad iyo aad aan uga xumaado
    inaalilaahi wa inaa ilaahi raajicuun
    by cadan1181@hotmail.com

    • aadbaan uga xumahay falkaass teeda kale kan yidhi haday somali yihiin kama xumi in uu isddaldalo ayaa uroon xataa wuxuu iloobay hooyadii dhashay ee somaliyada ahayd inalilaah dadkaasaa aduunka inagula nool oo soomaali sheegananaya aadbaan uga qiirooday hadlkaas uu yidhi wiilkaasi anigu hadaan maamulo wiilkaas dil toogashoo ayaan ku xukumi lahaa waayo iskadaa somaalinimadee wuxuu xaqdhawri waayay diintii islaamka

  5. waa wax laga xumaado dhaqan xumada lagula kacay gabadhaas yar ee aan waxba galabsan dhanka kale jooqlle waxaan leeyahay ha,u hadlin afkaygaa qoyan ogoowna garbahaaga inay saaranyihiin Raqiib iyo Catiid gabari way ku dhashay way kula dhalatay wayna kuu dhaxday ama kuu dhixi doontaa ee fadlan hadalkaaga ha noqdo hadal miisaaman
    by Mohammed Osman Elmi

  6. asc dhamaan umada soomaaliyeed waad salaamantihiin
    qisadan aad baan uga naxay walahi waana qiso iga ooysiisay oo aad uxanuunbadan
    aadbaana uga xumahay dadka falakan geystay waa badowyaal aan waxba garaneenin oo xitaa bini aadannimada xitaa garaneenin mida kale JOOQLE afkaaga kareebo gabdhaha soomaaliyeed

  7. inaa li laahi wa inaa ileehi raajicuuna runtii waa wax laga xumado dhacdadaan foosha xun ay sdexdan rag kula dhaqmeen gabadhaan yar aniga ahaan aad ban uga naxay teeda kale waxaan uga tacsiyeeynayaa aabe hooyo iyo ehelka gabadha ka dhalatay (jooqle) adigana waxaan ku dhihi lahaa gabadhani inay walaashaada tahay ayna ku dhashay gabar aadna dhali doontid ee sxb waxaan ku dhihi lahaa xaal qaado9(lol) byyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyy

  8. Jooqle. Waxaa dhahdy. Gabdha samalida in la kufsado waa ku feecan yihiin. Ka warn hadii. WALASHA lakufsado. Waad ku farxilahyd an rajeenayaa. Bro. Qofkufeecan malha. Farxumees. SO. Hadalkaaga ufirso

  9. Run ahaantii markaan arkay sheekadaan sii aad ah ayaan uga naxay, waana arrin ku fool xun insaaniyadda

  10. 3 daxax daan wacal waxeey mudan yahiin dhagax lagu dilo arintaan waa arin naxdin lah runtii i’m feelin sorry for her god bless her nd there 3 niggaz deserve deion ma hand

  11. sxb waa dhcdaa qisdaan ma ahan wax lala yabo aniga waxaan ku nolahay masar qisadana waa dhab ma ahan dadka qaar ineey dhahan kadiye ma runaa wa run kadiye wax been ah ma qore ogaada tas ninki rabo in oo kadiye wax ka ogado taariqdiisa aniga hala soo xiriro cinwaankan cabdalecali99@hotmail.com

  12. waa arin foolxun oo naxdin leh laakiin waa wax aan maalin walba ka dhicin dalkaas sida ay keena uga dhacaan cid ka hadasha ama soo qabata Ragga gaystana aanay jirin. Waxaa taas sii raaca iyadoo la dilo weliba gabdhaha Soomaalida marka la kufsado haba ugu badnaato xiligi ay Itoobiyaanku joogeen oo ay ku keceen falal aad u xun.
    Wax walba oo soo gaaraya qofka bini aadamka ah oo dhib ah waa in laga xumaadaa gaar ahaan marka qofkaa laga gardaranyahay laakiin annagu hadaan nahay Soomaali waa inaan marka hore annagu isu naxnaa si aan cid kale ugu naxno. Miyaynan sidaa ahayn Soomaaliyeey?

  13. sorry walaahi arintaa aad baan oga xumahay ha ahaatee awal waxaan ku jirnay guur iyo dooqasho lk hada waxaa soo badashay murugo iy0o naxdin sida darteed baa naxdintaydu siyaado tahay

  14. asc dhamaantiinwaa idin salaamay salan kadib waxaa dadka dhamaantiin la fajaceen dadka waalwaashay oo gabdhaha fara xumeeyey allaha dooriyee ma aysa fiirin sharafta aduunyoaiyo sharta aakhiro waxaan leenahay ilaahay nagama dhigo kuwaasoo kale aamiin aamiin

  15. Asc anigoo maanta uun boowday web-kan inkastoon aan aad u jeclahay balse aan maantuun arkay warkan maanta halkan waxaan nka leeyahy dee waa arin laga naxo,qof wal oo muslim ka damqanayo,ka damiirlaawaha ahna aanuu ka damqanayn waxaan ilaahay ka baryaynaa in uu inaga ilaaliyo kuwaas iyo sharka ay wataan,gabadha ay arintani ku dhacday uu ilaahay uga dhigo dambi dhaaf.

  16. zakariye qoryoole zaki boy waxan joga magalada muqdisho gar ahaan wardhiigley wazaarada warfaafinta tvga qaranka camire man wanka xumahey dhacdadan xanuunka badan ee gabadhan reer masar ku dhacdey wana canbaareyneynaa anigoo ku hadlaaya magaca saxaafada reer muqdisho

  17. noolasha leen ku cadaaf hooyo madhalin miyaa dhulka may kasoo baxeen baarka ha u dhintaanee hooyadoodna saan ayay ugali lahaayeen waayo nin gabar xishmayn waayay hooyadiina xishmeen maayo waayo gabadh waa hooyadaa opo kale waayo way ku dhashay wayna kula dhalatay waad isla noolaan doontaa
    ilaah waxaan uga baryaa kuwaa inay nolosha kucadaabmaan say ugu waana qataan kuwa ayaga oo kala ah oo aanan damiirka lahayn

  18. Asc dhaman dhalinta somaliyed kufsi wa u dhaca waligedna wa lashegi jiray wax hada nagu cusub ma ahan hada waxan gabdhaha la kufsaday ka codsana inay cafiyan wilasha somaliyed ragu wa damacee.

  19. waan idiinka qaaday salaamihiina walalaha soomaaliyeedninkii ahaa jooqle waa uuhelay jawaabtiisii dadweynaha ayaa ujawaabay waa xuntahay in lakufsado gabar yar oo ah ubax soobaxaya oo wali ah mustaqbalkeeda waana tahay wax lakanaxa hadii aytahay muslim ama gaal waa qof dhib gaarayhadana bini aadam ah qogka in saanka ahna waa daciif oo uma adkesta wax walbo waa sax waa lakufsan jiray waligeed lkn ma aha shay laku farxa wiilasha soomaaliyeed sideee ku cafiyaan gabadhaha ay kuf sadeen mr ibraahim? ilaahba kama cfinaayo ayagoo ciqaab tooda lasiin oo alihii na uumay baa naku abray qofkii sineesta in laciqaabo ciqaabtaasoo ah in lakaraaco kii horayna kuur ukalay in lagu dilo dhagax waa daruuri in la ciqaaba waan idiin wada salaamay walaalaheyga qimaha leh

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s