Gabdho please is ilaaliya


Digniin 4 Somali sisters
Digniin 4 Somali sisters

Digniin culus qaas u ah gabdhaha, Jawiga oo fiican xataa is ilaalin waa in ay jirtaa, raga iska ilaaliya maaha sheekada, odayaasha nacana maaha, ee bal digniintan ila fiieri sister if you are rag please ha aqrin

Maalin maalinta ka danbeesa aduunka heer ayuu sii gaarayaa dadkana waa ay sii xumaanayaan

dad way sii fiicnaadaa oo aqli ayaa u siyaada , dadna si xun ayay u ilbaxaan

 

Macquu waxaa ah in aad la socoto dhalinyaro Somali ah qaar kood in ay ku dheel dheelaan sharafta gabdha, waxaas waxaa ka daran dadka qaar oo sheekadooda layaab weyn leh

Hadii aan lacag intaa la eg la isiin gabadha idiin furi mayo

Hayeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeey rag furiin ka ka dhigay ganacsi, maxaa dukaan meey waayeen so sorry sister sheekada sii aqri

Waxaa dhacday in wiil Somali ah gabar uu qabay sheeko bootis ah u keenay micnaha biil xumo iyo in aan gabadha waxba siin… arinka waa uu xumaaday gabadhii furiin ayay dalbatay maadaama faa’iido aysan ku qabin sida ay sheegtay, kadibna furiinka lacag ayaa kaa xigta la dhahay $10,000 ( Toban kun oo dollar ) ayay dhiibtay si loo furo ayadoo xataa kir la dhahay lacagtii meherkeeda OH Sorry… sister sii aqri sheekada.

arinka intaa kuma ekeen, ee wiil south of Africa jira oo gabar  Somali ku qabay ayaa maqlay in gabadh cidooda ah sidaa lagu sameeyay, asigana waxa uu qabay gabar cida wiilka sidaa wax u galay ah, waxa uu maray wadadii wiilkii hore camal asigoo gabadha ka qaatay lacag badan si uu u furo..oooh sii aqri sister

hada sheekada labada cid waxa ay mareesaa, in ay kala disheen laba gabar oo masaakiin ah, laakiinse waxaan ogahay in ay labada cin mid kamid ah wiil usoo diri rabaan Nairobi Kenya si uu gabar labvaad oga xumeeyo cida kale xataa ayagoo cidiisa ay bixineeso lacagta safarkiisa iyo midi uu ku dagi lahaa, mar si uu usoo qabto lacag weyn …gabarna u xumeeyo

Sorry…………………………….That is the story

Marka waxaan oga digayaa gabdhaha Somalida in aysan hindi iska dhigin beer jileec uusan ubadanin jaceylkooda iskana diciyaan qofkii xumaan ola imaadaa thanks sister

By: Ahmed Abdullahi Ahmed Kadiye
Madaxa Webka Somaliaction.tk
info@somaliaction.tk

 

40 thoughts on “Gabdho please is ilaaliya

    • oh abyo waa sax santahe uh nin ma fiicno lakiin beer aa loo bahan yahay looga hari karo sax walahi thanks sis nasriin caalcad sweden

    • asc ugu horeen waan salamay walalayalaniga waaxan ahay gabar diinta islamka taqano waaxan kaa soo baxay jamacada sharecada islamka umm-Al qura universtyoo ku tal sacudiga marka waaxan raba wiil fiican oo diinta islamka yaqano aniga waaaxan ahay gabar mustaqbal fiican leh marka inshallah hadad emaikayga rabtid waa kaan annc17@live.se inshaallah ummada islamka ilahay dhibka haa kaa qado marekanka ilahay haa baa biiyo mujahidinta al qacida iyo al shabab ilahay haa barakeyo Amiin..

  1. asc i am so sorry rutnii shit maxaa dhacay
    waxaas wa diin la aan walyaal qufkii saas sameyana wa quf diintiisa daciif tahay ee illhay hasoo ha nuuniyo

  2. hhhhhhhhhh yaaab waaye aniga xitaa waan arakya nin gabar gabar o qabay qurabaha so jirtay wu xumeyay kadiben waxaa ey codsatay in u furo kadibne waxa u dhahay hadi adan dhibin 5000 shankun o dolar ma furaayo gabdhoow lada qaata wa iga dignnin

  3. saaxiibayaal gabdhahan calool jileec badanaa hindi maafarac ugalay
    ninka haduu in uu ibiisho diido oo waxba isiineynin intaan shiiq utaga maan iska fasiqo(iskafuro) sababtoo ah ninmanka hadii aydiidaan in ay ku biishaan ama ay ku dhaqdaan waad iska furi kartaa ilaahayba dhibkuma gelenin maxaad dhibka isku gelinee
    (ishiis laga arkoo ushiisaa lagu tumaa saxiibayaal)
    iska daaya calool jileeca iyo furiinaa lacag ku dhiibaa miya? yaa isoo habaaray markaan furiin lacag ku dhiibaayo
    lacagtaan asiga siinaayo maa ilmahayga ku biisho asigana kir dhaho alahu akabar
    furiin lacag ku dhiib waa habaar saxiibayaal ilaahay hanaga najeeyo dhamaan gabdheheena soomaaliyeed waxaan ilaahay kabaryayaa in ninman noocaas oo kalaha wax noogu darin oo guurnala wadaajinin ilahaow naga najey amiin amiin

    • thnks sis walahi waa runtaa maxaa iskaga fasaqee xitaa waa loo cag wareejiyaa asoo kuu moodo nagtiisa loo ka siibtaa nooh sheekada cady waa ka xumahay mahan nagaha qaar aa jilicsan maahoo oo aarsan karin sis inta badan gabdha geesi weeyaan sis thnks

      • aamiin abyo aamiin abyo allah naga najeeyo insho allah is arki meeyno qoonka aadka u ah daciif weeyaan cdy

    • walaal kadiye wad ku mahadsantahay niyad wanaagaaga iyo somalinimadada lakin raali ahow aan wax yar ka iraahdo arintaas.
      walaal arinta waxay ka turjumaysaa diin la;aan that’s the first.
      tan kale: dadnimo xumo iyi bini aadmi darro.
      taa waxaa ka sii daran: caqli xumo iyo tarbiyada oo ka luntay asaaska qofkaas.
      doqonnimaduna daawa ma leh imaam shaafici raximahu laah wuxuu yiri:
      waxa keliya oo aan ka adkaan waayay axmaq.

    • walal ayaan taasi su’aal ma aha ee waa fikrad ku darsasho adoo raali ah waa runtaa alla ilaalinaya ee waxaa loo bahan yahay inay iska ilaaliyaan gabdhaha beerka jilicsan filmka ay jilaan iyo oraahda ah calaf raadis ayaan ahay taa soo ah wax aan afka laga oran ee u bahan ka fiirsasho gabadhaheena maanta meel walba way ku dulaysanyihiin
      khaasatan mesha an joogo( saudi arabia) nin oo dhan way raacan (ajaanibta) markii lagu meel garana calafkaa dhamaday ayay yirahdan iyadoo ninkaa guursanaya ay guur ka ahayn ee ay ka tahay ku raxaysasho because xaaskiisii runta ahaa ee uu mustaqbalka ka lahaa kaga soo tegay wadankiisa lakiin saudia wuu ka shaqasanaya tanna waa ( wax lagu raxaysanayo melgaar )
      fiira gaar ah) xog ogaal ayaan u ahay arimahaas waana wax qalbigayga dhawacay.
      teeda kale dadka yirahda dad baan yasnaa mantaba wakaas gabdhihii laan dherayasha ay guursanayaan adoontii la nacay saudia usa kenya meel walba.
      somalia daaraheedii ma dumin oo keliya ee dadkiina way dumeen hadii aan yamen idiin ka waramana waadba dhimanaysaan foolxumada taala.
      ws cl wrx wbr

      • asc walaalyal meel kasdo aad aduunka kajoogtan wad wada salaamantihin ani waxaan ahay gabar soomaaliyed oo joogta dalka kenya nairobi horta gabdhaha samaanka jooga fasahadhoda wey badhan tahay waxat arke wiil gabar kaxishonaya inti eey xishon lahet wiil ayaaba xishonaya marka walaalyal ahdan nahay umadi nabi maxamed wcs aan kudhaqaqno diinteni wad aragten meel kasdo fasahadi ayaa badhadey gabdhahena soomaaliyed waxaan oga talin laha iney calool jileeca iska dhaafan walaalyal miyad ilawden xadiski nabigena maxamed oo aha laba qof hadey meel iskugu imado waxaa sadaxeya waa sheydan hadhal badan han ma buxsho ee walaalayal halkas ayaan ku dhafey asc wrx wbr

      • asc dhamaan somali weyn hadii aan kuda kalo fikrateyda maaha in gabdhaha somaliyed in saan dhan loo canbaareeyo maxa yeelay waxey ka soo jeedan wadan burbursan oo colaad aan dhamaan ka jirto hadii ey wadankooda nabad ahaa lahaa saan meysan noqoteen waxey heli lahaayeen cadaalad iyo shareeco islam oo rag iyo dumar u kala gar qaato wax walba oo hablaheena ku dhacayna waa mid aan anaga u keenay hadii aan nahay somalia, waxa nahay tad aan dantooda garan maskaxdoodana shaqeen walaala yaal aan iska deyno qabyaalada si aan u helno fikir wanaagsan oo talka iyo tadka wax ugu qabano aan iska dhaafno tagaalka si aan nolol wanaagsan u helno caruurteenana mustaqbal u helaan ileen meel walbo oo dunida ka joogto hadii aad aqoon leedahay oo jaamici tahay misna maslax soo fuusho kumanaan qofna ku daawanaayan qudbad xasaasi ahna soo jeediso misna lees wareestoo xakee ka soo jeedaa lees yiraa hadii somaliya la yiraa tadka qaar ayaan aqoonsaneenin maxa yeelay wadankeena sharaftiisa anaga ayaa ridnay oo dhulka ku jiidnay, marka walaalyaal aan is fahano si somalia xal ku hesho

  4. sheekadaan ma loo bahnayn in lagu qoro halkaan ee waxay u bahnayd in gabdhaha dhiban wax loo qabto oo kaliya hadii saan loo faafiyo waxay keeni kataa sheekooyin kale wan ka xumahay in la xumeeyo gabar somaliyeed in kastoo wax layaableh aan kala kulmay sorry ani waxaan ku nolaa ethiopia 2008/5/13 bay ahayd marka aan imid meel dariiq ah oo lagu garaacayo gabar somaliyeed macnahyga xoog aya lagula tumanayay lakin dhiiga ayaa i kacay waxan isku dayay in aan u waco askar anaa kaligay ayan ahaye ookama badbadikarine askartii way timid nimankiina waa la xirxiray waxayna ahaayeen ethiopian cabsan kadib ani ayay i qabsatay waxayna iigu abaal guday maxa nimaka u xirxirtay qaar ayan sxbo nahye waana sag tagay lakiin ayada daba gal ayay igu samaysay ilaa aan u galo daradeed xabsi ayadoo adegsanaysa askar wiilasha sxbo la,ah marki danbi la igu wayayna waa la iska kay siidayay

  5. wale wa yab nimanki wexe leyhin gabdhaha ya na gaado naghina nimanka na qiyano ye leyihiin yabnaye ya dacd ah yase dacad ahyn

  6. waa adiin salaamay aqyaarta oo idil waa salaamantihiin waxaa raba in aan ka dhaa dhac siito dadka taagan calaf kiina sugta maahan wauxu illaah ku yiri dadaal dadaalaa wuu gaaraa marka walaa lahay sarafta leh waxaa u sheegaa in ayna iska fadhin ay istic maalaan intar need yada waxaa kall kasiidaran waxay taakan yihiim waa yaab maxay tahay yaab ay shaygayaan qufa aad baranayso waa walaal kaaga somaliga ah hadan waa wada sheekeesanaysaan marka waxaan walaashay qaali iyo walaashay deeqa waxaa u sheegayaa in ay dhalin yarada ay qalbiga ka dhaawicin waad mahad c/laahi cali oo idiin leh dadaalaa wuu gaaraa ee dadaal muujiya walaalehyga soomaaliyeed waxaa igali soo xiriiri kartaa cin waan ka yaga oo ah mahad14355@hotmail.com ama lixda120@hotmail.com ama lanbarkayga oo ah 25260615746362 waad amahadsan tihiin

  7. yaaaaaab waaye gabdhahaas waxaa laga rabay in markuu sexxdo biyo kulul ku shubto madaxa suusan kibir dambe ugu noqon kana aysan furintaan ku waydiin asaga la soo ardo kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk raga wa darbi dumarna waa bir mar haday xanaqaan dumarka say u kaceeen fariisam maayan ilaa ay wax gaystaaan kkkkkkkkk

  8. horta waxwalba lagama eego dhanka xun
    waxaan kuu sheegayaa anigu in aad u fiirsato dhacdooyika aduunka si xeel dheer ee inaand waxan oo kale dadak usoo bandhigin
    dhinaca wanaagsan waxkaeeg

  9. asw. walaalayaal horta wax ala wixii dhaca alle ayaa qoray , manafiicna in wax la’isgaarsiiyo gabdhu reerbey kadhalatay ninkana sidaas oo kale , marka arinta waxaa ladoonayaa inay reerku xaliyaan hadey xalin waayaanna qaadiga markaas jooga inuu xaliyo laakiin in biyo kulul la’isku shubo iyo wax xun lasameeyo yaan laga talinin walaalayaal aniga naftirkeyga guurdoon ayaan ahay waxaanna rabaa gabar 20jir aan kaweeneyn iney kayaraato maahane , cinwaankeygana waa cumar.com@hotmail.com.

  10. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  11. walahi Horta marka hore labadii gabdhood ilaahay ha u naxariisto marka 2aadna waxaam leeyahay yaan la’odhan ragu way wada xum yihiine nal qaar uun ka reeba aan anigu ku jiro sidaa aan jecelahay anigu gabadh dil ee iskadaa waan ka jidhiidhicooda in an gacan saaro gabadh Qof dilayana hadaan arko Dhiiga igu kaca..markaa walaalayaal Ilaahay badawtinimada iyo qabiilka bullshitka ah ha inaga dhexsaaro..amiin dhaha..insha allah anoo ah wiil gabadh jacaylka bartaa raadinaya…( hamza_ty_22@hotmail.com )…nabadeeey…!!!

  12. gabdho iyo wiilal ogaada inaanu muslimiin nahay taasina asal tahay lakiin caqli xumo way jirtaa iyo ka fiirsi la;aan.

  13. qofkasta marki uu ilaah agtisa kasooyarey dhameyo ayuu calafkisa cunaa walalayal iska dhafa waxa dinta islamka aay xarantimeysay nabsi hagalin haba lagaa galee aya ahoray loogu maah maahay aniga kuma maah maahin aqe

  14. war nagaha hada jiraan oo dhan wax dacdah kuma jiraan kuli waa nasaabin oo been kaliya tas waa idinka iyo ialhigina

  15. asc walaal yaal hadii la xisaabo inta dhibka martey iyo intaan marin waxaa badan inta martey laakiin qofkasta ilaahii abuurey ayaa irsaaqaayo laakiin hadaad qofa usabarto in ku filan waxaa jira SHARCI KOLEY WIILASHEENA INTOODA BADAN CARUURT kulama korinaayiin laakiin sharciyaa jira oo qofkata xaqiisa siinaayo aniga waxaan ka mid ahey hooyooyinka kuwa soo maray ama gumaad ama dil hadana afar caruur ah looga tagey laakiin madaxeeya shreecada islaankaan ku qaatey waxaana bilaabey inaan ilaah talada saarto iyadoo hooyadey alaha ii dhaafee ilmaheyga ii korisey waxaana ka shaqeesan jirey sacudiga markaan shaqeeynayey 10 sano oo aan halbil nasan sabatoo ah caruur yar yar oo hooyadey ii haysa ayaan kasoo tagey waligey kuma fikirin mexey cunaan sababtoo ah ninkii ilaah taladiisa saarto waxba ma weeynaayo maraan daaley oo dhabarkii aan beelay alxamdulilaah waxaan gursadey ninkale oo somaali ahen anigoo og iney somaali wada xumeyn laakiin waxaan arkey oo aan ku soo sabrey nafsadeda waan ku aamini waayey markale waxaan kunoolahey sacudia waxaan haystaa sadax caruur ah waana iska dhaqanahay alxamdulilaah gabdha soo maaliyed waxaan ku waa nin naayaa ineey usabraan hadey jirto wax daruuf daruufta la iskuma naco laakiin dil iyo gumaad haku sabrin in badan sabatoo ah uxuu idiin keenaayaa caafimaad daro maraar ka qaar dhawac yadii horaa igu soo kaco oo adoon ilaah ii soo direy iga daaweeyo ilmahii uu ka cararey maarta waxaa dhaqaaleyo nin islaameet marka wiilasha soo maaliyed waxaan ka codsanaayaa iney gabdhaha ku tig tigsan oo loo naxariisto waa hooyadaa waa walaashaa waa ilmahaaga hooyadood hana leysku sabro laakiin kiin dil yaanan lagu sabrin

  16. Asc
    walalayal
    wanidin
    salamaya
    idikodhan
    waxanahay
    wiilsomaliyed
    wanrabahgbar
    anlawadago
    nolozheeyda
    hadeyrabto
    hagabnato
    waxamuhinah
    inaycadahay
    taqanodin
    lagursanwaliged
    fadlanhailaso
    xarirto
    gabadíirabto
    ciwankan.
    Muuse15live.co.uk

  17. ASC salaan kadib abti Ahmed Kadiye waad ku mahadsan tahay digniingtan in badan and waa wax dhib ah wiilasha yar yar ee iska ciyaraya. again thanks

  18. 786 WAAD SALAAMINTIHIIN BAHDA SAHASOM IYO DHAMAAN INTA KALE ASALAAMA CALEKUM WARAXMUTULLAAH SALAAN KADIB ALLE XAQA HA NOGO DHUURO SXBIYAAL ISBARASHO WANAAGSAN MY NAME ABDIXAKIIN JAAMAC

  19. asc salan kadibna . amakaag war waamaxay waxa meeshan kadhacaa wa wax lalayaabo in wil lacglagu siio sidii gabar uu uxumayo tan kale wan qaba rayiga ah in gabdhaha aytaxadiran oo ay iska fiiriyaan haka ay mustaqbalka dhigayaan waxaan leeyahay raga gabdhaha way in dhaleen wana inladha sheen wadna udhaxayaan hadhibinina oo unaxariista

  20. wll yall yal anuu gabdhaa halak kadakayasa ee waswiirka quruxda badan baan kahelay isku tagaa araintaa ka dooda wlayal bal waxa igala soo qabataa wllyal wixii fahfahina iaga soo siaya foodcade_112@hotmail.com wll yaal jacayl aad u wen ba i helay wll yal wan ihelay wll sida ugu dhkhsiayaha badan il soo xidhii dha

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s