Xulka heesaha Aduunka



RiiX HalkaaN

Heeta 1aa somali: Maryaneey – From ilka case midnimo Band


Maryaneey – From ilka case midnimo Band

HEESTA 2 aad Arabic: اليسا – ايامي بيك حفله

Fanaanad reer lubnaan ee Elissa iyo heesteedii ayami beek

HEESTA 3aad Hindi: Humara Dil Apke Pas hai – Anil kapoor and Aish warya rai

Waa hees aad u macaan Anil kapoor And Aish warya rai

HEESTA 4aad Temptation – Arasha ft. rebecca

Arash             Ft. Rebecca hees aad u amacaan Temptation

HEESTA 5aad Somali: Naayaahee kaalay kaalay – Zpeedie

Kooxda Zpeedie waa young artiste from New-zealand baashaalka aduunka, kooxdan caadi maaha.. naayaahee kaalay kaalay kaalay lol

HEESTA 6aad Arabic: Mohamed Hamaki – Ahla haga fiiki

Mohamed hamaki waa Fanaan aan caadi eheen heestan ahla haga fiiki waa hees remix ah oo top ah baashaal wacan

Heesta 7a ad Hind: Akshay Kumar And Kareena kapoor – Ek dil rupa hai

Top waaaaaaaaaaaaaaaye heestan ku raaxeeso sxb

Heesta 8aad Japan af English ah: Utada hikaru – Come back to me

Hees jaceyl ah oo macaan fanaanadan Utada  waxa ay heesaha bilaawday ayadoo 12 jir ah hadana waa 28 jir waxa ayna ku heestaa Af japan iyo English

Heesta 9aad Somali: Kaalay ila ciyaar : Ilka Case Feat barmuudo Boyz, ciyaalka xaafada kkkk

heestan caadi maaha, music iyo cayaar

Heesta 10aad Somali: Dhaqan celis boys in hargeisa Somalia

Ciyaalka xaafada oo is waalaya hees aan caadi eheen

Heesta ugu danbeesa waa Hees carabi ah

11- Carabi : Ramy Ayash – khalini Ma’ak

Axmed Kadiye 2008

By: Ahmed Abdullahi Ahmed Kadiye
info@Somaliaction.tk
Madaxa Webka ee Somaliaction.tk

17 thoughts on “Xulka heesaha Aduunka

  1. taariiq ayaan idinkaga sheekeynayaa aniga igu dhacay waxaan is jecleen wiil soo maali ah mudo 4sano ah kadib waan is guursanay markaan is guursanay wiibaxay libiya ayu aaday kadib 2 sano ayuukumaqnaa wuu ka soolaab tay mar kuu imaaday waan aqalgalnay markaan mudo 1bilah wadanooleen ayuu maalin maalmaha ka mid ah gacan iiqaaday waana ku kalatagnay walaalayaal taariiqdaan maxaa ka dhihilaheedeen

  2. Asc dhaman bahda jceylka waxan ahay mucashaq waxa qalbigeyga ku cayaray kal gaceyl marka waxan raba qof nolosha ila wadagto by

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s