War Muhiim 4 new Fathers and mums


Nuune Yariis ah

Nuune Yariis ah

NEW AND CAJIIB
Ilmaha yaryarka ah iyo sida loo koriyo cashir aan caadi eheen ayaan u hayaa dhamaan aabayaasha cusub iyo hooyooyinka cusub cashir + sawiro horey u gal oo aqri maqaalkan

Waxaa la dhahay ilmaha la dhalay laba mar ayay ugu dhib badan yihiin mar waa markii ay koriinka rabaan, marna waa markii ay mustaqbal rabaan

okay halkan waxaan ku soo bandhigayaa qaabab muhiim ah oo easy ah una sahlaya aabayaasha cusub iyo hooyooyinka cusub in ilmaha yarka ah ay dhalaan si top ah ay ugu koriyaan

Halkan ayana ka bilaabeenaa

Qaabka ilmaha Masaajada loogu mariyo

Qaabka ilmaha Masaajada loogu mariyo

 

Qaabka loogu qabeeyo

Qaabka loogu qabeeyo

 

Qaabka qoyaanka looga tirtiro ama loo qalajiyo nuunaha

Qaabka qoyaanka looga tirtiro ama loo qalajiyo nuunaha

 

Qaabka loo caawiyo nuunaha si uu wax u ruugo ama u qaniino

Qaabka loo caawiyo nuunaha si uu wax u ruugo ama u qaniino

 

Nuujinta Nuunaha

Nuujinta Nuunaha

 

Aamusinta ILmaha, dajintooda iyo qaabka loo sasabo

Aamusinta ILmaha, dajintooda iyo qaabka loo sasabo

 

maaweelinta ilmaha sariirtiisa korkeeda

maaweelinta ilmaha sariirtiisa korkeeda

 

Qaabka ilmaha loola saaxiibo ama loo wehliyo

Qaabka ilmaha loola saaxiibo ama loo wehliyo

 

Qaabka nuunaha looga qosliyo

Qaabka nuunaha looga qosliyoQaabka loo dhadhamiyo caanaha iyo cabitaanka nuunahaCunto siinta NuunahaSida lagu ogaado nuunaha in uu saxaroodaySida loo cabiro Nuunaha

 Qebytan intaas ayay noogu egtahay insha allah qeebo kale oo top ah waan soo wadnaa

 

waxaan hambalyo hawada sare u marinayaa Aabe ali ahmed kadiye iyo hooyo nabiilo cumar maxamed oo wiil ugu dashay magaalada oslo norway taarikhda markii ay eheed 27/03/2009 wiilkaas oo loo bixiyay maxamed qadar waxaanu leenahay soo barbaar

 

by: ahmed abdulahi ahmed kadiye