Gabar ayaan rabaa


Codsi culus :: I need a girl ::

Codsi culus :: I need a girl ::

Odayaasha oo gabdho laga codsado wax weyn oo dhib leh marka halkan codsigiina kadhiibta macquul in aad gabar op ah hesho

Qaabka aad codsiga u dhiiban karto adigoo isticmaalaya webka somaliaction.tk

Aaan idiin bilaabi

Magaceyga waa Hebel Hebel Hebel

waxaana u baahanay gabar

Da’deydu waa: Intaas

e-mail keygu waa: sidaas@hotmail.com

ama : info@somaliaction.tk

Okay marka hoos ku qor e-mail kaaga iyo nooca gabadha aad rabto si hoose ayadaa kuula soo xiriiri doonta gabadhii nasiibkaaga ah

Thanks

BY: AHMED ABDULLAHI AHMED KADIYE
Madaxa Webka Somaliaction.tk

Inf@somaliaction.tk

100 thoughts on “Gabar ayaan rabaa

      • asc walaale waad mahadsan tahay sida wanaagsan ee aad uxiriirinasid gabdhaha iyo wiilasha ,waana ku mahadsan tahay aniga waxaan ahay wiil jira 19 sano, waxaana rabaa gabar diin iyo qurux isku darsatay oo jaceylka waxa kafahmaysa 17 jir ah,
        e-mail kaygu waa kayse250@hotmail.com.

      • asc walaal wad mahad santahay anigu waxaan ahay wiil jira 18 waxan rabaa gabar muslimad ah oo diinta islamka ku dhaq meysa misne qurxoon oo jaceelka waxa kafahan san 17jir ah e-mail kaygu waa youcali13@hotmail.com

      • s.c walalaheyga islamka ah wiil iyo gabar wan idin salamey walalayal magaceygu waa nasir waxan raba gabar diin leh oo jidkii illahey heysata ciwankaygu waa nasir1live@hotmail.com welcome ayan kuleyahay

    • asc walaalyaal waxa raab gabar musliin ahaa oo diinat islaan kuu
      dhaaqan oo aha gabar sharaaf badaan oo naawal afiic aniig iyo iyaAday
      oo mustaaqab isaa laa wadaagan dadeda ayaa jiirat 17 .18 19 oo dhaxees itaar
      fadal haad hees sheen ilaa soo xariiar aniiga Emeil. waa mahad_yare2008@hotmail,ocm facebook waa mahaddiin bahdoon

      • wall waxaan u baahnahay gaber somali ah reerkedana dhaqan karta da’deeduna tahay 18-25 okey bye

  1. hi
    sxb waxaan rabaa gabar aad u qurux badan oo jalaqsan oo da,deedu tahay 18 ilaa 19 yaa sxb ok my brother

    • marka horey waxaan halkaan ka salaamay dadka muslimiinta meel kasto ay jogan waxan dhahaya asc…………………………………………….
      anigo da’deedu tahay 19jiro oo kunol kenya
      oona badi goobay gabar wanaagsan oo dawecad leh oo ku xer xeran diinteeda islaamka
      da’deeduna tahay 17ila 18 cinwaankegauna yahay shiine_7@hotmail.com

  2. axmad waad ku mahadsan tahay lkn waxaa kuu dhiman inaad furto faculty kaleeto oo gabdhuhu leeyihiin ileen gabari gabar marabtee ama wixii wax raadinaya ogeysii iney isticmaalaan

  3. Sxb axmed 100%.aad aad ayaa umahad santahay maxaa yee’lay waxaad udul qadaneysaa intaan oo.eray oo.aflagaado ah waxaas dhag.jalaq.ha.usiinin maxaa yee.lay dadku ma’wada xumo waxaa ku jira dad wanagsan by.

  4. Hadaan horay usocdo aniga magacayga waxaa ladhahaa siciid cadde da’day’da 22.sano.jir. waxaan rabaa gabar da’dayda oo’kale jirto waxaan filayaa in.aan heli.doono by dhamantiin

  5. Sumayo abaayo waxaan kaa cod’sanayaa in aadan rag’yaran aadan ku til,maamin maxaa yee’lay waxaad arkeysaa islaan waayeel.ah oo,wiil.yar radineyso marka halayaabin wiilka maxaa yee.lay dhamaanten wabka waxaa nasoogaliyay qooq eedo waxaa ugu daran kaaga aad.ayuu uweeyn.yahay ma.garatay yaah.

  6. A.C walaalayaal waxaa idin sheegayaa oo iga waano allah kacabsado diintana barta intaa hadal heesaan hadal maalayacni ah hadaa diidaan alle barya inoo idin waafijo wadada wanaagsan salaadana haka tagina

  7. Asalaamu aliakum My Name is Aadan iam 28 yrs I.m IT Engineer waxaan Daganahay Wadanka “mangolia” marka Waan so dhaweynaya Garoobada lkn Gabdhaha iga ilaaliya 18 ilaa 25 o aan garaneynin Raga waxa ay galaan iyo waxa ay gudan kk any way this my E-mail To: aadanyare006@gmail.com Somali action thnaks asc

  8. ani wexy ila thy ninka gabar website ka codsanyo cashan gabar an raba dhahayo ayad mahyo cashan foolxumo an shiid ayaa hayo o gabar la,an ya ku dhacday

  9. magacaygu daab waxaan doonyaa gabar qurux, qaaye iyo akhlaaqba loogudeeqay oo 16 ilaa 18 jir ah
    mahadsanid

  10. ma gacaygu waa hanad waxaan ku noolahay dalka holland aniga gabdho waan arkay balse wali ma arag gabar asturan xita ahablihii somalida ee europta joogay gaalada ayay la mid yihiin xaga jorka marka inan asturan hadii la arko halayla soo socod siiyo emailkayga waa askedme_shay@hotmail.com

  11. Asc axmed yare runti wiil aad u fiican ayaa tahay, hadaad isku day day in aad abuurto webside ay ku wada xirri karaan dad somaliyed oo u baahi qabo inay helaan meel ay ka baadi goobi karaan dooqooda aniga waxan ahay wiil da,yar waxaana jiraa 22 sano waxaana baadi goobayaa gabar dabeecad wanagsan ok mahadsanidiidn

  12. sc waa idin wada salaamay dhaliyaroy hadan usi guda galo waxan dhihi lahaa mowduuca maqaalka ayaaba aad uqaldan sababto ah gabar ayuu meel uga dhacaya (gabar ayan rabaa) hadaad gabar rabtana ma gabar aya dheeldheelkas ku heleesaan runti gabar ayu qiimo tiray sababto ah qofki mawduuca sii aqrisaba waxa maskaxdiisa kuso dagdagaya iney gabar raqiiskas tahay wiilka wuxu sharaf kuleyahay inuu gabadha waalidked ka doonto markaa leedihin odayaasho gabdhaha laga codsada wa dhib maxa kawadan ma inaa qudbo sireysatan aya dooneysan!! waar heedhe xishoodo alla kayaaba byy sc.

  13. asc,,, salanta islamka ee qiimaha leh ka dib axmed waxan kuugu hanbalyaynayaa howsha baaxada leh eed bulshalda somaliyeed u hayo adoo da’ahaan yar.
    tankale qofta aan u baahnahy waa inay ahata qof diin leh xishootana ,,
    waxii kale anakaa kawad hadlayna insh allah.

  14. Aadan :
    Asalaamu aliakum My Name is Aadan iam 28 yrs I.m IT Engineer waxaan Daganahay Wadanka “mangolia” marka Waan so dhaweynaya Garoobada lkn Gabdhaha iga ilaaliya 18 ilaa 25 o aan garaneynin Raga waxa ay galaan iyo waxa ay gudan kk any way this my E-mail To: Somali action thnaks asc

  15. salam dhamaan asxaabta meesha iskugu timid ka so biloow saqiir gabar garoob ilaa waayel waan idn salaamay………. magaceyga waa cadde waxaan u baahanahay garoob 25 ila 27jirta haday meelahan ku jirto ha ila so xarirt bye all

  16. asc marka jore walaalayaal waxaan ahay wiil soomaaliyeed kuna nool dalka sacuudi arabia gaar ahaan jeddah waxa aan jiraan 24 waxa aan doonayaa gabar dabeecad wanaagsan meel walbo haku noolaato dhib ma laha sanadkeeda waa in uu u dhaxeeyaa 18-23 sano waxa aad iiga la soo xariiri kartiin emailkaan walaalayaal2000@hotmail.com wixii dhiman gadaal ayaan idiinka soo dhameyn doonaa hadduu allaha weyn idmo wabilaahi towfiq………………….
    by hassan tundheere

  17. asc marka hore walaalayaal waxaan ahay wiil soomaaliyeed kuna nool dalka sacuudi arabia gaar ahaan jeddah waxa aan jiraan 24 waxa aan doonayaa gabar dabeecad wanaagsan meel walbo haku noolaato dhib ma laha sanadkeeda waa in uu u dhaxeeyaa 18-23 sano waxa aad iiga la soo xariiri kartiin emailkaan walaalayaal2000@hotmail.com wixii dhiman gadaal ayaan idiinka soo dhameyn doonaa hadduu allaha weyn idmo wabilaahi towfiq………………….
    by hassan tundheere

  18. dhamaan umada muslinka ah waan idin wada salaamay slnta islaamka oo ah asalaamu caleykum kadib magaceyga waa cabdiqaadir qeys age keygana waa 19 aniga waxaan rabaa gabar aad u qurxoon oo diinteeda ku dhaqanta da.adeeduna eey u dhaxeeso 16___19
    by waad mahadsantihiin

    ciwaankeygana waa
    asadsuni@hotmail.com
    no_0701386225

    waxaana jooga nbi kenya

  19. sck dhamaan dadka muslinka ah aniga namekeyga waa cabdiqaadir waxaan ku noolahay dalka england qaas ahaan london age keyga waa years waxaan doonayaa gabar qurxan oo edab leh uk joogta waxaa la igala soo xiriiri kartaan emailkan oo ah asadsuni@hotmail.com ok good bye and good luck mc mc mc mc cm

  20. sck dhamaan dadka muslinka ah aniga namekeyga waa cabdiqaadir waxaan ku noolahay dalka england qaas ahaan london age keyga waa 22 years waxaan doonayaa gabar qurxan oo edab leha age keeda yahay 19 ilaa 20 uk joogta waxaa la igala soo xiriiri kartaan emailkan oo ah asadsuni@hotmail.com ok good bye and good luck mc mc mc mc cm

  21. ani ahaan teyda markan iska hadlo mida kowad kama helo dumarka madow tan labaad kama helo dumarka buu buuran mida sadaxaad kama helo naagaha ciridka weyn leh i like dumarka sexy mother fuckerka ah all mahadsanidiin in kasto oo aad qoralkeyga shuufteen i love madiino and reer dudaaye fuck inta kale kkk

  22. aniga amiir love magacayiiga weeyan waan idiwada salamay asxabata kala duuwan ee raga iyo dumarabalee sxbayal dhamantiiba wan idiwada salamay wllayal hye sodhawada dhamantiiiba wll

  23. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk @garoob raadiye waan kusalamay sxb marka hore adiga
    hablaha kale miyada ka idha xiidhantahaya sxb mise garoobkada jeceshahay sxb kkkkkkkkkkkk bala ikalasheeg walal dhibakagaba hanoqotee kkkkkkkkkkkkkkkkk ilahay ha kusahlo garoob wadata 15ciiyal ah ameeeeeeeen sxb kkkkkkkkk

    • waxan ahay gur don waxan rawa gabar oo dac deda udhaxeyso 20ila iyo 21sano oona kadhagan to din ta islam ka aniga waxan ahay qad macuno haye sigar macabo dedisma degal no muslim dhib kiisa wiligeyga magelin marka midi nasib keena ilaha isku dero ha igala so harir to msnkaan maxamed367@hotmail.com wa idin salamey mid ficn ala haka dhigo nasib keyga

  24. waxaan jiraa 35 waxaan rabaa gabar jirta 18 ilaa 20 tan waana gabar niin leh ama dhex dhexaad ah jecelna inay barato quruxna leh xaga wax barashada jacacad ama dugsisare dhamaysay anigu waxaan joogaa finland asc byyyyyyy

  25. marka hore dhamaan aada ayaad usalaamantihiin salaan taas oo ah scwb bacdal taxiya
    wllo horta ilahay haydin soo hanuuniyo waayo gabar larabo wabside lagamanaadiyo
    ninkastana gabar ayaa ladhalatay so plz isku xishooda ninka web ka sameeyey wax kale ulama dan laha waa fusukhnimo iyo akhlaaq xumo hanalakadaayo musuqmaasuqa waayo waa edeb daro nin in uu dhaho ama kanaadiyo weka so ilhay haydiin naxriisto allana hayna wada hanuuniyo amiiiiiiiiiiiiiiiin .ok axmad halmid samee adi waxaad isleedahay dad ayaa isu soo fududynaysaa lkn waa qldantahay wllo allaha kusoo hanuuniyo isagaa hunnunkaleh.by lamayaqaan .com

    • waan idin wada salaamay dhamantiin lkn walaalayal ilahada sadex qof okaliya ayaan arkaa oo tiirkii ilahay kutaagan ilahay kacabsada iskuxishooda oo iska daaya waxaan gabar halkaan lagama naadiyo lagamana helo because website waaye meeshan hadaad rabtaan gabdho radsada meel walba buuxan waxaase idinka daran wiilka sameeyay website kaan uguna talagalay in uu funny idinka dhikto coz waxba idinma qaban karo markale iyo ilahay kacabsi thanks all i hope u will batter thanks again

  26. Marka hore waa idiin salaamey aqyaarta, sln kadib aad baad ugu mahadsantihiin sida wanaagsan aad uxiriirisaan dhalinta soomaliyed meel walba oo ay joogaan.

    Run ahaanti aniga da’deydu waa 20-21 yrs, waxaan ahay Guur doon waxana doonayaa gabar isku darsatey diin,adaab,Qurux. labada hore oo aan soo sheegey hadi ay leedahay midka 3aad umaba baahni waxa igu filan hadi ay tahay gabar diint leh runtii ma xiiseeyo gabdhaha qurxoon wax walbana waa calaf hadu Alla ii sahlo qof qurxoon diina leh yaaba diidi kara waabajaanis

    ASC
    Mohamed

  27. walaayaal saan dumar laguma hello inkasto ay amar allah aanu layaab laheyn lkn saaan waa qalad ama gaf fiiri dadka waxa u badan wa raga gabdhaha gabdhahane in lanabaay o raga ay iska so dhigayan dumar ayaa laga yaaba su al ahmed dumarka adi ma iibisa dambi aya gashay o waxa dhahday gabdhaha odayasha laga doonayo w dhib marka shareecada islaamka ayaad qilaafesa ka fiirso hadalkaas qofka anan rabin in u ka donto aabaheeda ha iska ilooobo dumaro dhan ama guur teeda kale allah halaga wada baqo wada allah yanan lajibin ahmed iyo intii wabkan so gasha wa iga talo bye —abdulahi== from=uk= email=roomiyoow2020@hotmail.com

  28. waxan raba gabar aan cadad biixin firiijina ahaa salada saxan aaha taso illahay kabaqanaysa ayan raba

  29. sxb magacgeygo waa axmed

    waxaan rabaa gabar aqqoon leh xaga diinta & xaga cilmiga guud nooca aan doonayo waa in ay ahaataa gabar dheer oo cad cayilin san dheer dawo leh dhax yar garbo leh wiji bilaaran oo ay taqaano kaftinka hadee intaas ayaan doonayaa sxb

  30. waan idin salaamay ita magaceeyga iyo muuqeyga taqaan waxaa halkaan ka codsanaa in aan helo wiil aad iyo aad u qurux badan balana leh daacadnimo leh oo aan aqoonin balanka bax sida dad ey igu sameeyeen waxaa inla leeyahay welcome gaarsiiya

    ok ok

  31. hi ya all wan idin salamay igu horeyn salan kadib waxan halkan kadalbanayaa gabar add uqurxoon oo da deedu udhaxeyso 18-21 oo anan gudnen fadlan igalasoo xarir
    fitax24@hotmail.com
    mahadsanidin

  32. KKKKKKKKK waraa The Bain you kill it sxb aniga ayaa kuhaayo tas ee ilasoo xarir kkkkk lolz
    magaceygu waa yusuf waxana donayaa gabar din iyo sharaf leh dabecadna fican iskana qurxoon da deduna idhaxeyso 18-21 waxad igalasoo xariri kartaa emailkeyga oo ahh
    terminator@live.com
    mahadsanid

  33. asc dhamaan dadka somaliyeed gabadh ayaad radineesiin war gabdhii al shabaab ayaa u dhameeyay ee ka ciliyaya marka hore

  34. aniga waxan ahay nin guur doon ah oo duq ah ee sibgle mother ma laga helaa meeshaan? hadii sidaa tahay ila soo xariiri adoo mahadasan bye

  35. asc waxa aan ahay wiil jira 21 sano waxaan u baahnaa gabadh somliyed oo jirta 19 sano ooqurax diin asluub isku darsatey so codsi si degdeg ah iila soo xariira qoftana emailkeeda halay siiyo hadii ley helo waa in ay jir ahaataa oo lala dhacaa qofta waana mhadsantihiin all cida kasoo dhiibatey fikirkeeda somlaiyeey toosa waxaan jeclaan lahaa maxame ahaan in ay gabdhana fikirkooda dhiibtaan

  36. haye maxaa waaye waxaan walaahe waa wax aad u yaab badan ragan dhahaya gabdho aan rabnaa kana raadinayaan webka waa sidee sidan walaahe waa wax la layaabo ilaahey dadkaan ha soo ha nuuniyo aamin aamin
    hadii aad gabar rabto waxaa la aadaa meelaha ay gabdhaha ay ku badan yiheen sida schoolada ,collegeyada , jaamacadaha,cafetiriyada iyo wixe lamid ah

  37. alla yaaa ii qoslo ragaan mesha gabdha karaadinayo maxaay ahayeen that is shame adoo illahay niin raag kaa dhiig web gabar karadso waa adunyo gadoom

  38. asc eng kediye wan ku slmy waxa doonaya gawar da,da tahay 17 jir hadi aad heli kartaa waxa diyaar u ahay inan guursado hadu calafkeygu yahay waa iney ahaata gawar dhan walbo ka dhisan qurux diin aqlaq dabci intaba

  39. magaceyku waa ayaanle abdi ali waxaan u bahanahay gabar somali ah oo diin ta islamka haysato da deeduma tahay 25 ilaa 28 anigu da deyta waa 25

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s