Hambalyo Dhalasho farxad leh


Hambalyo Dhalasho farxad leh
Hambalyo Dhalasho farxad leh :: Sawirka Nuune maxamed qadar markii uu dhashay ::

Habeen sabti ah saacada markii ay eheed 21:1 taariikhda 27-03-2009 waxaa magaalada Oslo ee Dalka Norway ku dhashay Nuune yar oo qurux badan
waxaana hambalyo u direenaa Hooyo Nabiilo Omar Mohamed iyo aabo Cali Axmed kadiye iyo dhamaan reer kadiye farxada dhalashada nuunahan cusub
Nuunaha cusub oo magaciisa loo bixiyay Maxamed khadar waxaynu leenahay soo barbarbaa oo noqo kii dalkiisa iyo diintiisa anfaca

4 thoughts on “Hambalyo Dhalasho farxad leh

  1. mansha Allah hooyo macane so bar bar
    cafimad qeer qawo ku nolow waliga honey
    maxamed hooyo wan ku duceye allah ha ka dhigo
    kii hoyadisa iyo walid kii so dhan u duceeyen
    allah ha kaa dhigo hooyo macane saas ayan ku gu duceeye
    nolow wali gaaaaaa

  2. maanshaalaa nuuna haa yar waxaan leeyahay ilaahay haku barkeeyo dadkakiyo diintaadana iyo dadkaaba u shaqee ilaaahayna haka dhigo ilmihi diintiisa iyo dadkiisa daryeela
    aammmiiin aaamiim aaaaaaaammmmmmmmmmiiiiiin

  3. maasha.allaah maasha.allaah maasha.allaah nuuhan yar ee waliba nasiibka leh
    maadaama uu udhashay soomali waxaan illaahay uga baryayaa
    in uu kadhigo kii dalkiisa iyo dadkiisa iyo waliba diin tiisa
    anfaco amiin aamin aamiin adeer macaane soo barbaar
    noqo kii soomaaliya anfaca olloow ubadka nookori aloow ubadkanookori

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s