10 daqiiqo gudahooda ku xad Passwordka cinwaan walbo oo aad rabto


By: Ahmed Kadiye

By: Ahmed Kadiye

Baarnaamij adigoo isticmaaleen Cinwaan walba oo e-mail ah 10 daqiiqo gudahooda ku jabso… laakiin hal arin iga balan qaad in aadan u isticmaaleen Muslimiinta dhamaan iyo dadka aad jeceshahay sida waalidkaa walaalaha iyo asxaabta  waa qaab easy ah welcome sii gal hee

 

 

 

Si fiican u aqri tilabooyinkan
waa easy waad sameyn kartaa hadii aad tahay macquul

1- Marka hore waxaad warqad u dirta qofk aad rabto in aad ka xado cinwaanka

2- warqada waxaad rabto ku qor salaan iwm

3- markii jawaab aad hesho warqada kuu imaata ha furin

4- cinwaankaaga xir

5- computerka dami

6- soo kac kadibna soo wado 4 saaxiibadaa ah

7- waxaad imaata qofka aad rabto in aad cinwaankiisa jabsato gurigiisa

8- 3 mar ul madaxa uga dhufo

9- si ratiib ah u weydii passwordka cinwaankiisa

10- hadii uu sheegi waayo 6 mar oo kale ku dhufo

11- markaa waxaan filaa i fudud ayaad ku helee passwordka

THanks :

Dhibka hala daayo somaaliyeey Nabad

ila daawo heestan macaaan Eliss iyo Bastanaak

BY: ahmed abdullahi ahmed kadiye

Madaxa webka Somaliaction.tk
info@somaliaction.tk

31 thoughts on “10 daqiiqo gudahooda ku xad Passwordka cinwaan walbo oo aad rabto

  1. mudane waxaan rabaa inaad ii sharaxdo Qaabka loo jabsado Emailka mid gaal ah oo i dhibey oo mar walba idaba dhigtey ayaan rabaa inaan asaga dhan waxa igu jiro aan hawada kucuno

  2. waxaan halkan kasalaamayaa dhamaan akhyaarta ku xidhan webka aad ayaa u mahad santihiin waxaan sidoo kaloo habalyo u dirayaa madaxa webka mr axmed kadiye runtii waad ku mahadasantahay nsamaynta iyo qurxinta webka waana aqoon aad soo kordhisay oo ay ku dayan karaan dhamaan asxaabta soomaaliyeed .hadii aan anigu isu kiin sheego waxaan ahay wiil somali ah aqoomtiisa iyo akhlaaqdiisuba ay aad u wacantahay waxban ayaan ku fakarayay in aan sameeyo webkan oo kale balse waan ku farax sanahay waxaa sameeayay wiil ila dhashay ,, thanks all of you

  3. kkkkkkkkkkkkkkk fikir cusub waaye sxb kadiye wana sida ugu fudud an ku heli karo qofka an u bahanahay passwordkiisa kkkkkkkkkkkkkk

  4. kkkkkkkkkkkkkkkkkk
    walaahi qosolkii aduunka ayaa iga dhamaaday warqad iyo qalin kale ayaan soo qaatay siaan uxifdiyo qaabka loo jabsado laakiin markii danbe kadiye waad iga caadhaysiisay somaaliyeey dhibka dhaaf kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    aduuna a

  5. kkkkkkkkkkkkkkkkkk
    walaahi qosolkii aduunka ayaa iga dhamaaday warqad iyo qalin kale ayaan soo qaatay siaan uxifdiyo qaabka loo jabsado laakiin markii danbe kadiye waad iga caadhaysiisay somaaliyeey dhibka dhaaf kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  6. kkkkkkkkkkkkkkkkkk
    walaahi qosolkii aduunka ayaa iga dhamaaday warqad iyo qalin kale ayaan soo qaatay siaan uxifdiyo qaabka loo jabsado laakiin markii danbe kadiye waad iga caadhaysiisay somaaliyeey dhibka dhaaf kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk!!

  7. waxaan ahay nin islama ooraadinaya gabadh islaam ah oo islaan ah bacdi islaan oo waliba ah islaan aan qaan gaadhin oo anan curan waxaan waliba ubalan qaadayaa inayhesho oday aan qaan gaadhin lakiin curtay

  8. Ahmed Kadiye Waan ku salaamay sxb

    Fikradaan aad ayay u fiican tahay runtii waana mid mudan in la tijaabiyo laakiiin, Jini ninkii keeno ayaa baxshaa la dhahayee e-mailkaaga isii aan kuu soo qoro waraaq kadib aniga iyo afar asxaabta kamid aha ayaa kuu imaanayna baqdaan kaa gadineynaa ilaa aad sheegto passwodka dabcan waad no sheegee waayo waxaad ogtahay in sheekada ay tahay mid aad adiga baahisay dabaalyaalna manihin isla gurigaga ayaan kutijaabineynaa inuu sax yahay iyo in kale.

    E-mail kale sii diyaari koley kaaga runta ah nama siineysid waan ogahay kkkkkkkkkkkk

    Waraa ha cabsan dhibkii Soomaalida lee la joogaa kkkkkkkkkkkkkkkkk

  9. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    qosolki waa iga dhamaaday
    waxaaba qosolka iga dhameeyay dadka fikradaha soo dhiibtay oo ay kamidka yihiin DHIKILPOW WABAXOW iyo MUDANE labadaas qofood figradeeheysoo dhiibteen ayaan aad ugu qoslay waad mahadsantihiin
    mida kale AXMED KADIYE aniga waxaan rabaa qof africa joogo in aan passwordka in aan kaxado anigana waxan joogaa yurub qofkaas bud kuma dhufan karo waayo iima dhawa marka sideen uga xadaa qofkaas passwordka fikrad kale keen (jini ninka keenaa bixiyee)kkkkkkk jawaab ayaan kaasugayaa waad mahadsantahay

  10. ascwrwb ikhwaanii fillaah wasalaamucalaa manitabacilhudaa wallee waan qosley fikradaan ah sida passwordka loo xado anooyaaban ayaan jawaabta kuqosley ilaahoow hanaga dhigin qof wax xada wuxuudonaba ha ahaadee

  11. waa fikr fiican lkn ha la isdilo ma dhaayo waxaan hayaa qaab kale oo si fudud loogu helo karo passwordka waxaan idiin sheegaa arintaan waa fududahay marka aniga ma jecli in aan dadka aan wax xub baro marka qofkii lkn kiisa laga badsho ha ila soo xiriiro iyo qofkii sikale duruuri oogu ah waxaan marka hore si uu u xaqiijyo aan u sheegi doonaa kissa man is ticmaalaayo new software ok jawaabtina ayaan sugaa

    muminkaarshe@hotmail.com

  12. laa xowla wala qowata ila bilahi warya waa maxey waxa aad shegayso waxadna leedahey soomaliyey nabad waxdna leedahey dadka qaraca lkn waxa war yaal marka aniga ul la ila dhaco

  13. kkkkkkkkkkk kediye waan kuugu mahad naqayaa sida fiican ee aad afkaarta ugudbinayso
    sidaan dhegaha utaagayay ee aan usugayay waxa soo bixi doona ayaad mar keliya iga qoslisay ””””’ eesh calaa

  14. kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkk,,,,,,,,,,,
    alla beerka saan u qoslay maanta waligeey uma qoslin, kadiyehayga caadi maaha walla anaa hada sameyee 5 ciwaan ayaana saan ku jabsaday macaaaan maahoooooo,,,,looooooooooooolzz,,

    salaaaaaaama ma dia cousin u reaalu made me so lough and happyy!!!!!!!! <3<3>

  15. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk faaduma beenta daa abayo qof maad guriga ugu tagtay aad 4 ul madaxa kaga dhufatay kadibne uu kushegay ciwaankiisa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  16. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk walaahi kadiyow sxb waad iga oysiisay adiga iyo asxaabta kaleba.laakiin sxb mid baan dilay iisheegiwaa maxaan sameeyaa sxb?kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    jaawaab?

  17. kkkkkkkkkkkkk quraafaad waaaaaaaaaye sxb waxaas wax jira ma aha madax ul uga dhifo ama iskadaaa waa isla meeshiileee ee wax macquul inooo sheeeg walalka

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s