Jaceylka iyo Lacagta keebaa awood badan ?!


Sheeko Jaceyl oo Cusub

Sheeko Cusub
Sheeko Cusub oo xiiso leh aqriso hada riix sawirka

11/9/2008 Malin jawigu uu aad uqaboowyahay oo roob qaboow da:ayo dadkuna aad ufaraxsanyihiin laguna faraxsanyahay roobka dadaka dhamaantiis kasoo rawaxeen goobohoda shaqada ayey dhacday sheekadaan jacaylka ah waxaay kadhacday magaalada mustaxiil sida lawada ogyahay magaalada mustaxiil waa magaalo dadkeedu caan kuyahay kunana hormarsanyahay dhinaca jacaylka mustaxiil waxaa kadhacay jacaylo aad iyo aad ufarabadan masoo koobi karno jacayladaas ee aan kasooqaadano bal jacaylkii dhax maray sakariye iyo gabadha layiraahdo faasiso oo kamid ha gabdha ugu quruxda badan magaladaas uguna lacagta badan magaldaas dhinaca kale magaladas waxaa kunool wiil layiraahdo sakariye waa wiil faqiir ah oo rerkisu waa faqri sakariye wuxuu dhigtaa school ka layiraahdo mustaxiil s.s of mustaxiil wuxuuna dhigtaa galas ka 8aad isla fasalkaa waxaa ladhigato gabar layiraahdo faaiso sakariye gabadhaa aad ayuu ujeclaa wuna waayay fursad uu ugu sheegto jaceelkisa dhinaca kale gabadhaa waay yasi jirtay wiilasha aay isku galaaska yihiin wiilashana waxaa ku jira wiil ayada naftiisa kajecel waa saki sakariye wuxuu kutala jiraa siduu uu ku baran lahaa masa uu kusoo jiidanlahaa gabadhaa malin malmaha kamid ah ayaa saki oo iska horfadhiya gurigiisa hortiisa waxaa soo martay faiso saki oo dhola cadaynaya ayaa waxaa aragtay faiso oo la yaaban waxa uu ku qoslayo wiilkaas ayna garanaynin ayaa waxaay kutidhi huuno maxaad ku qoslaaysa saki hadal keeda ma maqlayo ayada ayuu kumaqanyahay markii kadib ayuu soo xasuustay in lala hadlaayo ayuu kuyidhi waxba abaayo ee ma igaranaysaa? Faiso wa
xaay ku tidhi maya laakin meel in aan kugu arkay ayaan u malaynayaa saki haa abaayo waxaad igu aragtay fasalka oo waxaanu nahay isku kifil faiso waxaay ku tidhi waa yahay aboowe ee waan sii baxaa ee is aragti damboo xiiso leh saki asaga oo isdhiiri galiyay ayaa waxaa halmar neef waayn kasoo goday ku yiri abaayo fadlan ma:iisheegi kartaa magacaaga ama ciwaanka lagaa helo faaiso oo aan danaynaynin hadalka saki ayaa waxaay kutiri aniga magaclaay ayaa la iyiraahdaa ciwaana ma lihi ee sidaa ogaaw waxaay kaloo kusii dartay filinkada eey baa cunay saki oo aad oga xun hadalada gabadha uu mustaqbalka uu kalahaa ayaa wuxuu yidhi wixii jacayl la oranjiray ilaa waa ibtilo saki jacaylka uu uqabay faiso habeenba habeenka kadambayso wuu kasii badanayay saki oo ahaa wiil hadal badan ayaa wuxuu kasoo reebay aamusnaan qashuuc iyo waliba fakir fikirkaaso ah gabadha uu jecelyahay waay ka leebal saraaysa saki dadkii waay layaabeen gaar ahaan saaxiiba diisa birif iyo sayid waxaayna kuyiraahdeen maalmahaan sidaadi hore matihid ee saaxib maxaa kugu dhacay maxanunsaneysaa mase rerkii ayaad isku dhacdeen saki ayaa wuxuu yidhi maya rerka ma isku dhicin mana xanuunsaneen saxiiba yaal su’aasha iga daayo ee su aal makaro aniga ayaa isku mashquulsan sayid ayaa ku yiri waayahay saxiib waayahay waxaan ogaanay inaan ahayn saaxibadad a rasmiga ah maxaa yeelay markii hore waxba naga maqarsan jirin laakiin manta waxaay inoo cadeynaysaa inaad wax naga qarsanayso laakiin dhib malaha ayuu kuyiri sxb kii sayid oo aad oga murugaysan arinta sxbkii saki soo foodsaartay saki oo hadli la ayaa waxaa soo martay agtiisa faiso lasocota saxiibaded najmo saki oo arkaynin ayaa waxaa arkay sxb kii birif kuna yiri sxb saki waxaa soo socota qof xayi ah ee firi saki saki ayaa fiiriyaay waaba qoftii uu kajiifan waayay saki halmar ayuu isku badalay najmo iyo sayid oo is garanayay ayaa is salaamay salaan kadib najmo ayaa kutiri sayid waa lagu waayay ee maxaa kugu dhacay ooiskuulka ad u imaan la dahay sayid ayaa kuyidhi maxaan iskuul imaanaa saaxib kay ayaa iga xanuunsan markaas ayey najmo aay kutiri maxaa ku dhacay sayid ayaa kuyiri ma garanayo waxa ku dhacay sayid ayaa marlabaad ku yiri najmo abaayo wuu iska faraxsananjiray hada laakin wuu iska aamusan yahay ee maxaa ku dhacay oo aad ku qiyaasaysaa najmo ayaa waxaay tiri waxaan umaleynayaa sxb kaa jacayl ayaa haayo ayaan umaleynayaa ee gabadha uu jecel yahay ha sheegto faiso ayaa waxaay tidhi wiilkan maalin dhaweyto ayaan isbaranay ee sxb najmo miyaad garaneysaa wiilashan haa sxb wilkan waxaa layihaada saki 2 daa kalane waa sxb dii sayid iyo birif baashi ama birif (akshey kumar ) ok saxib aniga waxaa la iyiraahdaa magacayga faaiso barasha wanaagsan by by ayaa lagu kala tagay saki farxad ayuu meel uu isgeeyo la yahay sayid ayaa ku idhi maxaad la bodbodaysaa sxb birif baashi ayaa ku yiri wuxuu lahadli waayay ilaa ninka jacayl aya hayay wagareey wagareey waa layaab saki jaceel ayaa galay sxb kay yaad jeclaatay sxb fadlan ii sheeg saki sxb waa runtaa jacel ayaa igalay fadlan inoo sheeg gabadha aad jeclaatay sxb iminka ayaan utageynaa ayuu kuyiri sxb kii birif baashi waxaan sixad dhaaf ah aan u jeclahay gabadha najmo sxb ded waa faiso waayahay sxb najmo waraaqad ugeynaa waxaana kuleeyahay waraaqadaa iga gaarsii faiso sxb saki gabadhaa waa gabar lacag leh aadna waay ukibirbadantahay saki ayaa yiri si kastaba waa inaan helaa gabadhaan waxaa go aan lagu gaaray In waraaqad la qoro loona dhiibo sxb ded najmo wuxuuna saki baadi goob ugalay najmo wuxuuna usheegay arintii wuxuuna uu yiri waraaqada soo diyaarinaa ee fadlan dhambaalkaa iga gaarsii saki wuxuu soo raadiyay sxbkii sayid wuxuu ku yiri sxb najmo waan utagay awaaxayna igu tiri waraaqada soo diyaari fadlan xageen wax ka bilaawnaa sxb sayid sxb wiil aan daris nahay ayaa bugag jaceel haysta ee soobax aan raadinee saki waxaa layiraahdaa carab waa cabdi fitaax saki sayid waxaa lasoo aday wiilkii sxb waxaan rabnaa bug jacayl ee fadlan nasii waahay sxb kasoo qabso buuga magaciisu yahay ama ciwaankiisu yahay jacayl iyo lacag midkeebaa awood badiyay sxb bugan ayaa ka sheekynaya sida loosoo ban dhigto jacelka waa qaybta 1aad ayaa ka shee kay nayso wuxuuna qoraa waa sida tan si gambasho naxdin iyo keer keer la hayn inaad utimaado qofkii naftaada raaliga ka hayd iyo in aad go aan sato kadibna niyadaadu ku siiso balan labaad iyo waqti kale dariiqyada ugu wanaagsan oo aad ugu gudbin kartid waa sidaan walaal manta iyo malintii aragtideena kowga ahaayd iyo mudadii udhaxaysay niyadayda iyo dareema yaashayda ba niyadayda adiga ayey kugu mashquushaa ee sidaa lasoco intaa markaad tiraahdo sxb saki ayaad hadana oraneysaa sida tan waa sida loo diyaariyo waraaqadaha ee lasoco


v dham bal jacayl
v fiiro gaar ah
v xasuus gooni ah
v dareen jogta ah
v iyo waliba
vniyad qaali ah
v xasuustu waa qali ee ogaaw
v niyadu waa rasmi ee lasoco
v galgacayku waa jogte u fiirso
v jacaylku waa saad ee ha moogan
v waa fajintu waa hadii ilaahay ku waa fajiyee kutasho
v ogsoonaaw in uu san jacaylka ahayn dhayal iyo dhalan teed ee hafidee fahan
v Ubax waa laga yabaa in uu qalalo
v Xadiid kuna waa laga yabaa in uu daxalaysto
v Dad ehel ahna waa laga yabaa in aay is ilooban
v Lakiin laga ma yaabo laba qof oo isjecel in aay is iloo waan
v Soo jiidashada iyo salaamaha sida loo diyaariyo waa sida tan saxiib
v Kala wacan salaamaha
v Kala roon sidoodaba
v Tani waa mid saafi ah
v Saxan oo lasoo xushay
v Kana soo ogday abaayo faaiso
v Sadriga iyo laabta
v Seedaha jidhkayga
v Xididaha dhiiga sifeeyo
v Saken hadaan istaagana
v Naftaa laga sabrayaa
v Ee samo iga gudoon abaayo
v Waxaa waraaqdan kuu soo diray waa saki
v Abaayo geerarkan iga hano
v Sida dhul bar waaqo ah
v Buuruhu aay cagaarten
v Baliyada xareedana iyo
v Biyuhu aay xar fanayaan ayaad labilic tahay
v Abaayo faiso ilove you
v Balse waxaa gabay naftaydii
v Badkiina kajaray
v Waa boholiyowga caashaqa
v Ee gedka ma isla beerna

Faiso intaaayuu uqoray saki wuxuu ugeeyay najmo oo uu kuyidhi ma;isleedahay in ay iga aqbalayso waraaqadanfadlan
Gabadhaa waan uwaalanayaa fadlan wax usheeg hadiikale daraadeed ayaan iskudilayaa najmo markay hadaladaas
Maqashay kananaxday saki wuxuu sheegayo waxay na ogaatay saki jacaylka haya in uu san been been ahayn waxayna islamarkaa bilaawday in aay raadiso faiso xafadodii ayayna soo aday waxaay utimaaday faiso oo hurdayso kuna riyootay riyo cajaa ibleh waaba ayadoo la aroosayo waa layaab yuu noqon kaara waa saki ayadoo dhahayso macquul ma aha maxaan ku falaa midkaas xataa guriga arooska ma dhigan karo ee xageen gaynayaa midkaas ayadoo leh ayaa waxaa usoo gashay najno waxayna kutidhi waa kuma ninka aad adiga aad ku riyootay oo aan guriga arooska xataa dhigan Karin sxb waa sayid saaxibkiis saki ayaan ku riyooday asaga oo i aroosayo ee saaxib maxaad kaleedahay saxiib aniga laakin jacyl iska daa ee tirtiraha gurigeena xataa kama dhiganayo najmo ayaa ku tiri saaxib aniga hadaad taladeyda qaadanayso sida aan indhahiisa kagartay aad iyo aad ayuu kuu jecayl yahay sxb faaiso aniga waxaan ku oranlahaa lacagta waay dhamanaysaa laakin jacaylka madhaado abaayo waxaad ogaata dhibanaha sidisaba hadaan wax lala qabanin nabsi buu leeyahay ee sida ogaaw faiso hada waraaqad ayaan kaga wadaa wilka ma uceliyaa mase waad aqrisanaysaa waan kaa sii tagayaa ee aan kugu imaado barito jawaab kana fakir waa arin ku sabsan mustaqbalkaaga faaiso waxaay ka qaaday waraaqadi wayna aqrisatay kadibna waay kasoo dabacday sidii hore faaiso qudhigeeda jacayl ayaa galay wayna aqbashay waraaqadi waxaayna bilaawday in aay waraaqad diyaariso waxaayna ku bilaawday waraaqadeda sidan

v Salaam baxad waynoo
v Suradaha qurankiyo
v Saligii rasuulka(s.c.w)
v Lagu laray sadkoodi
v Samo kugu soo qoree
v Masahlana warkayguye
v Samo iga gudoon
v Sahalna ayna kula noqon
v Intaa kadib iga hano gerarkan kale
v Sida dudur da ayso
v Oo ku dulhortay haro waayn
v Da rinkana isqariyeen
v Sidii loo dalxiso
v Ama loo ildogsado
v Naftayda kuma damacdoo
v Rag kale ma eege
v Daawadii naftow

Waraaqadii intaa ayey ku ekeysay waayna bash qadaysay markaa kadib ayadoo sooqadan rabto waraaqadii waxayna kusoo ilaawday gurigoodi waxaayna soo aaday dhinaca saki waxaayna istidhi markaan saki wuxuu jiraa scholka waxayna utimid saki oo jogo iskulkii saki wuu arkay jacaylkiisi faiso waxayna bilaawday in aay raadiso waraaqadi wayna waysay waraaqadii saki wuxuu isleeyahay ma maamulaha ayaa laguu shegi mase waa lagu cayn saki wuxuu soo aaday dhinaca faaiso oo gabdho lataagan markoow agteeda yimaaday ayuu wuxuu tiriyay geerarkan wuxuna ku bilaabay sida tan

geerarkan wuxuna ku bilaabay sida tan

§

Ø Waxaan labta kugu sidaa
Ø Salaan saadalinayso samaan
Ø Sifaynayso nacayb
Ø Sulinayso xuman
Ø Sikinayso been
Ø Sahminayso gacaliso faiso
Ø Sadaalinayso barwaaqiyo
Ø Saxan saxo udgoon
Ø Salaan kadib gacaliso
Ø Arin iga kaagashay
Ø inuu adkaado
Ø Waa arin lama filaan ah
Ø intaan inkale dhihin
Ø Arinkayga ii yeel
Ø Hadii kale
Ø ogsoonaw
Ø ayaanta qiyaamo
Ø afti baa laqaadi
Ø adigaan ku ersan donaa
Ø garabkaaga iga eeg
Ø ale wuu ogsonyahay arinka igubayee
Ø macaanto faaiso maxaad kaleedahay hadaan xirir sameesano oo aan ul iyo dirkeeda noqono
Ø faaiso oo aad ufaxsan ayaa ayadana ugu jawaabtay si
Ø
Ø
dun iyo luul
Ø dacaad iyo beer
Ø dabacsanoow hedhe
Ø salaan wacan
Ø si waayn iga gudoon
Ø suniyaha dhidimaha leh
Ø deeqda loogu siiyow
Ø cidiyaha dariiqi wacaniyoow
Ø lagu dambeesiyay
Ø daga manta santiyo
Ø saki yoow dushan kaa ilaalsan jiray
Ø salaan kaga timid
Ø naf waxjecel
Ø naxariisna ubaahan
Ø ahna mid unuglayn nacayb
Ø lana rabo in laga ilaaliyo xumaan
Ø salaan kadib
Ø gunaanadkii waxaan iri
Ø gaaf iyo aarsi waxba
Ø loma gesto noolahe
Ø ee walaga ashootaye
Ø gacalki naftaydoow
Ø wilkaan jeclaaye
Ø guud ahaan wedhan
Ø waxaan uga gunleeyahay
Ø ma;is gardaadinaa
Ø gogal ma dhiganaa
Ø ma is qabsanaa gacmaha
Ø gacliye iyo gacliso makadhigaana
Ø googaleysi

intaa markaay dhaxmartay ayaa waxaa lagu balamaay habeenimo 2saac bundada malgaalada mustaxiil saki iyo faiso labadoodaba howlahii aay hayeen mid walba wuu soo jaray qof walbana balantii ayaa alooso aaday saki iyo faaiso jacayl koodi wuxuu gaaray heerki ugu wanaagsana saki iyo faaiso waxaa lawada dhigtay balan adag saki ayaa tiriyay gerarkan macaan lamagac baxay balan caashaq saki oo dareen siinayo jacaylkisa faiso wuvuu kubilaba

v

v hambalyo iyo salaan
v hanti kaaga dhigaa
v marka xiga hir doogleh
v hoy kaga dhigaa
v ugu dam beeyn macaaney
v gal hareerigi godcare
v hees kugu tumaa
v intaa kadib
v adaan mustaxiil iyo
v banaanada dunida
v intaasan bilo ku maray
v iyo gabdho badidoode
v waxa gabar baraarsano
v bidixda ka laafyotaba
v boga naasaha bilic bilic kasiiso
v lama done gacaliso
v balan gaar ah iiqabo
 

itaa markoow tiriyay ayaa faiso ayadan tirisay gerarkan
waa geeraki faaiso oo lamagac baxay wasilac jacayl wana kan
 


 

·

· waxaad iga gudoonta saki
· salaan waxkasto udgoon lagu tilmaamay
· kana qurxoon waxkastoo qurux lagu tilmaamay
· kana macaan wax kastoo macaan lagu tilmaamay
· kana dheereyso wax kastoo xawaaro lagu tilmaamay
· kana timid shaqsi daacad ah
· kuna jecayl saki
· salaan kadib
· subaxdaan isbaranay
· iyo saacadan lajogaba
· saami uma hurdee
· silac iyo dhibaato
· ayaa qorta iisuran
· oo waa sabab jacayle
· side wax yeela saki
· sadri gaayga waxaa galaye
· saka aan kusoo toosay
· in aay sababtayda noqon
· cad igama saarne
· aloow saqir amuurahayna aboowe
 

faaiso iyo saki waa la is macsalaameyay faiso waxaay soo aaday saaxibaded najmo wayna utimaaday markaas ayaa lagu yidhi hadaad jacayl samaysatay maba lagu arkayee maxaa kugu dhacay malmahaan waxba igu ma dhicin abaayo saki xaldisa kawaran abaayo aad ayuu uficnaa wuna kusoo salaamayay intaa kadib aqristoow ilaa jacayl burburay hadaad maqasho waa jacayl aay isla wada ogyihiin labo qof oo dumar ah faaiso markaay sii baxayso ayaa waxaa laga daba riday hadalkaan waxana lagu yidhi sxb waligaa nin jiljilec ha umuujinin ninka hadii kale korkaaga ayuu ku soconayaa naag kalane wuu ka racayaa faaiso sidii lagu yiqiinay waxaay qadan jirtay talada saaxibaded ayey qaadatay hadalkii najmo saki wuu xanunsaday ilaa iyo mudo gaarayso 4cisho mana soo bixin mana wicin faaiso oo shaki ku jiray ayaa ayaa waxaay iska dhaadhicisay waxa lagu sheegay waa rasmi oo sxb deey waay saxneed ee xagoow aaday saki malmahan ilaa nimanku waa xisaha hore jacayl kooda saki wuxuu taleefon usoo diray faaiso waxba ma;oga wuxuu umaleeya in aay tahay faaiso sideedi hore ee horay ayaa lo yiri qofaan waxba ogeen ilaahay macadaabo taleefonki waxaa ka qabtay nasiib wanaag faiso waxaayna ku tidhi waa kuma waa saki abaayo faaiso ee xalada kawaran markaas ayaa lagu yidhi xaaladayda maxaa kaa galay wana lagu damiyay taleefonki ilaa horay ayaa loo yiri warer cawo waa lo waa barista wuxuu is lee yahay maxaay faaiso toloow ka caraysiyay iskula barito ayaan ka oganayaa saki wuxuu soo aaday iskuulkisi markow soo galay galaaski waxaaba ku jirto faiso subax wanaagsan abaayo faiso ayadoon salaanti ka qaadin saki ayey la soo boday ereygaan war maxaa kugu dhacay malmahan? Xageed jirtay mase gabar aniga iga wanaagsan ayaad heshay aniga ayaaba qaldanaa oo adigoo leebalkayga ahaayn kula saaxibay ilaa mas gacantaad cano ku siso ayuu kugu candhuufa saki ayaa ku yidhi abaayo waan xanuusanayay malmahan hadad xanuusanaysay maxaad waraaqad igu soo diri waysay ama aad isoo waci waysay marka hore faaiso waxaa loo bahan yahay labada qof ee is jacayl in aay kalsooni isku qabaan ma garatay abaayo macaanto waxaana ku lee yahay iga raali ahaaw abaayo wuxuna tiriyay gabay raali garayn ah


 

ü haadka samada duuliyo
ü hibashada galgacalkaan
ü kaa haybinaayo
ü ma harsado dhararti
ü kuu dhameyay hadalke
ü walwal iyo walaac ba
ü nafteydii wadaago
ü walbahaar jacayl baa
ü wad nahaygii galo
ü faiso walaaley
ü ma is waheshanaa
ü oo ma wada jirnaa
ü qalbigayga waad shaafise
ü midaan calmaday
ü calamka ka dortay
ü canab iyo lul
ü cambarur bislaatiyo
ü ma;wada sheekeysana
ü cudur a ana an lafilayn
ü cilad weye caashaqa
ü caado wuxuu uleeyahay

nafta inuu cadaadsho
cadaabta qar dhigo
munaxariiste
 

saki intaa markoow tiriyay ayaa waxaa u jawaabtay faaiso oo la dhacday sida loo raali gareeyay waxayna geraarkedi ku bilaawday sida tan

 
 

v Yurub iyo ameerika
v Africa iyo aasia
v Aad miga ku nool
v Kii aan asluubtiyo
v Anshaxa iyo wanaaga.
v Aqlaaqdiso
v Wacaniyo naftu aay
v Odeeday
v idil kood raka kaan
v kadortow
v iga deqay soomalida
v eeg mada naxarista leh
v igu beeray bari hore
v ee hada cishqigiyo
v faladhan igu taagan
v ee ofaha igoysay
v arjigaan qoraniyo
v ogaaysis baan udirayaa
v hadaan hoda iyo ayaan
v nasiib eeba ii qoray
v sakariye waxaan kaa codsanayaa
v nolal ayatiin wacan iyo
v inaan calaf wadaagno
v isi seegen abidkeeno
v fadlan iga ajiibo
v ha igu eegin dhibaatada

intaa kadib markaay halsano lawada socday saki iyo faaiso ayaa waxaa dhacday in uu saki la saaxibay gabar kale oo magaalada ku cusbeed faaisana qudhigeeda waxaay lasaxibtay wilalal kale sidaaso ay atahay aqristoow isma ogayn habeen habeenada ka mid ah ayaa saki iyo faaiso oo isla socda waxaa soo dhaxgalay wiilkale oo aay balamisay faaisa si aay uga maseersiso saki waxaayna raacaday wil kii kale saki markaa waxaay wada kulmeeyn saxibki sayid wuxuuna u sheegay arintii sayid sayid wuxuu utagay faaiso oo u ku yidhi faaiso maxaad sxb kaay saki xalay ku sameeysay oo aad sidaa ugu gashay saaxib kaa aniga xalay waxba ku ma samaaynin ee asaga ayaa iga soo haray sayid aboowe aniga saki waan jeclahay sida dhabata ah wiilka uu habeenki ka maseray aniga waxba naga ma dha xaynin ayay ku tidhi sayid saki iyo faaiso wuu sii xumaanayay xirirkoda ayagoon isla hadlin ilaa iyo mudo gaarayso 1bil ayuu aqristoow kasoo tagay magaalda mustaxil markoow halsano kasoo maqnaa magalada mustaxiil ayaa faiso oo si aad ah ugu xistay saki ayuu utagay malin saki ayaa ku yidhi gacaliso xaldaada ka waran saki aboowe waan kuu fiicanahay saki ayaa yiri ma ii xanaaqsan tahay wali abaayo maya aboowe saki adigana a hadaan adiga ku helay waxii hore waan iska iloobay saki iyo faaiasa waa la is soo racay waxaana la tagay xaafad aay ku wada shekestan intaa kadib saki ayaa tiriyay geraarkan

jacaayl ka ah uu ku amaanayo gacalisa diisa qaaliga

v dhulka waxaan ujeclahay
v dhorsaneey agtaada
v dadka waxaan dhawaaystaa
v midka adiga ku dhoro
v waxba aan kuu dhimayn
v dharaarti an kulanaa
v cida ayaa ila dhaqaqdo
v waan dhakanayaa
v oo dhesha iyo cayaaraha
v dhankayga ayaan ka tumayaa
v waxaase dhibtooda
v dhabti markaan ku waayay
v xalay dhowristaadi
v ruuxi dhaqaaaqba adaa layga kaa dhigaa
v hadaad dhawac muqda iyo
v dhiig baxaayo leedahay
v cidlo kugu ma dhaafene
v ma sahlana jacayloo
v mar waa sun iyo qaraar
v marna waa malab iyo subag
v marna waa sadkaage

faisa aydana waxaay ku jawaabtay geraarkan


 
 
 
 


 

v aduunyada waxaa ugu ayaan daran
v qalbi lamaano ah oo
v lamaanihisa lajoogin
v qof jacayl hayo indhaha laga ma dareemo
v ee qalbigaa laga dareemaye
v jacayl biri magoyso
v biyana ma meerane
v qof bilaa jacayl ah
v waa geed bilaa calayn ah
v hal jacayl waa dabici
v hal jacayl waa Qatar
v cirka waa baluug
v jacaylkaygu waa dhab
v hal jacayl iyo halqof
v labo jacayl iyo labo qof
v laakin jacayl kaygu waa
v adiga oo kaliyah

intaa markii la is daba marsaday ayaa laka tagay ayadoo la faraxsan yahay faxad horaa loyidhi ooyin ayaa ka dambayso faaiso markaay xaafadodi tagtay ayaa abaheed maxamad oo lo yaaqanay (ayuuto taraakin) iyo hoyaded maryan oo o yaqaanay (maryan cad) ayey gooni ula baxayn faaiso markaas ayuu aba hed ayuuto taraakin faaiso ku yidhi horta aabo ma duco ayaad dooneysaa mase habaar abe ii sheg abo faaisa ayaa tiri abo duca ayaan doonayaa ee maxaan kuu qabtaa abe gaba dhaydii waad ogtahay sida aankugu soo koriyaay aniga iyo hoyadaa (cad) gaba dheydii anoo danyar baan ku dhalay dabaded dablaan kugu soo koriyay ee abo waad ujeeda manta hantida an leeyahay abo waxaan oo hanti ah hadaan ka dhinto manta adiga ayaa iskaleh hantidayda ee aabo waxaa ku soo dontay wilka adeerkaa cabdi casis deeq tare oo jogo maraykanka abo aabo iga daa wilkaa ma doonaye waa wiil walalkay ah aabo gurka waxaa ugu wanaagsan labada ilmo aderada ah aniga iyo hoyadaa (cad) waxaan nahay ilmo adeer isqabo maxaa naga fiican manta abe macane aabo wax ma iidin shegaa adiga iyo hooyo cad aniga waxaan isjecelnahay wiil layiraahdo sakariye cali cabdulaahi oo ku magic dheerb (saki) marka aabe wiilkaa ayaan balan wada galnay abo horay aya lo yiri balan la aan waa diin la aan maxamad ayuuto aaya yidhi abo ma soo waalatay mase waad soo wadaa ma waxaad dooneysaa wiilka ciyaal suuqa ah waan garanayaa wiilka aad sheegayso waa wiil dagan carshaan miyaa adigoo taajir ah ayuu ku aroosayaa taasi waa habeenki xalay ahaay oo tagay ee waxa kaa kenayo hadaladaas waan ogahay waa kibir lacagta ayaa kaa badatay ee gabar yahay imaqal hadaaan kugu maqlo waxaay la taagned wiilkaa ama an maqlo labad gacmood ayaan kaa jabinayaa ee sidaa lasoco waana arooseysaa cabdi casiis deeq mar dambe xafada kama bixi kartid iskuulna ma aadi kartid faaiso waay iska ooysay maxay samen kartaa ? saki wuu yaabay gabadhii maxaa ku dhacay ma jiratay (10) bari ma is arkin mana maqlin hadalkeeda waa inan utagaa manta saki wuxuu soo aday dhinaca faaiso xafadoodi kadibna asagoo taagan xaafada faaiso horteda ayaa waxaa kusoo baxay oday ayuuto taraakin kuna yiri saki asalaamu caleykum adeer saki waca leykum masalaam adeer saki ma ii dhaafi kartaa gabadhayda maxaa lagaa siyaa adeer mase xarig ayaad doonaysaa (dhicisoow mariid_) adeer ma doonayo xerig ee adeer gabadhaada waan isjecaylnahay ee adeer isi gabadhaada ayuuto ayaa ku yiri maxad tiri gabadhaada isii aa war xataa shaqalahayga uma qalantid ee ma ogtahay wa xad kasoo tostaa carshaan gabadhaydana waxaay kasoo tostaa guri muraayada ah ma ogtahay doqon yahaw ader horta qofkii kasoo tosa guri muraayad ah iyo midkii kasoo toso guri carshaan ah halma ayuu waaga ubaryaa ee lasoco adeer ayuuto adeer saki gabdhayda hadaad ii dhaafi wayso same thing with your ayes macnaha indhahaaga ayaad wax ku arkaysaa faaisa sida loocaynayo saki waay arkaysay intaa loogu ma simine saki waxaa dharbaaxay oday ayuuto maxaaw oran karaa ilaa waa sodogise saki oo aad umurugeysan ayaa xaafadidisi ku soo laabtay saki ayaa yiri manta ayaan ogaaday jacaylka in aay ka awood badantahay lacagta manta hadaan lacag haysto jacaylkayga waan heli lahaa adoonyoy xalkaa ba intaa ayuu ku calaa calayay aqristoow saki wuxuuna tiriyay geerarkan


 

v miftaaxi nolashayda
v mowjadihii qalbi gayga
v moraalki an doortay .
v malintaan ku caashaqay bay
v maskaxda iyo jirkaygaba.
v Muxubo aan dareeme
v Mahad weye ale
v Maskaxda iyo macdataan
v Manta la igu xoogshegtay
v Waan heli maaline
v Lama huraanti naftaydaay
v Maankayga wuxuu yahay
v Mugdi in aan kabaxnoo
v Mustaqbal aan wadaagno
v Dooqa iyo nafta
v ii heshiyay
v iska dansho daanshoo dhulkaaga
v ilaa miftaaxa aduunka waa lacag
v jacayl iyo lacag
v markii si xaq ah lomisaamo
v jacaylka awood badinayee
v jacayl waxaa sharafta iyo qiimuhu lahaa
v ka qaday lagac
v laakin waxan
v niyada ku dhisanayaa
v calafka in uu dadka usiman yahay
v nin mareekanka joogo iyo
v nin mustaxiil jooga
v ilaahow jacayl kayga guleey

inataa asagoo ku calaa calayo ayuu sexday dhinaca kale aqristoow waxaa jaanis aay ku soo baxdo heshay faaiso waxaayna usoo dhumatay dhinaca saki waxaayna timid xaafadi najmo markaas ayey ku tidhi abaayo najmo jaanis ma lihi ee orad fadlan saki igu soo yeer saki waxaa soo radisay najmo asga oo jogo xafada ayay utimid nasiib wanaag najmo waayna soo waday saki waxaayna ukeentay faaiso kadib aqristoow waa la is salaamay salaan ka dib ayaa saki ku yiri gacaliso maxaa kugu dhacay faaiso gacaliye waxba ma; ogide abahaay wuxuu doonayaa in uu igu daro nin jooga mareekanka ee maxaan samaynaa saki aboowe iisheg wax walbo anaa diyaar kula ah saki ayaa ku yiri abaayo danta waxaay nagu kalifaaysa in aan hoos iska qarsano si qarsoodi ah aan ku mehersado ee maxaad ka oranaysaa waxba kama qabo gacaliye saki isla markii wuxuu soo radiyay shiqii wax mehrinayay wuuna soo helay shiiqi wuxuuna raadiyay wixii qarsh gabadha lagu mehrinayay wuxuuna utagay nin la yiraahdo xasan siraad oo ku magic dheer xaaji lacag arintii ayuu u sheegay xasan oo ahaa nin aad u wanaagsan ayaa lacagtii soosiyay saki wuxuna ku yiri deen ma aha aniga ayaa ku siiyay ee sidaa ogaaw sxb xasan aad ayaad umahadsantahay ayuu ku yiri saki kadibna wuxuu mehrsaday gabadhii faiso waxaay ku laabatay xafadii kadibna waxaay la kulantay abe heed ayuuto taraakin wuxuuna ku yiri aboo manta aya lagugu mehrinayaa wilkii ee diyaar garoow faaiso ayaa ku tiri aabo xeriga ma labo mar ayuu dhacaa maxaad kawadaa faaiso aabe waxaan kawadaa nin ayaan xilihisa ahay waa abo saki ayuuto ayaa ku yiri waxaad tahay caasiyad mardambana aan xaafadayda kugu arkin faaiso waay kasoo tagtay xaafadoodi waxaayna utimaaday duqeedi saki kadib saki iyo faaiso waay is aroosen arooskodi markii laga joogo mudo gaarayso (7)bilood ayaa waxaa dhacaday aqristoow arin taan naxdinta leh wixii aay dhibaato iyo rafaad usoo maraysay faaiso wuxuu noqday hal bacaad lagu lisay saki wuu isbalday ilaa dhalinyarada jacaylkoda waa inta aan la aqal galin saki wuxuu xaafada ka maqnaa mudo gaarayso 5 maalmod wuxuu isku maleeyay in uu kaligii uu nolyahay wuxuu yimaaday malinti 6aad faaiso oo aad u caraysan ayuu uyimaaday faaiso markaas ayey ku tiraahday maxaa kugu dhacay oo aad malmahan xafada oga maqned saki oo markii hore markaay faaiso carooto hadalka u dajinjiray ayaa wuxuu ugu jawaabay aqritoow jawaabtan carada leh wuxuuna yidhi sida tan nayaa waxaan ku waaydinayaa ma adiga ayaa iqabo mase aniga ayaa ku qabo aniga dimuquraadi ayaan ahay e ogaaw faiso waqtiga aan donayo ayaan imanaya xafada waqtiga aan donayo ayaan ka maqnaanaya ee sidaa la soco yareey hadad dooneynina waad bixi kartaa saki ma aniga ayaa baxayo ma ilaawday balanti aan dhiganay aaway axdigeeni saki aniga nolashaa madoonaye ifur fadlan saki wuxuu ku yiri si bilaa asxaan ah waan ku furay ee iga bax guriga faaiso oo oynayso ayaa kasoo baxday gurigii aay mustaqbalkeeda daraadis uburburisay ayna waalidked ula dagaashay faiso bal ega aqristoow dhibka haaysta ma ulaaban karto gurigoodi maxay samayn kartaa?markas ayey tirisay geraarkan ka

 
 
 
 

v sawir malaha caashaqa
v sir qarsi iyo xishood
v sabab iyo naxriis
v mayaqaano
v qayaanole
v iyo qof wanaagsane
v sidaa waxaan u leeyahay
v jacaylkan iqasaariyay
v oo indhaha itiray
v ona;iga dhigay
v caasiyad
v sidii uu ihaleelay
v waan ka sexan waayay
v qalbigayga sacad walba
v ma ilawayo dhibka la ii gestay
v sarirta markaan tago
v adaan ku salaami jiray
v subax waaagsan iyo duhur wanaagsan ku dhihi jiraye
v manta laakin
v qalbiga ayaad iga jabisay
v doqon qofkii jacayl u qaado ayaa kasii doqonsane
v nabsi baad iga gashay
v wuuna kaaso bixi

intaa ayey ku egtahay aqristoow shekadii jacayl iyo lacag midkeeba awood badan waa qaybtii 1aad ee lasoco qaybta 2aad eeshekada jacayl iyo lacag midkeeba awoodbadan sheekadan waxaa alifay abwaan sakariye cali cabdulaahi (dheen )asaga ayaana qoray wixii

ü talo iyo tusaale

ü ka bixinayo wan ku soo dhawaaynayaa ciwaankayga oo ah

waxaan iri anigoo ah qoraha buugan sakariye cali cabdulaahi waxaan dhalinyarada soomaliyed iyo kuwa rer mustaxiil aan ku guubaabinayaa in aayna samaynin waxa uu ku dhaqmay saki ayna xaqdhowraan gabdhaha walaa lahood ah aqristoow waxaan ku waydinayaa waa maxay jacayl ? Jawab jacaylku waa labo qof oo ka dhaxayso wada noolasho iyo waliba kalsooni intaa ayan ku soo gaba gabey
anigoo ah qore saki ayaan waxaan la dardarmayaa gabdhaha magalada mustaxiil waxana leeyayahay waa in aad marka hore aadan ku abuurin qofka bini adamka ah jacayl waxaan arkay gabdho aad ufara badan oo in taay jacayl wilal ku abuuren hadana uga baxayn aqristoow waxaan wada ognahay in gabdhaha magalda mustaxiil 100kiiba 50 laga dhax hadlay oo aay ka dhax hadleen wiilal ay balan ka qaaden kadibna aay oga baxayn marka waxaan leeyahay gabdhaha walaalahay ah in aad iska dhaaftan dhabeecadas qalafsan aniga ayey gabar balan iga qaaday waayna iga baxday oo wiilkale ayay iga raacday ee aniga uma soo qorin in aan ku fadeexesto gabdhaha magaalada ee waan udigay ee inta lasocda isha bini adamka waaqatar waana idin salaamay ee waxaan kaloo gabdhaha an ka waa ninayaa in aay iska dhaafan yasida aay yasayaan wiilasha u dhashay magaalda mustaxiil sida lawada ogyahay waa dhif gabar lasamaynayso jacayl wiil u dhashay dagmada mustaxiil ee waxaay xiisayaan wiilsha magalada aan udhalanin ee horay ayaa lo yiri naagu ninkay taqano nin uma maleyso ee iska daaya dabecadaas intaad hormarin laheeden dagmadiina ha hormarinina dagmo kale ee mudnaanta siiya marka hore wiilsha u dhashay magaalda mustaxiil naag ayaa ku gerartay mustaxiil jano iyo mel qaboow igey ee sidaa la socda habloow

Waxaan halkan oga mahad naqayaa marka hore aabahay
 

§ cali cabdulaahi dheen
§ hoyadeey faadumo maclin cabdulaahi
§ bashiir cabdulaahi
§ adan cabdulaahi
§ edaday qadiijo
§ iyo edaday deeqo
§ cabdi risaaq cali cabdulaahi waa walalkayga qaaliga ah waan ku salamaya walal salaan qaas ah birif baashi waxana kaa balan qaada in aan soo qoro bug ka shee kaynayo adiga birif baashi iyo dumaashidey amran
§ cabdi cumar jeele cabdi duug
§ sayid deeq gurey
§ shaafici cali cabdulaahi
§ maxamad cali cabdulaahi
§ xasan cali cabdulaahi
§ jaylaani axmad jeey
§ bashiir gureey
§ cabdi fitaax dhunkade
§ xasan sirad
§ maxamad qorane
§ bashiir rooti
§ farxaan xusen lanjeeriyo
§ maxamad bashiir
§ maxamad mustaf tawane
§ xusen axmad joogow iyo xaaskisa qaaliga ah caasho daahir
§ saciid bataati
§ cabdi casiis deeq
§ xamdi cali dhoore iyo najmo

iyo dhamaan dagalada mustaxiil waxa aan idin leeyahay cimri dheer iyo cibaado suban

v maryan cabdi xaaji cad aad ayaan usalaamaya maxaa yelay waa ciyaaryahanad qaali ah
v ikraan cabdulaahi joogow
v xasan macalin
v cabdi xaliin
v cabdi nasir cali ugaas ayaan u mahad celinayaa madama uu igu dhiiri galiyaay bugan qori taankisa iyo diyaarintiisaba
v qaliif shiiqdiriye qabiirka ajey
v maxamad cabdi raage.
v Sam sam cabdi samad.
v Ubax biriq
v Iyo dhaman dhalinyarada igaraneyso

 

Qumanay
Qabkaga wacanbaa
Qaboojiya naftaydana ku
Qanacdaaye

Qumaney aniguna galgacay baa

Qusay oo
Qalbigayga halis galiyay
Qodabada
Qalbigayga gala
Qaarka sare dhamaantod
Qaban waayay jiiqo
Qusaan ka jogaaye ee
Qaliyay walaalay
 
 
 
  
 
 
 
 

v Waxaay shekadan ka dhacday magalada waa sheko jacayl oo dhab ah waxaa shekadan laqoray taariqdu markaay ahaydwaxaana bugan lagu qoray caasimada qaybta 1aad


Waxaay shekadan dhaxmartay wiil katirsan dhalinyarada magalda mustaxiil iyo gabar katisan gabdhaha magaalada mustaxiil
 


 

igala soo xirir wixii talo iyo tusaale iga siinayo bugan waanku soo dhawaynayaa ciwaan kan

Ama taleefonadan mobile jigjigo
 

Ama laylayn ah magalada mustaxiil oo ah

v Waxaan marka hore salaamayaa
v Aqristaha ii huray waqtigiisa qaaliga ah
v In uu aqristo bugayga
v Halkan waxaan kasalamayaa abahay iyo hoyaday
v Cali cabdulaahi (dheen)
v Faadumo macalin cabdulaahi
v Cabdi risaaq cali cabdulahi birif baashi
v Maxamad cali cabdulaahi
v Shaafici cali cabdulaahi
v Xasan cali cabdulaahi
v Iyo saxibkay sayid deeq iyo
v Cabdi cumar jeele
v Farxaan xusen
v Jaylaani axmad
v Maryan cabdi xaaji waa caad
v ikraan cabdulaahi jogow
 
 

 

 

69 thoughts on “Jaceylka iyo Lacagta keebaa awood badan ?!

  1. salamu calaykum,
    waxaan aad u jeclaan lahaa qoraaga maqaaalka zakariyr cabdilaahi dheen in aan la yeesh hadal
    waxaa jira magacyo aan ku arkay qoraalkiisa kuwaas oo aan ka qoonsaday dad aan raadinayay
    balse qoraagu ma soo qorin emailkiisa iyo meel aan kala xidhiidho
    fadlan markaa ma suuroobi kartaa in aan la xidhiidhi karo sakariye cabdilaahi dheen
    emailkaygu waa dheen12@yahoo.com ama dheen12@mail.com
    magacaygu waa siciid

  2. walaal waa sakariye cali saciid anigaba aad ayaan kugu baahanahay marka walaal waxad igala soo xariirtaa ciwaan aniga ayaa iska leh saki 1_12@hotmail.com waa qore saki cali jacayl iyo lacag midkeeba awoodbadan waxaan kaa sugaa jawaaab dag dag ah waa salaamayaa axmad kadiye aaqilka dhalinyarada soomaliyeed byy dhamaan rer somali action

  3. ASC WRWB THX WALAALO MANSHA LALH SHEKADAADA AAD BAN OGA HELAY RUNTII WALAALO NALA SO SOCODSII QEBAHA DANBE WAXA EY KU DANBEEYAAN MAR LABAD AYANA KU MAHAD CELINAYAA TEDA KALE MEEL LAGAALA SO XIRIIRO AYAAN DONAYAA HADAAN HELAAYO SHUKRAN WALAALKIS ASC WRWB

  4. waxan idinkula talinayaa inaad jacalka inaalisaan balantana ka soo baxdaa waa raga somaliyeed meelkasta ood joogtanba.

  5. oog my allah i like shekdaan add iyo add aye uu macaan badantahay walaahi waa kuu oyeey san uu aqrisanayeey masha allah (L) viva jeceel

    • waxaan ahay sakariye cali cabdulaahi waxaana ahay wiil kunoo magaalada jigjigo waxaan kasoo jeedaa magaalada mustaxiil ciwaankii hore wuu iga xirmay ahaa saki1_12@ waxaan sameestay ciwaankan cusub sakione_2011@hotmail.com waxaan ahay qoraaga shekada jacayl iyo lacag midkee awoodbadan run ahaan tii axmad kadiye qalad weyn ayaan kaa tabanayaa maxaa yeelay warqado fara badan ayaan kuu soo diray igama soo jawaabin waxaan qofkii ubaahan inuu figrad iga siiyo sheekadan ha iga soo xariiro sakione_2011@hotmail.com by aqrisoow jaceelkayga waa mid dhab ah qisadaan ama iga soo xariir 0251915406233 mobel jigjigo

  6. oww sheekadan cadi maha walaahi horta maa fiicno in baalan lagaa baaxo waliba balnta jacaylka ah koleey aniga waan galaay maana kaa baxaayo insh alaah daadka oo dhaan waxan uu rajeynayaa siidas oo kale bye

  7. asc all,sakariye thnks sida sharaf taleh ood noogu soo gudbisay sheekada, lacag iyo jaceelna wax liisla bar bardhigo maaha laakin yaa wax ka yaqaan jaceel waaye arinta,labadii isjeclaba saas u danbeesay oo waliba la dhihi karo in wiilku ka jaceel badnaa gabadha. laakin dhacdooyinkaan oo kale gabdhaha fiig ka qaadi karaan, in ey jaceelkooda illaa heer nafta u horaan saana ku dhacdo, waxaane ku soo kobayaa mar walbo jaceelkada ku kalsonoow oo amiin insha allaah waa kheyreysaa.

  8. asc axmed kadiye, waxaan aad iyo aad kaga hanbalyenaa sida wanaagsan ee aaad webkan iskugu howshay runtii maanta igu horeyso walina ma arkin web saas u xiiseeyo oo intaan oo waqti ah ku jiro aad buu xiiso u leyahay webkan masha allaah

  9. waxaan ahay wiil dhalin yaro ah oo somalia waxaa doonayaa inan soomaaliyeed oo ah qof haysta diinteeda islamka ahna muwaadinad jecel diinteeda haday tahay mid aah heli karo waxaan ka codsan in aan sii doono CV gayga oo cad sidaa darteed waxaan ka codsan in hadii ay tahy mid u diyaar ah guur Xaalaal ah oo ay ugu badbaado Xaaraan in ay ilgala soo xiriirto Puntland@hotmail.co.uk

  10. sakariye cali maanta laga bilaabo waxaad noqoneysaa aabaha jaceylka wali ma arag jaceel sidan u soo daahey.
    salaam calaykum.

  11. walaal waad mahad san tahay waan kugu ham balyeey nayaa buugaagan waxaan rajay nayaa in aan mar un dib wada kulmi doona waa sxb kaa xasan macakin oo ku lrh waxaan koo qaban doonaa hawl aad ku farax do byyyyyyy

  12. waxaan ahay wiil dhalin yar ah oo uu cishqi haleelay qoftaan jeclaaday markaan usheegtay way isoo dhaway say macanahay way aqbashay lakiin markasta oo aan soo dhawaysto way sii fogaanay saa wanaagana xumaan ayay iigu badalaysaa waan geeraray waan heesay waanan gabyay waxna wali way iga fahmiladahay seen yeelaa

  13. walalyaallwaad salaman tihin markahoree runtii??? sheekaandaan waa sheekooaad uu cajiib aah walal anigaa dad somalida ah ama musliminnta ah waxaan kulaa talin lahaa diinteena waxay nuu sheektay inaynu wax walbo oo wanaag aah isku fududeeno… mida kale aniga gabar yaan jeclahay waxaan kala kula may sida tan gabdhaan waxaan daba ordayay haal sano kudhawad oona rabay inan ku gulaysto jaceyl kayga wanaa ku gulaysatay balse mid baa jirto walalayaal ila tali gabdhaan markaann kala sheekay sanaayo qadkaa si wanagsan bay ila hadalaysaa balse markaan udiroo warqad iagama soo jawabaysoo

  14. kax kax kax kax saki sxb caadi ma tihit kulahaa wilkaan ila fadhiyo lol cml ayuu leeyahay war jacelka aad ku soo qortay bogaan ma dhab ayee kaa tahay mise dhalin teet lol meshaas aya uka baxay warkeyka lol in aan ku sii dheraado ma donayo lol qoraalka cml lol

  15. sakariye adeer aad ayaan oo ga hilay sheegada adeer dhab miyaa jaceelkaan mase waa sheega caadi ah sakariye waa adeerkaa ali salaad kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  16. aboow sakariye runmiyaa aniga ayaan wax kula qabanlahaay
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  17. asssalamu caleykum.
    walaal sheekada waxey ila tahay sheeko
    wajiya badan leh
    mida hore qofka waalid kiis inuu mudnaanta
    siiyo ayey tahay oo uu jacayl ka u sheegto
    inuu dhab ka yahay
    deetana waalid ka isaga haduu is hortaago
    ma fiicno in waalidka la qilaafo hadiise arrinta ay ku adkaato ha iska guursato then waalid keed ha raali galiso waxey ku qaadataba
    insha allah waalid ka waxba ma xumeyn doono
    because most of the parents ayaa is qarsaday ama is mehersaday iyagoo la ogeyn
    tan wiilashana waxaan dhihi lahaa gabadh ku jecel hadii aad ka cararto
    ama aad ceyriso ogow rag ayaa la nool oona jecel
    gabdho ayaga neceb kuna dhaqanaya sidas ayagoo isleh
    dib ayey kaa soo jeclaan doontaa
    marka gabdho iyo wiilal ba guurka waa in macnihiisa la fahmo before intaanad guursan

    • asc walalsare waan kaaga mahad celina sida cajiib ka ah aad nooga soo gudbisay shekaadaan aad u wanaagsan waxaana kaa filaaya in aad no soo diyaariso abr naamijyi nuu caan oo kal eah walaaal sare qeer ayaan ku rajeena by by by by

  18. salaan walaal xasan macalin aad ayaan kuu salaamayaa walaal waa lagu waayaay ee ha lagu arko waa sxb kaa sakariye cali cabdulaahi walaal waad ku mahadsantahay salaamtaada waxaad tahay sxb keey qaali ah byyyyyyyy xasan macalin saleebaan

  19. kalaay sxboow
    waadigan leh maalin jawigu qabaow yahay aad u macaan
    oo meesha waxaad noo keentay sheeko reer xamarkii
    sxb waanu daawanay filimkaas ee kor u qaad wax caqliga gali kara ka shekee
    byeeeee

  20. ani rntii waxaan aaminsana in uu jcylku qaymo badanyahay lkn hada waan ogaaday waayo jcyl aan lajiranaa 8da bilod qof ayaa iiga tagay iguna nacay faqiirninmp sorry illaahaw jacaylka dad africa ukeen da ooma jogee

  21. asc wan kusalamay zakariye ali wan kahelay sheekada quruxda badan ee ad qortay waxa kalon halkankasalamaya dhamaanreer mustaxiil wanjeclahay mustaxiil waa wadankeyga

  22. my bro waan ku salaamayaa marka hore sakariye ali oo ku magac dhee saki sxb waa walaalkaa misna sxbkaa mohamed abdirahman joogow yare sxb waxaad noqotay halyeey waxaadna mudantahay in taalo lagaaga sameeyo mustaxiil agagaarka buundada quruxda badan ee ilaahay ku maneestay mustaxiil runtii qisadu wey macaaneed waxaad noo sheegtay qaladaadka ay galaan hablaha reer mustaxiil taasina waxey u noqoneysaa tusaalo wanaagsan my bro waan kusalaamayaa goood bye

  23. waan ku salaamay salaan qaali ah sakariyo waayo waxaan ka helay sheekada hadii aay xuntahay xitaa sheekada soo jaceyl maaha waay igu soconeysaa mida kale walaal jaceylka waa furaha nolosha waayo hadii aad jaceyl sameyso ama aad hesho qof nolosha kula wado ama lamaano ah waayo markaas ayaad ogaaneysaa nolosha dhan dhan keeda iyo macaanta nolosha taalo wa ajaceyl ayaan qabaa walaal marka waa kaas walaal aniga figtad ahaanteyda inkastoo ana inta ku soo koobi karin bye

  24. Asc dhamantin iyo inta kasoqab gashe shekada wlcm wth opn heart? Cashaqa cudur wayo hadu intiga kagalo cado waxu ulay yahay inu nafta cadhawo’ runti jcyl wan somaray lkn mid igadharan ayan arge ani midkayga waabo jane bye aqyarta sharafta lah

  25. dhaman wan idin salamaya walalo wilka shekada so qoray hadi ay run u dhacday iyo hadii uu sameyayba wan uga mahad celinayna wana sheko ad u qaliya

  26. wallkay qali wa xamda oo marlabadku thanks lakin malaha hadan dib uegno wilka wax jecladay magacisa wa sakariye adna sakariye aya lagu dhaha malaha waaba adiga qoraga buga wiilka wax jecladay…..kaftan.com……… wanan soo dhawaynaynaa dhalinta jacaylka ka hadasha wali jacayl igumu dhicin lakin haduu igu dhaco waxan ilahay ka rajaynaya inan noqono lamane ka wada siman jacaylka oonolosha qaybsada………. bushaaro2005@hotmail.com

  27. waan ididn salamaya akhyaata dhamantiinba si qaas ah salan kadib waan idin mahad celinayaa asxaabta dhaman tin qorayaasha iyo akhristayaasha siiba wiilka soodiyaariayay iyo qofka laqabtay sida walashen aysheegtay xamda xussen xidhiidh wacan ayaan leeyahay
    samiirahmed16@hotmail.com

  28. marka labaad sheekadaan waa mid cajiib ah walahi waan layaabay inta aan akhrisanayay siiba wiilka sida ay ugu dhacaday iyo gabdha say ugu dhacaday sheeko cajiib ah weeyaan kkkkkkkkkkkkkkkkkk midakale dhab m miyaa mase sheeko aad soo daabacdeen

    • Wadayaasha Gaadiidka gobolada Dhexe oo ka cabanaya Ciidamada Itobiya ee Kalabeyr

      Wadayaasha Gaadiidka ka shaqeeya gobolada dhexe Somalia ayaa dhibaatooyin ka sheegayana ciidamada Dowlada Itoobiya ee kusugan Deegaanka Kalabeyr ee Gobolka Hiiraan .

      Darawalada gaadiidka xamuulka iyo kuwa dadweynaha ayaa sheegaya in dhibaatooyin ay ku qabaan ciidamadaasi fariisinka ka dhigtay deegaanka kala beyr xiliyada ay halkaasi ku gooshayaan gaar ahaan Habeenkii .

      Waxay sheegeen in dhibaatooyinka ay ku qabaan ay ka mid yihiin in ay waqtiga ka ridaan islamarkaana ay hakad geliyaan iyagoo sidoo kale dhulka dhiga rarka gaariga saaran si ay ugu sameeyaan baaritaan, iyo in ay la degaan xiliyada ay socdaalayaan qar ka mid ah rakaabka gaariga saaran.

      Qaar ka mid ah wadayaasha gaadiidka oo la hadlay xafiiska SBC International ee Baladweyne ayaa arimahani u xaqiijiyay iyagoona muujiyay cabasho ka dhan ah arinkaasi.

      Si kastaba ha ahaatee ma ahan markii ugu horeysay oo ay cabasho la xiriirta socdaalkooda ay ka soo baxaan wadayaasha gaadiidka gobolada dhexe iyagoo mudo ka hor soo saaray cabasho ku aadan kooxo hubeysan oo xiliyada habeenkii ah u gala wadooyinka .
      qore.wariys axmed sheekeeye.

  29. Iyadoo maalmo ka hor magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug ay soo gaareen guddi dib u hishiisiin ah oo uu soo magaacanay Ra’iisul wasaaaraha Xukuumadda KMG Soomaaliya Max’ed Cabadulaahi Max’ed Farmaajo si ay gacan ugu gaystaan qaabkii loo xalin lahaa dagaal beeleedyada kusoo laab laabtay Miyigi gobolka Mudug kaasi ayaa hadana guddigaasi waxaa ay wadaan kulamo gooni gooni ah oo ay la leeyihiin Maamulada Galmudug iyo Puntland.

    Wasiirka Amniga iyo gudaha ee dowladda KMG Soomaaliya C/shakuur Sheekh Xasan ayaa sheegay in masuuliyiinta labada maamul ee Gobolka Mudug ka wada arimiya ay ka wadhadleen sidii loo xalin lahaa dagaal beeleedyada ay dadka badan ku dhinteen ee ka dhacay miyiga Galmudug.kaasi oo u dhaxeeyay Maleeshiyaad Reer Miyi ah oo kasoo kala jeeda Koofurta iyo Woqooyiga magaaladaasi.

    Kulamadaan ay la yeesheen Mas’uuliyiinta dowladda KMG Soomaaliya Maamulada Galmudug iyo Puntland oo ay kasoo kala jeedaan Maleeshiyaad reer Miyigi ah ee ku dagaalamay duleedka magaaalada Gaalkacyo ayaa hadana waxaa la filayaa in saacadaha soo aadan ay kulan ay yeeshaan labada dhinac kaasi oo looga hadlayo sidii xal loogu gaari lahaa dagaalada ku soo laab laabtay gobolka Mudug.
    qore.waruye sheekeeye.

  30. Marka Hore waan Idinsalaamayaa Khaasatan gabdhaheena aadka iyo aadka u quruxda badan waanaan ku farxaa markaan arko gabadh soomaaliyeed magaranyo waa wax aan caado u leeyahay waxaanaan jecelahay in ay gabdhaha kale wax dheeryihiin taasina waa run markaa walaalayaal waxaan idinka codsanyaa dalab kaaso ah in aan Heli karo gabadh aan jacayl macaan isla bilaabno oon isla dha dhamino wuxuu yahay jacayl…( Hamza_ty_22@hotmail.com )

  31. Asalamu celeyku warax matulah wabarakatahu walal anigoo ah maxamed bashiir waxan halkan kasalamayaaa saxiibkayga qaaliga ah ee kumagac dheer zakariye cali cabdullaahi dheen saaxiib waxaan kugu mahad naqaya sheekadada cajiibka leh waxana tahay geesi usoo baxay reer mustaxiil saxiib waxan kuurajaynaya inaad hesho gabadha aad jaceshahay saaxiib waana kuu mahad naqayaa saaxiib noolaaw mahad sanid.

  32. asalaamu caleykum warax matullaahi wabarakaato waxaan kaloo halkan kasalamaya dhamaan reer mustaxiil dhalan yarada ku nool kowaas oo kala ah
    mustaf maxamed tawane
    maxamed cabdiraxmaan cabdille (four eyes)
    ciise cuthmaaan cumar
    ayid axmed ibraahin (ayid calaaawe)
    cabdiraxmaan cabdullaahi (carrab)
    isaaq jubbe
    dhalintan waxaan leeyahay waad salaaman tihiin mustaxiil jano iyo meel qabow baan ku gayn saaxiibayaal waxaad dhamantiin igala sooxariiri kartiin ciwaan kaygaan ah
    kafeeye11@hotmail.com ama
    garraad10@hotmail.com

  33. asalaamu caleykum warax matullaahi wabarakaato waxaan kaloo halkan kasalamaya dhamaan reer mustaxiil dhalan yarada ku nool kowaas oo kala ah
    mustaf maxamed tawane
    maxamed cabdiraxmaan cabdille (four eyes)
    ciise cuthmaaan cumar
    ayid axmed ibraahin (ayid calaaawe)A
    cabdiraxmaan cabdullaahi (carrab)
    isaaq jubbe
    dhalintan waxaan leeyahay waad salaaman tihiin mustaxiil jano iyo meel qabow baan ku gayn saaxiibayaal waxaad dhamantiin igala sooxariiri kartiin ciwaan kaygaan ah
    kafeeye11@hotmail.com ama
    garraad10@hotmail.com

  34. Asc dhaman dhalinta reer mustaxiil jano marka labaad waxan hanbalyo kash iyo laab ah udiyaraya sxbkayda marna walalkayda marna abwanka zakiriye cali claah dheen sxb waad dadashay madama aad wax fahan sisay gabdhah reer mustaxiil waxana mudan tahay in lagu xuso marlka sadaxad waxan halkan kasalamaya dhalan yarada kala ah 1- mustaf maxamed(oday tawane) 2- maxamed c/raxman c/le (four-eyes) 3-ciise cisman cumar(cowke) 4- ayid axmed ibraahin(ayid calawi) 5-cabdi raxman cllahi cadow(carabb) 6-isaaq jube(mudane zoo) waxana idinku salaamaya 144 quranka ah sxbayal hadad ibahatan ciwanada igala so xarira oo kala ah kafeeye11@hotmail.com ama garraad10@hotmail.com ilove mustaxiil iyo dhaman dhalan yarada rer mustaxiil kakakakakakakakaka goooooooooooooood byyyyyyyyyyyyyyyyyyy

  35. Asc wad kumahad santahay mr.saki qoraal kaada mihiimka runti wax badan ayan gabar isjeclaanay lakin isman calfan kagudub hada waxana gacanta kuma.hayo jeceel ila qebsado wa xaan doonayaa gabar daremikarta nolasa dhabtaa runti qofku marku wax kayaqaano jecal ayu daremi karaa nolasha adunka o uleyahay daremo wax danen karo waxna diidi karo shire005@hotmail.com sodawen hubal le

  36. asc dhaman waa salamatihin asxata masha allah masha allah wlhi sheekada
    waa sheeko cajib ah kkkkkkkkkkkkkkk waxaan halkan kaslamay dhamn reer mastaxil ok good byyyyyyyyyyyyyyyy

  37. Asalamu aleikum dhamantin salan kadib waxan umahad celina qorayga qasadan jcl marka xikta am saying thanks dhalinta somali yed o waqtigoda u hurtay inay aqristan kana helan waya aragnimo mansha allah waxan idin leyahay jacel ka & lacakta LOVEka aya awodbadan plz gar ahan boys am saying we should respect love on the other hand gals also wa inay ahadan honest sxbtana adan kulatalin waxjacel keda ka dhax dhalinkara qalalaso exmple najmo byyye .

  38. asc waad ku mahadsantahay boowe sheekada wanaagsan ee jacylka ah aad baan aniga uladhacy runti aniga wawa abaabwen wen aythy masha allah lkn adiga maa iska so alifathy mise waa arin dhab ah jwb boowen

  39. asc asxabeey tolka lagama horo aya la yiiri somaliyeey tolo ayan idiin ku imid taladu waxay tahay somaliya ayan rabah inaan wax u qabto ee igala taliya

  40. Run ahanti aad iyo aad ayan oga helay shekadan xisada badan dabti mida hada kudhacday saxibkey zaki aya hada ihaysata ee iigu doceya inu ila hey iga saro dhibatada walalahayga musliminta ahow wadna mahad santihin dhaman aqristayasha

  41. Malin malmaha ka mid ah ayan jeclatay gaber ka mid ah gabdhaha dhigto isgulka waxana ku dhahay wan ku jeclahay wexena iku dhahty ani iyo adi waxan nahay walalo waxan ku dhahay mar walbo waxan nahay walalo waxey dhah tay uma so jeeto jacel maxan sameya?

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s