Nabdoon hala noqdo Soomaaliyeey


Peace 4 Somalia

Peace 4 Somalia


Somalia Ha noolaato
Somaliyeey dhamaantiin ka shaqeeya nabada, Rabshada iyo foodada joojiya, wadanka miyaan ka samarnaaaa???
Okay Sawiro qurux badan oo Nabada ka hadlaaya u dirso asxabtaada

Mogadishu !!! Dhiig kale oo daata uma baahna

Mogadishu !!! Dhiig kale oo daata uma baahna

 

Dhiigeena Waa idiinka xaaraan waayo Islaam ayaan nahay

Dhiigeena Waa idiinka xaaraan waayo Islaam ayaan nahay

Baska Nabada

Baska Nabada

 

Sxb yaaaaaaaaal Sawiradaas u dira dadka somalida ah ee taqaanid waayo nabada oo laga shaqeeya waa waajib nawada saaran

THANKS

BY: Ahmed Abdullahi Ahmed Kadiye
Madaxa Webka Somaliaction.tk
E-mail: Info@somaliaction.tk

15 thoughts on “Nabdoon hala noqdo Soomaaliyeey

  1. masha,aalah
    ilaahay nabad hanooga dhigo wadankeena soomaaliya iyoweliba caasimadeena muqdisho amiin amiin
    walal axmed kediye waad ku mahadsantahay sawirada quruxda badan ee aad webka soo galisay
    ilaahay hanatuso wadankeena oo nabad ah aamin

  2. asc waxaan ahy wiil soomaaliyeed mise jooga dalka kenya waxaan wataa hari aad u wanaagsan marka waxaan habaa inan kaqeebqaato nabada somalia fadlan waxaan hayaa hadal wanaagsan marka xitaa waxaan habaa inanla kulmo madaxwynaha somali marka ii igu ga ahb siinka hor walalayaal xita waxaan la kulmaa alshabaab marka waxaan hayaa hadal ah siyaasad marka qofkii ciwaankeega waakanaa ok dhamaan waxaan filaa inaa ley caweyook thanks all somalia

  3. سلام عليكم ايها الأحبة يجب ان نكون باحثين عن الأمن ولكن كيف نبحث هذا السؤال التي كثيرا ماتتردد علي أدهانناولكن برأيي أحاول الإجابة أولا علينا ان لا نيأس من رحمةالله وعلينا ان نقوم ببحث حقيقةالازمة حتي نتمكن من وضع حلول ناجحة وعلي الأمة ان تستيقط وتوحد كلمتها ولا سيما اهل الحل والعقد والعلماء والمثقفين وكل من يتمتع بروح وطنية وعلينا ان نقوم بتوعيةالمجتمع ونتحد ونعلم ان صومالاند وبنتلاند يريدان الانفصال فإذا لم نتحد الآن فتسصبح بكرة ترموص لاند وشاي لاند يريدان الإنفصال فهذا ماينفع اهل الصومال وعليناان نؤكد ان بناء الامم تحتاج الي رجال ذوي همم عالية يضعون مصلحةامتهم فوق كل الاعتبارات وانصح الجميع إيقاف هذه الحروب في اسرع وقت فليست لصالح احد لا الشعب ولا الحكومة ولا المعارضة وعلي المقاتلين ان يتقو الله ويرحمو هذا الشعب المسكين وان لا يكونو سببا في تعذيب الشعب فقد تجرع ما يكفيه من العذاب وقبل الختام اهنئ شعبي بقرب شهر رمضان زينة الشهور واسأل الله ان لا يعود رمضان إلا ونحن نتمتع في وطننا تحب طل الأمان والرخاء!! باي سلام عليكم.

  4. WALAALIYAAL WAAD SALAANTIHIIN MARKA HORE WAXAA AXAY WIIL KAMID AH DHALANYARADA SOOMAALIYEED OO AAD IYO AAD UJACEYL NABADA WAXAAN UGU BAAQEYAA DADKA SOOMAALIYEED MEEL KASTA AY JOOGAAN INEY KATALIYAAN NABADA OO AY DHIGAAN QORIGA WALAALIYAAL BALINTEENA WAA NABADA OK WAAD MAHAD SINTIHIIN

  5. asc soomaalida meel kasdo eey wada joogan wey wada salaaman kahin anigo ah gabar soomaaliyeey oo joogta dalka kenya nairobi waxaan oga duuceynaya wadankena soomaaliya inu ilaahey nabad kagigo insha alaah weyna noqon soomaaliyeey digalka joojiya digal wiil kuma dhashe wuku dhiman insha alaah soomaaliya waxaan u rajeyna inuu ilaah nabad kadigo

  6. a.s.c wlalyaal melkasto ad wada jogtaan wa idin salamaya waxan umahad celinaya dhalanyarada topic kan muhimka ah soban dhigtay waxan kalo umaha celinaya inta ka qeeb qdatay waxan illah kabaryaya in wadankena wad inooga dhiga

    • asc salaan qiimahediyo intey qaaya mudan tahay ayaan usoo qasday inta qurba jogta iyo intii dalka ku suganba qalbi furnaan iyo salan qarannimo iga gudooma walaalayaal nabad ayaa naas lanuugo leh waxaan walaalaha kula talinayaa meel walba ey joogaan in illaahey aan barino insha allaah mudiibada naheysto alah naga dulqaado wadan kastoo muslin ahna ale ugargaaro gaaladana alah jabiyo Aamiiiiin Aamiiiiiiiiin

  7. masha,aalah
    ilaahay nabad hanooga dhigo wadankeena soomaaliya iyoweliba caasimadeena muqdisho amiin amiin
    walal axmed kediye waad ku mahadsantahay sawirada quruxda badan ee aad webka soo galisay
    ilaahay hanatuso wadankeena oo nabad ah aamin aniga waxaan dhihi laha somali hanolato wiligeed dawlad caadil ah ilaahey hana siyo amin
    somaliyo kor ;aha kadhigo i love you somali dhaman waa slm asxabat wabka dhaman wax leyah asc

  8. Ninki nabad ah socod kisa laga garana walalayal mida kale waxa wayo nin is nacay aya wadamad gubayo waxasna ma ficno marka hore allaha ka cabso marka dambe walalaha wani wa xi xun ka reb adiga waxi xun wa inad ka fogata

  9. amiin amiin ilaahay nabad ha ka dhigo dalka somalia dagaalada aan dhamaadka lahayn hooyo unoqdey iyo abaaro isbiirsadey wadankeena somalia ilaahay ayaan uga baryaaya inuu wadankeena nabad ku soo dabaalo dadkan kooxa kooxa ah qabiil ku qotameyaan inuu ilaahay muxubo isku galiyo umada somaliyeed meel kaste joogtan inuu ilaahay soo hadeeyo cadowgan wadanka bur bursan ka faadeysaneyo ilaahay hanaga qabto shacbigan waa iney isku duubnaadan waa hadii la helo siwanagsan

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s