Cabitaan Liin iyo Nacnac


Cabitaan Liin & Nacnac

Cabitaan Liin & Nacnac

( Muhiim )
Cabitaan Liin Bambeelmo
( Liin Macaan ) iyo Nacnac
Qaabka loo sameeyo iyo waxyaabaha looga baahanyahay qofka raba in uu sameesto fiiri oo aqri

Diyaarinta iyo Sameenta:

Laba xabo oo Liin Macaan ( bambeelmo ah) oo si fiican u bisil

6 xabo oo nacnac ah oo

Baraf yar yar oo jab jab ah

okay qaabka aad iskugu dareeso

Makiinada lagu shiido waxyaabah adag waxaad ku shiidaa Nacnaca, markii uu budo noqdo

waxaad soo qaadataa makiinada cabitaanka lagu shiido

Liinta ku shub iyo Nacnaca oo budo ah, ku dar sokor yar oo macquul ah hadba adiga sida aad u isticmaasho sokorta, biyo hal koob raaci, laakiin barafka haku darin meeshaa

Markii ay isku milmaan waxaad ku shubtaa koob kadibna ku dar barafkii

Waxaad meeshaa ku heesataa Cabitaan macaan oo qaboow ah

Bisinka u qabo kadibna si raaaaaaxo leh u cab

Thanks

By: Ahmed Abdullahi Ahmed Kadiye ( Free Man )

info@somaliaction.tk

8 thoughts on “Cabitaan Liin iyo Nacnac

  1. Allahayow dhashii kheyrkeeda kuwa hadhayna nagu soo biiri nooga dhig dhulkeena barwaaqo waa wada cabitaan war niman yahow coca-cola iska caba camal kkk

    • hortaa adiga dadaka muslimadka waaxad ku mashqulisa waax aan loo joogin marka waaxan ku leyahay dadadka qerka ugu waac waajazakumulah

  2. yaqayo dadkaan cabitaan maku dhargayaan ee sida bariska iyo bastada lokariyo bara waayo wiilasheena sanatkaan way ku bateen qurbaha hadane inta badan waa wada iskaabulu marka waxaas ayaa anfacaayo kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk lkn biyaha cadi maha nagtii ninkeeda u sameeso waligeed mala furaayo kkkkkkkkkk kaftan.com

  3. Mashallah Macaan Badanaa Cabitaankaaa….ana shaah karis aan idiin baro… biyo kulul Ku dar Caleen shaahi iyo labo qaado sokor…job done….

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s