Akhbaar Muhiim ah asxaabta Hurda weynayaasha ah


Alar Clock

Alar Clock

Akhaabr aad u fiican ayaan wadaa dhamaan asxaabta hurdada aan caadiga eheen hurda, ayna dhacdo  is salaad subax uu qal qal ka galo
Sawiro iyo sharaxaad dheer ayaan kuu hayaa haka caajisin fiiri hee

1- Saacada Madaxa Banaan


Saacadan ayaa waxa ay ku xiran tahay Dun ( fiilo ) markii xiliga alaarmika aad ku xirtay lagaaro nal ayay kugu shideesaa kadibna indhaha ayay kaa qabaneesaa markii aad dami is dhahdo waxa ay kuu soo bixineesaa saacad ay kuugu sheegeeso waqtiga inta uu maraayo

2- Saacadii la isku rakibaayay

Saacadan markii ay alarmiga yeeriso waxa ay kaa rabtaa si aad u damiso in aad isku rakibto sawirka si fiican u fiiri, markii aad soo kacdo oo aad rakibitaanka gasho waxa ay kaa qaadaneesaa waqti sidaa ayayna hurdada kaaga tageesaa, hadii aad isku rakibi weyso saacada alarmi ayay sidaa u yeerinee il ay hurdada kuu aqoonsato

3- Saacadii waalneed

Saacadaan alarmiga markii ay bilaawdo ma aamuseeso markii aad damiso waxa ay bilaabeesaa in ay erayo caay iyo naclad kuu geesato

4- Saacadii Booliska eheed

Saacadan waxa ay ledahay gariir iyo wareegsi, aad ayay kuu mashquulinee xiligii aay alarmiga gaarto

5- Saacadii tii ugu dhibka badneed

saacadan markii ay alarmiga yeeriso waxa ay kugu qasbeesaa in aad riixdo bottonka saxda ah hadii aad riixo weyso sidaa ayay usii qeelineesaa ilaa aad ka hesho bottonka saxda ah oo aad ka riixdo, intii aad raadineesid waxaaba kaa tagaya hurdada

6-  Digaagad iyo ukun ( beyd)

Saacadan ayaa waxa ay dhaleesaa ukumo yar yar ah markii ay gaarto xiliga alarmiga , mana aamuseeso ilaa ukun ( beyd ) walba lagu ridosaacada

7- Gaashaanle

Saacadan gaashaanlaha ah waxa ay ku amreesaa in aad hurdada ka kacdo hadii kale ………

8- Saacadii diyaarada eheed ( duuleesay )

Saacadn ayaa waxa ay bilaabeesaa in ay ku duusho guriga qeelana  waa ay bilaabeesaa, danta waxa ay kugu qasbeesaa in aad saacada buriso iskuna daydo in aad qabato si aad hurdada dib ugu laabato

9- Saacadii Bambada eheed

 

Saacadan waxa ay qarxeesaa xiligii lagaaro alarmiga, dariska ayaa soo fariisanaya qeelada saacadan markii ay maqlaan, saacadan caadi maaha

10- Saacada ugu xun uguna dhibka badan aduunka oo dhana ka qeeliyay

Saacadan waxa ay sameeneesaa dhaqdhaqaaq, waa ay soo soconeesaa waxa ayna kuugu soo dhuumaneesaa sariirta hoosteeda ayadoo qeelineesa, waxaa lagaaga baahan yahay in aad soo istaagto saacad raadiso kadibna aad aamusiso

Thanks

Asxaabta hurdada waa weyn waxaan shirqool maaha ee dantiina ayaa ku jirto waayo salaada subax si fudud ayaan u tukan kartaan

By: Ahmed Abdullahi Ahmed Kadiye ( Freeman )

info@somaliaction.tk

3 thoughts on “Akhbaar Muhiim ah asxaabta Hurda weynayaasha ah

  1. asc ww walal marka hore wakusalamaay salaan qali ah walaan waxan ahay nin ad iyo ad uhurda badan waxan kaacodsanayaa saaacadaan magaceeeda saxda ah iyo meeeesha laga helo waxan ku noolahan dalka nederlaand

  2. maxamed :asc ww walal marka hore wakusalamaay salaan qali ah walaan waxan ahay nin ad iyo ad uhurda badan waxan kaacodsanayaa saaacadaan magaceeeda saxda ah iyo meeeesha laga helo waxan ku noolahan dalka nederlaand

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s