Xiligii Qosalka Sawiro qosal ah


kkk ang gagaga

kkk ang gagaga

Qosolka Muhiim waaye mararka qaar, khaasatan markaa maqaayada Online ka ah ee Somali action aad ka shaaheeso, No Waji Macbuusnimo, No oohin, bes qosal
ooow Sawiro Macaan oo qosal miiran gal hee

kkkkkkkkkkk…>>>>

Intii Qosal ka imaada ilaahay ajirkooda hana siiyo
intii aamustana oo qosal uusan ka imaanin, ilaahay cuqdada haka saaro AAAAAAAAAAAAAmiiiiiiiiiiiN 

 


 

 

 

16 thoughts on “Xiligii Qosalka Sawiro qosal ah

    • caadi ma ahan sxb sawiradadan waaa caaajib shactiro kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  1. as w w
    walalyaal salaan aad u qaali ah kadib yaabaneeyay in qosolka labadhiyo bilaamaalaayacnigaa yaa idiin baneeyay qosolkabadan qalbiga ayuu dillaa marka waaba xaaraan qof haybadeesana wax ayy u dhimaa ee dhaliinta somaliyeed illaahay ha soohanuuniyo ayaan leeyahay maaha inay gaalo yihiin lkn waqtiga ay beerdareenayaan ayaa ulajeedaa ee waqtiga malinta qiyaamana waalaysweydeen ee saas ulasocda dhalinta somaliyeeday maxaadse ku jawaabaysaan waxaana idiin rajaynayaa khayr iyo in illaahay lagu xinaado iskana kay cafiya waxaan khaldana waxay ka ahaatay shaydaan waxaan aseebayna waxay ka ahaatay illaahay hana nagu wada anfaco wanada ilaahay aamiin w w w

  2. Waryada sawirada ilmaha ma lagu hurdisiya mesha dad waweyna iskugu imanayo kada ciyarta hana so dhaweyo naga ha maxa yelay dumarka wa jeclahay marwalb ina an xasusana dumarka waxa ay noqabten waxa ay nasiyen waxa adunka ugu raxo badan ugu na mcn marka mahadsanidin

  3. sxbyaal xaas labaad ayaan u baahanahay oo xaaskii kaliya ahaa ayaa igu filnaan weyday xaga macaamilka markaa lacag aan xaas labaad ku guursadana ma hayo ee walaalayaal Ila taliya maxaan yeelaa? baahidii xaaska labaadna way i haysaaye ila taliye oo emailkan talada iigu soo dira (wadaadka77@yahoo.com)

    Muumin

  4. اسلام عليكم ورحمة الله ‎ ‎و‎بر كاتهdhamaan tiina waxaan idinku salaamay salaan qima iyo qaaya badan waxaan qaasatan salaan qaali ah u dirayaa sxbkeyga qaaliga ah ahna madaxa wepka somaliaction.tk cabdallahi axmed kadiye marka xigta waxaan dhihi lahaa qosolka farada badan mafiicno lakin wan qosoleyna kkkkkk marka xigta waxaan fahmi waayay sida loo isticmalo paltalk waxaan u baahanahay iyo qaabka lo galo mr.kadiye ‎

  5. waaaaaaaaaaaaaaaw kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk alla haka qosliyo mar walba waa xamda xuseen dhaman wan idin wada salamaya waxan xasuustaa su aal xanuun badan halkana qosol ayan ka helay walalkay na wan salamaya axmed wanad ku mahdsan tahay qosolka ad naga kentay inkastoon anigu dadka ka qosol badanahay on ushashay farxada hadana lama wayo wax ka horyimada ..by..ankhiila@hotmail.com

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s