Halkan ka baro luqada Hindiga


Af Hindi Baro
Af Hindi Baro

Inkastoo aanan halkan kusoo koobi karin erayada Afka hindiga waxaan jeclahay Qeybaha muhiimka ah kuna anfici kara in aan halkan idiinkugu soo gudbiyo barkee maalintii uu qof hindi ah kula hadlo in aad khkhkhkh dhahdo ma fiiicna llolz sii gal page ka

Aish ayaa ku salaameesa, ka qaad hee marax yahoow
Aish ayaa ku salaameesa, ka qaad hee marax yahoow
Okay Cashir ka aan u gudubno

          

Waxaan ka bilaabeenaa Nambarada

Tiro :: Number

Lacag :: Paise

Rubiga Hindiya :: Indian rupeya

===========================Ek : 1 ( koow )

Do : 2 ( laba )

Tiin : 3 ( sadex )

Chaar : 4 ( afar )

Paach : 5 (shan)

Chaih : 6 (lix)

Saat : 7 ( todoba )

Aath : 8 (sideed)

Nao : 9 ( Sagaal )

Das : 10 ( toban )

********************************

Sao : 100 ( boqol )

Ek Sao ek : 101 (  Boqol iyo Koow )

Ek Sao biis : 113 ( Boqol Sedex iyo Toban )

Do Sao : 200 ( labo boqol )

*******************************

Das Hazaar : 10 000 ( toban Kun )

Ek Laakh : 100 000 ( Boqol Kun )

Das Laakh : 1,000 000 ( Hal Malyan )

Ek Karor : 10, 000 000 ( Toban Milyan )

=============================

Erayo kale oo Muhiim ah atsha atsha

Chahiya == > wixii aad macaansato

Razee ==> Muwaafaq ama raali ka ahaansho

Naraz ==> wixii aadan raali ka eheen

Jawab ==> Jawaab

Kharab ==> wixii haleesan, Kharaab ah

Haseen ==> quruxleey

Jism ==> jir (body)

Lekin ==> laakiin

Badal ==> Badalid ama wixii la badalayo

Joorm ==> Fal Dambiyeed

Taaj ==> taajka arooska, boqorada iwm

Shiataan ==> sheeydaan

Mushkil ==> dhib, mashaakil

Seedha ==> Mubaashir ama Live (seeda)

Qayamat ==> Maalinta Qayaamaha

Mazbut ==> wixii sugan, la hubo camal

Khali ==> maran, eber, ama khaali ah

Bas ==> bes, micnaha bes naga dheh oo kale

kaafee ==> ku filan, kifaaya ah

Hallas ==> khalaas

Taza ==> biseel

Nafraat ==> naceeb

Jannat ==> Janno

Jahannum ==> Jahanamo

Quatl ==> Dil

Quateel ==> Dilaa

Kanoon ==> Qaanuun

Ishq ==> Cishq, ama Jaceyl

Mohabbat ==> kal gaceel

Mulaqaat ==> Kulan

Subah ==> subax

Masjid ==> sujuud

Zyada ==> wax badan, ziyaado ah

Aitraaz ==> Mucaaradeen, ama laga soo horjeesto

Aman ==> nabad gelyo, amaan

Mashahoor ==> caan, qofkii caan ah

Waadaa ==> Balan ( sidaan u aqri Vaada )

Izzat ==> sharaf, ixtiraam

Sahee ==> sax, ama saxiix

Gham ==> Murug, (sad) ama (xuzn )

Sadmaa ==> Shil

Chai ==> Shaah

Safar ==> Safar

Duniyaa ==> aduunyo, ama caalmka

Ebadat ==> Cibaado

Galat ==> khalat ama gef

haal ==> Xaal ( tusaale: xaaladaada kawaran )

Insha allah cashir keena intaa hanoogu ekaado
waxaan filaa waa easy, sharaxaadana waa waadix, marka sxb yaal thanks

By: Ahmed Abdullahi Ahmed kadiye
Madaxa Webka Somaliaction.tk
info@somaliaction.tk

41 comments

  1. bro Erayadaan hindiaga ah ee aad meesha ku qortay runtii qaar waa jiraan balse kuwo kamid ah waa lagu fahmi waayay intaan dad u la tagay kkk oo waaba igu qosleen ee sida loogu dhawaqayo miyaa kala badalan lolz

  2. sxb waan ku salaamayaa marka hore waana ku mahad celinayaa waxaad u faa idanaaysaa umada somaliyed waxaana ku leeyahay hakaa kasiiwad dadaalkaaga waxaan anighu kugu soo birin lahaa englishka inaad erayo ka soo samaayso matalan {mather } {maadar} {hooyo}
    waa tisaale intaasiy sidaa usoo samee walaal waxaa ka faa idaysanaaya dadbadan oon garanaayn englishka laakiin gfaranaaya somaliga sxb wa hadaad aboodo waanad madasantahay sxb

    • I need nipali songs bebause I like nipali songs
      aniga waxaan rabaa hindiga ciyaar tooda
      nihao
      hi my is abdiweli
      my brother name is abdisamed
      my brother name is abdinasir
      my brother name is abdiwahab
      my sister name is farhiyo
      my sister name is fadumo

  3. walaal aad ayaa u mahad san tahay inanka aqoonta inoo siyadiyay run ahaantii aad ayaan ugu farxay dad badan aan isku calss nahay oo hindi ah aanj isku arday nahay inaa is fahano ayaa mar mar dhacdo kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk awalna sida dhagoolka iskula hadli jirnay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk thnks waxaan ku hoolahay sucuudi walaal aqoon wanaagsan & sharaf ayaa inoo balana THNKS

  4. sxb waxaan kuu sheegi lahaa hadaa ardayda soo bar baareeso janis u heeyso in aad afka engilishka sida uu inanka iga horeeyay oo sxbkeey ah ka dhawaajiyay ama ka hadlay in aad u badasho sida (boy) macneheeda o af somali ah thnks walaal

  5. dil= qalbi (wadnaha)
    sabnaa= riyo
    juud= been
    saj= run
    baagal= waali
    banyaa= walaal
    madlam= micnaha
    biyaar= jaceyl
    larkaa= wiil
    larkii= gabar
    tum= adiga
    kiyuu= sabab
    nahii= maya
    jii= haa
    shukriya= mahadsanid
    namestee= salaan

    sxiibayaal anigana halaas ayaan idinku soo kordhiyay
    somaliaction idinka safiican noosii bara inyar ayaa noo bilaaban inta no dhiman noo dhameystira ok mahadsanidiin

    • asc wr wb wakumahsantihiin madaama ad inooga fa ideyseen dhalinta waxan dhihilaay ino huray si ey walalhooda wax u ugu faideyaan wad ku mahadsantihiin in badan asc wr wb

  6. Waad ku mahadsantihiin dhamaan sxb wixii faa,iido inoowado waan soo dhaweeyn lakiin english ka noogu dadaala sxb yaal sida uu sheegay sxbka iga horeeyay

  7. woow asxaabey waan kahelay afhindiga meesha la iskubaraayo waa luuqad aad iyo aad somalida ujeceshahay oo aan xiiseeno barashadeeda iyo kuhadal keeda saaxiibayaa;

  8. ssxb waxaan kuugu sii dhiiri galin lahaa in aad hindiga jumlado kasameysid sda tan mera nam hai salman sxb sidaad ku sameyn lahey ku dadaal bye thaks for erayada sxb

  9. sxb waxaan kuugu sii dhiiri galin lahaa in aad hindiga jumlado kasameysid sda tan mera nam hai salman sxb sidaad ku sameyn lahey ku dadaal bye thaks for erayada sxb

  10. سلطانہ بیٹی کا ریکارڈ تڑوانے کے لیے ایک غز kkkkkkkkkkk bohut shukria aree banya ahmed kadiye
    aapka bohut ma,lun hei hundustan bol raha hun kkkkkkkkkkk dosto deko yee larkee say hei
    kadiye bhei bohut insaanhei kkkkkkkkk pake kaca mata buuu hhhhhhhhhh sukriya ya dewi,,,,
    saya suka,,, saya suka,,, kkkkkkkkkk kadiye aap adme nahe hei pho jaduu hei INTA DANBE HADAAN FA SIRO WAA KADIYE ADIGA NIN CAADI AH MA IHID MUCJISAA KUU DHEER MACNAHA WAAD KAWADTAA BASHAL;COM CML AAN KUU DHAAFAY

  11. aniga afsoomaliya maah maah iyo sarbeeeta i bara hee afkale maba baran karo keega ayab sifican u qanaani cml koo kale maxa ka doonayaa hee aniga waxa rabaa sarbeeta iyo mah maaha intaas lee ii bara hee yaaaaaaaaaaaaaaaah asc dhamaan

  12. waan maqli jiray erayo aan iska midnahay sida laakiin,haa, anigu hadaan ahay cabbaas aad ayaan ujeclahay inaan barto afka hindiga iyo ka ingiriiska waxaaba igalasiifiican carabiga mahadsanid

    • sxb hindi isku luuwad ma ahan lkn luqataan waa luuqada wadanka hindiya luqadaan waxaa ku hadlo wadamo badan sida pakistan luuqatani waxaa luu yaqaanaa hindi,urduu laqadani barashadeeda cwaqti badan uma baahno haddii aad ku dhaxjirto dad ku hadlaya

  13. asc walaalayaal horta luqada halkaan aad ku qoreeysaan ee aad leedihiin waa hindi micnaha waxa loo yaqaanaa luqadaas urdu waxana looga hadlaa india qeeyb ka mid ah iyo bakistaan .xoogaa yar bangaladeesh marka sidaas la socdo hindi lama yiraahdo. mahadsanidiin bohot shukriya oo ah urdu aad baad u mahadasnatihiin,

  14. Humko Tumse Pyaar Hai=waan ku jeclahay
    batjaa = ibadbaadi
    kiya huwa = maxaa kugu dhacay
    pyaar = jecel
    durat = waji
    bohot = zaaid
    bool = hadal ama dheh
    kiyu = sabab
    tum or mee = adiga iyo aniga
    khushi 0 farxat
    pagal = wali ama wax waalan
    pajiko = ciyaalka ama caruurta
    saniye = gabar,,,,,,,,,,,,,,,kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk iga rali noqda hadan qalad idin so qoray aniga wadanka indi waligay manan tagi waxaan ku nolahay norway lkn filimada ayaan kamaqlay intasba marka ila fiiriya kuligiin

    • waad mahad san tihiin halkina kasiiwada wax badan ayan kafaideysaney iskulka ayana wada dhigana hindi erayo ayana inaguso kordhisen thanx all

    • sxb waa runtaada sax waaye wax qalad ah kuma arkin anigoo ahay cali maxamed cali dayib oo kasoo hadlaayo dalka uae emarat oona ku magac dheerahay cali jacwalee
      saaxib run ahaantii waan jeclahay luqada hindiga ah weliba saa id ayaan ujeclahay bahot
      waad ku mahad san tahay maadaama luqada hindiga
      nafahamsisay waxaa tahay wiil fiican jecel in waxa bartaan dadkaaga soomaliyeed hadene waad ku mahad san tahay sxb waanku salaamay cali maxamed cali dayib [ cali jacwalee ]

  15. walaahi macaana afkani hundiga ahi waxaan rajaynayaa inaan si dag dag ah u barto.bahda sahasomna waan idin salaamay waxaanan doonayaa i naan idinkala qayb galo arimihiina

  16. Waxaan KA Codsanaya Dhamaan Akhristayasha Faalada Aan So Qoray Inaad Iga Caawisaan FILM kan Dil To Paagel hai Please Meel Igu Tilmama Hada Garanaysan

  17. asc ugu horeen waaxan salam tagiro chelsea meel walbo ee joogan anigoo ah ibrahiim oo kumagac dheer shamadi

  18. aad baan ugu faraxsanahay dadka soo qoray oo dıyaarıyay jıhdıgana ku baxshay sıday walaalahood ugu soo gudbıyeen runtıı waa muhıım waayo dad badan ayaa ganacsı u aada halka kuwa kalana ay wax barasho u aadaan marka ın dadka nuucaas ah waxa laga fahan sııyo luuqada waa muhıım runtıı aad ayaan utaageersanahay lkn waxaan leeyahay walaalayaal turky sıdoookale soo dıyaarıya waayo dadbadan oo somalı ah ayaa wax ka barta kuwana usoosocdaan mahad sanıdıın by karaama

  19. thank you ahmed kadiye laakiin anaaba lisa yacni wali somaliga u taagla macadala waaba hindi
    lkn shiwaya yacni in yar waan ka aqaana but its sacba yacni adeyg somaliga laftigiisu ma dhaamo isba waa adeyg lkn waxan doonayay meel somaliga si kuwayisa loogu barto maf mushkila in sha alaah wadankaygii ayan ku noqon doonaa ala waxan aqaana een jameeco ku taalo hargaysa laakiin si fiican uma aqaano miyaa somaliga maya waan qoraa ,akhriyaa ,kuna hadlaa mush kuwayis ok salaam

  20. Malin maal ka mid ah ayaan waxaan arkay sheeruukhaan ilaay iyo hada meesha o taga ayaan taga ii yaaraba in u laa kulmo shey ruukhaaa

Leave a reply to fardowsa Cancel reply