Naag Somali ah tii ugu qiyaanada badneyd Abid


Sheeko Run AH SLND
Sheeko Run AH SLND

Maanta waxaa gilgilay magaalooyinka ugu Somaliland hadalheynta naag ka aruurisay lacag dad ka badan 1000 kun qofood kadibna la dhuumatay lacagta.. xataa waxa ay lacagta ka qabtaa dad wasiiro ah sii aqri sheekadan

Waxaa jirtay mar in ay soo shaac baxday hargeisa barnaamij ay naago wataan kaasoo min gudoomiye ilaa kuwa shaqeeya ay naago u badnaayeen

Mashruucaas ayaa waxa uu ahaa mid ay naaguhu dadka oga aruurinaayeen lacag,  kadibna qofka lacagta laga qaaday waxa uu bil walba helayaa lacag culus, kaasoo mudo yar kadib kuu sooru galineesa in aad hesho lacagtaadii oo dhan, saaidna ay kuu raacdo

Hargeisa oo laba daan ah ayaa naagta waxa ay ka bilaawday, daanta lagu magacaabo ciido galaha, dadka daantaas degan waxa ay gaareen in ay si aan caadi eheen barnaamijkaas ugu biiraan oo uu qof walba lacag u dhiibto naagta, daantii kalena waa ay kusoo biirtay, waa la isku wada sheegay, goboladii kalena waa ay kusoo biireen barnaamijka.

Waxaa cajiib ah markii aad lacagta dhiganeeso in ay kaa qaadeeso lacagta qof dumar ah oo aad taqaano, tiina ay kasii qaadeeso naag kale, ayadana kusii wareejineeso mid kale, kadibna loo geenayo naagta meesha kaaba laadarka ka ah ee barnaamijka wadato, wax rasiid ah laguumo qoraayo , markii lagaa qaadaayo lacagta waxaa lagu oranayaa lacagtan waa qamaar hadii ay dhunto nooma heesatid, waxaa kaloo aad loola yaabi karaa dadka in aysan garaneen naagta barnaamijka madax ka eheed, xataa naagaha u dhaw dhaw ayaanan fahmi karin ayaa la dhahay, sababtana waxaa lagu sheegay ayadoo naagta wajigeeda iska daayee gacmaheeda xataa ay qarsatay

xalaa kuli xaal barnaamijka waxa uu kubilaawday waji fiican, sidaa ayuuna ku socday, dad ayaa guryahooda iibiyay si ay u faa,iidaan, dad ayaa dibada kasoo dirsanaayay lacag tusaale waxaa ninkii dibad kasoo dirsadaa lacag gaareesa $150,000 ( boqol iyo konton kun oo dollarka mareyka ah) waxa uu il walba helaayaa $18,000 ( sideed iyo toban kun oo dollar)

dadka magaalada degan aad ayay ola dhaceen, waxaa jiray lana sheegay in wasiiro qaar xataa ay dhigteen lacag gaareesa $100,000 ( boqol kun oo dollar ) ayagoo bishii lacag fiican qaadanayay,  naagta heer waxa ay gaartay lacagta ay qabaneeso in ay ugu yaraato $750 ( todobo boqol iyo konton Dollar ) qofkii $750 dhiibaana waxa uu bil walba qaadanayay lacag gaareesa $150

Waxaa kaloo mashruuca ayuutada weynaatay ku jiray in qofkii dhiibaa $100 ( boqol dollar ) toban kadib uu helaayo $1000 ( kun dollar)

sidaa ayay sheeko eheed, somaliland dal iyo dibad waa ay isku sheegeen naagtana waa ay aamineen, dad waxaa jira iibiyeen guryahooda iyo gawaaridooda si ay helaan lacagtaan.

arinkaa waxaa ka hadlay wadaadka weyn Sheekh dirir asigoo dhahay arinkan waa ribo diintana waa ay xaaraameesay ee hala digtoonaado, dadkii ayaa diideen oo wadadkii ayay wax ka sheegeen

arinka ha socdo sidii loogu jiray waxaa dhacday isbuucaan dhexdiisa in naagtii barnaamijka wadatay la waayay, kadibna lasoo qabtay naagihii kale oo la shaqeenaayay, dadka magaalada waxa ay noqotay in ay barnaamijkaas aad oga hadlaan, waayo qofkii aad aragto lacag ayaa iga maqan ayuu leeyahay, naagtii waxa ay la gambisay ( fakatay ) lacag cirkaas ah oo aan caadi eheen

Aniga axmed kadye ah waxaan la kulmay naag dhaheesa waxaa iga maqan $5000 ( shan kun oo dollar), iyo wiil sheegaya $600 ( lix boqol oo dollar)

waxa ay noqotay wax aad iyo aad loola yaabo maanta iyo cawada dadka arinkaa ayay afka hayaan, talooooooooow naagtiii xagee ku danbeesay?? xagee gashay??? waxaan maxay ahaayeen??? Waar naagta waa ay na sixirtay?? dad aya la hayaa  oo naagta la joogeen??

iyo erayo badan ayaa suuqa ku jiray

balse galabtii kama danbeestii dadka qaar ayaa waxa ay keeneen in naagta ay gashay Australia

kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

Waa Naagtii ugu qiyaanada badneed abid ee Soo marta taariikhda Somalida

Welcome booqade Fikirkaaga waa muhiim fikir la’aan haka bixin page ka

BY: AHMED ABDULLAHI AHMED KADIYE
MADAXA WEBKA SOMALIACTION.TK
info@somaliaction.tk

33 comments

  1. aniga waxay ilatahay naagtani waxay wax kusoo baratay NAYGARIA wadanka layiraahdo iyagaa saas oo kale wax udhaca e oo lacagtii kadhameeyey wadamada western ka oo aad iyo aad u horamarsan xaga amniga ayey dhacaayeen 30 kii sanoo lasoo dhaafayba marka bal hala soo ogaado oo dabagal halagu sameeyo bal meeshay ka keentay fegradan mise maafiyadii talyaanigay lashaqaysan jirtay khayrbaan idiin rajaynayaa soomaaliyeed is ilaasha

  2. salama calaykum dhamaaan umada ku hadasha afka somaliga meelkasta oo ad joogtan.amaa bacdu…

    waxan halkan ku soo gudbinaya war bixin dheerada oo an ka hayo barnamijki lagu dhacay umada rer somaliland gaar ahaan rer hargeisa. hargeisa waxay ka mid tahay magaalooyinka ugu horomarsan geeska afrika waayo waxad dareemaysa oo ad ogaanaysa markad tarikhdeeda dib u halacsato. magalada hargeisa hadaan sii fahfahiyo waxan akhristay buug uu qoray nin somalia oo ku nool wadanka swedan waxaa buugasi ka shekenayay taarikhad hargeisa laga soo bilaaabo 1890 ilaa hada. markaan akhriyay buugaa isaga waxa ii baxday in dadka rer hargeisa ay u dheertahay ilbaxnimo iyo waxbarasho ay leeyahin waayo waxad xitaa ka garan kartaa hooyga suuganta waa hargeisa. intaas oo dhan waxan uga dan leeyahay dhacdadii dadka rer hargesia looga dhacay lacagtii gaadhaysay boqolalka kun ee doolar. hadaan ka gudbo gabadha dhacaday dadka rer hargesia waxay ku noolayd magalada hargeisa in ka badan 20 sano lakiin asal ahaan waa rer sheikh oo barbera u jirtaa xooga sacad waxan dhamayn gabadhaasi waxay u baxaday sidan cadaymo badan ku hayo wadanka la yirahado ruushka oo ay la gashay lacagtiii ay dhacday anigu waxan hargesia tagay bishii jenwery sandkii ina dhaafay 2008 waxan la kulamay dad la dhacay oo ay dhacday naagtasi lakiin nasiib daro meel ay u raacan la. lakiin waxa iga xasuusa inay rer hargeisa waxba u noqonayan lacagtaas laga dhacay ee ay ku dhib qabo naagta dhacday iyo cida la ogaydba. waxanan ka cudur daaranaya hadal baryaha socday oo la yirii rer hargesia waxay dacadeyeen sheeikha la yiraahdo shikh dirir lakin waxan leeyahay lacagta la dhacay waxa ka qiimo badan shikh dirir oo ah shikha ugu miiskan culus dhulka somaliland markaa waa in xiish mid gooniya la siiya shikha…. waxa igu kalifay inan qoraal dheer kagag waramao arimaha waxan ahay nin rer somaliland gaar ahan burco lakin waxa i damqaysa in casimada somaliland laga dhigo xaafad isog taas waay ka duwan tahay hargeisa oo waa casimad cid kastana ku nool qof tuuga iyo qoof wadadba ee halaga soo qado waxyalaha ka dhaca casimadaha aduunka malin walba ka dhaca hargeisa na ku waas baay la mid tahay ))))))))) waa bilahi towfiq

  3. dhamaan waad salaamantihiin umada soomaaliyeed meel kastoo joogtan .
    dhacdada waa dhacdo cajiib ah
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    marna qosolbadan waayo naagta waa naagta aduunka ugu qiyaanada badan lkn iyada ayey dhibeysaa oo meelkasto oo ayla aado waxba kuma anfaceeso waayo waa lacag xaaran ah oo ay soo dhacday
    mida kale hadan lahadlo SAID hadad somaliland tahay somaliland wax caay ama aflagada ah looma geysanin waxaa laga sheegay waxa ka dhacay oo keliya HARGEYSANA ma waxad leedahay yaa lasheegin waxyaabaha dhacay
    caalamka waxayaabaha kadhaca waala soo gudbiyaa tan hargeysa kadhacday in lasoo gudbiyo maxaad ku diideysaa
    mid waa iga waano walaalkiis waxad sheegtay in dadka reer hargeysa ayihiin dad aqoon leh umada kaleba waa dad aqoon leh marka maaha in aad tiraahdo waa in aad caasimada hargeysa tiraahdaan
    caasimada xaafado malahan miyaa sooo lama dhihi karo xaafadaha hargeysa marka walal hadii aad jeceshahay caasimada wadankaaga adiga sidaa wadankaaga ujeceshahay ayaa anagana keena ujecelnahay lasoco
    allow soomaaliya nabad nooga dhig oo caloosheena noo fiyoowey yaa rabi

  4. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kaalay reer soomali land iyaga xoolo miyaa markey dal iyo dibad lacag naag ugu aaminayaan oo ay usoo dirayaan una dhiibanayaan kkkkkkkkk walaahi waa fajac waxan waxanba u heystaa wax iska qiyali ah kadiyow hadey jirtase waqooyi dad kaama jira abaaaaa walahi xooolo.com

  5. naagta waxaa ka daran dadka xoolaha iska dhigay oo lacagta ku aaminay..waxeysan hubsanin ayaa loo wada hoobtay..waa idinku macdahay..waxaas dhuuninimo ayaa idin geesay ee ka xaaxaabiya soomaaliyey..maad xawaaladaha geesatanaa lacagtiin ha lagu shaqeeyee faa’iidana waad ka heli kartaan..

  6. waa arin aan soo dhaweeyay qabadha khiyaano leey ma aha ee waa aqli badneeyd teeda kale wxaa ku farax sanahay in qorshooyin lacagta looga aruurinaa somaliland la sameeyo waa dad lacag badan aqli yur
    kkkkkkkkkkk

  7. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk walal xoola ha’iga caayin xoola ayaa kafiican kuwan xoola xitaa waa dhaafen waxaay marayaan cawaandi tan kale dibigaan dhahaayo mesha uu hadashegayay xaafad hadhihina xaafad ayaa kafiican waayo waa magaalo dhan oo ay naag furatay xaafada iyo dugaaga kunool oo uu said neef ka mid yahay waxaa 100%gabadha furatay by

  8. ffffff horaloogumaahmaahay

    hhhhhh (tiisaba daryeelaa tu kalena ku dara) war soomaaliland iska daayoo idinku dalkiina ka warama dalkiinii iyo dadkiinii mee xoolayaaloow xataa xoolaha ayaa idin dhaama xooluhu dantooda waa yaqaanaan laakiinse nimaan dantiisa garanayn ayaa uliita inta aad soomaaliland oo beesha caalamka ka mid noqotay lacag yar oo laga dhacay waxba kalama maqna ,waxaa nasiib dara ah inaydin hargaysa oo caasimada soomaalilND oo intay leegtahayba layaqaano inaydin ku sheegtaan laba xaafadood markaa waxaan idiin sheegayaa inta aydin dalk horumaray iska dasaan dalkiina aydin baa biiseen maad sitiraahdaa illaahay haydiin naxariisto mardanbana anaga afkiina qadhmuunkadaysta caqli laawayaalyohow maskaxdu dhagaxawday war anagu caalamka ayaanu ka ,mid noqonee idinku si isu gala.waxa aana aad iyo aad ugu mahad celinayaa walaalkay said.said walaal waxani waa way dhinteene illaahay haw naxariisto waa wax maskaxdii bambo iyo xabadi kala tagtay

    soomalilandney cadawgaa hajabo ,horuu ujabay inta hadhyna wayjabi doonaa insha allaah insha allaah 4ever.

  9. ffffff horaloogumaahmaahay

    hhhhhh (tiisaba daryeelaa tu kalena ku dara) war soomaaliland iska daayoo idinku dalkiina ka warama dalkiinii iyo dadkiinii mee xoolayaaloow xataa xoolaha ayaa idin dhaama xooluhu dantooda waa yaqaanaan laakiinse nimaan dantiisa garanayn ayaa uliita inta aad soomaaliland oo beesha caalamka ka mid noqotay lacag yar oo laga dhacay waxba kalama maqna ,waxaa nasiib dara ah inaydin hargaysa oo caasimada soomaalilND oo intay leegtahayba layaqaano inaydin ku sheegtaan laba xaafadood markaa waxaan idiin sheegayaa inta aydin dalk horumaray iska dasaan dalkiina aydin baa biiseen maad sitiraahdaa illaahay haydiin naxariisto mardanbana anaga afkiina qadhmuunkadaysta caqli laawayaalyohow maskaxdu dhagaxawday war anagu caalamka ayaanu ka ,mid noqonee idinku si isu gala.waxa aana aad iyo aad ugu mahad celinayaa walaalkay said.said walaal waxani waa way dhinteene illaahay haw naxariisto waa wax maskaxdii bambo iyo xabadi kala tagtay

    soomalilandney cadawgaa hajabo ,horuu ujabay inta hadhyna wayjabi doonaa insha allaah insha allaah 4ever.

    • Naa inamada afka ha goosan butiyahay hadaad reer hargaysa tihiin iimaankaad laadihiine bir iyo sakiin liqa iidoor imaan laawe ishshsh!

  10. lol, thats so funny kadiye caadi maahid, laakiin gabdhaha xanaaqay maxaa ku dhacay? sheeko uun baa laga sheekeeyeye ma cid baa wax loo dhimay. mise sheekada iyo kaftankaa dagaal moodeen.

  11. waxaan qabaa naagtaas waxey ahayd naagtii ugu qayaan badneyd ee soo marto geska afrika wey dhacdaa aritaas hada ka hor waxey ka dhacday boosaso oo rag baa waxey aroor sadeyn lacag dhan 500$ ah waxey watey mshruuc ah in ay dadka ka shaqo geynayaan dubai marka reer somaliland waxa ku dhacay aim sorry

  12. Waa layab iney qiyanto naag 50%ah umad aad ad ufara badan. Koley nagtas africa kumey nolen ayan dhihi kara wayo nagaha africa jogan maskax funto ah ayey watan .mana keni karan qiyanada nocan .ani ahantey waxan dhihi kara dadka ey qiyantay ayaba kalito waxana kutilmami kara axmaqiin iney yihin. Fadlan iga rali ahada rer hargeisa hadan qalad idinka galay. Ani ahantey khalad uma arki hadalkan kuhadlayo wayo sidey idin qiyami karta dumar. Bye bye..

  13. Asc.Waxaan u arka imaanla aanta somalida ka dhacday dhexdeeda inay sahayshay in waxkasta laga dhexfushankaro bulshada gobol ka somalida ku dhaqan sababta o ah waxaasahali karta tanoo kale aduunyo jecayl waxaa ka dhex muuqda sida aad shekada ku aragteen wasiiro la dhacay waana madaxdi dadka miyaysan ahay kuwa wax haysta inay ka fiirzadan arinkan ookale kuwa sabol ka ah iskabadaayoo isku soo duuduub anigu waxaan u arkaa kudhaqan ka diinta ayaa ku yaraaday gobol keena taasina waxay sahali karta inay ka dhacan waxaas iyo wax ka xun ookale war ilahay ha loo noqdo inu risiqa balan qadayna ha la ogaado

  14. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk sxb caadi ma ahan sheekadaan inta dhamaadka ah sidaan u qoslaayay waan daalay runtii teeda kale waxaa keenaya iimaan la.aanta wey dhacdaa mararka qaar iney sheekadaan ookale dhacdo waan ka xumahay sheekada reer somaliland qabsatay

  15. asc dhamaan tiina walaalayaal sida u wada dhan horta aniga rayi ahan waxan qadar ilahay wa dhacaa waxi tagay qufaan ka shalaaynin wa raxesta waxaasna wa tagen marka maha ina lesku af lagaadeyso sida an hori u so aqristay comety yaasha iga horeeya kuligena waxaa nahaya dad waalaalaha ama dad somaalia isku ah marka hadii runta laga hadlo dad way sax yahin dadna way qaldanyahii lakin qufki qaldan hadow qaladkis qadan way ficnalahed hadi lesku daysateen qer aye ahan lahed lakin mid aya hargeysa wax ka shega mid kale oo nacleyneysa imaday maxd u tiri aye so istaagtay marka aniga hadan runta shega waxan aminsanahay hargeeysa iney tahay caasimada labaad e somalia in kastow aysan u qalmin lakin hadi la dhaho hargeysa aya wadan ah macquul maha waxaan arkaysa sida wadama yurub o kale dadkan la baxay somaliland may yurub iska dhibaan somaliland really hore aya nagativlaga si yaa manta way kuugu mel garayaan barina way ku caynayan marka hadaa tahiin rer somaliland ama rer suuumaaliland idinkey idii tala aniga waxa runta aya ka shegey meshan wad garteen aqayarta sharafka leh so dad wayne ye idin maqli hargeysa kaliya aya wadan noqota ama la aqoonsanyahay so asc aqayarat 😀

  16. kkkkkkkkkkkkkkk
    waa sheeko aad u xiiso badan waan arrin sida qoraalka lagu sheegay ku cusub maqalka soomaalida waxaanse is waydiinayaa haddii shalay shiiqa lacaayey maanta miyaa la ammaanayaa?
    kkkkkkkkkkkkkkkk
    reer hargaysa wax walba way arkaan waa dad fanniyaal ah

  17. kkkkkk waa wax lagu qoslo kkkkkkkk war naagta ma sixir leeybaaaaa ama waaaaa qumayo lkn waxaa ka sii daran dadka aana arag naagta oo xooola hoodo all u wada dhiibtay dadka gur yahooda iibsadayna waawa xool kkkkk

  18. suprise weeyaan! Waxan dhihikaraa dadka waxaa kamaqan ii maankii maxayelay sheekh dirir yaa lahadlay dabcan waa eey qadan wayeen wacyigaa. Amarka ale wixii diidana abaal marintooda waa ciqaab, dadkaana waa dad aan iimaan saasa laheyn oo waa uu kuyaryahay yaan dhihi karaa

  19. Kkkkkkkkkkkk aar yaa iiqosla qanjahaa idaalee run ahaan tii arintan waxay ku tusinaysaa iimaan la’aanta, damiir xumada iyo caqli la’aanta iidoorka waayo naag ayaa magaalo dhan xaalufisay qof kaliya oo kufahmana way iska dhaxwaayeen iimaaka beela iidooroow kurtigiin naagtaas baa isku kiin dhaanto kkkkkk…

Leave a reply to carsanyo Cancel reply