Sawiro Naxdin Leh


Cabsi cabsi

Cabsi cabsi

Sawiro Naxdin leh
oo cabsi ah
Qatar ah, dhiig iyo qoor la gooyay
Please hadii aad dadka naxa ka mid tahay ha galin hana fiirin

Please hadii aad ka naxeeso ha fiirin

لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم


BY: Ahmed Abdullahi Ahmed Kadiye

Info@somaliaction.tk
Kadiye@somaliaction.tk

10 thoughts on “Sawiro Naxdin Leh

  1. alla walayal waa idin baryaa kasaara meesha sawiradan walahi waa wax laga naxo waxaa lagayabaa dadjiran in ay firiyaan oo horayna nafta uga baxdo kkkk
    marka walalayaalkasaara plz waa codsi kasaraa fadlan

  2. alla walayal waa idin baryaa kasaara meesha sawiradan walahi waa wax laga naxo waxaa lagayabaa dadjiran in ay firiyaan oo horayna nafta uga baxdo kkkk
    marka walalayaalkasaara plz waa codsi kasaraa fadlan

  3. weyba igu baxda dhiiga sxbow waxan ka codsana walahi ma arkin dhiig lawo sano wayo waxan jooga orobo sxbow waxan ka codsana hadii ad awoodo kusoo dar kuwa kale sxb anigoo ah cabdi casiis wan ka codsaday sxb iga da carabtaan war kooda sxbow waxan ka rawa inaad kusoo darto bil fadlan kabixi dadka dhahayo wa ey qaldan yihiins xb magaraty de sxb waxan kudhashy sxb siisii

  4. s.c.w.w. walaal wana kusalaamay salaan kadib hadii ay gabdhaha kaa codsadeen oo aykudheheen kasaar walaal u yeel codsigooda oo waadumare walaal codsigooda u tixgali waayo waa iska jilicsanyihiin oo wax dhiba ma u adkeysan karaan walaal rag uun hadaan ahaan laheen waa iska caadi balse waalabadanyahay oo dumarne kama marna meesha waa codsi aniguna wana kujiraa dadka codsanayo oo hakasaaro leh ok waxaan raba ain aan ujawaabo ninka labaxay cabdi casiis sxb 2 sano hadii aysoomaaliya kuugu danbeysay waa qeer laakiinw walaal waxaan hadalkaaga ana ka dhadhamiyay in aadba dhiiga kufaraxdo walaal ilaahay u soonoqo oo waan kudareemikarnaa waad kaxuntahay ama wada kacabsanaysaa dhiig base madaxa ayada dhulka kaceshanaysaa waan kudareemikarnaahe xishow oo wax iskula har adiguna thxxxx byyyy

  5. asm dhaman marka xigta ilahay ha u naxiristo dadka saan loo galay lkn adiga fiirinaya maba taqaanid waxa kasii daran ehelada dadkan dhalay hadi ay arkan wey ka naxayaan lkn marwalbo xasuus gooni ah ayay u tahay tusaalana halkan ayay uga dhigtan hadi ay daawadan lkn waa dhacdo naxdin leh

  6. ala ala ala lagu dhufay waxyow wallal heedhe waxan ku waydiiyay waxan maxaad meesha ka soo galisay teeda kale dadka waa loo sii sheegaa waxa la yidhaa ha daawanina waa dhiig iyo wax saasa iyo madax meel ku duulay walahay markaan daawaday een arkay inuu wuxu dhiig yahay albaabkiibaan ka booday sidii tom and then miisbaan hoos galay bismilaahi raxmaani raxiim please dadka u sii sheeg salaam

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s