Sawiro Qurux badan Love cards u dirso Jaceylkaaga


Happy valentines day

Happy valentines day

Salaan Qaboow oo Macaan, Cawadoo kale ama maanta oo ah maalinta jaceylka aduunka markad u dirto Jaceylkaaga , waxaa fiican in aad usii raaciso sawiro jaceyl run ah ka tarjumaaya, halkaan ayaan kuugu diyaariyay u dirso jaceylkaaga

 

Farxada Maalinta Jaceylka Aduunka:::::::::

Halkan waxaan salaan qaali ah hawada oga marinayaa dhamaan umada somalida ah iyo jaceylkeeda Nabad ah

waxaana ilaahay oga baryaa in Somalia iyo jaceylkeeda nabad ay is helaan iskuna cumri dhameestaan

Ilaahaw Nabad nasii, Dal nasii, dad is jecelna nasii.

 

By: Ahmed Abdullahi Ahmed Kadiye

Info@somaliaction.tk
Kadiye@somaliaction.tk

About these ads

70 thoughts on “Sawiro Qurux badan Love cards u dirso Jaceylkaaga

  1. jacayl iyo wadaniyad nabad iyo raynayn allaha iskusiiyo somaaliya ok hawaarto waligeed soomliya xurmee dadnimda aqoonta dalka meelkastoodjoogto ilove somaliya jacaylku waa furaha nolasha bil aadanka nabadu waa furah horumarinta wadnka farxadu astaanta jacaylka allaw iskukaayosii peace and love somalia

    • walaalo adayan oga hilay waxad soqoratay
      wanay fican tahay walaalo abdurasak waxa tahay qof wacan
      olagola hishean karayo iwaxan ku liyahay sida ku siwad
      haka wad

      • aha aha aha waxaan halakan uga han bal yey nayaa qoftii iigu horasay aan jacayl dhab ah hurdo iyo cunid iyo cabitaan aan lahayn soowada maro lkn nasiib wanaag qoftaa waa helay waana hantay qalbigeeda lkn nasiib wanaag aniga ayaa howlo jaamacadeed ugu furmeen qalbiguna laba wax ma wada qaado lkn se waxan dhihi karaa intaan auunka saaraa ma arag qof lamid ah xaga nolsha sey uyaqaano xaga ciseynta sey utaqaano xaga marka waxaan leeyahay calafkaygii alle hakadhigo marlabaad waana u hanbalyeynayaaaaaaaaaa looooooooooolz

  2. Asc dhaman tin mar 2aad waxa si gooni ah u salamayaa dumarka wanagsan iyo kuwa xunba marka hadi an ra’yi ahanteyda ka hadlo aniga waxan ahay wil somaliyeyd o ku nool dalka dibadisa gar.ahan wadanka hollan waxan radinaya gawar wanagsan o ila qeybsado nolosha igala so xirir alhaji2009@hotmail.com ama telka ah 0787364843 god bye dhaman tin

    • nuuradiin mid kuusheegaa bro weligaaa qadka ama tel qof haka baran dhibkisa ayaa badan so live wax u raadso ayaa ku dhihi lahaaa aniga bye

  3. asc walaal wareysi ay la yeelatay fananka weyn ee waayahacusub alfanan dikriyow wuxu ahaa wil somaliyed wuxuu ku dhashay casimada muqdisho asago ad u amaanay rahma huuno waa fananad da yar misna ku so birtay kooxda waayahacusub is la markana wacdaro ka mujisay waxad qaday 4 hes maalinti ay ku so birtay rahmo huuno waxad ka la xiriiri kartan E-mail kan dikriyow@hotamil.com ama talkisa 0780599662

    • asc dhaman bulshada soomaliyeed aad baan u salaamaya meel walbo ey dunida kaga noolyihiin iyo gabdhaheena soomaliyed intaa waxa sii dheer aniga waxan ahay ruux wax jecel gabadha aan jeclahayna waxey ku nooshahay wadanka filand waxana la dhahaa fadumo Ali waxan dhihi lahaa fadumo walaal macaan ii nooloow nolasheydi for every adiga ayee ku sigee waxana noo wada rajeena ina ku wada kulmi doono farxad iyo reen reen by alla soomalia

  4. bishaaro bishaaro dad weyno idin ku na bil qayr dhaha waa albumki cusbaa ee kooxda waayahacusub ee la magac baxay maslaxo albumakan waxaa u ka kobanyahay 14 hosod hadaba an iskin baro xidigaha kooxda waayahacusub an ku horeyo dalmar waxaa u ka mid yahay kooxda waayahacusub asago hadana ah xidiga albumka dhayman falis waxa ay ka mid tahay dhalinta waayahacusub ayado hadana ah xidigada albumka daa halka hodan ay ka mid tahay dhalinta waayahacusub ay na tahay xidigada albumka waayahacusub isla markana nooga maqan cariga dalka mareykanka lexle waxaa u ka mid yahay dhalinta fanaaninta waayahacusub digriyow waxaa u ka mid yahay dhalinta fanaaninta waayahacusub asago ah kamiri manka waayahacusub axmad iyo shiine waxay ka mid yihin dhalinta waayahacusub ayago hadana ah kuwa ugu fir fircon dhalinta waayahacusub faysal iyo xuseen waxaa ay ka mid yihin dhalinta fanaaninta waayahacusub waxaa ay u qaabilsan yihin isku daba ridka kooxda waayahacusub salma j iyn carabay ayagana waxaa ay ka mid yihin kooxda waayahacusub tolow yaa alifay hesa waayahacusub hadaba waa sual ku wareegayso mankayga waa erayadii iyo maskaxdi abwanka dada yar ee shiine c/bdullaah shiine aqyar asago hadana ah gudomiyaha kooxda waayahacusub waxaa ka la so xiriiri karta email kan waayahacusuba@yaaho.com

  5. Inkarweye jaceylka ninku ku adegto waligii ma aflaxayo alif wax mali ma garo ilaa abahayn aadan iyo ayeyo xaawo agted dumar baa lo xanbarshay ragna waa lo xilsaray ana wan xidid goyay ilaahow iga mooti marki bunka la yersho 00 dadka so bax baxan ana an samriwaayo ama an saloogo jaceylka ilaaw iga yel kuwa lo dimbi dhafo 00 danubtoda ladaayo? Waa erayadii abwan yaasin waxad ka lo so xiriiri karta email kan dirkiryow@hotmail.com ama talkan +27783020979

  6. Dhammaan waan idin salaamay bulshaweynta somaliyeedey
    marka xigga waxaan doonayaa in aan ka mid noqdo
    dhalinyarada ku jirta websiteka waxaanan ka mid ahay
    ragga guurdoonka ah una diyaara qof uu nolosha la qayb sado
    (love shareing) cidkasta oo danaynaysa dalabaadkaygaa waan soo dhaweynayaa—————————-
    bulshooy waa salaaman tihiiin
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkk nabadey

  7. Kkkkk abwan yasin ninkan isku shegay o cayala suuqa ah waxan ku shegayaa da.yar hada jirto gorme abwan noqoday mida kale abwan wayaha cusub xayeysinayo ma arak waligey k.k.k.k.k.k duqa yasin isku shegay wax isku har

  8. maninta jaceylka leedihin yaawayo wiilka somalia ah ee yaqano manin jaceyl ama wax hadyid kugu kenaayo kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

      • waa gabar aad u jecel dadkeeda iyo wadan keeda aniga waxaan ahay gabar aad uxiiseysa jacaylka lkn aan wali baroobey mar alla markii aan damco in aan qof jacayl la wadaago waxaa igu beerma cabsii iyo dhibaatooyinka aan ka maqlo qosaska somaliyeed siidaa darteet waxaan go aansaday in aan iska daayo wax la yiraahdo jacayl ramla love

  9. waa wiilki wax garad ah o illaah hay ku manestay caqli iyo karti raga nimadiisa u illaah siiyay mid ka fahansan micnaha jaceylkisa waxa uu utagan yahay

  10. allow barakale baryadada ha igu qadin balaayo xijaban somali bilic uyeel allow bar kaga gudub wixii bey lahdoda jecel allow isu baahi barkoda iyo wadnaha war bal ma bahden inat beyd isugu tagtay badu nimey qaday uwad kuu bar barun jiray mid kii laga boway malkii baqaar uyiil hadan so bixin mayan mal wixii baxsaday oo beylah ba nahaye rabiyow wax naga bar qabo

  11. waxaan halkan ka salaamaya dhamaan dadka is jecel iyo dadka wax ka yaqaan jacaylka dhabta
    waxana marka labaad salamayaa dumarka ku hormaray arimaha jacaylka iyo ragaba
    salan ka bacdi waxaan ka rajaynaya ilahay in uu labadii isjecelba ay maalinta jacaylka iyagoo faraxsan ay kuwada baashaalan

  12. fadlan waxaan jeclahay hadafkeega inaan ka hadlo walaalayaal somali waxaan habaa inaan ka noqdo dadaxaad mise waxaan hayaa firkad wanaagsan marka waxaan jacelahay inaan la kulmo madaxwenaha somali

    • walaal si kala duwan ayaad ula kulmikartaa madaxwaynaha dalka shiikh shariif waxaa lagaa rabaa marka kowaad in aad dadka caawiso iyo aad isku daydo in aad lakulanto sidaad isugu daydo waxaa kamida in ay dadku kugu caawiyaan hadii aad taqaan qof kugu caawinkara in aad lakulanto madaxwaynaha ama shiikha
      hadii aad taqaan iisoo sheeg sidoo kale iisoo sheeg hadii aadan aqoon qofkugu caawiya anigaa kugu caawinkara

  13. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    war waxan layabanahay gabdhihi soomaaliyeed halkey kabexeen waayo website kasto oo aqri is dhaho waa qasab in aan arkaa wiilal guur doon ah oo gabdha raadinaayo sxbayaal calafkiina iska suga maxaad u deg degeeysaan mise qabowga ayaa idinka tanbadiyey kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    sxbayaal aniga waxaan deris la,ahay 5 duqoosho oo ayagana guur doon ah oo mida ugu yar ey jirto 78sano marka sxbayaal yaa diyaar ah oo hal duq ku leeminaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    ha ubixina sxbayaal kaftanleewaaye thanks byyyy

    • asalamo calaykum dhamaan waan idin salaamayaa akhayarta wabsaydkan magacayga waxalyiraa jimaale lov waxaan daganahay swidhan waxaan sigaar ah usii salaamayaa dhamaan dumarka somaaliyed iyo kuwa somaaliland ee ku damaashadaya farxad wayn ee 18 may melkastay jogaan markaa wabsaydkan waanku cusubahay waxaa laygalso xiriirikraa 0764473527 iyo maxamed76hotmail.se

  14. waan salamayaa dhamaan dhalin yarta kaw ada xidhidha web
    waxaan leyahay rag iyo dumar waxaan idin
    leeyahay kulan wacan aad baad na umahad san tihin iskubebedelka fikradaha se waxaan leeyahay hablahu ka yara kor dhiyaaan booqasha web byeeeeee

  15. asc all wa salamtihiin asxaabeey dhamantiin meel walbo aad joogtaan salaan ka dib waxa idin ku darsanaya hal fikir oo ah ……if u say i’m looking a right women ..wee adaktahay sidaaa ku heleeso…. sidoo kale hada tirahaan waxa doonaya wiil wanagsan oo diin iyo caqli badan karti badan aan nolasha la qeebsado ayadana wee adaktahay …ee waxa ku dartaaan adoo wax walbo doonayo (aloow noo sahal ) coz (ale cazaa wajalah )isaga wax walbo baxsho asc wr wbr

  16. waxaan salaa maya dhaman soomaalida mel kastoo joogto walaa layal waxan idin way diina sxb haday kaa xanaaqdo maxaa sameyn lahat walalayal waxan idinka suga jawab wacan god bay

    • salaaaaaaaaaam asaxaabta waxaan hawada idin saamarinaayaa salaan naxariiseed oo sii deeq sinimo leh isaga soo aruuriyay qeybaha jirkaeyga ugu nugulsan ee qaabilsan farxada iyo naxariista jacaylka waxaan idin leeyahay farxad kunoolaada somaliayey dhamaantii

  17. a.s.c dhamaan somali weeyn melkasto aay joogto waxan jeclahay in markasta aan tageero cidkasto oo ka dhaxeeyo love ama jaceel dhab ah qasatan dhalin yarada marka waxan halkan farin u maril laha dumarka and rag ka dhaxeeyo jaceelka dadac ah wali xanbarsan kalsonida farxada isla markana jeceel in eey ka guul garan loveka qaaliga ah lkn waxa jiro daad aan sidas u badneen hadana loveka aan qadarin wiil and gabar marka ayagana waxa leyahay love is life waa waxa nolasha ugu muhinsan ruxa marku rabo nolool farad ku dhehan tahay ha isku dayo in u heelo love dacad ah inshaa Allha ma weyndono w/toowiiq

    • asalaamo calaykum waraxmatulaah dhamaan waad salaamantihiin magacayga waxaalayiraah daa maxamuud waxaanan ahay gudomiyaha jacaylka ee yurubta markaa waxaan idin leyahay howsha halkaa kasii wata waanad ku mahadsanthiin markaa waxakaloon ushega dadwaynaha ku dhaqan yurbta in ay ilaaliyaanwaxkastoo ka hor imanaya jacaylka shaqaalaha jacaylka kashaqeyana mushahaarka waa loo bilaabi doonaa ……’wixii suaalah tilitonkaa kalasoo xiriira 0764473527

  18. asc dhmn dhalin yaro wan nisalaamay ok ma ogtihiin in uu halis yahay jcyl ka jwbtu wa ha wa run lkn ogadaaaa hes ayaa ahayd jacayku wa macaan marna waa qaraar marba waa siduu kugu soo mareeee kkkkkk wa run marka su aal yuu qaraar u soo maray ama macaaaan ???????????

  19. Asc salaan sare marka hore marka xigta waxan ku dar,san lahaa walalaha Somaliyeed ee tixgeliya jaceylka si wacanna wax uga yaqaan in balanta la,ilaaliyo si heer wacan aynu u gaarno if & aqiraba labadii is jecelna uu amuuraha u saqiro,,,,

  20. acs magaceygu wa warsame waxaan uduceynayaa dalkeena somalia waxan leeyahay somalia isha allaha kasaaro salan kadib wan ku farxsnahay lamanayaasha is jecel ee somaliyed waxana usoo jeedinayaa jaceylka xaq dhowra waligeen wn idin jeclahay byee

  21. jecylka waa wax jiro waxa uuna gala wax walbo oo ilaahey ruur u yeelay marka soomaaliyeey ku dadaala jeceylka xarigiisa qofku la go,ane tiisa ayaa gashey ee cidna yaw eeden waan idin jeclahay dhamaantiin

  22. asc walalayal wan idin salamay dhilinta somaliyeet mel akasta at adunka kajogtan walalayal waxan ahay gabar somaliyet waxana muqdisho waxana kuso bar baray bakaraha waxan isla socon jirnay wiil an inbuda saxiba ehen marka wilki waxo gursaday nak kale anigana bilada ayo ijaray marka waxan donaya inan somaliyet oo dhawacan iga dhaya by

  23. Dhaman asxbta wan idin salamay runti jcyl ku wa wax jira hadana uma ay qar amin sanayn ani waxan ogahay jcyl ku inu yahay wax jira hadana inta fahan san ay yartahay

  24. Asc waan idin wadasalamay dhaman aq yarta ,aniga waxan ahay gabar somaliyed oona 5sano jecel wiil anan walina ushegin wayo durufa jira awged ayan ugushegi wayay iyo anagon isku dhawen ee isoduceya in an jaceylkeyga helo oo na ijeclado wayo hadu isga ijecel yahay xubigeyga wuu adkanlaha ok mahdsanidin

  25. asc walaal yaal waxaan ahay wiil soomaliyeed oo lagu magacaabo maxamuud axmed saciid oo kunool dalka sacuudi arabiya oona jooga in mudo ah waxaan ahay wiil ku dhashay muqdisho gaar ahaan xafada madiina da diiysu eytahay 23 oodoonayo gabar jirta 20 21 22 inta udhaxeysa waxaan ahay qof jaceyl wax kayaqaana waxaan jeclahay gabdhaha somaliyed melkasata eyjoogaan aduunka waxaa leyga heli karaa msn axmedmiini@hotmail.com ama mobile numbar keyga oo ah 00966560540221 ama 00966533105948 xariir wacan gabdhaha soomaliyeed

  26. Asc walaal wan idin salaamay salaan kadib waxaan ku noolahay jigjiga marka waxaan leeyahay dad ka is jecel ilaahay calaf ha isu gu daro gabdhahana yaan lakhiyaamin baan leeyahay waa iga dar daaran iga raali ahaada hadii an khalad galay

  27. sc dhaman walalaheyga muslimka ah ee somaliyeed marka ugu horeysa waxan idinku salamaya salanta islamka sc mar labaad
    waxaan jeclaan laha inaan ka mid noqdo member kamid ah pagekaan aad baana u xiiseyn waxan ahay wiil somliyed oo ku nool gudaha somalia dhamantiin fikirkiina saliimka ah aad baad ugu mahadsantihiin
    wxan klo halkan ka salamaya daadihiyaasha barnaamijkaan thnkz dhamaantiin

  28. sc
    marka ugu horeysa aad baan u salamayaa dhaman umada soomaaliyeed meelkasta ay joogan
    23bishan waxa bilaabmaya shirkii somlida lagu heshiisiin lahaa marka dhaman walaaheyga soomaaliyeed waxan ka codsanayaa melkasta ay joogaan inay dhankooda kasoo duceeyaan uu sa noqdaa shirkii somalia oo dhan meelkasta ay joogaan isku keeni lahaa nabad iyo barwaaqone laga helo insha allah marka walal waxaan idiin dhihi lahaa dhankiina kasoo duceeya insha allah kheyr bay ku dhaman

  29. magacaygu waa ibrahim waxan jecelahay iinan heelo
    jacayil dhab ah lkn ma heloo fadlan qofkira iino iilaso
    xiidhidho waa kas facebook ( ibrahim siciis) msn (ebrahimlange@hotmail.com )

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s