Cajiib Gabar wiil kufsaneesa !! fiiri hee


Ayadoo xumaan weyn aanan sheegeen warkaan cajiibka ah oo sawiro xataa wata  ila daawo, waa gabar usoo dhigatay in ay si aan caadi eheen u kufsato wiil, sidee ku dhacday… bal eeg oo daawo sawiradan


Waa gabadhii oo wiilka ka dalbaneesa in uu shumiyo ama mac siiyo

Wiilkii yaraa oo ismicneenaaya diidana in uu wax shumiyo

Lagama yeelin wiilkii ee qasab ayaa asiga loo shumiyay, Jaceyl aad u baaxad weyn

Wali sheekadii ma dhamaan wiilkiina, waa laga awood badiyay shumis xoog ahna waalaga qaatay … maxaa kale oo ay damacsan tahay Nuunahan yar

kkkkkkkkkkkk

Raali ahaada hadii aad ka naxdeen mowduuca sheekadan

Waa Axmed cabdullahi Axmed Kadiye
oo adinkana xoog idinku shuminaya thanks

E-mail: info@somaliaction.tk
                   kadiye@somaliaction.tk

9 thoughts on “Cajiib Gabar wiil kufsaneesa !! fiiri hee

  1. asc walaashay baan la qabaa fikirkeeda waad mahad san tahay abaayo kadiye sumcadayadii baad meel kaga dhacday waxaan odhan lahaana gacalisadaa tiri please nabad baadi oo waxan kasaar webka hooyo anaga wiilashiinan baani khaati ka taagan nahay oo nadhibaaya khayr baan kuu ra jaynayaa.

  2. sc yaab yaab waligey mamaqal intan dhashay ilaa hado an 90 jir ahay gabara wiil kufsaneysa wilkeyga axmadow ayeyada o kale ayan ahay wana kuwaninaya marka mowduucyada maqalada kaso fiirso runti gabar aya meel uga dhacday waar heedha gabdhaha kaxisho si walbo ay noqotoba madhici donto mana dhacayso iney gabar wiil kufsato ma macquul‏ taa‏ si walbo wu ogalyahay lee anaga waxas noo sheege miyaa marka wa iga dardaaran gabar wa ayeeyada hoyada walasha tii nolosha kula qeybsan laheyd ti ad aabaha unoqon lahayd wiilkeyga saas u ogaw hee‏ ‎ waxaana meesha kasaar ‏ qeyr ayan kurajeynaa byy sc

  3. sxb wax weeyn ma ahan naag wiil kufsaneyso sanadahaan nagihiui ayaa kacsan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk abayaashena yeeysan kufsan hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhaaaaaaaaaaaaaaahhhhhhhhhhhhh

  4. waad edeb daran tahay oo gabar wiil kufsanaysa markaad leedahay
    ma war jira moog baad u tahay in gabar aysan kula dhalan ama aysan
    ku dhalin ama aadan guursan ama aadan dhalaynba mise adigaaba
    laga roone ah.

  5. WA WAX LAYAAB LEH GABDHIHIIBA HADEY WIILASHII XOOGAYAAN WAXAANA DHIHI KARAA WA WAX DHICI KARA WAXAAN JOOGAA SOMALI QAASATAN MOGADISHO MAR WALBANA ISKU DAYO EY GABDHO BADANI NALA DAMACSANAYEEN AYAAN ARAGNAA OO HADA KA FASHILMA \\\\\\\\\\\\\\\\\\\\\\\\\\\\\\\\\\\\\\\\\\\\\,WAXAN LEEYAHEY WARV GABDHOW XISHOODA WAX YAABAHA QAAR WAA LAGA XISHOODA BIYO ISKA KULULEYSTA BYE ZAKI BOY

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s