Wargalin Muhiim Ah


Salaan sare asxaabta booqata webka SomaliAction.tk waxaan idinku war galin lahaa in aan wadno dib u habeen weyn iyo qaab cusub ee webka taasi oo sababtay in aanan ayaamahan waxna ku soo kordhin webka waana idinka raali galineynaa , insha allah xiliyada soo socda waxaan hawada soo galin doonaa webka oo nooc kale ah

kaasoo aan ugu talo galnay in uu ka hadlo arimo badan sida, Diinta, Siyaasada,  Waxbarashada , Arimaha Qoyska, Sportska , Aflaant Daawasho ah, Aimaha Haweenka , Arimaha Caruurta, Barnaamijyada Computerka iyo Internetka, Jaceylka, Dalxiiska, Fashion ka , Cars , Heeso xul ah oo daawasho ah dhinac walba America, Somali, Arabic, and Hindi, Guurdoonka, Isbarasho, Baafinta, iyo Qeyb Wadasheekeesi ah oo Easy ah Comuter walbana kusoo kaceeso,

marka waxaan ugu talo galnay Barnaamijyadaas Qaab ka loo yaqaano Forum, kaasoo kuu sahlaya adiga booqdaha ah in an Is rajiistereeso kadina aad webka wax ku darto wixii aad taqaano , tusaale hadii aad Sports ka taqaano aad ku dari karto Arimaha Sportska Si easy ah qoraalo sawiro iyo Video intaba

Insha allah mar dhaw ayaan qaabkaa hawada soo galin doonaa, hadii aad jeceshahay in aad ka mid noqoto asxaabta webka wax ku darto waan kusoo dhaweeneenaa , maxaa yeelaa qeybtaan cusub waa qeyb aan ugu talo galnay in cid walba webka ay wax ku dari karto, si loo helo web dhinacyo walba ka hadlaya oo ay dadka ka faa’iideestaan

qaabkan forumka loo yaqaano horay waxaa u isticmaala dunida kale sida, gaalada American ah , Europeianka , asian kan kale iyo african ka , somalidana kuma badna , oo badnaa somalidu wax ay isticmashaa website yo ay booqdaan waxna ku darin balse kan wax badan ayuu ka badalan yahay insha allah waqtiga ugu soo dhaw uguna dhaqsiyaha badan ayaan hawada usoo galin doonaa webka

Hadii aad jeceshahay in aad webka wax ku dato no soo sheeg e-mailkana noogu soo dir

Axmed_kadiye@hotmail.com

adigoo soo raacinaya magacaaga , meesha aad joogto iyo wax aad jeceshahay in ad ka hadasho THANKS

8 thoughts on “Wargalin Muhiim Ah

  1. sallaam wan idin salamaya asxaabta webkan iskusoo duba rida wana arin farxad leh mujtamaca in wax badan fun ah lasiiyo anyway well done and congratulation tan kale i’d like inaan member ka noqdo oo waxii aan awoodo ee wanagsan ama fa’ida uleh dadkena ku soo bandhigo waa hadii aaaa rali tihiin take care and se u next.

  2. so you think yu doing a better job……this is private nigger people are free like she wants 80 year old dude she can. so don’t promote the vice it is not good advice ma boy. tell some thing better than that xxxxxxxxxxxxxxxx

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s