Muuqaalka Dhabta ah ee Shacabka Muqdisho


Mar hadii Mogadishu aan soo carab qaaday qof walba wax ayuu sawiranayaa ..?? ama ha joogo ama haka maqnaado .. Balse waa sidee Muuqaalka dhabta ah ee Magaalada Muqdisho , waa sidee Muuqaalka Shacakba , Gumeysiga iyo kan Mujaahidiinta Aqri warbixintan Cusub

Mogadishu waxaa kuwada Nool dad fara badan oo isugu jira Gumeeste hada sii awood yaraanaya , mujaahidiin dagaal culus kula jira gumeestahaas Nooc walba , iyo shacab dhexdooda ku jira oo mar walba dhibaatada ay asiga soo gaarto uguna badnaato

Marka halkaan waxaan kuugu soo bandhigayaa sawirkan aan kuusoo diyaariyay kaasoo si dhab ah ooga tarjumaayo muqaalkaas

Sawirka waxa uu ka hadlayaa Xaalada ay ku jiraan sadexda qeyb ee aan kor kusoo sheegay waa , Gumeestaha , Mujaahidiinta , iyo Shacab

okey si aad sawirka u fiiriso hoos u wad Scroll ka

Hoos uwad

Hoos uwad

Hoos uwad

Hoos uwad

Hoos uwad

Hoos uwad

Hoos uwad

Hoos uwad

Hoos uwad

Hoos uwad

Hoos uwad

Hoos uwad

Hoos uwad

Hoos uwad

Waa kan sawirka waa Gumeestaha , Shacabka iyo mujaahidiinta soo sawir dhab ah maaha??

SOMALIACTION.tk

From Left : Gumeesiga , Shacabka iyo Muqaawamada PHOTO: SOMALIACTION.tk

3 thoughts on “Muuqaalka Dhabta ah ee Shacabka Muqdisho

  1. marakad tiri
    MUQAALKA DHABTA AH EE SHACABKA MUQDISHO
    waxaan filaayay in aad shacabka reer muqdisho muqaalo kasoo qaaday lkn markaan fiiriyey waa ciyaal cadaan ah kuligood waxad kasoo dhigtay cadaan halkoo cunug oo madow ah maadka soo dartid hee kkkkk
    thanks

  2. sc ugu horeyn muqaalka dhabta ah e shacabka muqdisho aya wax ka qoraya hadad dhahdo runti wad oyneysaa wa shacab dhibateysan wa shacab meel walbo dhimashada ugu imaneysa gumeysi mujaahid wa shacab daqiqad kasta oyaya sida cunugu cadaanka ah e dhaxda kujira sida sawirka kamuqatay marka inta kabadan kama hadli karee alle hanaga sogaaro,sido kale waxad ogatan dhalinyaroy ina tihin mustaqbalki inu adinka dalka idin sugayo marka bilaahi caleykum wax barashada kudadaala ileyn qof jahli ah waxba noma taree wabilahi towfiq wc

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s