Webka Somaliaction.tk iyo dhalinyarada Somalida


Ahmed Kadiye

Ahmed Kadiye

Hey , Welcome sxb Ahmed Abdullahi Ahmed Kadiye , oo ah ninkii ku fikiray soona saaray , aasaasayna webkan somaliactioon.tk , ayaa waxa uu u mahad celinayaa dhamaan dhalinyarada ku xiran booqata webka , marka sxb fikirkaaga ka dhiibo webka , waa sidee hanaanaka uu ku socdo webka , maxay tahay in laga dhimo , maxaase haboon in aan ku soo kordhino Riix halkan oo fikirkaaga dhiibo

Website kan somaliaction.tk waxa uu soo baxay bishii April 2008 waxaana asaasay ahmed Abdullaahi ahmed kadiye, webka ayaa ah web aanan ku dhisneen wararka siyaasadaha , waxa uuna webka Somaliaction.tk ka kooban yahay barnaamijyadan hoos ku qoran

SomaliAction.tk ( Your Idea Is our Action ) 

www.
 
SomaliAction
 
.tk
Barnaamijyo Diini ah
( Tafsiir ,Quraan Akhris , muxaadarooyin , siirooyin , iyo waano muhiim u ah dhalin yarada iyo dhamaan bulshada
Somalida )
 
Fanka iyo Suugaanta Somalia
oo aan idiin soo xulnay gabayo muhiim ah iyo
magacyada abwaanada iyo
fanaaniinta Somalida
 
Taariikhda Dalka Somalia muddo 10 qarni ah
iyo tirooyinka gobolada dalka ,
taariikhda calanka Somalia,
taariikhdii S.Y.L ,
taariikhdii Sayid Mohamed Cabdulle ,
iyo kuwa kale oo fara badan
Arimaha Jaceylka
Raaxada Guurka ,
iyoi waxyaabo cajiib ah
 
Chat Rooms in kabadan 16 qol oo lagu sheekeesto
 
Sports
Falanqeynta Cayaaraha
Caafimaadka
oo adiga oo Online ah aad cafimadka tijabin karto
iyo qeexitaanka qaar kamid ah Cudurada .
 
Somali Links
Website yada Somalida
kuwii hore iyo kuwa haatan soo baxay
 
Waxbarashada Macluumaad fara badan oo
ku saabsan waxbarashada dalka iyo tan dibida ,
sidoo kale wax barasho jaamacadeedka
anigoo macluumaad fara badan kuugu diyaarinay halkaas.
Sheekooyin & dhacdooyin xaqiiq ah oo cajiibna ah

Taasoo aad oga bogan doonta isla website ka
SomaliAction.tk

 
Arts
Anagoo kuugu soo bandhignay halkaas qar kamid ah Arts tayaasha ugu Caansan Somalia & sawiro Farshaxan ah
 
Buug Af-somali aan ku tarjumnay
kana shekeenaya Caasi
waalideynimada , waxyaabaha keena ,
iyo qaababka looga hortagi karo
Qaabka loo sameeyo website yada oo aan halkaas idiinkugu diyaarinayay buug afsomali ku qoran oo kuu sharaxaya sida website yada loo sameeyo adigoo macalin aadan u baahan
Free E-mail Service
E-mail ka shax sameesasho website ka SomaliAction.tk
 
Free Sub Domain Names
Website Free ah ka dhex sameeso website ka SomaliAction.tk
 
Free Greating Cards

Greating cards aad asxaabtaada u dirsan karto

Heeso & Videos
Somali ah
& kuwa kale oo badan
 
Sawiro cajiib ah
Sawirada Dalka
Sawirada qaar kamid ah dadka ugu caansan dunida
& Sawirada Caruurta aduunka
 
Somali-Ethiopian Chat Room
Qol ay ku sheekeestaan
dhalinyaro Ethiopian ah & kuwa Somali ah
qol aan kaftan looga baran
dhabtana looga hadlo
(Nacallaa Itoobiya ku taal)
Maqaalo Cajiib ah
kana Hadlaaya dalka iyo dhalinyarada
 
tijaabooyin & tusaalooyin
wax ku ool ah
 
Forum
waa meel qof booqadaha uu ku soo bandhigi karo Maqaaladiisa Afkartiisa
iyo sheekeeyin wax allale waxa uu haayo
si toos ahna ay u arkaayaan Booqadayaasha kale
Arimaha Buufiska
oo aad war bixino badan oga heli kartid wadamo fara badan oo ay Somalidu ku nooshahay iyo qaababka lagu tago , iyo sida wax looga barto ama looga dhex shaqeysto
 
Software Downloads
oo aad Halkas ka heli karto barnaamijyo Muhiim ah oo Free ah
 
Qeybta Yo-Yo ga ama Yo-G ga
oo lagu baranayo qaababka loo tumo Music DJ ah
& Sida loo ciyaaro Cayarta Jeeska

& in kavbadan 216 Hees oo American ah
sidoo kale Dhamaan Heesaha Bob Marley
Sidoo kale Barnaamijyada oo fara badan oo aanan halkaan ku soo koobi karin waxaa kamid ah wax yaabaha ad ku arki karto website ka http://www.Somaliaction.tk :

Taariikha qaar kamid ah Qoraayaasha da’yarta Somaliyeed
Maqaalo ku saabsan halis ta shidaalka Somalia ,

Duulaankii abraha ee Kacbada Sgarafta leh,
Kaftan,
Dhaqanka Somalida miyiga
Geella , Ariga , Lo’da , Dameeraha , iyo Arooska Miyiga
Sidoo kale Beeraha

Dhibaatooyinka Jaadka ama Qaadka u leeyaha dhaqaalaha Dalka

Maahmaahyo

Sidoo kale Sida loo sameeyo Website PHP NUKE ah

Games wax kabadan 46 game oo aad kaheli doontid

Ila Qosal , Sheekeeyin qosol wata

Magacaaga oo af Japan ku qoran ( Tijaabo Cajiib Ah )

Qaababka loo diro Fariimaha ( Messages )

Earyo Macaan oo Jaceyl diini iyo waxyaabo kale isugu jira oo aad Asxaabtaada u dirsan karo

Sawiro Qoraal ah oo aad u isticmaali karto MSN

Arabic Keyboard oo aad ku qoran karto erayada carabiga ah hadii uusan Computerkaaga Carabi leheen

Fashion kii Hore ee african ka

Iyo quruxdaku qarsoon Habalaha Africanesse ka ah

Bisad Qoleesa,

Qaamuus ilaa 15 luqadood kuu Tarjumaya

iyo Bogag fara badan oo maqaalo ku qori waa hadii aad User Name ka sameesato website ka Somaliaction

iyo Urur dhalin yaro oo aad ka baran karto wiilal iyo gabdho aad u fara badan

Sidoo kale meel aad ku keedsan karto Sawiradaada

Afkaartaada oo aad ku soo gudbin karto website SomaliAction.tk una soo bandhigi karto dadweynaha Somalida

Bollywood oo asxabta xiiseesa aflaanta hindiga ay waxyaabo badan ka heli karan

Sawiro aad u qurux badan oo aad Walpaper ka dhigan karto

 

Iyo ……………………………. iyo,…………………iyo barnaamijyo fara badan

 

oo aad ka heli karto

 

Kana mid noqo booqadayaasha www.SomaliAction.tk

Thanks

Ahmed Abdullahi Ahmed Kadiye

Webmaster And the Owner Of the Web

E-mail : Axmed_kadiye@hotmail.com

www.SomaliAction.tk

 

               Axmed Cabdullahi Axmed Kadiye  


Ahmed Abdullahi Ahmed Kadiye
www.Somaliaction.tk   
   

Intaa markii aan soo galiyay webka somaliaction.tk waxa uu ku guuleestay in uu helo booqadayaal fara badan oo xad dhaaf ah , aduunka daafahiisa oo dhan ah , ayadoo aanu ka helnay asxaab fara badan oo noo soo hambalyeesay nalana soo xiriitay , riix linkiga hoos ku yaala si aad u aragto wadamada laga booqdo webka somaliaction.tk

( Riix Adresskan )  http://whos.amung.us/stats/maps/n32qxtpqe20m/ 

 

Insha allah waxaa kaloo aan soo wadnaa barnaamijyo xul ah oo ay dhalinyaradu ka heli doonto

Waanu soo dhaweeneenaa cid walboo dooneesa hormarka webka

Webku waa www.Somaliaction.tk

halku dhigiisuna waa HOYGA DHALINTA DA”DA YAR
( Your Idea is our Action ) tataana waa halku dhigeena labaad

10 thoughts on “Webka Somaliaction.tk iyo dhalinyarada Somalida

  1. mashalah aad iyo aad aayn ula dhacay websedkan coze wabsed ka fican in uu isoo maray ilama ahan ahmed kadiye walal aad iyo aad ayan ku mahadnaqa wabilahi towfiiq asc

  2. salaan kadib sxb waxaan jeclahay ilaah kuu soo gudbiyo fikradayda oona ku saabsan web iyo wanaagisa iyo bulshada ku xiran iyo adiga daadihiya webka waxaan jeclahay inaan kuu soo gudbiyo insha alaah qodobo wanaagsan oo an facaya bulshada iyo adigaba insha alaah…
    fiiro gar ah…
    sifiican ui akhri qoraalkayga waa uu ku anfacayaa insha alaah

    1: walaalkaygow waxaan jeclaan lahaa web inaad qoraalkiisa inaad u badesho diini,
    2 :adigana waa uu ku anfacayaa, dadkana way ka faaiidaysanayaan
    3: aduunyo iyo akhiroba waad liibanaysaa
    4:ogowna walaalkaygow waan wada dhimanaynaadhamaanteen
    5:qabrina waan galaynaa,xisaabna wayna maraynaa
    6:xisaabtaasoo ah ninkasta wuxuu dunida shaqqeyey ayaa la wadiindoonaa
    7:haday waanagsanayd iyo haday xumaan ahayd.
    8:walaalkaygow waxaan kugula dardaarmayaa oo xasuusinayaa naftayda iyo tiinaba ilaahay ka baqa waad dhimanaysa meesha la tagayo waa meel adag qofkastana wuu ogyahay.
    dunidana meel aan sii joogayno ma aha waan ka tagaynaa,inta aad tagin xisaabtan., insha alaah khayr ayaan ku rajaynayaa

  3. waxaan salaan salaan sxbkay axmed c/laahi kadiye & dhamaan asxaabta somaliaction salaan kadib walaahi wabka aad & aad baan ujeclahay oo waxa uu iiqabtaa sida balwada oo kale ah hadii aanan maalin isticmaalin ma joogi karo sxb magaratay

  4. AAD IYO AAD BAAN UFAR XAY MARKII AAN ARKAY WEBSITE KA U ADEEGA YA DHALINTA SOOMAALIYEED EEE GUUR DOONKA AH.
    ANIGA LAFTIGAYGU WAXAAN DOONAYAA INAA KA BARTO GABDHO GUURDOON AH SIDAAN UBARANKARO IYO SIDAAN ULA XIDHIIDHI KARO AYAAN DOONAYAA INAAD II FADUDAYSAAN.
    JAWAAB DEG DEG AH INSHA ALAAH.

  5. waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw
    waad salaaman tahay walale macane bacdal salaan walale waxaa wanaagsan in ay helaan dhalitu meel ay kuwada kulmaan oo ay kala socdaan barnaamijyo xiiso badan waadna ku mahad santahay fikikaaga saliimka ah

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s