Afaare Qarsoon – Hidden Affairs‏


Qiyaano Qaran
Qiyaano Qaran

Ayadoo uusan cidna daaha ka saarneen in ay jiraan gabdho isku wada laba wiil oo saaxiibo ah ayaa waxaan falanqeyn gaaban oo sawiro wadata ku sameen doonaa arinkan.
waa iga su’aal Ceeb miyaa gabadha in ay wiilal badan saaxiib la ahaato mise waa ilbaxnimo , waa sidee gabadha si qarsoodi ah xirii ula sameesa laba wiil oo saaxiibo ah ?? ka bogo maqaalkan xiisaha badan

Mar hadii jaceyl uu yimaado xumaan farabadana iyo wanaagba waa uu leeyahay , marka anigoo doonaya in aan ka hadla arinkan aan kor ku xusnay ee ah gabdhaha caadeesta in ay laba nin isku wadaan , khaasatan laba nin oo saaxiibo ah , ayaa waxaan jecleestay bal in aan sawiradan idiin soo bandhigo qof walbana uu fikirkiisa ka dhiibto hadii uu horey u maqlayna sheekooyinka noocaas ah uu inoo soo gudbiyo

okey  , aqriste fikradaadu waa muhiim , wixii sheeko ah oo noocaan ah waad inoo soo diri kartaa

Axmed Cabdullahi Axmed Kadiye
Madaxa Webka SOMALIACTION.TK
Your Idea is our Action
Somali Action ( Hoyga dhalinta Da’da Yar )
Info@somaliaction.tk

26 comments

  1. Gabdhaha somali malahan dhaqanka walalayel runti xishod iyo wanag ba ilahay ku maneystey .sen 2 nin saxibo ola saxiba subxanalah wa arin cajib ah ama aniga waxay ila tahay inay film ku jilayan so labada nin isma ogadan kkkkkkkkkkkkkk bal ma dhagola labadabo

  2. waad salaamantihiin dhamaan umada soomaliyeed meelkastoo joogtaan

    ilaahay hanaga najeeyo inkaar ayadba wadan bee

    ala walalayaal beenta daaya gabdhaha soomaaliyeed saan maaha inkastoo ay jiraan inyar oo lacag raadis ah oo iimaanka laga qaaday lkn maaha gabdhaha soomaaliyeedoo dhan in ay sidaa wada yihiin oo laba nin oo sxbo ah isku kor wadan waa wax laga xishoodo
    gabdhaha soo maaliyeed daacayada halaga daayo
    labada wiil oo saxbada ah ayaga ma dhagoolaa mise waa camoolo oo wax ma,arkaan filmkaas hanoo jilina yaaqay bes dhaha beenta feeraha nagu xanuunee kkkkkkkkkkkkkk

  3. waa arin layaab leh geelka indho kuul maxuu ka kasaaa naagtu indho adagaa kkkkkkkkkkkkkkkkk faarij55@html

    • waa yaab naaguhu sir badanaa oo saxariir jaclaaa lugooyo badanaa waxasa ka sii daran labadan nin oo sxb ka ah allaa yaa u sheego in labadoodaba duudka laga tabanayo illaahow inaga qabo nagahan waxaa la dhahay naag sirteed naag kale ayaa ogaan karta lkn qiyanadaa waa ay soo bixi dontaa balse meesha ay ku danbeydo ayaa la arki donaa dhalinta somaliyed waxaan kula dar daarmayaa in ay beenta iyo wixii lamida ay iska ilaaliyaan hawenkana waxaan leyahay idinkana sidoo kale taaa waa iga dardaaran hala ilaaliyo xushmada jacelka jacelku waa qeeb kamid ah nolosha bini aadamka dhamaan waxaan idin leyahay farxad ku nolaada qiso igu dhacaday aniga kulanka danbe ayaan idinkaga shekey donaa waa c/raxmaan ibrahim cali oo ku magac dheer {qalinle cade}by king kaamil yare}

  4. kkkkkkkkkkkkk waa cajiib arima haan oo kale wey kadhacaan adoon ka lakiin dumarka ayaa sabab u ah bbbbbbbbbbbbbbyyyyyyyyyyy

  5. waxaan halkaan ka salaamayaa dhamaan umada soomaaliyeed hadaan ka hadlo fikir keyga biniaadamku waa isku mid waxa ay sameeyaan looma saari karo dadka magaca la wadaago sidaa darteed gabdhaha mala dhihi karo waa ay wada fiican yihiin waanu wada fiicanahay laakiin xoogaa waxbaa nagu jiro gabadha sameeneysa sidficilkaan waxaanu jecel nahay in ay ilaah weydiisato iimaan ilaahay waa uu gacan furan yahay waxaan halkaas uga baxayaa fikirkeyga byy every body.

  6. waxaa lagayaabaa arimaha noocaan oo kaleeto ah in ay dibada ku badan yihiin laakiin gabndhaheena soomaaliyeed ficiladaan ma yaqaanaan way dhici kartaa in ay dhacdo arintaan oo kale hadana ilama aha in aytahey mid wax badan sii socon karta waayo laba qof oo saaxiibo ah oo hal naag ay ku dhaxjirto naagtaas sirteeda ma sii dheeraan karto

  7. As salaankadib hadii aan wax kasheego arintaan ku saabsan gabar kulmsay 2 wil oo sxb ah waa arin layaab buuran la heen maxaa yeelay gabdhaha somalida hadaan joogaan waxa ay kulmiyaan 10
    iyo in kasiibadan laakiin waxaa ceeb ah in ay is og yihin hadiin waxaa ugu baaqi lahaa mid kood in uu tanaasulo

  8. aad baan idiin salaamayaa dhamaantiinba saxiib yaal akhyaarta meesha joogta oo dhanba rag iyo dumarba
    horta ma la odhan karo khaladka dumarka oo kaliyaa leh balse raguna way yeelan karaan
    hadii ay ka aragto inantuna way kula dhagmaysaa lakiin maskax aniga ila fiican maaha waa sidaa ay ku maahmaahaan dad ka gaar waxay idhaahdaan
    ISKA ILAAHA SAXIIBKAA INKA BADAN INTAAD ISKA ILAALIN LAYAYD CADAWGAAGA
    waayo saxiib kaa kama filanaysid nabarkiisa balse cadawgaaga haa. intaasana idinku dhaafayaa akhyaarta

  9. waan idiin salamay dhamaantiin walaal arintan way dhicikartaa gabadhuyado milasocota ayeey kakale kahelikartaa sheekadiisa wajigiisa furan waxana dhicikarta saaxiibkii inayakahorbaraty sagana hadargtay taa sina waacadi wax xunmaaha ileen labadaba maguursane wuxuwaa sheekee

  10. wlhi anuu aad ayaan u la yaabay balse aduunyada wax kasta wayka dhacaan horaa soomalidu laakiin anuu waxan uo dhanlahaa marka hore waxa khalada in gabadhi la saaxiibto nin raga haddayse dhacdo dee waa isku mid haday mid la saaxiibto iyo hadday laba saaxiibo la socato

  11. waan idin salaamay walaalaheyda muslimiinta dhamaantiin,dhacdooyinkan o kale waa wax dhaca waqtigan hadaa lajoogana waxaay noqotay wax iska caadi ah qisadaan o kalana aniga ayay hada kahor igu dhacday lakini waqti kale ayaan idinka warami doona hadu ALLAH yirahdo inshaalah,gabdhaha walalahay waxaan dhihi laha dhacdooyinka oo kale haa iska daayan tan kale waxaa jira raga qarkiis oo sidan oo kale sameeyan ayagana haa daayan gabdhuhu galiya ma’ahan arintan maadama aay u badanyihin ayaga.asc

  12. for what naagi aamin malaha aa waxaan sheegayaa qofkaagan gadar ali da lagu sheego first ma nin baad tahay ma naag walal heedhe hayga xaanaajin waar heedhe waxa habeen kii meelahaa
    hablaha uga foodhyaa miyaanay rag ahayn waa hadaad nintahay hadaad naag tahayna waad qaldantay salaam

Leave a reply to siraad Cancel reply