This Gift 4 my Love Drs. Deeqa Degan


I Love Drs. Deeqa

I Love Drs. Deeqa

Xiiso weyn oo an u qabo Jaceylkeyga Drs. Deeqa Degan waxaan hawada Usoo marinayaa Laba hees oo ka mid ah heesaha aan aadka u jeclahay Daawasho wacan u and my hear deeqa


Hestii Wail Kufuri ee Bhebak Ana Kathir


Heestii Ihsas Jadid ee Nancy Ajram

I LOVE DEEQA

Noloshu waa Jaceyl
Jaceylku waa dareen Dhab ah
Jaceylku waa qoyskee??
Aabihiis waa nasiib , hooyadiis waa Calaf
waxa ay wada dhasheen Lacagta , waxayna sxb yihiin quruxda
Waxayna wada socdan Dookha , wuxuu degan yahay qalbiga, wuxuuna ku yimaadaa dareen

sidaa waxaa dhahay dad tilmaamaya jaceylka

 

Balse aniga waxaan leeyahay Jaceyl waa Jecyl

I Love Drs. Deeqa

 

Axmed abdullahi Ahmed Kadiye
Madaxa Webka Somaliaction.tk
E-mail:
Info@somaliaction.tlk

One thought on “This Gift 4 my Love Drs. Deeqa Degan

  1. ascwrwb…saxiib runtii dad badan ayaa xiiseeya kaftankaan beenta ay u badantahay sidaad waqtigaaga ugu dhuminaysid na aad ayeey iyaguna ugu bogeen anigana sidoo kale waana wadayaa ilaa aan ka helo markeey runta isku badasho taas oo aan ka heli karo waxaan markaas rabay oo ah GUURDOON,,..SHUKAANSI…IYO JA…L SAX…. ASCWRWB

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s