Qiimaha Cuntada & Wadamada Aduunka


Food & World

Food & World

Qiimaha Cuntada aduunka oo kor u kacay ayaa waxa uu sababay dhaqaale xumo dadka badankood soo wajahday , ayadoo ay dhacday qof 3 mar wax cuni jiray in uu one time wax cuno marka aqri warbixintan oo arag wadamadan soo socda dadka kunool sida ay ugu kala duwan yihiin cuntada ay isbuucii cunaan

Waxaan eegeenaa wadamo qaar qoysas ku nool tiradooda iyo qiimaha cuntada ay cunaan isbuucii

 Germany

Qoyska Melander Family ee degan Bargteheide kana kooban laba qof oo waaweyn iyo laba qof oo yar waxa ay isbuucii cunan rashin qiimahiisu dhan yahay 375.39 Euros ama 500.7$

Melander family of Bargteheide

Melander family of Bargteheide

 

United States
Qoyska Revis ee degan Norrth Corolina kana kooban laba qof oo waa weyn iyo laba qof oo yar qiimaha raashinka ay isbuucii cunaan waxa uu gaarayaa $341.98

Revis family of North Carolina

Revis family of North Carolina

 

JAPAN
Qoyska Ukita ee degan magaalada Kodaira kana kooban laba qof oo waa weyn iyo laba qof oo yar yar lacagta cunatada ay isbuucii cunaan waxa ay gaareesaa 37 , 699 Yen Ama $317.25

Ukita family of Kodaira City

Ukita family of Kodaira City

 

Italy
Qoyska Manzo ee degan Magaalada Sicily ahna laba qof oo waa weyn iyo 3 caruur ah waxa ay isbuucii cunaan cunto qiimaheeda dhan yahay 214.36 Euros Ama $260.11

Manzo family of Sicily

Manzo family of Sicily

 

Mexico

Qoyska Casales family ee degan Cuernavaca kana kooban 2 qof oo waa weyn iyo sedex caruur ah isbuucii waxa ay cunaan raashin qiimihiisu dhan yahay 1 , 862.78 Mexican Pesos ama $189.09

The Casales family of Cuernavaca

The Casales family of Cuernavaca

 

Polan

Qoyska Sobczynscy family ee degan  Konstancin-Jeziorna kana kooban  4 qof oo waa weyn iyo hal qof oo yar waxa ay isbuucii cunaan raashin qiimihiisu dhan yahay 582.48 Zlotys ama $151.27

The Sobczynscy family of Konstancin-Jeziorna

The Sobczynscy family of Konstancin-Jeziorna

EGYPT:
Qoyska Ahmed ee degan Qaahira , kana kooban 7 qof oo waa weyn iyo shan caruur ah waxa ay isbuucaan isticmaalaan raashiin dhan qiimihiisu 387.85 Egyptian Pounds ama $68.53

 

 

 

 ECUADOR:
Qoyska Ayme family of Tingo kana kooban 4 qof oo waa weyn iyo shan qof oo yar yar ah waxa ay isbuucii cunaan lacag gareesa $31.55

Ayme family of Tingo

Ayme family of Tingo

 

BHUTAN:
Qoyska Namgay family of Shingkhey Village kana kooban 7 qof oo waa weyn iyo lix caruur ah waxa ay isbuucii cunaan raashiin qiimihiisu dhan yahay 224.93 ngultrum ama $5.03

The Namgay family of Shingkhey Village

The Namgay family of Shingkhey Village

 

Chad
Qoyska Aboubakar family of Breidjing Camp kana kooban 3 waa weyn iyo 3 caruur ah waxa ay isticmaalaan cuno qiimaheydu dhan yahay 685 CFA Francs ama $1.23

The Aboubakar family of Breidjing Camp

The Aboubakar family of Breidjing Camp

 

Marka sxb aqriste waa sidee xaalada nolol ee meesha aad ku noo shahay iyo qiimaha aad cunto isbucii

 By: Ahmed Abdullahi Ahmed Kadiye
Madaxa Webka Somaliaction.tk
E-mail:
info@somaliaction.tk

Ahmed family of Cairo

Ahmed family of Cairo

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s