10 ways to kill ur husband ama duqaaga


Time 2 kill

Time 2 kill

MM.. Hadii Jaceyl laga tago waa liis nacaa, so that i have good idea 4 those girls oo nimankooda u xanaaqsan . that is the best 10 ways to kill ur husband , 10 tilaabo oo ninkaaga aad ku dili kartid kkk

Ayadoo xumaan aanan loo qaadan asxaabta khaasatan gabdhaha waxaan maanta u wadaa … wax ay ku farxaan ama ka xanaaqaan oo ay ka naxaan …. waa 10 tilaabo oo easy ah oo ninkaaga aad ku heeeeeeeeeeee dili kartid , barkee it is not easy to kill nin rag ah so that tilaabooyinkaanraac hadiiba aad dhaarsan tahay ………kkkkk

waan ku necbahay ama dhimo dheh mar walba

waan ku necbahay ama dhimo dheh mar walba

 

Saacada Hurdada Cirbad ugu xir

Saacada Hurdada Cirbad ugu xir

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Albaabka Bom ugu xir

Albaabka Bom ugu xir

Madaxa Si xun ugu xiir asigoon ogeen

Madaxa Si xun ugu xiir asigoon ogeen

 

Tii-tiin istiraasho oga dhig

Tii-tiin istiraasho oga dhig

 

Jalaatada Tip Topka ah Midi u gali

Jalaatada Tip Topka ah Midi u gali

 

Sigaarka Xabad u gali

Sigaarka Xabad u gali

 

Qoriga Afkiisa kusoo leexi sida sawirka ka muuqata

Qoriga Afkiisa kusoo leexi sida sawirka ka muuqata

 

Garden ka dhexdiisa God weyn oga qod

Garden ka dhexdiisa God weyn oga qod

 

Fooneeyaha Bistoolad ugu rakib

Fooneeyaha Bistoolad ugu rakib

 

Okey , Marwooyin and all dear sweat sisters … waxaan aan idiin soo bandhigay cadawnimo kama wado , only waa kaftan .. hey ha isku dayin ,, yaah inaad ninkaaga saan u gasho … Haii kale TOM AND JERRY camal dagaal weyn oo guriga dhexdiisa ayaa dhacaayo THANKS abaayaal

By: AHMED ABDULLAHI AHMED KADIYE

MADAXA WEBKA SOMALIACTION.tk

E-mail: Axmed_kadiye@hotmail.com

12 thoughts on “10 ways to kill ur husband ama duqaaga

  1. marka hore waan kuslaamayaa waxaan kuguslaamayaa salaan qaliayaayaan kauguslaamaya anigoo ardaygaagaha ayaa kule salaan qaaliaya ayaan kusoodirayaa sidaan aad sameesana way fiican tahay means aniguu ujeeda wbasedkan aad sameesay aad hore uleheed aad ayaa ugufarexasanahay th anks my teac her i will hobe good feeling see you onthertime b ye kumaan ilaabin ee i nshalah waan kugusoonoqonayaa baseedkaad ibaratayan waad kum ah adsan tahay byyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyy

  2. mawaalan tahay ninkaagan mise waxaa kula qurux badnaatay istiraatiijiyad aad usheexdo 20 sanoo kale oo dagaal ah una dhexeeya ragga iyo dumarka mida kale adiga waad ku faaneysaa miyaa gacan ku dhiigle nimadaa da waayo arintaan isla hada ayaa la arkayaa adaana kadamayn doona cawaaqib xumada ka dhalata fadlan dumarku arintaan haka foo jignaadeen iyo weliba cidii wax garaneysaba

  3. walaal waad mahad santahay in aad in aad samaysid kuu dan bayn doona adiga axmed somaalida baa waxay ku maam maahdaa bohol hadimo ha qodin ku dhici doonteena mooyee waa fal adigu aad kasbatay cid kugu raacaysan ma ogi adibaana gacalisadaadu kugu dili doontaa falkan waana disaster aad uxun kuumana rajaynayo in aad noocan oo kale ku dhaqmi doonto mar kale kana toobad keen becouse waxaad tilmaantay qof aan qofkale noloshiis u ogalayn asc

  4. fikradaan waxey ku fiicantahay raga naagaha nafta ukeenay oo markey nafta ukeenan oo ay furiinka kadalbadaan sharuuda ku xira oo lacag isii dhaha kuwaas ayey ku fiicantahay

    heeey runyaa loomaleynin yaah gacan ku dhiignimo lama rabo awal saliid kulul inlagu shubo ayey raga kacabsan jireen lkn albaab bom loogu xiraayo hadii lookeenay walee raga mucjisaa utaalo
    axmed kediye armey adiga ku qabsataahee ileen horaa waxaa looyiri (godqiyaano ha qodin hadaad qodidna hadheerernin ku dhici doontidaa ma,ogidee)

  5. asc …war sxb tan hada waa la isku fahmay wax cusub nosoo raadi kkkkkkkk bilcakis naagaha u badaleeynaa war habeenkii sxb hurda la aan i dishay saan iskaga waardiyeenaaye
    waaga iigu baryo maalintiina magalada jiraaa so i need help sxb 4men kkkkkkk by

  6. sc axmed wan kaga mahad celinaya runti kaftankaga aadka uxiisaha badan leh teeda kale wiilasha aad ayey unaxen ayan umaleynaya mana ila ahan gabar muslin ah oo somaliyed iney sida sameyneso hada sameysana dariiqa kowad ayey qadanesa kaso ah iney mar walbo dhahdo dhimo loooolz marka wiilal niyadina qeyr ushega marwo somaliyed oo ninkeda dileesa si walbo unecebtahay majirto hadey jirtana wa yartahay aya umalena sababto ah dilka islamkeena aya xarantinimeyay baby sc

  7. zalaaaaaaaaaaam marka hore,lkn waxaa meesha taala haday dumarku sidaa wada isticmaalaan yaa rag u noqondoona maxa yeelay aad bay dumarku u xanaaq dhaw yihiin markaa wx yabahaas yaan lagula talin hoy idinkay idiin darantee… doqon kastaa cirka idin diri indinkaana baray marka hore..lol

    dumarka wax fiican hala baro

  8. duni wa la yaab, run ahantina aaad iyo aad ayan uga xumahay inad indho garad unoqotid burburka qoys, hadi ay ka tahayna maad iyo qosol, nacasta qaar o indho ku garadla ah aya dhab uqadanaya isla markana ku dhaqmeysa dib isugu noqo, qorshuhuna ku dar inay jiray dad maan gaab ah wax walibana ka suurtowdo. Be caryful before u done. Wa iga wano iyo walaltinimo

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s