Qaab easy ah oo sawirada loo qurxiyo


Sawir Qurxin

Sawir Qurxin

Sawir qurxintu waa wax easy ah waxaana loo siticmaalaa barnaamijyo badan , dhalinyarada badankoodna aad ayay u daneeyaan , waxaan kuusoo diyaarinay barnaamij aad sawirada ku qurxisan karto si easy ah adigoo khibrad weyn aanan u baahneen sii aqri

Barnaamijkaan waxaa lagu magacaabaa Photo card Maker

Photo Card Maker

Photo Card Maker

 

Waxa uu leeyahay nashqado badan oo midii aad rabto aad dooraneesid , sawirkaaga ayaad soo galineesaa si easy ah , adigoo aanan jarin wax kale oo adagna aan sameeneen , qoraal ama text waa uu leeyahay oo sawirkaaga qoraal ayaad u sameesan kartaa

Marka aad kusoo shubeeshid ama soo Download gareeneesid waqti dheer kaama qaadanayo waa 4Mb oo si fudud ayuu kuugu soo shumbayaa

waa easy , markii aad aragto ayaad si fiican u fahmi doontaa

sida aad sawirada ka dhigan karto waxaa ka mid ah sida tan, fiiri sawirada meeshan ka muuqda waxaan ku sameeyay isla barnaamijkaan Photo card maker

 

 

 

 

 

 

 

Sida aad u jeedo waxa uu sawiradaada ka dhigayaa kuwo aad u qurux badan , nashqadahan aan hada isticmaalay iyo kuwo kale oo ka qurux badan ayuu wataa barnaamijka

Marka si aad ugu shubato computerka oo aad u isitcmaasho riix meesha hoose oo ay Downloan ku taalo

Download

Download

 

 

Thanks

Barnaamijyo faro badan oo sawir qurxinta ahna waan idiin soo wadnaa insha allah

Wixii su’aalo ah ama fikrad guud ah waad ka dhiiban kartaa

By: Ahmed Abdullahi Ahmed Kadiye
Madaxa Webka Somaliaction.tk
E-mail: Axmed_kadiye@hotmail.com

6 thoughts on “Qaab easy ah oo sawirada loo qurxiyo

  1. waxaan rabaa inaan kamid noqdo dadka maacaamiish
    run ahaan tii waxaan jeclahay qurxinta sawirada oo
    nuucyao badan waxaan noogu hambalyeynayaa
    sida wanaagsan aad ugu sa hashaan dhalinta soolaaliyee
    soon wanaagsan iyo ciid wanaagsan

  2. runtii aad buu ugu mahadsanyahay mr kadiye
    barnaamijkan photo card makerka
    waxaanan leeyahay hawsha sxb bartaa ka sii wad
    thanks

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s