Odayaasha Qaar Ciyaalka Xaafada Halagu Daro


Oday reer magaal ah
Oday reer magaal ah

Maxaa diidaya Hadii odayaasha qaar ee dhalinyarada saaxiibada la ah oo Sports ka daawada , Heesaha American ka la dhageesta , in lagu magacaabo Ciyaal Xaafad ama lagu daro dhalinyarada Xaafada sii Aqri Maqaalkan Cajiib ka ah

Maalmahan Dambe  Magaalooyinka Qaar ee Somalia , Sida Magaalooyinka  Waa weyn , Muqdisho , Jowhar , Marka Cadeey , Kismaayo , Baydhabo , Boosaaso , Kaalgacyo , Hargeisa  iwm waxaad ku arkeesaa odayaal da’ ah qiyaas ahaana jira 50 iyo wixii ka sareeya oo dhalinyarada lawada socda , cayaaraha & aflaanta la daawada , Music la dhageesta , xataa kuwa qaar markii ay dhalinyarada wax foodeeneeso ku dhex jira , iyo markii ay shukaansi aadaana la’aado ama qof lagu soo xariiriyo

 

Marka odayaashaasi waa xun yihiin lama dhihi karo waana fiican yihiina lama dhihi

Maxaa yeelay markii aad fiiriso labada dhinac waxaa kuusoo baxaya sidan

 

1- odayaasha noocaas ah waa la dhihi karaa waa dad jecel saaxiibtinimada iyo in ay dhalinyarada la socdaan si ay farxad iyo baashaal ugu dhameestaan cumrigooda

 

2- waxaa la dhihi karaa odayaasha noocaas ah waa odayaal aan fikireenin oo laga rabo in ay cumrigooda khaatumo fiican ku dhameestaan masaajidkana iska xaadiriyaan

 

 

Ok , Si kastaba ha ahaatee sheekadan ama mowduucaan waxaan ku keenay , Oday aan sxb nahay oo ii sheekeenaya ayaa waxa uu sheekadiisii kusoo daray sida tan

 

“ Anaga Xaafadeena Nabad waaye oo habeenkii Ciyaalka xaafada ayagoo dariishada ( Daaqadaha ) u furan ayay seexdaan “

 

Sidaa waxa ay sheekadiisii ka mid aheed oday bashaash ah oo aan sxb fiican nahay

 

Markii aan baaritaan wayn kusameeyay arinkaas ayaa waxa ii soo baxday in odayaasha qaar ay jecel yihiin in ay dhalinyarada la baashaalaan

Marka maxaa diidaya in odayaasha noocaas ah  lagu daro Ciyaalka Xaafada ??

Fikirkaagu Waa Muhiim

 

 

THANKS

 

 

By: Ahmed Abdullahi Ahmed Kadiye

Madaxa webka Somaliaction.tk

E-mail: Axmed_kadiye@hotmail.com

 

 

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s