Gabdhaha Somalida ee Fashionka kusoo Baxay


Somali Fashionest Girls

Somali Fashionest Girls

Taariikhda nololeedka iyo sheekooyinka gabdhaha Somalida ah ee Fashionka ku caan baxay
Iman , waris Dirie , Hawa Ahmed , iyo Yaasmiin
Aqriso oo ka bogo, Sawiradoodana Daawo

Gabdhaha Somalida ah ee ku soo baxay modelka ama xaysiiska dharka iyo quruxda

Iman

www.kadiye.9f.com (Guji Halkaan)

Iimaan waa gabar somaliyeed waxaynaku jirtaa dadka loogu jecelayahay markay timaado model ka Ama Xayaysiiska
Si aad wax badan oga ogaato
( Click Here )
__________________________________________

Waris Dirie

www.kadiye.9f.com (Guji Halkaan)
Waris diiriye Gabadh Caan ku ah dhinaca Modelka Ama Xayaysiiska Gabdhaan oo ah gabar Somali ah aya wadamo Badan lageeyay Si ay model u Sameeso
( Click Here )
__________________________________________

Yasmin Warsame

www.kadiye.9f.com (Guji Halkaan)
Yasmin Warsame Sidoo Kale ayadana waa Gabar Somali Ah oo Ku soo Caan Baxday dhinaca Modelka Gabadhaan ayaa waxa ay degan tahay CANADA
( Click Here )
__________________________________________

Xaawo Axmed

www.kadiye.9f.com (Guji Halkaan)
Gabadhaan da’da yar ee lagu magacaaboXaawo Axmed waxa ay ku Nooshahay dalka Sweden waxa ay dhawaan ku guuleesatay Modelka lagu qabtay Wadankaasi Holand Hadana waxa ay ku soo Biirtey Badweynta Model Sameynta
( Click Here )

 

By: Ahmed Abdullahi Ahmed Kadiye
Madxa webka Somaliaction.tk
E-mail: Axmed_kadiye@hotmail.com

4 thoughts on “Gabdhaha Somalida ee Fashionka kusoo Baxay

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s