Waayaha Cusub Fanaaniin Da’yar


Waayaha Cusub

Waayaha Cusub

War bixin kooban oo ku saabsan Kooxda Fanaaniinta Soomaliyeed ee Waayaha Cusub , iyo Sawirada qaar kamid ah kooxdan

Waayaha Cusub

Somalidu waa dad horumar weyn sameeyeen ayagoo dagaalo ba’an heesata

waxaa kamid ah horumarka ay somalida Sameesay sida : dhinac yada Isgaarsiinta , ganacsiga, Fanka iyo wax yaabo kale oo badan sida wax barashada

taa markii laga gudbo dhalinyarada Somalida ayaa xiligaan waxa ay u taagan yihiin sidii ay horumar weyn oga sameen lahaayeen dhinac waliba

Tusaale ahaan hadii aan u soo qaadano dhalin yarada Waaayaha Cusub waxay Horumar weyn ka sameeyeen dhinaca fanka

waxa ay soo saareen heeso cusub iyo music cusub oo ay ayaga soo alifeen

Waayaha Cusub aad ayaa looga yaqaanaa Dhamaan meelaha ay Somalidu Degto Myi iyo Magaalaba Waayaha Cusub waxaa ay qaadaan Heeso Isugu jira Jaceyl iyo Wadani

Dhamaan Abwaanada iyo Fanaaniinta waayaha cusub waa dhalin yaro aad u da’yar oo khibrad weyn kala soo dhex bexeen fanka

waayaha Cusub Saldhig ama xarun waxaa u ah magaalda nairobi ee Dalka Kenya

Dhawaantaa ayaa Waxaa fal arxan daro ah loo geesto qaar kamid ah Madaxda waayaha cusub

waxaa dhaawac loo Geestay Abwaanka kooxda Shiine Aqyaar Nasiib Wanaagse waa uu kasoo kacay Dhaawacii Oo hada Waa uu fiican ayahay

Insha Alaah Waxaan isku dayi doonaa inaaan idiin soo gudbino Qaar kamid heesaha Waayaha cusub oo daawasho Ah
_______________________________

MUUQAALA KA MID AH HEESTA “SOMALAAY DIRIROO…..”

wixii Fahfaahin intaa dheer Fadlan Booqo
http://www.waayahacusub.com

By: Axmed Cabdulaahi Axmed Kadiye

Madaxa Webka Somaliaction.tk

E-mail: Axmed_kadiye@hotmail.com

8 thoughts on “Waayaha Cusub Fanaaniin Da’yar

  1. A.s.c Dhamaan dhalan yarada (waayaha cusub) waxaan ahay wiil somaliyed oo ku nool dalka south africa? Walal yaal marka hore waan idin ku tagar sanahay heesaha aad u soo ban dhig teen umada somaliyed tankale ma ahan in aad ka sexatan waayo waxaa tihiin dad u soo qaaday umada somaliyed heeso wadani ah qaas ahaan abaan (shiine aqayar) magacey gu waa cawil

  2. Asc wan ida salamay dhan akhyarta wayaha cusub.waxan ahay wil somaliydt sxbyal wan idan tagersanahay waxan idan leyahay horey u socday says:

    Wan ida salamay walalayal dhaman dhalinta wayaha cusub wana idan tagersanahay. Waxana la idhaha .
    By khalif jabiri

  3. A s c dhaman dhalinta waayaha cusub wan idin wada salaamay wiilal iyo gabdhaba ani go ah tagerayasha dhalinta wayaha cusub waxan idinkugu hambalyena hormarka adka sameysen fanka iyo sumcada ad uso hoysen dadka iyo dalkena hoyo waxana iga dardarana inaa laga cajisin waxan idin wada leyahay hormar wanagsan insha allah

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s