Qaab Dhismeedka Juqraafi ahaan ee Dumarka


Dumar

Dumar

Dumarku waxaa lagu tilmaamaa laf dhabarta bulshada , marka waxaan jeclahay in aan ka hadlo qaab dhismeedka dumarka Geography ahaan
waa maqaal xiiso badan sii Aqri

 

Naag Yar

Naag Yar

Da’da u dhaxeesa 15-20 Dumarku waxa ay lamid yihiin sida qaarada Africa , si fiican uma dhameestirna wax ku filan oo ay howl fiican ku qabsan kartana maheesato


Da’da u dhaxeesa 20-30 Waxa ay lamid tahay sida America aad ayay u bilicsan tahay ( u qurux badan tahay ) horumar iyo qaab fiican waa ay isku maamulee , qof walbana damac ayaa ka gali kara

Da’da u dhaxeesa 30-35 waa sida india iyo japan oo kale waa Hot aadna wa ay u caqli badan tahay

Da’da u dhaxeesa  35-40 waa sida France oo kale xoogaa waa ay sii qiimo dhacee balse wali damac ayaa ku jira sidii ay usii hormari leheed

Da’da u dhaxeesa 40-50 Waa sida Germany oo kale Dagaal iyo buuq waa ay kusoo daashay mar danbana rajeyn meyso

Da’da u dhaxeesa 50-60 Waa sida Rusia oo kale aad ayay u weyn tahay , dadkana ka baxsan tahay qof dhinaceeda aadayana ma jiro

Da’da u dhaxeesa 60-70 Waa sida England oo kale , horey ayay taariikho iyo bilicsanaan fiican usoo laheed , balse wax mustaqbal ah uma soo socda

Da’da u dhaxeesa 70-80 Waa sida Albania oo kale qof walba waa uu yaqaanaa meesha ay ku taalo balse ma jiro qof raba in uu meeshaa aado

Habar Miskiin Ah

Habar Miskiin Ah

Wabilaahi Towfiiq Wasalaamu Calaykum waraxmatulaahi wabarakatuh

 

By: Ahmed Abdullahi Ahmed Kadiye
Madaxa Webka Somaliaction.tk
E-mail: Axmed_kadiye@hotmail.com

4 thoughts on “Qaab Dhismeedka Juqraafi ahaan ee Dumarka

  1. asc sxb waan ku salaamay salaan qaali ah ka dib sxb waan ka helay sheekooyinkaada aad baana oola dhacay wax yaalo kalena keen

  2. asc sxb waan ku salaamay salaan qaali ah ka dib sxb waan ka helay sheekooyinkaaga aad baana oola dhacay waxaan kaarabaa oo dad fara badan isku heesanaa boqorka bollywoodka iyo boqorka hollywoodka inaad baarto oo aad nakala bixiso sxb aad baa ugu mahadasantahay fariimahaaga xiisa leh byyyyyy

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s