Ismicneenta Gabdhaha 17 ka ilaa 19 jira


Cute Girls

Cute Girls

Wax yar ayaan rabaa in aan ka hadlo qaab dhaqameedka gabdhaha somalida ah ee da’dooda u dhaxeesa 17-19 , inkastoo aanan khabiir weyn eheen waxaan kuugu talo galay maqaalkaan xiisaha badan sii Aqri

Gabdhaha qaab ahaan waxa ay ku qaan gaaraan Da’da 15 ka sida islaamku uu qabo , balse dadka ayaa dhaha waxa ay caqli buuxa iyo maskax yar oo fiican lasoo baxaan markii ay 18 gaaraan

 

Ok , Qaan gaar kadib maxay tahay Qaababka ay u dhaqmaan Gabdhahaas ??

 

Markii aan ka hadlo Gabdhaha Somalida da’daasi kuwa jira waxa ay u dhaxeeyaan kuwa wax barta , iyo kuwa xaafad joog ah, iyo qaar kale

 

Markaasi waa xiliga ay ku jireen Dareen bilaw ah ama aad u jecel yihiin in ay helaan qof ay la sxb baan , jaceyl lawadaagaan , la kaftamaan ama la sheekeestaan

 

Balse waxaa kala duwan sida ay ku heli lahaayeen qofka dhigooda ah

 

Qaar kamid ah ayaa Reer magaal ah oo bashaah ah fur furan , qosal badan marka kuwaa si ay ku helaan qof dhigooda ah waa wax fudud oo waqti badan kuma qaadato

 

Qaar kale ayaa ah kuwo xishood yar haya oo reer magaal wax walbana waa ay fahansanyihiin balse qof hadii uu u imaado ayagoo rabaan xataa ayay si fiican usoo dhaweeneen , marka noocaa waxa ay u dhexeeyaan in ay si fudud ku helaan , ama xoogaa ay rafaadaan

 

Qaarka kale waa kuwa aad u xishood badan , lama hadlaayo , dadka si fiican looma fiirinaayo , xataa telfoon ka si fiican dadka looguma sheekeenaayo

 

Marka noocaas badanaa waqti ayay ku qaadataa sidii ay ku heli lahaayeen Qofka ay rabaan , balse badanaa waxa ay ka hoos qaraabtaan gabdhaha kale ay sxb da yihiin oo halkaas ayay ka helaan qof ay lamaane noqdaan.

 

Meelaha ugu badan ay ka helaan qof dhigood ah ama qofka ay rabaan waxaa kamid ah  Xaafada ay degan yihiin , goobaha waxbarashada , goobaha shaqada , iyo meelo kale oo aad u fara badan oo aan halkaan lagu soo koobi Karin

 

 

Balse hal arin ayay ka siman yihiin kaasoo aan title oga dhigay Maqaalkeygan

 

Kaasoo ah ismicneen , Ma xuma ha ismicneeso gabadhii u dhaxeesa 17-19 sababtoo ah waxa ay aamin san tahay in ay qof macaan oo fiican ay tahay

 

Wax yaabaha lagu garto ismicneenta gabdhahaas ayaa ka mid ah ,

 

Ayagoo mararka qaar adigoo lahadlaya ay ku dhahaan adiga sxb keey aya kaa fiican  , oo ayna macquul tahay in aysan sxb aan adiga eheen aysanba meel ku ogeen

 

Sidoo kale mararka qaar markii ay telfoonka kuusoo dirto ayaa waxa ay kuu badalee codka ayadoo kuleh waa heblaayo , markii aad dhahdo waatee camal waxa ay kuu sheegee magac gabdheed kale , war waan ku fahansanahay ee caadi u hadal markaad dhahdana, waxa ay ku leheed sxb taa kale miyaa ii maleesay ?

 

Ok intaa iyo nidaamyo badan ayaad ku arki kartaa oo ismicneen ah

 

Marka hadalkeega ayaan waxaan kusoo gabo gabeen lahaa in loo dul qaato sababtoo ah waa gabdho da’yar oo hada soo baxayaan noloshana rabaan in ay wax badan ka bartaan

 

Wabilaahi Towfiiq

 

By: Ahmed Abdullahi Ahmed Kadiye
Madaxa Webka Somaliaction.tk
E-mail: Axmed_kadiye@hotmail.com

11 thoughts on “Ismicneenta Gabdhaha 17 ka ilaa 19 jira

  1. waad mahadsantahay sida xeesha dheer ee aad uga hadashay gabdhaha udhexeeya 17-19 taas oo haddii aan kula yara kaftamo aan umalaynayo inaad la sheekaysato 17 ama 19amaba aad taawatay barmaamushkan ka soo gala MTV

  2. hi sxbkiis axmed kadiye waan ku salaamayaa sxb macaan run ahaantii waxaan ahay dadka badanaa ku xiran webka somaliaction
    sxb xaqiiqdii maqaaladaada ayaa waxay yihiin kuwa aad uxiisa badan
    sxb maqaalkaaga aad ugu magacdartay ismicneenta gabdhaha 17-19 dadoodu udhaxayso
    waa maqaal aad uxiisa badan
    sxb aad ayaankaaga mahad celinayaa
    sxb waxaan kaa sugaynaa maqaalo kuwaan ka xiiso badan

  3. kkkkkkkkkkkkkk.lolz. waa run sxb waad mahadsantahay. ninkaa sayidcali isku sheegayana waxaan ku leeyahay sxbkeen waxbuu inoo sheegee personal attack waa laga fiicanyahay.sxb waad ku mahadsantahay maqaalkaagan waxaanan kaa rajaynayaa maqaalo kuwan la mida ama kasii xiiso badan.

  4. marka hore waxaa mahad iska leh allaah oo inoo suura geliyay in aan aaaraadeenaka dhiibano boga internetka
    haasaa waha u dhexeeya gabdhaha dibad jooga ah iyo wiilasha gudaha joogaa waxaad moodaan baryahaan dambe in uu soo kordhayay siiba wixii ka dambeeyay 2000
    haasaawahaasi ayaan orankarnaa waxa uu keenay in ey ku nacfiyaan wiilal badan oo soomaali ah iyo dhan kale gabdho badan oo soomaali ah
    hasa ahaatee waxaa jira in aa caqabado badan ey iminka soo wajahday hormarkaasi hadey ahaanlaheyd mid ka yimaado dhanka waalidka iyo waliba dhanka lamaanayaasha
    marka waxaan ka mid ahay aniga shaqsi ahaan dadka taageersan hormarka dhankaaasi laga gaaray shukasi heerkaas
    marka waxaan dhihi lahaa gabdho iyo wiilal hala sii xoojiyo hormarkaasi
    many thanks

  5. salaan salaan ka dib horta waa run taasi waayo filin hindi ah ayaan daawaday oo la magac baxay zameer ajay devgan ayaa matalaya noocaa aad sheegtay ee 17_19 u dhexeeya ee dhiigoodu kulul yahay waa macalin atooruhu inan ardayadiisa ah ayaa jeclaanaysa kolayto waad daawan doontaane laakin waa xiliga ay soo kacayaan tii ka horaysay waxay sameenaysay ayay u xiiso qabtaa nabadeey

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s