hooyo Aragtay Wiilkeeda oo Daawanaya Sex !!


No More Baashaal Plz

No More Baashaal Plz

Hooyodan ayaa waxa ay aragtey wiilkeeda oo internetka ka daawanaya Sex !!
Tolow Maxay ku Sameen doontaa wiilkeeda ??? Wiilkana maxaa u dabnbeeya Bal sii Aqri

Hooyadan ayaa ayadoo jiifta waxa ay riyo ahaan ku aragtay wiilkeeda oo indhaha ugu shubaya wax dab camal ah ilaa ay indhihii gaduuteen ( Casaadeen ) indhaha ayay kala qaaday oo sheydaanka ayay iska naartay

waa ay soo kacday kadibna waxa ay is dhahday bal aad qolka wiilkaaga oo soo fiiri , markii ay albaabka usoo istaagtay ayaa waxa ay aragtay wiilkeeda oo daawanaya Aflaan Sex ah.

Waa ay yaabtay , waxa ay damacday in ay ku qeyliso balse meesan sameenin , waxa ay is dhahday aabahiis maad u sheegtid balse waa ay iska daaysay oo jiifkeedii ayay ku laabatay .

Subixii markii ay soo kacday ayaa waxa ay aragtay wiilkeedii oo isku diyaarinaya iskool , gurigana markaa ay labadooda bes ay joogaan , waxa ay u aragtey fursad ay kula hadli karto wiilkeeda

waa ay u yeertay waxa ayna war oga bilaawday Hooyo haye iska waran waan fiicanahay kadib waxa ay kusoo tuurtay su’aal uusan fileyn

waxa ay weydiisay hooyo kawaran hadii qof uu baahdo ( ama qaajo qabato ) muxuu sameenayaa ??/

Wiilkii ayaa ku jawaabay waxa uu adayaa Bar – Restaurant iyo meeshii uu cunto ka heli kaheli karo

waxa ay ku xijisay bal kawaran hadii uusan wax lacag ah uu cunto ku iibsado uusan heesan ??

Waa uu yaabay wiilkii asigoo is dhahaya hooyo maanta waxa ay ka hadleeso maxaa waaye balse waa uu aamusay oo wax jawaab ah maka bixin su’aashaas

Waxa ay isla markiiba usii daba dhigtay su’aal kale ayadoo leh ,  kawaran asigoo baahan lacagna heesan hadii uu cuno dawooyin usii fura cunto cunista

wiilkii aya qoslay asigoo leh hooyo qafkaas waa waalan yahay hadii uusan heesan lacag uu wax ku cuno muxuu u cunayaa dawooyinka usii furaya cuntada

markii ay sheekada halkaa mareeso ayaa hooyadii wax ay ku tiri hooyo adigaa sidaasoo kale ah

waxaad sii furaneesaa wax kugu sii dhaweenaya zinada anigaana ku arkay adigoo daawanaya waxyaabo xun xun

waxa ay hadalkii usii raacisay

” Hooyo ninkaa waa waalan yahay aad hadaayay dhahday adigaa kasii waalan sababtoo ah hadii uusan lacag heesan , cuntadiina dawo usii fureesa isticmaalay ninkaa wali ma waalan ee waxa uu rabo waa wax xalaal ah waana cunto

balse adiga waxaad sii furaneesaa wax xaaraan ah “

Wiilkii ayaa yaabay oo asiga oo xishoonaya hoos fiiriyay

kadibna waxa uu hooyadiis ku dhahay hooyo macaan waa igu balan in aan hada kadib waxaas oo kale daawan

Hadii aan dawadana anigaa ka xun ninkaas kana waalan

 

Marka sheekada waa taa waxa ayna caalamadiyo ku dayasho amaba waano u tahay dhamaan dhalinyarada daneesa in ay ay daawadaan waxyaabahaasoo kale

Sxb yaal Plz iska yareeya Baashaalka oo iska daaya

 

THANKS

By: Ahmed Abdullahi Ahmed Kadiye
Madaxa Webka Somaliaction.tk
E-mail: Axmed_kadiye@hotmail.com

One thought on “hooyo Aragtay Wiilkeeda oo Daawanaya Sex !!

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s