Somali Queens


deeqo by caaqil13.

Qurux

Sawiro Xul ah
Quruxda Gabdhaheena Somalida Ah
Sawiro aad u heersareeya
Daawo quruxda Hablaheena
kuna faan waligaa


Waxaa sidoo kale mahad gaar ah u jeedinayaa sxb keey Adifitah

Waxaa idiin diyaariyay sawiradaan Axmed Cabdullahi Axmed Kadiye

E-mail: Axmed_kadiye@hotmail.com

80 thoughts on “Somali Queens

  1. A/s/l/m/c hi sxb kadiye wan ku salamay salan qali ah sxb
    wax ayaan ka cod sanjayaa hadi ad i awo diid waxan ka helay gabadhan sawirkeda sxb qofta ugu hareso sawirada
    oo ladha ho Deeqo sxb fatlan Adreskeda adii ad i heli karto
    gotna ha igu ridin

  2. sxb gabdhahn waan is garaneynaa sxb gabdha dadka yey gadayaan markey kula jooga xijaab ayey xiranay marka kalana wey is qawinayaaa loooooooooooooool

  3. axmed walaal aad baan kuu salaamayaa salaan ka dib aad baan run ahaantii ufarxey inaad fikirkaaga ka dhabeyso
    congragulation
    walaal waxaan kaa codsanyaa inaad ii fududeyso deeqa inaan la xidhiidho sawirka ugu horreya ah waan kaa warsugayaa
    thanks
    regards

  4. salaan kadib sxb gabadha ugu danbeyda midda ka koreyda fadlan iigu xiriiri ama adderesskedda siddee ku heli karaa

    mahadsanid

  5. a/s/c/ sxb salaan kadib waxaan kaa cod sanaa in aad gabdha sawirkeeda yahay 15 in aad iigu hagaa shisid aderss keeda

    mahad sanid sxb

  6. asalaamucalee kum sxb salaa kadib waxaan kaa rabaa in aad iigu hagaa jisid gabadha sawirkeeda yahay 26

    mahad sanid sxb

  7. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    haadba haadkici haybadaadu noqotaye hodan baad ka thay qurux
    deeqa illaahay quruxbuu ku manaystay waxaanan jeclahay inaan u hambalyeeyo
    il iyo cawriba la, ow waa midabkeedii illaahay siiyay deeqo ha ku cibrro qaatan
    hablaha quruxda ka dayaya dawada laysku cdeeyo
    waad mahadsantahay

  8. sxb hanbalyo marka hore hablahaan soomaliyee oo ilaah qurux u dhmeeyay aad na tusteen sxb aniga taa namberkeeda ii soo xawil waaa ku haystaayee la ilaaha ila laahu waar wuxu quruxbadanaa aduunka waxaan u malaynayaa african& asian lamida maba jiraan xaaaaaaaaax waar ila soo gaadh sxb thank all the sxbayaalkayga ka soo shaqeeyaw by

  9. A very good evening to you.

    How are you over there today?,i believe you had a nice time and that the arthmosphere over there in your country is very nice today? Mine was a little bit warm over here in my country.

    I thank you for your reply to the msn despite your busy schedules.A good personality and great conversation tends to keep one straight in a young relationship like ours.I would appreciate if you could give me an elaborate introduction of yourself ok walala waxaan filayaa in aad ila soo xiriiri doon to in sha allaah Fishal@hotmail.co.uk maalin wanaagsan

    Harun

  10. waan idiin salaan dhamaan dadka soomaaliyeed meelkasteey joogaan gaar ahaan wiilka barnaamish kaan nsoo bandhigay kkkkkkkkkk waxaan kuu sheegayaa inqurux aana u jeedin oo cowro eey tahay waxanoo muuqdo waa hadii aan ilaah kacab saneeyno waxaan u sheegayaa gabdhaha walaalaheey ah ee hadana soomaali ila ah in ilaah laga cabsado calaf kiinana aad sugataan sharafna kusugataan waayo niman kaan aad ujeediin oohada in fiirinaayo ma waxaad moo deen in eey idin dooranaayaan walaalayaal maidin dooranaayaan weey idin halaajinaayaa waayo quruxdeen waxeey kujirtaa xijaabka waxaan idin su aalaa cunto daboolan iyo cunto dabool qaadan keebaad haweey san laheed waaan idin su aalay soomaaliyeey???????????? waana idin salaam ilaahna haidin soohnuuniyo dhamaan gabdha soomaaliyeed iyo kuwa muslimiinta oodhan bbbbbbbbbbbbbbby

  11. a.s.c waan idiin salaamay walaalaheeyga musli miin ta ah meelkastoo dunida kajoogaan qaas ahaan walaalkeey awes iyo wiilka barnaamish kaan soo diyaariya siqas ah aan usalaamaa markaann sii dhax galo barnaamijkaan oo hablaha soomaaliyeed quruxda dumar horta maasha alaah weey qurux badan yihiin laakiin waxaa kasii qurux bad naalaheey iyo xijaaban teedakale gabdha haan walaalaheey ah oo web kaan kujiroow waxaan idiin sheegay niman kaan idin dha haayo weey qurux badan yihiin iyo aniga igu sooqabo mawaxaad moodeen in eey mustaqbal dheer idin karabaan mise idin latahay nin inta idin ka arkay in uu mustaq bal idin karabo midkoo ilaah idiin soo adeejiyay maa hane waxaan idiin sheegayaa walaalhaygaan aanujeedo ineed qawantihiin gabdho waan idin la ahay hadan sharafdaradaan ma fiirsan karo ooweb aad irsaq umoodeen sharaf waxaad kuleedihiin maadaama aad guurabtaan in aad codsiyo soo muujisaan oo sawir la aan ah waa aahadii nin aad haari utihiin waxaan layaabanahay anigoo qaahiro idin lajoogo hadana ninla aan eeysan jirin waayo waxaabuuxo niman muxtarimiin ah farahana masimno oowadan kastoo soomalida joogto niman xun iyo nimn fiican waalaga helaa mafahan tay dhuuni dibadeed yuusan idin qaaday hadaad moodeen lacaglee ineey dunida kuocoto waxaa kaga qeer badan nin wanaagsn oosoomo oosalaado oo jaceyl idiin dhaxmro kugu qanacsan adiga kuna jecel asturnaasha haadana kugu raacay mahine midka shaan shada kaa arkay wx makuugu falaayo abaayayaal marka is asturo oo gabdha hana ha ceebeey nina abaayo yaal qaahiro weey ween tahy nimana katiir awi wlhi yaabanaat fiiee intaas ooceeb ah inad nmarisaan ma ahan saan ka arkaayo halgabar oosawiro badan sida mida ugu koreeyso oon ugu jeedo foto samy oogutaalo qaahira mar walaaleey siqaas ah waxaan wax kuugu sheegaa inaad nin la aan ku heey oo niman fiican eey buuxaan qaahira 1 niman aqoon leh waahadii aad kaheshiin 2 niman heesa yaal ah sida ceesh unit 3 kuwo xashiishka cabo oolagu magacaabo ciidamaha cirka weey ilagaranee yarta cairo saan rajeeynayo marka wilasheena qaahira walasoodoontaa oo dibadaa daraadoo looga imaadaa adinkana kuwadibada oolagasoocararo aa u ordooysiin marka waalayaab gabdhoow waxaan idiin sheegaa ragoow gabdhahaan mustaqbal toos ah maka rab tiine meenta kadaayo oo hawaalina ee wax usheega ilaah wax ugu baryaayaa inuu soo hanuuniyo gabadhahaan qaawan ee hadan indha ha adag wiilashaan qaahiro joogo qaali waye ee ogoow mise jaceeyl no lacag yes aad taageersan tihiin gabdhoow is astura qeer aa idiin rajeeynaa banaat midii soohanuuntana weey liibaanee insha alaah macsalaama

    • oh thanks man for telling this to our girls or in to a somaliyan people walaahi they have no idea what they doing they think they are beutfull but god knows who are they but i thanks

  12. dhamaantii waa nisalamay bacda salaama walaalkey kadiye iku qabo gabadha uku horeysa deqo madama aan ka agdhawahay cinwankeda sida uku dhaqsaha badaan thx

  13. walaal salaan kaa dib waxan ku gu laa talimaya inaad asturtid jid ka gaa wayo waa danbi ilahayna uu ku waydiin maa linta qayamaha ee walaal waxan kaa rajenaya in aad is astur tid

  14. waxaan kaa cod saxanaya sxb waad in aad ii soo qortaa sxb hablahan ciwanadooda adooraaliya sxb kherbaan kuu rajeenayaa

  15. wax qurxan ma arkin ilaa iyo hader saxibooow waxaan ma qurux dhahday ballo

    Foolxumada Aduunka cinwanka kaas ka dhigo

  16. walaal wakusalaamay salaan bacdigeed waxaan kuugu hambalyaynayaa

    sida sharafta leh ee aad ugu duubatay guurdoonka soomaliyed

    dhalinyaro iyo duqowba waada kumahadsantahay sxb midda kale

    waxan kaacodsahaa dadka lais barayo hadday macquul tahay middaad

    doorato in laga heli karo imail ama talefan inaad nasiisid

    hadday raali yihiin sxb macasalaama

  17. marka hore waan idin saalamay salaanta islaamka ka dib waxaan doonayaa in idin sheego kalmad qudh oo ah in wanaaga lays faro xumaantana lays reebo marka walal waxaan jecelahay in la asturo hablaha kor ku xusan ee sawiradooda la soo bandhigay sobabtoo ah waa cawro ha la ilaalilyo
    by ilyaas maxamed sh faarax

  18. asc waxaan idinkuslmay salaan shafleh
    walayaal runti anigao ah gabrsomliyeed maantay waxaan ka danqanaa
    gabdhahaan say u labisan yihiin wa walalheey
    rutnii hadan ka hadlo ninmnkaan meshaan fadhiyaan dhahayana wad qurax badan tahay
    maxay ka cilyaan mise illhay ay kula hurtagayaan
    abaayoyin wan dinla talinaa illhay naga so hanuuniyo
    ma jeclaan labiskaan
    wan necbahay rutnii idinkana iska daaya hadaad aqbshaan waaye
    illhay saan majecla ana ma jecli webabka somalia waxan u galaa in aan ka aqristo waxii hore kanan faideysto waxii igu filan
    asc
    walayaal wa sucaad oo somali jecel i love soamli

  19. asc walalyashayada somailiyeed ee hablaha aad ayan uga nasteexaynaya sawirada noca ah wayo diintena islaamkuna ma;ogalo iskadaa in lasawiro gabadh waxabay culumadu intooda badani xaratimeeyeen ka;raga marka waxan leeyey hablahayaga somaliyed iskadhafa waxyalaha waa nolal humaga rana aan ahayn ilahayna waa kuwaydiinayaa qurxdaa ukusiyey walashayda somaliyada ahey waaa inad ilahay ugu mahad naqdaa wayo quruxdu waa nimcooyinka ilahaybixiyo marka illaaha ku;abuurtay ugu mahad naq oo walashayda somalida ahey sidaa haysu;soo bandhigin wayo waa danbi aad uwayn rasuulkeen suubane naxariise karkiisa alle hayeeyle
    waxa uu yidhi guriga sawirada iyo aygaba laghelo mala;igtu masoogasho] maxad umaynaysaa ruuxdumaroo isqaawisay o isaaso bandhigtay
    dintena suubanina dumaraka xad ayey uyeeshay oo inay jalaabib qadato yaa ilahay ubaney marka walahsyda somaliyeeday noqo mid dhorsan
    inatasan walaladay usoojedinlaha
    asc

  20. walalayal waa idin salamay dhamaan milkasto aad jugtaa wilsha iyo gabdhaha somliyet waxan idhinka cutsanaa sawerata in aat soo badashaan oo ku wakalay oo sogilisaaan qer ayan in rahenaa ee baaaay cewankeka waa kas kackac11@ iyo koolkokli53@ waa ilkala soo xarekartaa waxee talo iyo tusaalo walalyaal macaanayal esmadhafno eebayyy

  21. Walala wan ku salamay salan kabacdi meeshan qurux matalo waa hablo aan ale ka ba qayn waxan dhihi lahaa al shabab inay ku xukuman shareecada islamka hadi ay solab tan .byy

  22. Hi kadiye sxb waan ku salaamay salan sare sxb webkan aad iyo aad an u xiiseeya alafuu sxbow waxan ku wadena adiga hada intee ku sugan tahay waxan filaa inad iso jawab ted.

  23. waan ka xumahay in aad sidaa aad u beecisaan jirkiina oo aad iska dhiktaa naago qurxoon ma qur xoo nidi hadii aad rabtaan qurux gurikiina ku jira waa la idin guursanayaa nimana ma waynaysaan lakiin dhilaynimada joojiya macasalaamo sharmuutooyin

  24. walaal waa k uslaamay salan ka bacdi walaal wlhi aad baan ugu farxay saweradaan sababto ah gabadha somaliyeda inaa la so bandhigo quraxdooda way fican tahay lkn aniga waxaba kaa cod salhaa gabarta ugu horeesa ama tan saraad sxb isoo gudbi cinwaankeeda ama telfonkeeda si dhaqsaha ah mahad sanid

  25. waxaan ahy wiil ku nool dalak yemen gar ahaan casiimada sancaa wxaan jiiraa27 sanoo gabdhan sawiirkeeg aad iyo aad ey u quurx badan tahey lakiin waxaan jaclalhayi inaan ku arkoo imalkaga ama gabdhan waakaheelii waxan jaclalahayii inaan ilasoo xariirtii raqmkeega qaskak 00967711421946 ama imeelkeega zakiikar@hotmail,com ama po.box 2141 sana yemen tahrii sadaakale iyo nabdagaloyo

  26. walao waan ka xumahay gabdho somaliyeed in la xayeeysiiyo marka horena gabdhaha sawiradooda soo dhiibanaya waxaan idin leeyahay iska daaya waxaas walao wiilasha saa samaynyana waxaan idin dhihilahaa miyee gabdho idin la dhalan walalyaal mida kale hadaydaan gabdho idin dhalan ma inaa gabdho somaliyeed saa ugu ciyaartaan miyee wacan tahay adoo u arka inaad walaahsaa oo kale walalao waxaa iskadaa sawiradana meesha ka saara walalayaal ilaahay ka baqoo gabadha waxaa idinla timaadana ka diida nabad galyo khyr ayaa idiin rajaynayaa hadaan doonaysaan inaydan gabdhaha somaliyeed mustaqbalkooda ka ciyaarayn bye

  27. asc walaal yaal waa idinsalaamay marka hore
    marka xigto waxaan kaxumahay in gabdho somaliyeed labecgeeyo
    teeda kale wiilasha somaliyeed oo waxaan sameeeyo ma wexey u arkeen
    faaido gabadh halkan aad kubaratid ma mustaqbal ey kunoqonkartaa
    jawaabto waa maya gabdhahaan somaalida wey sheegtaan
    ee maaha somali dhab ah ee waxaan leeyahay gabdhaha sharafta leh
    yaan sharaftooda lagu dheelin

  28. asc walal dhamantiin wan idin salamay walalo ialahay raali kama ahan gabdhahan jidhkooda qawan yihiin ilah ha ka cabsadaam subxanalaah wiilasha walalahay ah waxaan ingu bararujinayaa in aad kafogataan naag qaawan ilaha ayaa yiri jirkooda ha qarsadaan dumarku waa dheman iyo lul war cadaab ka cabsada alena utoobad keena

  29. a s c walaalyal salaan inta kadib waxan odhan lahay walalah somaliyed qaastan gabdhah somaliyed e sawirkoog galinyaa waabsadka walaalyal ilahay kabqaa wayo waxa jiiritot malin ilahay kusu alidoono ilahay kabqaa walaalyal waxay iga tahay waano wayo waxatihiin jiidha kagay ralin iga ahada walaalyal itaa wanada ah dhamtiin

  30. waxaan idiin kusalmay salanta islamakaa mara walboo waxan lahadyaa gadhaha walalahay ah waxan leeyahay walalayal ialhay kabaqa iyo rasulkii subaan (csm) jiirkiin qawan wabka haganiini walaalyal wa iga waano

  31. Siin salaami Dhamaan Umada somaliyed oo web Kun dhalin yarada iniisku kooyti gabdho iyo wiilalba mark xigtana mayba siin sheega lahaay walaalayalow xumaanta isku dhaafa iyo wala diinta islaam Raali inku ahaayne ma faylan inti la suubiyo sidaas dartiye mayba laha dhaliyoroda web ha giliyaas sawiridiyo rag iyo nay dumarba hal isku Dhaafo walaagas ma fayling intaas ya siinkula Dardaara mohaaye dhamaan asxaabta eed iyonay eed ya siin salaamohaye bye

  32. waa cadaani maxed cali
    walaal waxaan leeyahay hablahan jidhkooda oo qaawan soo bandhigay
    ilaahay kabaqa oo mardanbe ha u noqonina hadana ka toobadkeena
    waxa aad doonaysaan waa mustaqbal fiican oo xalaal ah
    tanina hadii jindhka inainta uu xubinka mida sida oo aan ahayn wejiga iyo labada baabacod muuqdo waxa kadhalanaysa macsi iyo danbi aad u weyn
    aniguna waxaan idin leyahay aad u dhowrsanaada
    waxaana jecelahay inaan arko inan xijaab xidhan
    by email:cadan181@hotmail.com

  33. dhamaan waxa aan salaamayaa bahda webka waliba si gaar ahaaneed wax aan u sii salaamayaa xamed kadiye waxa aana lee.ahay wan kaaga mahad celinayaa walaalo webakan aad u salamaysay dhalinyarada guurdoonka ah ilaahayna khayr ha kaa siiyo waana ku faani doontaa inshalaah marka ay wiil iyo inan ay iska guursadaan webkan aad samaysay intaa kadib walaalo waxa aan si gaar ah kaaga codsanayaa codsi lama ilaawaan ah inaad ibarto ama sankaayo barto inanta la yidhaado ubax ee gashan maryaha cad cad sidaas ayaan kaa codsanayaa codsi lama ilawaan ah haday iyada soo gashan qaybtan waxa aan ka codssanaya inaad igala soo xidhiidhid nuuradiin2222@hotmail.com dhamantiin waxa aan idiin rajaynayaa khayr sidaa iyo asa;aaamu calaykum magacyguna waa nuuradiin saleban waxa aan joogaa sucuudiga

  34. waxaan aad ula yabay oo aan aad uga xumaday qof donaya in u magacayga iyo emailkayga u isticmalaya anigu ma ihi gurdon ninka magacayga shegtay cabdale jamac dhere waa bena was anigana maha waan naxay markan isku arkay halkan

  35. waaaaaaaaaaaaaaaaw
    aad baan uga helay waa sawiro aan caadi ahayn lkn kaftanba hayga ahaatee gabdhahan meel loogu hagaago ama ciwaan kooda pls noo sheega aad bay iiga dhex bexeen kkkkkkkkkk siiba inan ta dooga dhex jiifta

  36. asc walaal waxan gabdhahan adka uu qorxoon ad iyo ad ayaan ugu farxsanahaye walaaal gabdhaan ciwaan koda noo shegate waa maxay anu iis dhibne halkay jogaan banu farha dhiganaye kkkkkkkkkkkkkkk

  37. WAXAAN AHAY WIIL AAD UQURUX BADAN DABEECADLE OO JAAMACADA DHIGTA AADNA DABEECADIISA LOO JECLAYSTO AANAD KUQANCI KARTID (SOODAANI17@HOTMAIL.COM)

  38. asc wrwb ilaahiina ka baqa waxan waa edeb daree oo suga calafkiina masawir aad soo dirteen ayaa laydin ku guursanayaa jawaabtu waamaya anigu waxaas oo kale ma hun gureeyo inantu haday xijaaban tahay haa laakiin naagahane waa wax dhintay oo buqa

  39. a.s.c waan idiin salaamay walaalaheeyga musli miin ta ah meelkastoo dunida kajoogaan wa aniga maxaed carab oo joogo wadanka saudi arabia wa Email key wakan (madeey2008@hotmail.com) wa nambarkey 009660561738381

  40. Inamooow habloo dhan wll isma qaawiyaan waa badha ka mida kuwaana ale hasoo hadeeyo ee ereygaa dhaafa ha isku wada qaadina hablo

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s